SOCDAAL KAYGII MAGAALADA ARUSHA | TANZANIA | S-2 Ep- 18

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 125

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 6 годин тому +5

    Mahadsanid ustaad from hargeysa woqooyi somalia 🇸🇴

  • @saddamcabdirahman5606
    @saddamcabdirahman5606 2 години тому +3

    Asxaabeey faysal wuu dadaalaya ee kor haloo qaado Raga bahasha laguma eegeee is muujiya

  • @hidayo3cisman184
    @hidayo3cisman184 5 годин тому +2

    inta uu rabo inuu you Tube kiisa ugaadho hadaan hal mar awoodi lahaa walhi wan gaar siin lahaa inankaa 😢❤ llahay ha garab galo guul walbana llahay ha usoo dhaweeyo

  • @abdifitahahmedshador628
    @abdifitahahmedshador628 2 години тому +2

    Hormar wacan sxb qaali ah From Mogadishu

  • @yusufahmed8991
    @yusufahmed8991 38 хвилин тому

    Allaha kugu amaansado walaal. Aad ayaan uga helay muuqaalada ka soo duubtay Tanzania iyo Kenya

  • @HamdaYasiin-vy3hf
    @HamdaYasiin-vy3hf 8 годин тому +2

    This is good video.
    Very interesting and educating.
    Thank you. 😊

  • @BashirAxmed-e9c
    @BashirAxmed-e9c 8 годин тому +1

    Muuqaal aad u qurux badan iyo dal qurux badan
    Keep it up 💪 brother❤

  • @Hawdjoog
    @Hawdjoog 7 годин тому +2

    Faysalow Moto ayaad ku safrayso magaceeda Soo qor 😂😂😂

  • @MuhammedAbdi-v2c
    @MuhammedAbdi-v2c 7 годин тому +2

    Hore u soco brother🎉🎉

  • @HodoMuse-sx8sp
    @HodoMuse-sx8sp 5 годин тому +1

    Masha Allah hore uu soco wllo

  • @shabanifp8711
    @shabanifp8711 Годину тому

    Tanzania waa dal qurxoon shoo! ❤

  • @abdirahmanomar7741
    @abdirahmanomar7741 8 годин тому +1

    Good work thumps up for the wonderful adventures

  • @General00124
    @General00124 7 годин тому +2

    KEEP GOIN' 🎉

  • @Muhammadabooké
    @Muhammadabooké 8 годин тому +1

    Wllkei faizal Keep forward
    One day you reach your target 🎯🎯

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 7 годин тому +1

    Waa dhul wada doog iyo dhir ah Tanzania.

  • @hajicarab1237
    @hajicarab1237 6 годин тому

    Arusha is beautiful faisal ad ba u mahadsanthy i enjoy watching your travels.

  • @Youfav_riyan
    @Youfav_riyan 5 годин тому

    Faysal shiekh, I always look forward to seeing your videos 📹 magnificent scenery and love your background music simple and calm 🎉🎉

  • @ibraahinahmedismail61
    @ibraahinahmedismail61 41 хвилина тому

    Mahadsanid

  • @AbdirazakJiindhe
    @AbdirazakJiindhe Годину тому

    Keeb going legend

  • @axmedcisman2184
    @axmedcisman2184 6 годин тому +1

    Faysal baskiilkii mee sxb hargaysa waynu isku aragnee

  • @SahraAhmed-m3t
    @SahraAhmed-m3t 4 години тому

    masha allah shukran huno 1895❤

  • @fathiabdillahi5611
    @fathiabdillahi5611 3 години тому +1

    Coming soon 40k❤❤❤

  • @ahmedismailmahamed5144
    @ahmedismailmahamed5144 6 годин тому

    Deegaan qurux badan safar wanaagsan zxp

  • @farhiamahamad8938
    @farhiamahamad8938 4 години тому

    Masha Allaah hora usoco Wll

  • @AbdirahimAhmed-tw3sz
    @AbdirahimAhmed-tw3sz 3 години тому

    Masha Allah waa dhul qurux badan.

  • @Kurtun170
    @Kurtun170 3 години тому +1

    Waan ku raaxeesane sxb muuqaaladaa markaad mootada wadina sida maanta oo kale aad sameese samee oo sidee noo sheeekee oo taarikh iyo xogo kusoo gudbi markaad mootada aad wati saaxib

  • @OmaraliJiic-wg2nt
    @OmaraliJiic-wg2nt 8 годин тому +2

    Legend

  • @mohamedissack-o3o
    @mohamedissack-o3o 8 годин тому +10

    Take care bro.the Road from Arusha to Mbeya is not safe. Unfortunately the law making force rob the innocent travellers.they target the somalis people despite having their required documents

    • @thcl5298
      @thcl5298 2 години тому

      Take care walal

    • @GuleedMohamed-c5f
      @GuleedMohamed-c5f Годину тому

      Sxb wadadaa waxann warkeeda hayay ilaa 1999kii . Weli nabad maaha ayaan filayaa sida hadalkaaga ka muuqatan. Budhcada wadada waxa ka daran budhcada somalida ah ee magaalada jooga kuwaa oo baadha dadka safarka ah ee meesha maraya.

