AWOODA POLICE-KA FULL MOVIE ACTION

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • Directed by : Hassan soya
    Produced by : Soya films Company
    Written by : Hassan Soya
    Based on : Somali entertainment Company (Soya)
    Starring : Hassan soya, Yackoo ,Nashaad, Sagal, Ciltire Boy, Suuriyaa , Mohamed Shibis
    Music by : Dj Aliz
    Cinematography : Mohamed Shibis
    Geography : Ciiltire Boy
    Screen Player : Abdifatah Hassan
    Edited by : Aliz Cinematics
    Release date : 23 - Feb - 2022 on Cinema
    Country : Somalia
    Language : Somali
    Copyrighted By :
    • Soya Films studio ( Entertainment Company .

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @SoyafilmsStudio
    @SoyafilmsStudio  2 роки тому +836

    CODSI: DADKEENA FADLAN ANAGA IDINKA DARTIINA AYAAN QARASH, WAQTI IWM U BIXINAA PLZ FILM-Kan DHIIRI GALIYA 1M VIEWS INSHA ALLAH VIVA TEAM SOYA ✌💪💪

    • @yaaskaboymedia5201
      @yaaskaboymedia5201 2 роки тому +20

      Inshallah nafteyeda wan Sher garen Dona sxb

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому +10

      Wllka 1.1k subscribe ayaan wataa teda kale cawa falinkan hurdo la aan ayaa igu riday❤❤ garab ii sii

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому +6

      @@yaaskaboymedia5201 alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥ ❤

    • @caruushyare8829
      @caruushyare8829 2 роки тому +6

      keep going wllkey ✌️✌️✌️✌️🙏🙏🙏

    • @mowlidahmed5387
      @mowlidahmed5387 2 роки тому +4

      Insha allh wuu garidonaa isbuuc guduhis

  • @hal-abuurcawilbile2863
    @hal-abuurcawilbile2863 2 роки тому +126

    WAXAAN YAA SAMEYN KARA AAN SOYA AHEYN
    HORUMAR WACAN TEAM SOYA AAN YACKOOW

  • @Abdullahi-Daacad
    @Abdullahi-Daacad 2 роки тому +34

    Soya Best Film Producer 1M insha allah

  • @zilloverhapep1163
    @zilloverhapep1163 2 роки тому +257

    QOFKII UGU FIICNA UGUNA KHAYRKA BADANA UGUNA AQOONTA BADNA UGUNA NAXARISTA BADANA UGUNA AKHLAQDA WANAGSANA UGUNA UDGONKA BADANA INATA UU ALLE SAREEYE ABUURAY " NABI MAXAMED " NNKH aYNu KuSaLiNo MaR WaLiBa WaLaLaHaYoW " أللهم صل على سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم "❣🌸❣

    • @amaay100
      @amaay100 2 роки тому

      Sxb hana dambaajin adiga wanaak kaama ahan like raadis ayaatahay

    • @cismaanxasan3277
      @cismaanxasan3277 2 роки тому

      Scws scws scws

    • @yurubceydiid381
      @yurubceydiid381 2 роки тому

      Scw scw scw

    • @abdiasiisaxmed2289
      @abdiasiisaxmed2289 2 роки тому +2

      اللهمَّ صل🌹 وسلم🌹 وبارگ🌹 علي سيدنا❤️ وحبيبنا❤️ محمد عدد ما ذكره الذاكرون🌹 وغفل عن ذكره الغافلون🌹 عدد ما كان🌹 وعدد ما يكون 🌹وعدد الحركات والسكون انت الاحسن لا مثيل لك اللهمَّ صل🌹 وسلم🌹 وبارگ🌹 علي سيدنا❤️ وحبيبنا❤️ محمد عدد ما ذكره الذاكرون🌹 وغفل عن ذكره الغافلون🌹 عدد ما كان🌹 وعدد ما يكون 🌹وعدد الحركات والسكون

    • @official282
      @official282 2 роки тому

      Csw

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 роки тому +79

    Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❣❤

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥ ❤

  • @abasabdullahi6340
    @abasabdullahi6340 2 роки тому +2

    Dhinac walba waa ka diyaarsan yahay flimku really waxba kama duwana kuwii boolywoodka laakiin
    1 talo, kaliya sigaarka iska dhaaf bedelkiisa haddii aad doonto istakiin afka gasho, waayoo dhaqankeena oo diinta islaamka ku saleysan ayuu ka turjumayaa flimku sidaarteed, ayaan kuu leeyahay iskadhaaf thanks mr soya.

