Wallahi hadii Allah idm o inaan si tuugonimo ah cidina ku imaan karin kheyraadkayagana loola soo bixi karin waxaasna ingiriis baa kadanbeya xasan garguurte Allah ha rido dalku madax daacada Allah ha inoo keeno
Caduunow: Awowe aw muuse ma xasuustaa wuxuu kula dardaarmay oo gabaygiisii darbadalay ku jiray isagoo majeerteen runta u sheegaya waxaa isagii lahaa: "naftaada u dadaal wacad-Allaah ayaan cidi ku doonayne" oo wataas maanta deegaanadii majeerteen lug lagugu awooweyaasha majeerteen u ahaan jiray majeerteenka maanta ay deegaamadoodii ku haystaan oo hal ogow boowow garaad xumo ayey ahayd in gaalkacyo la isu furo oo xasan shiikh iyo habargidir oo dhan ma aha cida deegaanada majeerteen sheeganaysa ee waa qayb sacad ka mida oo fasahaaday oo dagaal doonaysa amase majeerteen tijaabinaysa oo intihinaysa bal inuu wali cabsicabsi yahay iyo inuu buunshe noqday masagadii laga tuntay oo laga haadsaday oo reer galdogob waxaan filayaa inaysan ka aragti fogayn mareexaan iyo ogaadeen oo la quud iyo qaaraan ah hawiye oo ma ogin beesha reer galdogob iyo beesha mareexaan iyo beesha ogaadeenba inay ka yihiin beesha hawiye sida qayb ka mida beesha dhulbahante ee maanta iyo qayb ka mida beesha warsangali ee maanta ay quud iyo qaaraanba ula wadaagaan beesha iidoorta maanta oo walaalkaa aan ku rabin oo cadowgaaga la jira oo kuu arka inaad cadow u tahay boowe ma aha inaad isku dhajiso laakiin waa inaad fara ka qaadaa oo iska ilaalisaa inuusan waxyeelo kuu gaysan amase aan laguu soo adeegsan inuu wax ku yeeleeyo oo cabaas madani iyo shine culeey waa ka kow waxmagaradka harti ee la midka ah ilaastikada dhan kasta u jiidsanta.
Hadii sagaal goor uu golaha amaanka ee QM ka fariistay qadiyatda ssc khatumo oo qadiyadaha ee ugu waawayn ee casrigeena ay ka mid noqotay, maxaa keenay in hoos la isugu dhigo sheeko-raqiistii waagii la hurday ay DFS iyo S/L (iyo Xabashi+Djibouti) ay aduunka inoo marin jireen! Ka sarraynee, inaadeer, kumana haabsan karaan.
maamulka ssc khaatumo muxu uga gaabiyay siyaasad ahaan inay difaacan oo xagna lugatoor ba wax uso magacabaya marna wax ka eryaya dee ma raalin bay kayihin
Somaliland will redesign a new border as we somalilanders don't nothing to do with so called khaatumo . Idinma rabno kjarash iyo qaylo joogta ah umabaahnin. Somaliland will not entertain any more chitchat dulbahante keep going we finish whatever relationship we had
Dhulbaahntuhu inta ay fayow yihiin inta ay waalan yihiin baa ka badan baan maqli jirey. Oo hadda SSC meesha laguma xusine ma waxaad aaminsantihiin in aad Puntland ka mid tihiin Waa maxay qayladu 😂😂😂😂😂😂😂 Puntland hay'adaa ha ka baxdo yaan arkay.
