Safarkii 18 ka sano Jarmalka ilaa Zimbaawi Dr Cali Axmed waayihiisii nololeed

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 94

  • @rahmahussein4771
    @rahmahussein4771 Рік тому +7

    MashaAllah Dr Ali one of the best ilaahay cimriga iyo caafimadkaba ha ubarakeeyo waxa uu ka mid yahay dadka ugu saamaynta badan noloshayda ilahay abaalkiisa janno haka yeelo

  • @caanomvp3862
    @caanomvp3862 Рік тому +4

    Outstanding. My favorite lecturer Dr Ali. Ilig needs to listen to the Dr more and follow the convo so there is less confusion.

  • @ugbadabdihakiim7981
    @ugbadabdihakiim7981 Рік тому +4

    Mashallah Dr Ali illahay ha kaa abaaliyo dadaalka aad na galisay cimriga, caafimaadka iyo caqliga na ha kuu barkeeyo

  • @caaqildiiriye
    @caaqildiiriye Рік тому +3

    Barnaajimka DHIBCAHA TAARIIKHDA waa barnaamij wax badan laga faaiday, Alle ha idin barakeeyo MMTV 👏

  • @XaamidCwaxid
    @XaamidCwaxid Рік тому +2

    11:21 MAAHA WAMAA ANTA EE WA👇
    {ما أنت بنعمة ربك بمجنون}صدق الله العظيم

  • @abdul-majiidabdinasir
    @abdul-majiidabdinasir Рік тому +3

    allaah haku barakeeyo abti,, qaabka aad usoo kortay waa qaabkii mujtamaca soomaalida xilliyadaa caanka ka ahaa, meelkastoy joogaan, inkastoo qaybtii reer magaalka aad matalayso,, wardheer baan salaanta islaamka ee udgoon kaaga soo dirayaa As-salaamu calay-kum waraxmatullaah....maxamed ilig waa mahadsanyahay sida uu dadka wax ku oolka ah noogu casuumo,,

  • @abdulaahiahmed8060
    @abdulaahiahmed8060 Рік тому +2

    Dr ali....great surgeon.......alla ha barakeeyo.....
    Ku xejji dr raamboo.......waa dhaqtar khabiir ah barmaamijkan....

  • @hamzemaal8233
    @hamzemaal8233 Рік тому +12

    Dr Ali is my best lecturer. ❤

    • @AlladiiPodcast
      @AlladiiPodcast Рік тому

      Muxuu dhigaa bro?

    • @hamzemaal8233
      @hamzemaal8233 Рік тому +2

      General Surgery and Trauma Surgery University of Hargeisa faculty of Medicine.

  • @mohamedgishka3955
    @mohamedgishka3955 Рік тому +11

    Dr Cali waxaanu wada daganayn wadanka jarmalka magaalada Bonn oo aniga oo Dhalin yara oo arday ah markii ugu horaysay isku aragnay 1989kii isagoo markaa Dhakhtar

  • @abdrskjustjust9456
    @abdrskjustjust9456 Рік тому +6

    Dr Ali ama shifa hospital loo garan ogyahay waxaan ku aqaanay xero awr waa aqoonyahan caafimaad oo mudo ku noola kuna soo wax bartay Germany nolol kala duwana kusoo qaatay waayaheeda wadata
    lkn sanadihii u dambeeyey isagoo macalin medicine iyo hospital ba ka hawl gala ayuu diintana u soo jeestay waxaan marwlba ku arki jiray isagoo la fadhiya tabliiqa sidoo kale marwalbana wuu citikaafi jiray dad badan oo la citikaafay iyo mar uu khudbad galaba bacda casarka dadk ayuu talooyìn caadimaad siin jiray sidoo kale waxaan ku arki jiray isagoo ardaydii dhakhaatiirta ahaa ee uu macalink u ahaa la citikaafaan waxaan ardaydiisaa ka xasuustaa Dr abwaan Yaxye yabaash
    Aqoon kale uma lihi kaliya masjidka ayaan ku arki jiray inkastoon imika xero awr aanan ku arag meel uu tagy ba
    Alle cimriga caafimaadka iyo aqoontaba ha u barakeeyo

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 Рік тому +2

    Mashaa Allah, Aabo wanaagsan oo muxtarim ah. Waxbadan uso jogay. Waan sugaynaa qaybaha kale

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 Рік тому +1

    Maasha Allaah ilaahay hakuu barakeeyo ader cumriga iyo caafimaad ka iyo cibaadada

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb 6 місяців тому +1

    MAASHAA'ALAAH ILAAHAAY UMADAAN QALBIYADOODA HA HAGAAJIYO OO NIMCADOODA HA FAHAN SIIYO OO BELADA MADAX KU SHEEGA ISKU KAAYA DIREYSA IN LA ISKA QABTO SOW MA WANAAGSANA EE 32SANO NOO DIIDAN HAR IYO HOYAAD OO ISKU KAAYA DILAYSA. .

