UGU DAMBEYN HAGAAJINTA QOLKEYGA 🥰🥰🥰

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 67

  • @Samiirasimanchannel
    @Samiirasimanchannel  Місяць тому +15

    Si aad uga faaidaysato Fursada Ganacsi halkani kala xidhiidh MANAGER OSMAN
    wa.me/message/VCU3P2XVHTI6F1

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda Місяць тому +10

    Abaayo iska ilaali mesha biyaha leh marka kusoconeso haisku dhicine😢qof ilmo lagu qalay aa thy hadanee ina dhacdo halis waaye ilahey kuma rido Abaayo

  • @aishashiekhabduaziiz7860
    @aishashiekhabduaziiz7860 Місяць тому

    Maasha Allah 😍 allaha kuxafido aduun iyo aaqro

  • @HoodoKaappa-fk2dn
    @HoodoKaappa-fk2dn Місяць тому +6

    Qali anaa dhaha dadka GM ka nafaqay ka dhargeen m.a intay lahaayeen waa iscaateena😂

  • @RamlaMuzamil
    @RamlaMuzamil Місяць тому +7

    Ninki aawe😂samiirayyy

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 Місяць тому +5

      Ka dhaaf walal ha weydiin hadey ayada qarsatey wixii jira qofka lama qufo arimihiisa💯👍

  • @Hibaaqgarad
    @Hibaaqgarad Місяць тому +1

    Masha allah tabaraka raxmaan

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Місяць тому +2

    Maanta. Anaa uhoreeya. Soodhawoow❤

  • @Sofiyadiriye
    @Sofiyadiriye Місяць тому +1

    Keep going abayo ilaahay haku barakeeyo 🤍🤎

  • @Zamiya884
    @Zamiya884 Місяць тому +1

    MashaAllah Keep going abyo❤

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Місяць тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @hodanbazhir5293
    @hodanbazhir5293 Місяць тому +1

    Masha Allah

  • @SamiraAli-pf8tj
    @SamiraAli-pf8tj Місяць тому +2

    Ana wan cayili la ahy waxwlpo cuno😂😂

  • @NastexoMaafiyo
    @NastexoMaafiyo Місяць тому

    Masha allha abayo mcn quruxa badan ❤

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Місяць тому

    ما شاءالله تبارك الرحمن الله يحفظكم ❤❤

  • @XafsoAbdirashiid-sf5lu
    @XafsoAbdirashiid-sf5lu Місяць тому +1

    Waa badisay qudaarta

  • @user-ep3uz7xu2h
    @user-ep3uz7xu2h Місяць тому +12

    Asc dumarlan talo ayn idin karaaba waxn ahy hoyo hesata 3carur ah hadana uur ayn leyahy nin ayaa iqabo ninka waa shabelna god guriga marku jogo farin ayuu kuhadla marmarka qar baburka intu dhaxgalo ayu lahadla owacitan ah ani maraksta madxa buuq ayaa iga furan oasan kafa karaa wxna mahesto o aan isku dabaro wuuna gacan adag yahy markan dhaho wicitanka iga dhaaf waxu ileyahy ani markan dumarkas kle lajogo telka waan kaqabtaa emaxa rabtaa waqtigisa dadkale ayuu lasoqataa asago kaqaldan xata marmarka qaar maku raligalinayo talo isiiya

    • @user-ep3uz7xu2h
      @user-ep3uz7xu2h Місяць тому

      Midakle xiisole waye

    • @NimcokeyfZuu-nb6fe
      @NimcokeyfZuu-nb6fe Місяць тому +3

      Wllhi 😢waxan kudhaho wan garan wayay ee wlle isk samir ilmaha dardood

    • @maryamacuthman7218
      @maryamacuthman7218 Місяць тому +19

      Abaayo dantaada aakhiro iyo tan aduun ku mashquul waxbaro mid online ah xataa waa helaysaa manta hdii ilmaha aadan ka tagi karin inuu joogo iyo inkale haba care garaynin lkn wajib kaada na kasoo bax cuntada u kari miiska u dhig cun iyo hacunin min na ha dhihin naftaada ku mashquul isqurxi samir oo alle isku xir markuu arko inaadan dan kala hayn asagoo kaadaba ordaya adaa arkaysid

    • @user-ep3uz7xu2h
      @user-ep3uz7xu2h Місяць тому

      @@maryamacuthman7218 hy abyo waad igu ogthy

    • @NaimaAli-yq6fi
      @NaimaAli-yq6fi Місяць тому +6

      Xabbti hadda ifur hadhihin kow Mel wax dhigo ama ayuuto gal urka hada aaa ledahay marka dhasho ilmaha kala korso yacni iska xir marka lacgta kuu aruurto oo meel iska bixin karto gooy dheh

  • @user-go9pb6zd5q
    @user-go9pb6zd5q Місяць тому

    Walal labo hableed ayaa la igi 😊qalay ma samenkaraa jiimka

  • @ShamsaAdam-mo8mi
    @ShamsaAdam-mo8mi Місяць тому +1

    mashallah❤❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Місяць тому +2

    Maasha. Alaah. Anaayo
    ILAAH. Kuubarakeeyo❤❤

  • @shakiraAli143
    @shakiraAli143 Місяць тому

    Samira telefonka dadka kamaqabadid

  • @ikranabdulahi2758
    @ikranabdulahi2758 Місяць тому +2

    masha allah abyo

  • @aishoqueen8486
    @aishoqueen8486 Місяць тому +1

    Qajaar miyaa la fiiqfiiqaa abyo

  • @abdirahmanomar8008
    @abdirahmanomar8008 Місяць тому +1

    Good

  • @NaciimaMaxamuud-rk9ct
    @NaciimaMaxamuud-rk9ct Місяць тому +1

    ❤❤❤

  • @maryanjaamac4192
    @maryanjaamac4192 Місяць тому

    Bayo illehy bari tasbixda badao

  • @Edebsan2022Sidii-hooyaded
    @Edebsan2022Sidii-hooyaded Місяць тому

    Malabka shinida kujirto maxaa wye me kasaarto 😮

  • @nafiso7343
    @nafiso7343 Місяць тому +1

    Samiiro mxaa laga shaqayna

    • @user-dc7xy2oe7p
      @user-dc7xy2oe7p Місяць тому

      Shaqo maahan aniga kudare lacag bdn laga cuni lagaraba bixini fast Ben wy sxp😢😢

  • @shukricadey5640
    @shukricadey5640 Місяць тому

    M.a ❤❤❤

  • @nadiirahaji5086
    @nadiirahaji5086 Місяць тому +3

    Waaladahady sariirta deee 😂 kaftamayna xbbt hormar wcn

  • @AsliAbdinoor
    @AsliAbdinoor Місяць тому +1

    Asc

  • @ahmednur3249
    @ahmednur3249 Місяць тому +2

    Abayo awuukar awi Mal arke