adigu beryaahan puntland mooyee shaqa kale malihid adigaa ssc ku celinaya dispute wayo harti uunbaad usku diraysaa hadii ad reer laascaanoodow joojin waayaan isku dirka tolka cidina idinkama futo xuma. waayo cayn way isdifacayaan sure from buuhoodle
Xasan mixuu ku samayn karaa kkkkkkkkkkkkkkkk isagii ayaa xamar dhana u dhafi karine dawladi ma jirtee kuwani iska celiya inta yar ee u hadhay daalimiinta
Faaroodow barta hawiye marka aad lanjoogtaanna waa raalli gelin marka aad ka maqan tihiinna waa sida aad warqadda ka aragtaan. Waxaan laga wadaa waa dagaal
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo Booqatay #Liketa #Subscribe & #Share ka waa xagaaga meel dheer gaadhsii Mahadsanid❤️
Ssc prank 😅😅😅
Zxp wale waxaan kugu jcylhy hadal xaqiiqda ah lkn maamulkeena SSC waa inuu ka hadlaa Arimahan oo kle
*Cabaasow Khariirada Maamulka SSC Khatumo* Background soo saar dee
Mahadsanid Cabanas madani Geesiga Aftahanka ah ee SSC guuleeyso ins Adeer
Absolutely waa ina gumed lo Adegsanayoh dadkisah nacladih ha ku dhacdoh horgaleh
Incompetent administration in Mogadishu. I can’t call these people Government
WAR MAP KAN DAMULJADIID WAXAY U DHIIBEEN SHIRKADII SHIDAALKA QODI LAHAYD. DADKA CAWAAN BAY U HAYSTAAN😂. WAR HALAYSKA JIRO. DAWLADI MAJIRTO.
Maanta ishaad ka riday waan jeclahay sida aad dawlada iyo shacabka aan dhiiga wadaagno aad u kala qaaday !!
KHAATUMO hadal u noqon mayso Illahay baa u Hiiliyey Anigoo Cumar Maxamuud ah nlbaa qiraya Taageersanahay Horay u socda WALAALAYAAL Duco baan Idiin Awoodaaye guuleeysta garab baan isunahay Xaqiiqdii guul guul SSC
SSC KHAATUMO GUUL IYO GOBANIMO ♥️🎉♥️🎉♥️✅️♥️💪✅️♥️👀👀👀
Xasan iyo kooxda maafia ah ee wadanka haysta dal iyo dad toona mayaqaanaan maamulna mayaqaan. Weliba Xasan Gurguurte Dal wuxuu kayaqaanaa xaafadda reerkiisu Muqdisho kadegaan. Dadna wacaysle. Waa oday qabiilayste ah oo shaqadiisu tahay nacayb iyo boob.
WAXAY DOONAAN HA YODHAAHDAAN XASAN SHIIKHNINKII DAWLAD KA DHIGTA AYAABA MID WAALAN AH
Masha Allah guul ssck alhamdullilallah ❤❤❤❤❤❤
Xasan dhiiqo waa fidmo qori dable la wareegaya
Markii uu maqley
Ssc iyo mudug ayaa leysku darayaa ayuu
Mudug dhul lagu muransan yahey ku tilmaamey
Waa indho la aan cad
Wallahi hadii Allah idm o inaan si tuugonimo ah cidina ku imaan karin kheyraadkayagana loola soo bixi karin waxaasna ingiriis baa kadanbeya xasan garguurte Allah ha rido dalku madax daacada Allah ha inoo keeno
Guul Khaatumo State mashallah.❤🎉💪💪💕💯❣️
Gull ssc khaatumo
Bismilahi raxmani raxiim dalka dhan shidaalka walagabaraya reyscaseyr iyo raaskanbooni insha allah😅😅😢🎉😂😂😂❤
Unukaa leh walaweyn xasan dhiiqo calaama allah ka ifi
qumay adinka caqligaa ka wasantihiin laascaanood oo gaajo eh maa maamul ka rabtiin . kkkkk
Xasan buste waaa ninkii horay u yiri xadka galmudug waaa burtinle
Muxuu ka faaiiday hade, inuu dib raali galin ka bixiyo oo yiraahdo dagaal ooge maahi.
SSC Khatumo GuuuL GuuuL iyo gobaniimo mansha allaah mansha SSC GuuuL GuuuL iyo gobaniimo ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉💕💕🥰🥰🥰🥰🥰🥰😘🌹🌹🌹🌹
Wallahi Cabaasow Run baad sheegaysaah laakiin Uma Hirgalayso cascade Xasan Beenlow CID dhagaysaneyso Xasan waxay marinayaa SSC meesha Marisay Argagixisada SNM ee Xasan Tuug Farah a ha Kala Boxo Afasraha SSC Haduu Nabad ka Rabo Rabbigii Abuurtay
Xasan isaga lagu murun san yahay madax tinimadiisa ha u bixin
Xasan dhiiqo marka dani qabto ayuu miyirku kuso noqdaa 😂
Guuuuuuuuuull SSC khatumo❤💪💪💪
Dawlada xamar jooga waa tuugo khaatumo waa dawlada barwaaqo dhulkoodu ka buuxa geel baan ilaahey ku maneystey cid uma baahna
Ceebay tacaal😂.