  • @saahilfilmsstudio
    @saahilfilmsstudio 2 роки тому +91

    Filimkaan Sida Ka Muuqato Waa Filim Waqt badan Lagalshe Ugu Danbeyn Waa Lasoo Saaray Keep Going Legend Hassan Soya ✌🔥

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому +1

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥ 8

  • @faadumoxassan9901
    @faadumoxassan9901 2 роки тому +3

    Maasha Allah wiilasheena soomaaliyeed waa niigu faanaaa

  • @siidii33
    @siidii33 2 роки тому +32

    Somali movies To the World🇸🇴✊🏾🤴🏾Actor +Dre #SoYa#

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥ ❤

  • @Sharif_abuzaid
    @Sharif_abuzaid 2 роки тому +29

    Hassan soya The best talent in Actor keep up 🙏💯

  • @zackman2024
    @zackman2024 2 роки тому +65

    On other level 🔥🔥🔥☄️

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥ ❤

  • @yusufibrahim5570
    @yusufibrahim5570 2 роки тому +61

    That's why I love my people they never give up....

    • @ahmadmuhumed3218
      @ahmadmuhumed3218 2 роки тому +1

      Wow best movie film somali jug ah kk horay u soco soya boy

  • @shucayb-samir5878
    @shucayb-samir5878 2 роки тому +30

    Improving morale between the police and the community is the motto of this film;)
    - I'm from hargeisa

  • @samuels.dofficial2527
    @samuels.dofficial2527 2 роки тому +16

    Bravo 👏super film action tu est le meilleur legend 🙏

  • @maryamdiriye6103
    @maryamdiriye6103 2 роки тому +8

    waa filmka kaliya uqalmo 3m io kabadan😥😥Team zoya xaqiqoyinka jiro ayad ka hadashan horay usocdo💪🏻💪🏻💪🏻

  • @deziofficial3172
    @deziofficial3172 2 роки тому +1

    Team soya you are the best

  • @abdirahmanahmed8122
    @abdirahmanahmed8122 2 роки тому +4

    The film blockbuster the best of film keep goin Mr soyaa

  • @abdiraxamanyare9344
    @abdiraxamanyare9344 2 роки тому +2

    Wale waa filim aad iyo ad maquul ah 🇸🇴 hormar wacan

  • @m.bashiirbootaan2824
    @m.bashiirbootaan2824 2 роки тому +5

    Waaaw another level waxaan moodaayey inaan film hind aa daawanooyaa👌😳

  • @Caleenofficial
    @Caleenofficial 2 роки тому +1

    Waaw filmka Jackoo iyo xasan soya tageero 1 fro.the gabiley soomaaliland

  • @MascuudOmarOfficial
    @MascuudOmarOfficial 2 роки тому +17

    Wowww! Best movie 🔥🔥🔥 action ka aa i dili 💯💯 Hassan Soya legend hormar wacan 🙌🙌🙌

  • @aaminacabdi7079
    @aaminacabdi7079 2 роки тому +10

    Wooow👏👏👏👏 congratulation brather's maqnashihina kuma qasarin best movies👏👏👏👏👏

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥ ❤

  • @mahamedal-faath1046
    @mahamedal-faath1046 2 роки тому +24

    Action's
    Music
    Filing 🇸🇴🇸🇴
    Super film
    The fact is the power of police. Not onley film but it's the reyalati

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому +1

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥ ❤

  • @FAHADJIKOTA751
    @FAHADJIKOTA751 2 роки тому +8

    Yacakow I like his acting skills😍😍🤩 team Hassan soya keep up the good work 🥰
    this is another level somali movies to the world

  • @abdirahmaanmohamed1582
    @abdirahmaanmohamed1582 2 роки тому +3

    Wooow runtii waa film waqti iyo qarash la giliyey wuuna u qalmaa 1M iyo wax kabadan Thanks Viva Team Soya

  • @mahamedal-faath1046
    @mahamedal-faath1046 2 роки тому +8

    Somali 🇸🇴🇸🇴 police
    Super film

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥ ❤

  • @hadaraawi8835
    @hadaraawi8835 2 роки тому +1

    Mn shalllh wadaada ha ka dagin soya

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL 2 роки тому +23

    Yackow adeer allah haku caafimaad yelo🥰🤲

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥ ❤

  • @MAARIGTIMO3259
    @MAARIGTIMO3259 2 роки тому +1

    Keep going pro Hasan sooya iyo tiimkiisa

  • @hassanahmed5431
    @hassanahmed5431 2 роки тому +3

    Hassan soya runtii waxad tahy qof jaceyl dalkisa iyo dadkisa....waxan kurajeynaya guul walal.💞