  • @ayanomar8111
    @ayanomar8111 2 місяці тому

    Walaahay waqti fiican ayuu soo qaatay ilaahay aakharana meel fiican ha geeyo.

  • @xamdixasan9445
    @xamdixasan9445 2 місяці тому +1

    Laxanka iyo heesaha waa xaaraan ee iska daaya in aad muqaalka ku dhejiso Rabbi ka cabso oo ku ilaali maalinta qiyaame

  • @abdifatahsalan
    @abdifatahsalan Рік тому +4

    Schoolka edna aden u dhaw waa macalin daa,uud ama jannan daaud. ❤

  • @user-zp5hm6cu9i
    @user-zp5hm6cu9i 7 місяців тому +4

    Waxa halkaa ka Cadaatay in Hargaysa Cidagale lahaa 😂😂😂😂

  • @kaysemohamoud8323
    @kaysemohamoud8323 Рік тому +3

    Dadka leh maanata masaajidu meelkasta ayay kuyaalaan diin tiina way fiday maxay tartay waxaan leeyahay diinta ayaa inoo sheegtay in sanad kasta ka kadanbeeyaa ka sii shar badanyahay oo dilku badan doono oo fusuqu badan doono oo wadooyinkq xumaanta lala iman doono markaa diinta maaha ee waa wakhtiga iyo dadkii fiicnaan jiray oo sii xumaanaya waana imtixaan rabaaniya iyo qadar rabi oo ladoonayo
    In lugu sabro Lana dadaalo.

  • @muhiimdacar7958
    @muhiimdacar7958 Рік тому

    Masha Allah my best lecturer Dr Ali Ahmed illahay cimriga iyo caqligaba haku barakeyo

  • @mohamedkhayre2606
    @mohamedkhayre2606 Рік тому +1

    18:19 masha Allah Dr Cali taariikh fiican ayuu ka sheekeeyey

  • @Studentoflife2890
    @Studentoflife2890 Рік тому

    Ustaad Dr Ali ahmed haji mahamoud Allah ha u barakeeyo cimriga, cilmiga , caqliga iyo caafimaadkaba. Allah janno abaalkiisa ha ka yeelo

  • @Nimcocumar-qh6bw
    @Nimcocumar-qh6bw Рік тому

    Mansho allah ilahay Dr Cali ilahay cimriga iyo caqliga ha Ku barakeeyo

  • @jamaalabdi8406
    @jamaalabdi8406 Рік тому

    masha Allah Allah aderkay Dr ali maxmuud fure waa aqoonyahan waxbadan og ilaahay ha ku barkeeyo adeer

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Рік тому +2

    Adeerkay Dr Ali ❤❤🌹

  • @nagiibabdirashid1441
    @nagiibabdirashid1441 Рік тому

    mshallah Dr Ali ahmed shifo hospital halkan fiilka cafimadka kaso bilaabay

  • @shukrihassan1
    @shukrihassan1 Рік тому

    Masha Allah mr Uncle dr Ali.

  • @allow3397
    @allow3397 7 місяців тому

    Wlhi Doctor Doctorka waa daacad masha Allah

  • @naazircazka
    @naazircazka Рік тому

    Mah Allaah❤Aad ban u jacelhy inaan wax dhagesto❤Mohamed ilig

  • @cabdikariimfarxaan9988
    @cabdikariimfarxaan9988 Рік тому

    Masha allh alle ha barakeeyo

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Рік тому

    Mansha allah

  • @user-oy4vm1uh6c
    @user-oy4vm1uh6c Рік тому

    Mansha allah tariikh wanaagsan

  • @hassanmaxamed4059
    @hassanmaxamed4059 6 місяців тому

    Mnsha allaah wariye maxamed ilig waad mahadsan tahay

  • @abdulfatahsaxardiid3466
    @abdulfatahsaxardiid3466 Рік тому +1

    Well done Maxamamed sheekh

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 7 місяців тому

    Dr kheyr allaha ku siiyo diinta saxda ah waa midda aad ku dhaqmeysay ee maaha middda hadda taala ee ah dhar la xirto ama garweyn oo ah i arag. Ma garan karo sida wax u qaldameen in aad joogtid meel jameeco lagu magacaabo haddana aan culumada joogtay dadka wax bareynin intey rabto aqoontoodu ha ahaato.

