Sida oogu Fudud ee Luqad loo Barto!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • Muuqaalkan waxaan kusoo Bandhigayaa Talo aad ii anfacday markaan bilaabay Barashada Carabiga iyo English-ka.
    Daawasho wacan
    Kusoo Dhawoow Janalka Abdiwali Khalif. Waxaan Halkan kusoo Gudbiyaa:
    1. Talooyin Waxbarasho:
    • Shahaadooyin Ka Qiima ...
    2. Takhasusaadka Jaamacadaha Lagu dhigo
    • Waa Maxay Engineering?...
    3. Sookoobid Buugaag (Barnaamijka ILA AKHRI). Sida kuwan hooose:
    * 7 Habits of Highly Effective People:
    • 7da Caado Ay Leeyihiin...
    *Buugga Deep Work:
    • HOWLKAR -- Deep Work -...
    *Atomic Habits:
    • Isbadallo Yaryar, Horm...
    *How to stop Worrying:
    • Jooji Walwalka Bilow N...
    *Finish What you Start:
    • 1/2 Saad waxaad bilowd...
    *Sidey meel sare ku gaareen:
    • Sidey Meel Sare Ku Gaa...
    4. Sheekooyinka Camoo Aadam:
    • Natiijada Qaadashada T...

КОМЕНТАРІ • 236

  • @suhaybcrisaaq7858
    @suhaybcrisaaq7858 2 роки тому +53

    Soomaalidu ma yaqaanaan siday uga faa'iidaysan lahaayeen dadkan oo kale ♥

  • @haw_6060
    @haw_6060 2 роки тому +71

    اللهمّ يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك

  • @farhiamohamed5853
    @farhiamohamed5853 Рік тому +11

    Best guide teacher I ever seen God bless you

  • @asliyaabdimh
    @asliyaabdimh 2 роки тому +18

    waa talo fiican markaad la noolaato luuqada waxaad ahaan mid in ka fahmi og kan isku daya inuu barto . dhagysiga waa tip ka ugu fiican ee aad ku baran karto luuqad wax waliba oo aad jeceshahay ku dhagayso luuqada aad rabto kuna akhri taas ani aad ayey i saacidaysay
    thanks la wadaagistaada .

  • @Hamda6
    @Hamda6 5 місяців тому +1

    Waxan isku dayay mudo badan inan barto luqada Arbiga aqris ahan iyo quraal waan fahmay lkn waxa igu adkatay ku hadalkedi runti waxa iga maqnayd taladan oo aad anugu farxay alle haku barkeyo wll shukran

  • @aliyusuf8354
    @aliyusuf8354 2 роки тому +12

    Praise be to Allah . Thank you so much . This should be Taught in school.

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi9422 2 роки тому +42

    Hadaad rabto application kaa caawinaya wada hadal soo dajiso
    1: hallo
    2: RealLife English 😊

  • @XamdiShaafici26
    @XamdiShaafici26 4 місяці тому +1

    Thanks teacher very much❤

  • @trustme1302
    @trustme1302 2 роки тому +9

    أللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وأصحابه وسلم ❤❤❤❤❤

  • @cabdiraxiinxuseenkulane45
    @cabdiraxiinxuseenkulane45 2 роки тому +4

    Thanks teacher waa talo fiican.

  • @user-sm6nz6pf1t
    @user-sm6nz6pf1t 7 днів тому

    Manshallah jasakallahu khair

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 2 роки тому +3

    The best english teacher in the you tube is A.J.hoge 🙏✅

  • @hamdi7738
    @hamdi7738 2 роки тому +7

    Carabiga rabaa inaa ka dhigto luuqadeyda 3aad ee aan sifican ugu hadlo ilaahay ha iifududeeyo waadna ku mahadsantahay taladaan wey i anfacaysaa

    • @fartuunmuhammud7469
      @fartuunmuhammud7469 2 роки тому

      Abayo carabigaan bartaa hada
      Caajis baa iga hayo
      Kaalay aan isla baranee