  • @ahmetyuzuf2722
    @ahmetyuzuf2722 2 роки тому +2

    Xzn zoye pro govor ward

  • @Kiiney2883
    @Kiiney2883 2 роки тому +5

    Msha allah qisada filimka waa qiso fiican iyo xaalada kajirto muqdisho kahdlayaa mida kle zoooyaa adigaaaba actorkii iyo laadirkiiba isku ah jiliinkaga supper hit waye wijigaaga wanna kacabsadey keep going 👌🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @kiimoojr3527
    @kiimoojr3527 2 роки тому +23

    keep working brother horumar wacan Our Actor Hassan Soya🔥🔥🤩🤩🇸🇴🇸🇴

  • @fatumadagan8601
    @fatumadagan8601 2 роки тому +7

    I like Somali boys I’m proud to be a Somali🇸🇴 Allhamdulilahi Allah haxifidiyo dhamanten 👮🏻‍♂️

    • @jowharahmed5384
      @jowharahmed5384 2 роки тому

      Amin abayo gabdhehena usheek anagaba gabdhehena wajecelnahay

  • @yuusufahmed9198
    @yuusufahmed9198 2 роки тому +1

    wow best movies keep up Somali film to the world

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 2 роки тому +3

    Mashaa allah , waa filim qatar ah oo aan aad ugu helay,Horay usoco

  • @yukeyyukey4303
    @yukeyyukey4303 2 роки тому +1

    Director soya wan kuwata👑🇸🇴🇸🇴

  • @cabdicade6546
    @cabdicade6546 2 роки тому +8

    Uma baahnin hindi hadaba heli karno maskax sidaan u fikireyso on other level 🔥🔥🔥

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому +1

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥ ❤

    • @sahroali2647
      @sahroali2647 2 роки тому +1

      Haa wlhi wiilasheena ayaa daawasho noogu filan

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому +1

      @@sahroali2647 haa wlhi isha ka dhawdi teda kale alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥

  • @sacdiyaosman1476
    @sacdiyaosman1476 2 роки тому +1

    Wow nice wll soya keep going

  • @yacquupisinka2437
    @yacquupisinka2437 2 роки тому +14

    Onther level🔥🔥🔥

  • @sacdiyaosman1476
    @sacdiyaosman1476 2 роки тому +1

    Hassan soya sigarka macabta mase action ayaat kusamesa intasne waiga kaftan

  • @MurtiSomali
    @MurtiSomali 2 роки тому +11

    One love: Somalinimo❤❤❤

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому +1

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥ ❤

  • @faisaahmed2312
    @faisaahmed2312 2 роки тому +2

    20:45 wow u kill that part .. Is over your best actor of Somalia 🇸🇴🇺🇲🇸🇴🇺🇲😍🥰

  • @ismailheefow3183
    @ismailheefow3183 2 роки тому +4

    digniin: sigaarka caafimaadka waa uu udaranyahay
    camera mans: so beautiful so clear
    dhiirigalin: keep going soya films studio

  • @engalibashirofficial8133
    @engalibashirofficial8133 2 роки тому +1

    Good actor Walal xasan soya hore u soco

  • @Amir-Muse
    @Amir-Muse 2 роки тому +7

    wow absolutely what a movie team soya waxbo lagama qaban karo wa idin wata horey usocda 🇸🇴👑🦁✊❤️🌎✌️🔥

  • @Kaysegamer10
    @Kaysegamer10 2 роки тому +2

    Wow amazing best movie talented leedihiin soo badiya 🔥

  • @abdirahmanmohamed9994
    @abdirahmanmohamed9994 2 роки тому +10

    Wan codeeyay 😂😂 Full respect🥰🥰

  • @c.raxiinciise6242
    @c.raxiinciise6242 2 роки тому +1

    Filimaanta hindida io kuwa Americanka ku wanaa kafican runtii ee nosoo badiya. Nolaaada 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

  • @dinotrapz
    @dinotrapz 2 роки тому +12

    What a Filmmaker Abti Hassan ✊🏽

  • @mahamudbulle7833
    @mahamudbulle7833 2 роки тому

    Best movie keep going soya films

  • @som6xscope273
    @som6xscope273 2 роки тому +3

    The most important tool in our community gentleman Hassan soyya,....