  • @Cabdalla30
    @Cabdalla30 Рік тому

    Illig is the best somali journalist at the moment!

  • @ahmedardoof8629
    @ahmedardoof8629 Рік тому +3

    ilig waa nin micno badan aragtidiisuna aysan xumayn, dhanka qibradda saxaafadda iyo aqoonta waa dadka ugu roon somalia ku xamaalata Makarafoonada markaan ka eego maraamijyada uu abuuro iyo qaabka uu u soo saaro,, lkn waa nin ku oodan haldeegaan oo kooban waxaa fiicnan lahayd in meelo badan oo somalidu degto in uu baraamijyo ka sameeyo.

  • @safiyaomar6179
    @safiyaomar6179 Рік тому

    Waa taariikh muhiima oo nadiif ah

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 Рік тому

    Dr is my customer

  • @alisaid1214
    @alisaid1214 Рік тому

    Ali axmed maxamuud
    Adeero muqdisho ayuu nagu soo maray markuu jarmalka u socday
    Maansha allah

  • @husseindeeqsi2102
    @husseindeeqsi2102 Рік тому +2

    School ka edna hospital dhinaca galbeed ka xigaa waa #MACALIN_DAAUUD_SCHOOL

  • @JamaMohamud
    @JamaMohamud 3 місяці тому

    Germany anaa dhawaan tagay anigoo wayn oo 40 jir ah dhibta ka jirta dalkaygii soomaaliya dad ka soomaalidu waa muslim 100% laakiin aan ku dhaqmin diinta islaam ka haddii ay ku dhaqmi lahaayeen waxay noqon lahaayeen dad ka ugu fiican caalam ka.

  • @aishamuuse3003
    @aishamuuse3003 Рік тому

    fisher school markii dambena sheekh bashiir anaa ba dhigtay

  • @kaahtrainingcenter5623
    @kaahtrainingcenter5623 7 місяців тому

    Dr Ali Waa Funny Mashaala

  • @yacquub111
    @yacquub111 Рік тому

    20:00

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Рік тому

    Saaxiib kadaa qaylada iyo muusikada

  • @zayidaliabdi5736
    @zayidaliabdi5736 Рік тому +1

    WAA BARMAAMIJYO FIICAN DADKA NOOCAS AH SOO BADI ILIGOW

  • @brotherhamzouni3791
    @brotherhamzouni3791 Рік тому +2

    Camera manka iyo wariyuhu ha isla socdaan yuunan ku eekaanin duubista labada qof ee is waraysanaya, tusaale ahaan wariyuhu markuu kahadlay bilicda goobta cameradu waxay haysay kaliya wajiga wariyaha, marka waxan rajaynayaa camera manku inuu dareenkiisu soo jeedo.

  • @Elias.Yusuf101
    @Elias.Yusuf101 2 місяці тому

    Ayaamo qurux badan oo dadku damiirkoodu noolaa ayuu Xaajigu ka sheekaynayaa.

  • @rockymilk1917
    @rockymilk1917 Рік тому +1

    Next😮

  • @AANUUR1
    @AANUUR1 Рік тому

    Fisher Waa 𝐒𝐡𝐞𝐢𝐤𝐡 𝐁𝐚𝐬𝐡𝐢𝐫 Ilig Hore umuu fahmin.

  • @abdiconner5023
    @abdiconner5023 Рік тому +1

    Barnaamijyadaada aadbaan ujeclahay.