Markabkii waa uu laabtay😂.
Xasan tuug alaa fashaliyey😂
Deni good job 🔥🇺🇿👀💪🏽
Kkkkkk qaranki badhida weyna soo weydi waxa ka raacay dhulbahante mideesan darawishti kkkkk yaah badhyo culusey qaali
Lugatoor lacagtey cunaan ayay kaqaadayaan cudur dhiiga wiilasheeno lacag ku cunaan horgalada ilaahay hakaso ifbixiyo insha alaah
Aammiin
WAA RUNTAA‼️ ARINTA MAP KAAN KATARWEYN BAY DHALIN KARTAY😢. DAWLADU WAY NAGU TIJAABINAYSAY. MAP AY OGEYN CIDSOO SAARAYSI MA JIRTO
waxaan firdhiye laleeyahay waxa aamusiyay garan maayno malaa sirbaa laga hayaa waaguu xamar iyo jabuuti tagay waan shaki sanahay anigu
Adaa xassan baraf uu niikinayey
Maamulka Deni Haduusan Taakulaynayn Amana ha laga helo Maamulka Deni
War raaligintu macna samayn mayso dawlada turkiga u gudbiyaan aheyd wanna sameeyeen
Inkaar kugu dhacday lugatoor shuhadada inkaartoodii kugu dhacday.
Haday inkaarta shuhahada cid ku dhacayso waxay ku dacaysaa kuwa wali iidoorka leef leefaayo. Lugatoor tolkiis buu la joogaa ee ka fuqa.
Adeer mapku waa kutalagal maaha wax Khaladkudhay.
Meesha waxaa jooga Gangs heshiis kulajira Kooxo Maafiya Caalamiya.
Laakiin Somaalidu waa dad Cawaana oo aan waxba Qiimeyn’karin.
Bisiq Sarmaan
Waxan oo kle waa inuu ka hadlaa madaxweyne firdhiye
Doqonoow budlaanbaa lagugu diray
Khalad ayaa fahan tahey warqada ay soo saartey Putland hay,ada Putland ayaa laga mam,nuucdey ee ma ahan SSC
Waxay dhaheen puntland hadii aad kashaqeynayso s s c puntland kamashaqeynaysi
That’s true
Dadkina dalkina illashada
Maapkaas waa fikirka usc oo rasmi ah
Reer puntland wey isqabanlayihiin waana naga xishoon waayeen anaga waan kaxishoonay magaranayo waxa looga aamusayo
horgalada puntland udaaq tegey hametelan puntland iyo dhulbahantaha degan puntland ileen dhulbahante puntland way deganyihin oo xata garoowe watii labalaadhiyay o dhul taleexa lagu daray dee dhulkoda ama haloso cesho ama haloo daayo hadhistane yacni dhulbahante puntland dhulbadan kukuleeyahay laakin ssc wa maamul badaxnaan oo guuleystay ee horgaladas saas ha ufahmen
That is true
Dispute areas Lascanood 😂....!