  • @nalafaraxofficial405
    @nalafaraxofficial405 2 роки тому

    Masha alh si qurux badan ayaad u sameyseen filmka
    Dhanka codka xogaa is dhaaf ayaa jira saan filayo codeynta dambe ayeey ka timi
    Duubista cameroyinka dhaqaaq waxaa jira saaid ah dhanka an galiska xogaa xulshadooda sidii la rabay maaha
    Guul weyn baa gaarten Team soya guuleysta

  • @dunidalyrics804
    @dunidalyrics804 2 роки тому +45

    Hassan zoya The Best Talent in Actor I Love Bro💗💗

    • @qaasimabuukar9317
      @qaasimabuukar9317 2 роки тому

      Hassan zoya The best Talent in Actor l Love

    • @mba6164
      @mba6164 2 роки тому +1

      lkn filimka jiliinkiisa oo dhan qaabka hindida oo kale ayay u matalayaan.
      anigu waxaan maal galin lahaa xarun lagu magacaabo "5starwood" waliba waxaan hayaa hal abuuro halgamayaashii wadanka somalia iyo wadanka jabuuti sidaa darteed film heer sare ah iyo kuwo kale oo tayo badan oo ku dhisan si xalaal ah wax yaabo been ahna aan la jilaynin.

  • @xasanfaryamo7222
    @xasanfaryamo7222 2 роки тому +2

    Good soya the only legend actor in Somalia

  • @moxamodiofficial906
    @moxamodiofficial906 2 роки тому +3

    Soya filims is another level🥰💪🏿

  • @stark_pg
    @stark_pg 2 роки тому +2

    Hassan soya

  • @linkitube2824
    @linkitube2824 2 роки тому +3

    The best film walahi goormee qeybaha kale 👌

  • @soomanemedia114
    @soomanemedia114 2 роки тому +2

    Mansha allh horey usocda waa bilow fiican
    🙏somaali bolis❤🇸🇴🇸🇴

  • @umanhar
    @umanhar 2 роки тому +4

    Masha Allah dadka dhan qurux waaye sifecan aaloo duubay atariishada quraxley waaye 🥰 please waqtiga filimaanta Soo socda noodhereya sida aan uga maarano filimaanta ajaanibta.

  • @mursaladen5073
    @mursaladen5073 2 роки тому

    wlahi wa fantastic filim
    laakin yackoo muxu kula dagaali waayay
    manu Boss ahayn

  • @ayaanmohamed8826
    @ayaanmohamed8826 2 роки тому +4

    Wow actorka kaliya ee hindi naga bareejeyey fanproj wnka raysanay views idinka u qalma keep going bro🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @sundussanaag6229
    @sundussanaag6229 2 роки тому +2

    Xasan soya please sigaarka iskadaa waa codsi kaga yimid walasha👍❤️

  • @Saabir70
    @Saabir70 2 роки тому +7

    Classic absolutely Classic 💯 👌...kabtaada Nooma Gasho Sxb...Hore Usoco

  • @somalia499
    @somalia499 2 роки тому +2

    Waaaw filim iga dheh guuleesta jilayaasheena🇸🇴👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👈

  • @deherjr1056
    @deherjr1056 2 роки тому +7

    What a movie 🎬
    Waa amini la ahy inad waxn dhan izku daba Riday hassan soya
    Dadaal kaga wan u jedna keep up ma boy

  • @abdiazizmraage1654
    @abdiazizmraage1654 2 роки тому +1

    Legend soya keep going my bro

  • @abdiaziizabdullahimuuse2822
    @abdiaziizabdullahimuuse2822 2 роки тому +3

    Best movie keep going👌👌✋

  • @xikmaxasan333
    @xikmaxasan333 2 роки тому

    Masha allh waxa aad u muujiseen waxa ay boliiska soomaliyeed har iyo habiin u taaganyihiin

  • @Qisas154
    @Qisas154 2 роки тому +13

    War maanta wixi ka danbeeyo hindi danbo liiguma oga guys 🥺❤️
    Edit: Wllhi Hassan soya hadaan filmfare aan aniga bixin lahaa Sanadwalbo asiga siin lahaa❤️🌚🙏🏻Juhdiga iyo dadaalka ku jeclahay 💜

  • @YuusufMohamed-d1w
    @YuusufMohamed-d1w 6 місяців тому

    The legend soya the legend

  • @abdalebashe5203
    @abdalebashe5203 2 роки тому +6

    Keep going pro wa marki igu horeysay aan dawady fliman aso dultah Kan hindiGah isaga ka macan🔥🔥🔥🔥🔥✅🙏

  • @ilyaasmohamed4325
    @ilyaasmohamed4325 2 роки тому

    Somali dadkaygi hore u socdaa guul idin rajaynayaa marwalba

  • @muniirocabdi8895
    @muniirocabdi8895 2 роки тому +4

    The best film ever seen 😍👌

  • @mohaali1231
    @mohaali1231 2 роки тому

    Masha Allah bro Soya kip goin on

  • @najiibhappy6130
    @najiibhappy6130 2 роки тому +4

    Filimka waxaa rajeynaa inuu noqdo midkii sanadkan ugu daawashada badnaa

  • @dania647
    @dania647 2 роки тому +2

    Best somaali movie😯🥰
    Adinka dartiina wxn oo dhan loo sameyyey ee ha laydin arko somaliyey😌