    • @huuni48
      @huuni48 Рік тому

      @@fartuunmuhammud7469 abayo kula wdayo e xge ku brta

    • @IfrahMoha-dr5lc
      @IfrahMoha-dr5lc Рік тому

      ​@@huuni48ana igu dara abayo

  • @islamsomali2018
    @islamsomali2018 2 роки тому +5

    Masha Allah
    Mahadsanid macalin abdiweli
    Runtii waxan ka mid tahay youtubarada tirada yar ee wanaaga iyo horumarka lajecel dadkiisa

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 роки тому +2

    Masha allah ustaad keep going mahdsnid ustaad

  • @shamsudinabdi1288
    @shamsudinabdi1288 2 роки тому +32

    Mahadsanid ustaad, hada ka hor 2020 baa habayartay oo Canada ka timid waqti dheerna ku noolayd wadankaas waxay igula talisay taladaas ( hada rabto inaa barato Englishka Waxaa badisaa Dhagaysiga luuqadaas xita hadii aaadan fahmayn) . Runti waa hadal aan tijaabiyay.Taladaas baa dib u xasuustay

  • @Jacky_Editor
    @Jacky_Editor 2 роки тому +7

    Walal Luuqada wan barta English Alxmdulilah
    Dadaal dheer ayaan kujiraa
    InshaAllah alle haku barakeeyo Walal
    Dhiirigeliye ❤🥀🥰

  • @saladabdiahmed7702
    @saladabdiahmed7702 2 роки тому +2

    Mahadsanid Ustaad. Jasaakallah Anagana Eebbe hanagu Anfaco.

  • @amiirka6885
    @amiirka6885 2 роки тому +7

    Francis 🇫🇷 ayaan baranayaa insha allah sanadkaan inta ka dhiman inaan natiijo fiican ka gaaro ayaan rajaynaa

  • @muwahibchannel3573
    @muwahibchannel3573 Рік тому +1

    ماشاء الله تبارك الرحمن الله يبارك فيك يا اخوي 😊

  • @mascuudsaciid5575
    @mascuudsaciid5575 2 роки тому +6

    *ماشاء الله بارك الله فيك استاذ*

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 2 роки тому +2

    Asc mashalah ilahey haku barakiyo wan jeclahay inglish ilahey haku barakeyo carabigana wanjiclahay in markan ado xajka anku hadlo inshalh wanraba asc

  • @Liwewe-a466
    @Liwewe-a466 2 роки тому +3

    jazakallahu kheir merci beaucoup ❤

  • @abdirsaqsiciidyusuf4550
    @abdirsaqsiciidyusuf4550 2 роки тому +1

    Mahadsanid ustaad ilhy hakubarakeeyo

  • @abdikirinmohamed1378
    @abdikirinmohamed1378 2 роки тому +1

    بارك الله فيك
    Thanks 👍 a lot

  • @Faadma7
    @Faadma7 10 місяців тому

    Mahadsanid macalin midaan baifudud

  • @dhiirigalintanolosha4124
    @dhiirigalintanolosha4124 2 роки тому +3

    Waad mahad san tahay ustaaD
    Alle haku sharfo

  • @amina7327
    @amina7327 2 роки тому +1

    Jazakallahu kheyr walalkey aad baan ugu bahna saan ku baran karo English

  • @abdimajiidsuleiman3806
    @abdimajiidsuleiman3806 2 роки тому +1

    بارك الله فيك أخي الكريم ❤

  • @calimaxamedxaaji7343
    @calimaxamedxaaji7343 Місяць тому

    Thnks

  • @abdirahmanashcari2974
    @abdirahmanashcari2974 2 роки тому +1

    Best guide masha alh thanks 😊🙏somach

  • @ju4965
    @ju4965 2 місяці тому

    Mahadsanid ustaad

  • @husseinkadarhussein6858
    @husseinkadarhussein6858 2 роки тому +2

    Ilaahey haku barakeeyo ustaad waad mahad santahay

  • @JaamacAbyan1
    @JaamacAbyan1 2 роки тому +1

    Mahadsanid macalin.✋

  • @mohamedabdi5784
    @mohamedabdi5784 2 роки тому +2

    Sidee ugu fudud oo ku gali karaa qadar hadaan rabo inaa ka shaqaysto. mahadsanid mudane macalin waa kaga mahad celinayaa talooyinkaaga waxaa rajaynayaa inaa ku dhaqmo.