Waskh bakhtiyey baa tahay haddii raaligalin laga bixiyey maxaa ka dambeeya ee aad raadinaysaa
xasan iga celiya muuse marabo dani iga celiya xagaad ku socotaa dagmada laascaanood iyo buuhoodle oo daabiyada oo aan dakado lahey garoomo laheyn ila dhaqaale laheyn sidee maamul uno qonayaan badow baa tihiin qaadka ina jabuu taawi canshuurtiisu ma idin ku filan uahey majiro maamul noociina ah
Yarkii ahbihii lagu agdilay qayirane
Xasan dhiiqo iyo kooxdiisa waa qawlaysato jaahiliin ah waxba kama yaaqaanniin dawladnimo
Caduunow:
Awowe aw muuse ma xasuustaa wuxuu kula dardaarmay oo gabaygiisii darbadalay ku jiray isagoo majeerteen runta u sheegaya waxaa isagii lahaa: "naftaada u dadaal wacad-Allaah ayaan cidi ku doonayne" oo wataas maanta deegaanadii majeerteen lug lagugu awooweyaasha majeerteen u ahaan jiray majeerteenka maanta ay deegaamadoodii ku haystaan oo hal ogow boowow garaad xumo ayey ahayd in gaalkacyo la isu furo oo xasan shiikh iyo habargidir oo dhan ma aha cida deegaanada majeerteen sheeganaysa ee waa qayb sacad ka mida oo fasahaaday oo dagaal doonaysa amase majeerteen tijaabinaysa oo intihinaysa bal inuu wali cabsicabsi yahay iyo inuu buunshe noqday masagadii laga tuntay oo laga haadsaday oo reer galdogob waxaan filayaa inaysan ka aragti fogayn mareexaan iyo ogaadeen oo la quud iyo qaaraan ah hawiye oo ma ogin beesha reer galdogob iyo beesha mareexaan iyo beesha ogaadeenba inay ka yihiin beesha hawiye sida qayb ka mida beesha dhulbahante ee maanta iyo qayb ka mida beesha warsangali ee maanta ay quud iyo qaaraanba ula wadaagaan beesha iidoorta maanta oo walaalkaa aan ku rabin oo cadowgaaga la jira oo kuu arka inaad cadow u tahay boowe ma aha inaad isku dhajiso laakiin waa inaad fara ka qaadaa oo iska ilaalisaa inuusan waxyeelo kuu gaysan amase aan laguu soo adeegsan inuu wax ku yeeleeyo oo cabaas madani iyo shine culeey waa ka kow waxmagaradka harti ee la midka ah ilaastikada dhan kasta u jiidsanta.
Nacas Kii ka fadhiiso 😂😂
Khaatumo waa dawlada cidna uma baahna xamar iyadu eax ha hagaajiso
Let them show the corrected version or shut up
Kkk Ader kaxabi adiga taagerayey xasan dhiiqo waa umahad celenayaa
ASC Subhanallaha Allahu Akbar 🙏💯 Somaliya waxa buurburinaya waa abaha oo rabainu bokhortoyo al shabaka oha gurgurte been iyo tuganimo konfutina badbadiya SSC KH iyo puntland waa hooyda oo somalida lagamasafurin somalida Allaha kadhigo mel casimad unoqato umada somaliyed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Xasan buste down,
Soomaaliya waxaa burburiyay cudurka qabyaalada.
Ilyaaas waa adeerakay lkn haduu maamuluakaga SSC ku had gubo meesha uu joojo ban ugu galayanaa
Hadii sagaal goor uu golaha amaanka ee QM ka fariistay qadiyatda ssc khatumo oo qadiyadaha ee ugu waawayn ee casrigeena ay ka mid noqotay, maxaa keenay in hoos la isugu dhigo sheeko-raqiistii waagii la hurday ay DFS iyo S/L (iyo Xabashi+Djibouti) ay aduunka inoo marin jireen! Ka sarraynee, inaadeer, kumana haabsan karaan.
Mudug dhulka MJ mirin Kuma Jiri. Mudug WAA la yaaqaana 500.oo sano ka hor
wa marki 5 oo dowlada soomaliyed wax beeniso oo hader waraqihi laqoray watay tidhi anagu maanan qorin yacni warba mahayso waxa kadhex shaqeysanaya xata Islamaha suuqa kadhex adeegan kara
Walllee inta aad baranaysaan usc way yar tahay walllee in aad xamar
Wax moiddo waxaa kaaga fiican
Adiga oo Dudumo wax mooda.
Deni baa ka hadleey maxaa dhulbahabte u caneysan?