  • @axmedmoola1991
    @axmedmoola1991 2 роки тому +3

    Best somali move wow keep going🤩🤩🤩🤩🤩

  • @sucaadsalam
    @sucaadsalam 2 роки тому +2

    Film kaana enaba cadi mahan horumara wacan dhamaan tiina jilayaasheena qaliyaha 👍👏👏👏

  • @fatumamahamuud5164
    @fatumamahamuud5164 2 роки тому +4

    Wow super cute I like it thank you ❤️❤️

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥ ❤

  • @kingpepe7735
    @kingpepe7735 2 роки тому +1

    Wow best film

  • @muneraMustafe01
    @muneraMustafe01 2 роки тому +12

    SOMALIA HADAY SHEELEEMOYIN LAHAAYEEN FILIMKAN BLACK BASTER AYUU NOQON LAHAA LAKIIN INSHA ALLAH WAANU KABMI DOONAA

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥ ❤

  • @iamnewtone9699
    @iamnewtone9699 2 роки тому

    Soya Another Level I.a 1M Wuu Garaya

  • @jamalbashir9487
    @jamalbashir9487 2 роки тому +7

    It was my first time to watch your UA-cam i really liked it Soya films continue bro mine and i have subscribed for you bro keep going the sky is the limit... Watching you from Kenya ... Hassan soya you are really good actor i liked the way you take step by step ... Am happy....

  • @cumarsalaad4989
    @cumarsalaad4989 2 роки тому +2

    MashaAllah xasan soya soo badi filmada waddaniga ka hadlaya waayo fililimada hindiga aan daawanno dadka qoraa amana sameeya waxa ay soo gudbiyaan xaaladaha wadankooda ka taagan💯🙏

  • @حموديبوني
    @حموديبوني 2 роки тому +3

    ‏ما شاء الله تصوير جيد أستمر بالتوفيق🤍🇸🇴

  • @ramloarahman9836
    @ramloarahman9836 Рік тому

    😮😮😮Axsan filim jag waaye waa nii wadanaa team zoya

  • @apdirashidalwaajidi8592
    @apdirashidalwaajidi8592 2 роки тому +6

    Super Fire🔥
    Legend Zoya🙏

  • @user-hi2yv6ch1e
    @user-hi2yv6ch1e 5 місяців тому

    Hasan soya yackoow iyo kuwa kale aan halkaan kusookoobikarin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shakrinhochannel8459
    @shakrinhochannel8459 2 роки тому +4

    Arimahena Reactionkisa Sugeynaah

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 2 роки тому +1

    Wow Atoraha Xamar Hassan soya

  • @faisoladan489
    @faisoladan489 2 роки тому +9

    Best actor Hassan💯💯

  • @samuushamoha1243
    @samuushamoha1243 2 роки тому +1

    Woooow Best movie🥰🥰

  • @abduhhusseini9877
    @abduhhusseini9877 2 роки тому +21

    Our super Actors keep going .

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому +1

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥ ❤

  • @nimcuunimailinsiciid1822
    @nimcuunimailinsiciid1822 2 роки тому

    Www jilinka waka hey hory ucos xasan soya 💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @SomaliInnerCircleTrader
    @SomaliInnerCircleTrader 2 роки тому +5

    Sharcigu waa mid balse fikradahaa kala duwan ❤❤keep working hard

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому +1

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥ ❤

  • @kaltuunfaatax4425
    @kaltuunfaatax4425 2 роки тому +3

    Woow Actor Soya 👏😍

  • @odaykarto7265
    @odaykarto7265 2 роки тому +1

    Wale soya wax baa soo wadaa somali movie to the world 🇸🇴 🌎 🎬 🎞 🎥 🎦 📽 🎟

  • @hanadhajiofficial4368
    @hanadhajiofficial4368 2 роки тому +8

    Hassan soya waxba lagaama qaban karo keep going libaax ayaga haday sameyen somalidena maxaa udiidey inay sameeyaan baraawo lipax waan kaheley wlhi waanba kabaxi waayey ilaa aan kadhameystey mooyee 😎

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥ ❤

  • @xikmaawimuxumed1771
    @xikmaawimuxumed1771 2 роки тому +1

    Filmka qurux ku dhiigle iyo hasan soya soo saara 💢💥💯