  • @FaadumoFaarax-wc2gs
    @FaadumoFaarax-wc2gs 3 місяці тому

    Mahadsanid bowe luqada garmany idhibteye wlhy mahadsanid wlkei❤

  • @zamzamissedirie
    @zamzamissedirie 2 роки тому +1

    Thanks wll 🥰 beentaa mhn speaking and listening aa lagu bartaa luqad 💯keep it and good luck 👍

  • @MohamedAli-xw1gh
    @MohamedAli-xw1gh 2 місяці тому

    Shugran wll

  • @queenshukri3457
    @queenshukri3457 Рік тому

    Thanks ustaad ilahey qerbadan ha kusiyo

  • @khadrakhadra5179
    @khadrakhadra5179 Рік тому

    thanks
    merci
    shugran

  • @saedmohamed9862
    @saedmohamed9862 2 роки тому +5

    Aj Hoge Waa macalin ka ugu wacan dhanka Speaking English ka.
    Course kiisa raadsada waad heli kartaane waxa 'la yidhaa Effortless English Program

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 2 роки тому +1

    SHUKRAN ❤♥️👏

  • @fariidabintumuse2005
    @fariidabintumuse2005 2 роки тому

    ما شاء الله جزاك الله خيرا

  • @kabtanmajid1910
    @kabtanmajid1910 3 місяці тому

    thanks i appreciate you !

  • @Leylaa583
    @Leylaa583 Рік тому

    Jazakallh ustad mahadsanid

  • @SagalFarhan
    @SagalFarhan 2 роки тому

    جزاك الله خير

  • @nimcoahmed8168
    @nimcoahmed8168 2 роки тому

    MAsha Allah IIlahay ha ku anfaco

  • @HamzeHassan-nk9rc
    @HamzeHassan-nk9rc 7 місяців тому

    wad mahadsantahy teacher

  • @argasanosman6530
    @argasanosman6530 Рік тому

    Mansha allah waa talo wanagsan

  • @Muuminacademy
    @Muuminacademy 2 роки тому +1

    Hadda ayaan bilaabaya. In.sha allaah

  • @abdiazizmohmud9109
    @abdiazizmohmud9109 2 роки тому

    Mahadsanid wll Allaha ku barakeeyo.

  • @WaaberiNews
    @WaaberiNews 2 роки тому

    Jazakumulaahu Khayr

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 2 роки тому +1

    Asc mashalh walal wad mahad santahy guud hadii aad barasho runa si ilahey dartisa wanrabnaa neyrobi ayn jogaa engilsh ayaa lugu hadlaa ma aqano wan ka xumahay walahi sawaxina ma aqano sori noso gudbi walal asc scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Ibrahim-ik7vl
    @Ibrahim-ik7vl Рік тому

    Shukran sxp gacaliye

  • @sahraisaaq7768
    @sahraisaaq7768 2 роки тому

    Mashallah tabarakallah jasakumullah

  • @ismailjabane2847
    @ismailjabane2847 2 роки тому

    Manshallah macalin qali mahadsanid

  • @fartunmuuse7330
    @fartunmuuse7330 2 роки тому

    Jazakallaah ustaad.

