Naxdin:Hodan Online walasheed oo Isniinta laga qaadan rabo caruurteeda oohin afka furatay.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 19

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 3 місяці тому +2

    Miskiin waa ka xumahay ilaah ha caawiyi oo u badbaadiyo caruurteeda. Aamiin.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 місяці тому +2

    Subxaana Allah 😢😢😢 inaa lillah wa Inaa ileyhu raajicuun. Allahayoow nabad iyo Nasteexo , ugargaar hooyadan ooyeyso.

  • @khadraali2862
    @khadraali2862 3 місяці тому

    Asc habaryar waxaad u egtahay hooyo cajiib ah oo aad u iimaanbadan ee allah gaalada hakaaga hakaga hiiliyo waxaa kaa oo yinaya iibaan ayaan u arkaa habo ilaaheey hakaa farxiyo

  • @Hani-f5q
    @Hani-f5q 3 місяці тому

    Abaayo ha oo yin ilaahay Aamiin waa xanuun runtii

  • @maryanalifandhe8423
    @maryanalifandhe8423 3 місяці тому +1

    Ilahay haugargaaro.

  • @jamilasaeed5828
    @jamilasaeed5828 3 місяці тому +1

    Hasbunallahu wa niemal wakil.

  • @halwomohamed3766
    @halwomohamed3766 3 місяці тому +1

    Allaah bari

  • @ayanabdi77
    @ayanabdi77 3 місяці тому

    Sorry whi it's painful

  • @halwomohamed3766
    @halwomohamed3766 3 місяці тому

    Ilaahow u xafid

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 3 місяці тому

    Ale ha hasakhiro hooyadan see ilmo islaameed ugu gacan galinkartaa gaalo 😢

  • @شبكه-د9ع
    @شبكه-د9ع 3 місяці тому

    Ilaahay HA kaa qabto salaatu laylka ilaahay bari isagaa kugu filan waa ducada qofka dulman lama soo celiyo xitaa haduu gaalyahay

  • @MumtazFarah
    @MumtazFarah 3 місяці тому

    Cidna kama qaadan karto cauurteeda haysan khalad ka galin. Waala baarayaa

  • @HodanAhmed-gz1nc
    @HodanAhmed-gz1nc 3 місяці тому

    Yaa Allah 😂😂😂😂😂

  • @halwomohamed3766
    @halwomohamed3766 3 місяці тому

    Hooyo cidna kaama qaadankaraan xasbunalash sa nicmal wakiil ku celceli

  • @ShukriAbdulle-w6u
    @ShukriAbdulle-w6u 3 місяці тому

    Naa carar oo kabax youtube now you are out of order walaahi, sheekadaan dheerarka badan wuxuu yiri waxay tiri qof waalan baa lagu mooda anaga runta kuusheegaynee

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 3 місяці тому

    Tasbiixo mom Allaha kaa qabto gaalada

  • @halwomohamed3766
    @halwomohamed3766 3 місяці тому

    Xasbunalash Wa nicmalwakiil ku celceli

  • @ShukriAbdulle-w6u
    @ShukriAbdulle-w6u 3 місяці тому

    Isniinta ilmahayga laiga qaadanaya ogaada😮masuuliyadii meeday? Ma anaga masuul ka ah take responsibility of your live and your kids don't let the social service see you in condition walaalo calm yourself down and take total control of your situation if not run away to Somalia now period you are responsible for your kids and live get of youtube now

  • @halwomohamed3766
    @halwomohamed3766 3 місяці тому

    Ha ooyin