Maamulka Saciid Deni Faraha haka la baxdo Maamulka KHAATUMO State hadii kale CERN buu kala kulmayaah maxaa Dana dhigay hadii Sam Faraha Kala bixin
Cabaasow maad iska daysiin marka lacagta aad puntland askartiina siiso oo maad isku filnaatiin!
maamulka ssc khaatumo muxu uga gaabiyay siyaasad ahaan inay difaacan oo xagna lugatoor ba wax uso magacabaya marna wax ka eryaya dee ma raalin bay kayihin
Puntland wa qaylo badan yihiin waxas bay waardiye ka yihiin dr deni qaylo bilaabay
walee libaax baa ka tagay meeshaa xafidu laah axmed garaash
Wale wayaab horgalka SSC khaatumo ka nacasan dadka Kale horgal wa fataal
War anaga yab aragnaye doqon haw gargaarin hana gargaarsan waa dhulbahante
DAMULJADIID ULAKAS MAPKAY U SAMEEYEEN, BAY HADA NALEEYIHIIN WAANU KHALDANAY EE RAALI AHAADA😂.
TUUG TUUG DHASHAY😂
Ad iyo ad in laga,falceliyo ayey sugayeen waxas aya dowlad lagu leyahy marka wadanka mathalayen qariradisa sixi la wa morayaan dwlad maaha
lugatoor iyo maamulka ssc ma dadka ssc bay kuciyaarayan ileen maamulka ssc xad gudubkas kamay aamustene
Somaliland will redesign a new border as we somalilanders don't nothing to do with so called khaatumo .
Idinma rabno kjarash iyo qaylo joogta ah umabaahnin.
Somaliland will not entertain any more chitchat dulbahante keep going we finish whatever relationship we had
Dhulbahantoow xasan munaafaq oo aad jeceshihiin oo lacag siiya ugaara madax weenihiina io timacade wxuu idnsiiyey lldoor ee ogolaada ama diida
War ninyohow butland waad ku waalataye madad Butland neceb iyo siciid deni horgaladiina ah Baa nag idinka ah kuso adeg sadey wabakashekiye muqal
Kaqabtay wadiga butland ku
Washe🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
Aqoon la’aan kahaysata Dalka iyo deegaamadiisa ayaa kamuuqata iyo isku dirka beelahaas oo ay haddaba iskudirayaan ayay haddana rabaan inay iskusii diraan. Xasan waa usabeecad inuu Soomaali qoorta isu geliyo.
Guuta galadh ee ciidanka ssc khaatomo waa inay jawaab kabixisaa waxa xamar kasoobaxay ee faygaarka
Dhulbaahntuhu inta ay fayow yihiin inta ay waalan yihiin baa ka badan baan maqli jirey. Oo hadda SSC meesha laguma xusine ma waxaad aaminsantihiin in aad Puntland ka mid tihiin Waa maxay qayladu 😂😂😂😂😂😂😂 Puntland hay'adaa ha ka baxdo yaan arkay.
Butland majerten ba uskaleh samestey sided dadkale ogu dowladeyneysin
CABAASOW ARINTII IRI SAMAALE OO WELI SOCOTA BAA KU LUGLEH ARINTA MAP KA. HOY INDHAHA IYO MASKAXDA HALA FURO. XASAN IYO XUKUUMADIISU WAX KALAY WATAAN.
Aryaa..eeyaku.dhashe..Afkaga..kada..dowlada..Waa.walan.tihin..Hal..magalo..hal.Qabiil..Ma.dowlad..noqaa..Solali.land..Dowlad.waye..Hal.Qabil..mahan..