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 2 роки тому

    Mahadsanid ustaad c/wali Qaliif wan sameynayaa la'talintaada💯

  • @maryanl804
    @maryanl804 2 роки тому

    Jasakalhu kheyr

  • @iftincumar3467
    @iftincumar3467 Рік тому

    Shukran ustaad

  • @axmedmoalinaxmedmoalin7573
    @axmedmoalinaxmedmoalin7573 Рік тому

    Mahadsanid wll

  • @abdishakurabdi1844
    @abdishakurabdi1844 2 роки тому +8

    Masha Allah mhdsanid wlal wa ta tallo aad u fiican runti, dhawr luuqadod ayaan bartey alxm waana aqaana in igu filan hadana wxn wadaa o aan bartaa luuqada Dutchka oo dhawr wadan yurub ku yaala looga hadlo ahna sida rasmiga luuqada Germalka Insha Allah inan heer ka gaadha jeclahay..

    • @habilgaraad2441
      @habilgaraad2441 2 роки тому +1

      Masha alah imisa luuqad ayaad taqaanaa wll

    • @abdishakurabdi1844
      @abdishakurabdi1844 2 роки тому

      @@habilgaraad2441 afar luuqadood wll ti 5naad aya hada wadaa..

    • @sahal9156
      @sahal9156 2 роки тому

      @@abdishakurabdi1844 wll dhagaysi maad ku baratay

    • @abdishakurabdi1844
      @abdishakurabdi1844 2 роки тому +1

      Wlal dhagaysi kaliya kuma anan baran ee dhagaysi qoritaan akhris iyo ku hadal intaba wa isku waday anigu, lkn dhgeeysigu waakan ugu muhiimsan ayaan dhihi kara iyo akhriskuba.
      Mhdsanid.

    • @sahal9156
      @sahal9156 2 роки тому +1

      @@abdishakurabdi1844 mahadsanid 👍

  • @user-oy5rt8rc7v
    @user-oy5rt8rc7v 2 місяці тому

    Wc. Walaal

  • @sundusmohmed7769
    @sundusmohmed7769 2 роки тому +1

    Member one

  • @cabdinuurkhadar7424
    @cabdinuurkhadar7424 Рік тому

    mashalah tank you teacher

  • @abdikarimmiremohamed6800
    @abdikarimmiremohamed6800 2 роки тому +1

    Ustaad alle haku sharfo waa fikir aad u wanagsan wana ku dhaqaaqayaa samaynta fikirkan

  • @abdirashidalijilley6452
    @abdirashidalijilley6452 2 роки тому

    Thanks for your helping to us everyt

  • @mahadjaamac4889
    @mahadjaamac4889 2 роки тому

    Masha allh ustaad alle hakaa abaalmariyo juhdigaaga iyo dadadalka aad Nala garab taagantahay

  • @nimo_hodanmohamed4308
    @nimo_hodanmohamed4308 2 роки тому

    Mahadsanid

  • @cawilabdiwalixassan159
    @cawilabdiwalixassan159 2 роки тому

    M a my dear teacher good idea

  • @mohamedmustafe7858
    @mohamedmustafe7858 2 роки тому

    Alle hku sharfo

  • @ismaaciilxasangaabow9459
    @ismaaciilxasangaabow9459 2 роки тому

    Jazakalaahu qeyr

  • @maxmedmuuse4653
    @maxmedmuuse4653 Рік тому

    Walaal mahadsanid niyada inbadanbaad noo dhistay 💯👏

  • @abdiraxmaanabyadalidhawaaq3595
    @abdiraxmaanabyadalidhawaaq3595 2 роки тому +21

    Waa xaqiiq course englisha weeye 2 Sanaa lagu dhameeyaa 6 bilood kaliya markan waday 90 boqolkiiba American accent waan fahmi karaa markan dhagaysanayo

    • @maxamedmowliidxarbi4738
      @maxamedmowliidxarbi4738 2 роки тому +1

      Sxb youtube ninkan miya ka baratay mise ischoole kale

    • @abdiraxmaanabyadalidhawaaq3595
      @abdiraxmaanabyadalidhawaaq3595 2 роки тому +2

      @@maxamedmowliidxarbi4738 waxay ahayd 9 bilood kahor markan maqlay (Aj hoge) oo ah ninka course kan leh magaciisa kadib waan raadiyay casharadiisa Waana helay saasaan kubilaabay aadna way ii anfacfay
      Kadib vidoe gan baan arkay oo kahadlaya Aj hoge markaa comment tigaygu wuxu daarranaa inay waxan run yihiin hadii aad raacdo system ka ninka course ka leh.