  • @Seexo123
    @Seexo123 Рік тому +1

    Taariikhda sheekhu hayo waxad Ku garanayasa inay muhiim yahay schoolka sheekh bashir waxa la odhan jirey fisher oo magac gaal ahaa oo la bedeley taas oo dad badani ayna haynin taariikhda.. cajiib

  • @jeywow
    @jeywow Рік тому

    masha alaah

  • @arafatadam8492
    @arafatadam8492 Рік тому

    😢 runtii waan dareemi karaa in aad dhalinyaro nimo diin ku baran waydo xanuunka ay leedahay hadana sida hada ka muuqata waa isdaba qabtay oo ilaahay waa ku simay cili uu diinta barto oo cibaadaysto .
    Beena maaha oo sheekh Mustafe ayaan ka maqlay nin ilaa halka somalia u danbaysa ka raadiyay gabadh tukata oo dirqi ku helay .
    Taa micnaheedu waxa weeye somali muslim ha ahaato laakiin fahan diineed oo talax taga waa inagu cusubyahay .
    Midna aan ilig idhaahdee sidaan ogahay ilig schoolka waa iga hor galay intuu doono ayaanu iiga horeeyey runtii 2001 ayaa classka kowaad lay qoray waxaan xasuustaa in hore ayaan u gali lahaa e quraan dartii aan uga soo hadhay 2000 kii schoolka dhalinta kacaanka ayaan school ka bilaabay oo quraan qof aan aqoon lama geeyo school sidaan filayo hadana malaha waa sidii uun .
    Ilaahow diinta noo fududee cilmi aduunyo qofku si kasta oo uu u yaqaan walee hadii aanu diin aqoon waa siiro taana waxa kaaga markhaati ah si kasta ood cilmi aduunyo u barato ama fariid wax bartay aad isu qaadato markaad dhul gaalo tagto ee xaga diinta lagaa maro eed jawaab waydo cunsuri diimeedna aad tahay xujo kuu furi mayso cilmi aduunyo ee dadow ubadka diinta kula dadaala risiq lama waayo e oo ilaahay ayaa u balan qaaday qofku wuxu cunayo e

  • @Abdi-Mohamed
    @Abdi-Mohamed Рік тому

    Dr cali waa Macalinkaygii

  • @EngAbdirahmanElmahmoudy
    @EngAbdirahmanElmahmoudy Рік тому

    Dr cali Axmed ❤

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Рік тому

    dhaqan baa jiray somali ah oo cajiiba

  • @ayanomar8111
    @ayanomar8111 2 місяці тому

    Caadi ma aha sheekh dad dhinta ayaanu raadin jirnay 😂😂

  • @zeinabomarmohamed8741
    @zeinabomarmohamed8741 6 місяців тому

    Asw
    Walaal nambar ku kala qor silsilada?

  • @hassanabdikariim2256
    @hassanabdikariim2256 Рік тому

    War dee sheekha musicga ka reeba aad dulsaarteen

  • @mubarakismaacil8296
    @mubarakismaacil8296 Рік тому

    Iligow fiishar waxa loo yaaqanay sh.bashiir, dumbuluqna wa janal daaud

  • @cqaadiryuusuf6636
    @cqaadiryuusuf6636 7 місяців тому

    Ilig waxba kama garnaayo xaafadaha uu ka sheekeynayo dr.cali

  • @libanalimohamed2841
    @libanalimohamed2841 Рік тому

    Qabaha si aan oo la wada socono maad noogu kala qortid part one ilaa part six

  • @abdullahsultan8338
    @abdullahsultan8338 Рік тому +1

    Waa cibaara cajiib ah hebel waa salaad saxe e taas loola tagimayo!

  • @Saleebaanasadka39
    @Saleebaanasadka39 Рік тому

    72

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 Рік тому

    Mr. Ali speaks the truth without courtesy faanka soomalida run kuma saleeysna ninkaan ayaa Runta sheegaya

  • @dalxiischannelvlogs14
    @dalxiischannelvlogs14 Рік тому +1

    Qaab hadalkiisa iyo luuqada jidhkiisa Wxn so xasuustey Zayidka barakeysan mrku matalayo wadaadka 😂😂

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he Рік тому +1

    Waxaan Ahay sarkaal hore , ee Xeradii difaaca cirka ee Hargeysa baan ka shaqayn jiray, 1974-1981, anoo wiil yar ee 22 jir ah, labo xidigle Kuliyadii difaaca cirka, ka soo qalin jebiyayey Odessa, Ukraine, Soviet union xiligaa. Hablaha Isaaqa ilkaha casaa xoog bay noo soo dhoweeyeen hadaanu nahay Saraakiisha Reer Koofurta, xidhiidhkayagu aad bu u fiicnaa waqti fiican wada qaadanay haasaawe. Waxay xiisany jireen lahjada reer koofurta," abaayo macaan, waan ku jeclahay" iwm Barasho wanaagsan.