SSC PUNTLAND INTAAD ISHAKU HAYSAAN YAAN LAYDIN CUNIN😂. MAANTA MAAMUL BAAD TIHIIN. HORAY U SOCDA OO DIB HA EEGINA. DAWLADA SOOMALIYANA WAX HAKA SUGINA EE ISKU FILNAADA. WAA LAYDIIN DHAAMAA IN AAD PUNTLAND KU MASHQUUSHAAN
Wadigii.fadaralka.u.naganayaye
Wax.ka.dhef
Canbaro
Khatumo seegii argaxisadii iyo huwnatii qacwayn ayaa gaadhay inaanay wx jira ahayn ayey Manta ogaadeen in Somaliland katirsan ayey qirsayihin reer laascanod maclaa horjoogii huwanta ee Dani ayaa afka qaylo furty markay maqleen mapka dawlada Somaliland
Waxa sheg ha udhigina ninxuna hadalkisu waxkasoqad
Somali Somali ba DAROOD lagu sixray war MORYANTAN AN ISKA QABANO Wuxu Wa duli
Haayadas dhowr meel baa lagasoo buriyay waxba lama joogto dadka shaqo ma siiso talaalka bey ka shaqesa . Dadka xaafadaha kusoo wareega bey dhahan nooso tirakooba talaalka caruurta haayadaha fican u yeerta
adigu beryaahan puntland mooyee shaqa kale malihid adigaa ssc ku celinaya dispute wayo harti uunbaad usku diraysaa hadii ad reer laascaanoodow joojin waayaan isku dirka tolka cidina idinkama futo xuma. waayo cayn way isdifacayaan sure from buuhoodle
Khatumo waa cadowga Somaliland mana rabno mana aminayno ilahay diib noguma so celiyo amin
Bulshada reer SSC Khaatumo aa ay somaliland dhibateysey oo taladodii sisey reer kale oo sistabka dowlad nimo lagu dhibateyey 2015kii iyagon waxbo loshegin calamka logudbiyey iney Isaaq dadkas maamulka yihiin oo ladulmey la cunaqabateyey la xasuuqey iyado lagu dhibateynayey dhaqaalihii besha calamka bixisey iyo kii lagaqadayey iyo sherciyadii dowlad nimadii dalka somaliya hada wali ay tiisocoto oo turkigii na hadaku shaqeynayo war sow dulmi iyo dulaan barer ah ma ahan dee
Ssc🤣🤣🤣🤣🤣. What a joke.
KHAATUMO waa Coroowdey CID wax ka qaadikartaana ma jirto
Aw-cabaasoow rag kaa siyaaso badan latasho.
Mapkaan fariin la diraayo ayay ahayd, waana gaartay ciddii loogu talo galay.
Riwaayadaan ha dhegaysan boowe.
Dadkaan koofur joogta ma taqaanid.
😂😂😂😂😂Somaliland is not easy 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Hooyada bay wasaan dee
Yaa ku weeydiye marka Somaliland
Orod duca qabay guurina qabo idoor
Hooyo yan lacaan ina ader
Kani Hadu aqli qabo waxa uu isweydin laha faysal Iyo ragii Somaliland meeshay ku jiiran ama mareen. Aqli ga idoor
Yaa ku muransan dhulku miyaanu dhul somaliyed ahayn waa luuqadda isticmaarka somaliga sidaa uhadlaya ama waa jaahil ama waa dabadhilif ushaqaynaya cadowga somaliya
firdhiye farbaa ku godan qadiydii ragu u idlaaday ninka kaa aamusay walee waxba masoo wado
😂
Xasan mixuu ku samayn karaa kkkkkkkkkkkkkkkk isagii ayaa xamar dhana u dhafi karine dawladi ma jirtee kuwani iska celiya inta yar ee u hadhay daalimiinta
dowlad xasan shiihk dadkalogu talagalay waa adiga iyo Kuwa kulamid ah waa Kuwa ey masgax dooda marba dhinac ujedinkarto
oo digaag cal ah marba dabeysho dhinacey ubadtahay uceyriso😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Somaliland way kaga cabadisay somali dhamantod
Faaroodow barta hawiye marka aad lanjoogtaanna waa raalli gelin marka aad ka maqan tihiinna waa sida aad warqadda ka aragtaan.
Waxaan laga wadaa waa dagaal
Waar wax raali galin layidhaa majirtee ayaanu xasan sh.idin qaldin waayo waraaqdu sifo sharciya ayay uga soo baxday dawlada faderalka somalia waana warqad gashay saxaafada aduunka iyo beesha caalamkaba markaa hadii laga hortagi kari waayay sidaasay idinkaga galbatay waayo waxan aad qiilka ka dhiganaysaana madhacayso waayo hadii mapka hore loo diyaariyay oo intaaba yaalay xafiisyada maxaa layskaga shaandhayn waayay ama wixii qaladka ah looga saariwaayay!!?
dhulbahante caqligee ka wasanyihiin laascaanood oo dagmo noqoneyso miyaa maamul noqoneyso. hadow xasan sheekh kaa yeelo. kkkkkkkkk iidoor oo kaa deegaan ayaa laraadinooyaa