    • @nicii8478
      @nicii8478 2 роки тому

      @@abdiraxmaanabyadalidhawaaq3595 wll course yada Aj Hoge rabee xagee ka heshay ado mahadsan 🙏

    • @mubaarikozman1659
      @mubaarikozman1659 2 роки тому

      Walaal meel aan kaagala soo xidhiidho ii sheeg

    • @daawoshow3541
      @daawoshow3541 2 роки тому

      Abdiraxmaan abyad ali
      Wll adiga 90% mawaxaa fahmi kartaa wixii laku dhoho oo jawaab maka celin kartaa mise dheegeysiga unbaa baratay oo wax mafah meesid

  • @abdifatahibrahim5399
    @abdifatahibrahim5399 2 роки тому

    Mahadsanid Walaal horey usoco

  • @abdullahikhalif9712
    @abdullahikhalif9712 2 роки тому

    Abdiwali khalif waa markii labaad
    wll meel aan kala soo xiriro isheeg mhdsnd wll

  • @abdiqadirmohamed374
    @abdiqadirmohamed374 2 роки тому

    Shugran ustaad

  • @engahmedsulub4772
    @engahmedsulub4772 2 роки тому

    Thanks maclin

  • @zamiirashire1767
    @zamiirashire1767 2 роки тому

    Tnkz ustaad

  • @Joseph_abukar
    @Joseph_abukar 2 роки тому

    Mashaa Allah

  • @muqdisho3903
    @muqdisho3903 2 роки тому

    Masha allah horay usoco wll thanks for shering

  • @cxakiinaxmed2305
    @cxakiinaxmed2305 6 місяців тому

    M,a ustaad

  • @nakiitaa07
    @nakiitaa07 2 роки тому

    Inshllh I will try it 😻

  • @zahramahamed965gmail8
    @zahramahamed965gmail8 Рік тому

    Shukran

  • @aishaanuur5642
    @aishaanuur5642 3 місяці тому

    Tnx

  • @Abdirashidcalanle
    @Abdirashidcalanle 5 місяців тому

    Mansha allah

  • @Abdifatah5792
    @Abdifatah5792 10 місяців тому

    Thanks❤❤❤❤❤

  • @khalidmohamoud2811
    @khalidmohamoud2811 2 роки тому

    Mahadsanid wll wax badan ayaan kaa faaiday illahy haku xafido

  • @amatallahbintuosman1092
    @amatallahbintuosman1092 2 роки тому

    Waa talo wanaagsan mahadsanid walaalkay

  • @Muuminacademy
    @Muuminacademy 2 роки тому

    Thanks engneer

  • @drmucaad2989
    @drmucaad2989 2 роки тому

    Aad u mahadsanthy

  • @weedh-cade2325
    @weedh-cade2325 2 роки тому

    MnshA allh

  • @youngabdalla3451
    @youngabdalla3451 Рік тому

    Shukran💯💯🙏

  • @Huuto_geming
    @Huuto_geming Рік тому

    Masha allah

  • @tiitecali9879
    @tiitecali9879 2 роки тому

    Mahad aanid ustaad.

  • @ahmedmohamedabdullahi6749
    @ahmedmohamedabdullahi6749 2 роки тому

    Alle haku barakeyo ustaad jazaakumu allah

  • @mukhtaarxaashi84
    @mukhtaarxaashi84 7 місяців тому

    Manshallah

  • @sucaadismacil9506
    @sucaadismacil9506 2 роки тому

    Wll mash allah

  • @Mascudsayid
    @Mascudsayid 2 роки тому

    Wcs Ilaaheey ha'idinka ajar siyo
    Dhiira galin ayay iinoqon hadaad iso booqato Rabina haku sharfo. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a.

  • @yoonisciise
    @yoonisciise 2 роки тому

    Waaa tusaale weeen