  • @ayanomar8111
    @ayanomar8111 2 місяці тому

    Diintu waa la bartay hada laakiin xumaan kale oon markaa jirin ayaa na haysta.

  • @somalicancerawarenessprogr4991

    Qaybtii labaad goormaad soo dhigaysaa

  • @suldaanhalabuur4662
    @suldaanhalabuur4662 Рік тому +1

    Dhaqankii aanu ku soo kornay ayuu ku soo koray ninkani ceeb ayay ahayd in dagaalka ciyaalka dhexdooda waalidku ogaado sidoo kale ceeb ayay ahayd in qofka aad isdilaysaan aad dhagax ama hub u isticmaashid gacanta haduu kaaga adkaado qofku waad iska tagi

    • @larsmartinjohanssonjohanss115
      @larsmartinjohanssonjohanss115 Рік тому

      Aniga ayaa ba soo gaadhay, yaraantii sidaannu isku kala garsoori jirnay, markii aanu waawaynaanay ayay talo faro ka baxday, xataa waxan xaasuustaa markaan beenta bartay!

  • @ifka2877
    @ifka2877 3 місяці тому

    Somalidu doowladii siyaad bare kadib beey diinta sifiican ubarteen ka hor xataa wax garba saarka qaaata wa yarayeen oo rag iyo dumar waxba lama kala sareen oo baadiyaha sas ayaa looga yimid

  • @axmedceebe4961
    @axmedceebe4961 Рік тому

    Markaliya nuugeeyso kulahaa hhhhhh meesha manaasaa yaal waa yaabee 😂😂😂😂😂😂

  • @maxmedmuuse4653
    @maxmedmuuse4653 Рік тому

    Soo daa qaybtii labaad waxa iligoow odaygan waraysigiisu waa xiise beee

  • @ayanwarsame7218
    @ayanwarsame7218 Рік тому

    Hargeisa bilaa Garxajis ah waa

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Рік тому +1

      Ayan koley isaaq ma yahid awoowo mma farmaja tahey maxaa keeney Garxajis waxa la ga shekeynaaya markiii Hageisaba Hargeisa aheyd hada qabyalada waxaakeenya wa kibirka barwaqda kolkaa awoowo qorlaaka foosha xun meelha qaar ka illali wa hadaand aheyn hadhagii afwweyen farmjao ee nagu soo toosey 2017 lakin dib danbe u soo noqan maayo casimada dalwada konfur waa Xamar Hawiye leh hawiyana waa xiniiyo taabtey geeridiisa uun baa xamar keeni kartaa

    • @liibanmumin6582
      @liibanmumin6582 Рік тому

      Taariikh beena laguu sheegee Ninkani maaha Garxajis

    • @davidjohn1285
      @davidjohn1285 Рік тому

      ​@@liibanmumin6582
      Waa ayo Dr-ku? Ceeb maaha qabiilku. Waa sharaf. Isku garta ayaa la yidhi?

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 Рік тому +2

    KAN ILLIG WERIYE AYAAN MOODAYEYEY LAAKIIN WAA KU SHUBO

    • @husseinsaid8142
      @husseinsaid8142 Рік тому

      Adeer waxaad ka hadlayso umajeedo allaah yaa hadiik

    • @husseinsaid8142
      @husseinsaid8142 Рік тому

      @@user-nf1xx4fk4z dulxajkareem weeye bishu maanta 2 kala baro sxb bilaha islaamka mise waxaad tahay qarindidii bishoo 15 odhan jirtey biley bilkheyr salaama

  • @alwanqaadi7197
    @alwanqaadi7197 Рік тому

    😂😂😂 walahi ninkan wuu iga qosliyey wuxuu ka hadlay runtana ka sheegay inaanay somalidu diinta aqoon u lahayn 30 sano ka hore

  • @donotgiveuphelpneedypeople2241

    😂😂😂😂😂😂 adeer miyaad Muslim ☪️ ahayn!!!!

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Рік тому

      wax fahan awoowo waxuu ka shekeynaya somalidii hore gaalak a kala dagalemy diinta eeen loo ogley in carurta diinta lagu barbaarayo

  • @salmahussein5007
    @salmahussein5007 7 місяців тому

    I never respect ..as a ........