  • @AbdifataahAlii-zh3nk
    @AbdifataahAlii-zh3nk 8 годин тому +1

    Safar salaama so noqod Salaama❤❤❤ sxb

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Годину тому

    Faisal hafidahu Allah❤️.

  • @AhmedNur-d8m
    @AhmedNur-d8m 6 годин тому +1

    Guul iyo amni baan kuu rajaynayaa

  • @ismailmahamed
    @ismailmahamed 6 хвилин тому

    Safar wacan ayan ku rajaynayaa sxb

  • @abdicali-eq6go
    @abdicali-eq6go 25 хвилин тому

    Horuman wcn sxp feysil

  • @Ilkacasemaxamuudkhadar
    @Ilkacasemaxamuudkhadar 8 годин тому +2

    Fayasl sheek afsomaligii maad ilowday ku soo hadal

  • @Boqoldile1
    @Boqoldile1 3 години тому

    Welcome to tanzania

  • @saadaqofficial6858
    @saadaqofficial6858 5 годин тому +1

    1.172view 2hrs.ago keep going zxb

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003
    @cabdiquduusbinuaxmed8003 4 години тому +1

    Waan sugayay❤

  • @AhmedAkrpoduction1
    @AhmedAkrpoduction1 6 годин тому +2

    Qof soomaali Ah Meesha maka Wayday

  • @MohamedDeeqsi-c3k
    @MohamedDeeqsi-c3k 2 години тому

    Guuleyso sxp hormar bdn ayaan ku rajeynaa waxan hubaa inaad mar dhow hamigaada gaadhi doontid bro

  • @NuhUgas
    @NuhUgas 6 годин тому

    Horo usocod wacan walaal

  • @muminfarah8899
    @muminfarah8899 6 годин тому +1

    Guul saxib iyo horuumar

  • @liibaanxaaji1443
    @liibaanxaaji1443 6 годин тому

    Masha allah be care full bro

  • @AbdullahiMohamedAli-b2i
    @AbdullahiMohamedAli-b2i 7 годин тому

    Video ga waa soo daaahay sxp waqtigiisa sida filaayo

  • @mohamoudahmed3850
    @mohamoudahmed3850 Годину тому

    Mansha alaah halkaa ka wad waa in degdeg laguu garsiya 100 kun ku yaaca

  • @AHMEDMUQDISHAAWI-o7i
    @AHMEDMUQDISHAAWI-o7i 8 годин тому +1

    Well Well bro 204 view 🎉

  • @001mombasa7
    @001mombasa7 7 годин тому +1

    Mashallah take care off your self bro

  • @mohamedibrahimadam3307
    @mohamedibrahimadam3307 Годину тому

    Guul iyo gobonimo

  • @WaliKhan-j5r
    @WaliKhan-j5r 48 хвилин тому +1

    Tanzania somaliyey waa inaaan qabsanaa dagaal isu diyaari

  • @نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع

    Be safe on your trip

  • @kismamedia6719
    @kismamedia6719 8 годин тому +3

    Wan kula socona sxb

  • @musasubane6312
    @musasubane6312 2 години тому

    Brother welcome Arusha saxab Arusha ayan jooga e xages kajogta saxab wan kulasocdi safarkada

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 8 годин тому +1

    Tanzania ka qurux badan kenya dhinaca wadoyinka waliba

  • @yasinaden5100
    @yasinaden5100 5 годин тому +1

    Anagaa kudalanay, ninka reerka nooguweyn waa 75 jir arusha ayuukudashay.

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 6 годин тому

    Asc zxp feysal guuleyso

  • @HamdaYasiin-vy3hf
    @HamdaYasiin-vy3hf 8 годин тому +1

    Very interesting video

  • @hafuuYusuf
    @hafuuYusuf 4 години тому

    Bro don’t change the language Wallahi😭 I very much want to see a Somali brother travelling and telling us his adventures inshallah you will reach far but do know it takes time

  • @Abdiasis__siisey
    @Abdiasis__siisey 2 години тому +1

    Wee jiraan sab soomaali geel iyo ari ku hesato arusha

  • @HamdaYasiin-vy3hf
    @HamdaYasiin-vy3hf 8 годин тому +1

    Very interesting

  • @Abdikabirqulle
    @Abdikabirqulle 6 годин тому +1

    legend

  • @Caaqil239
    @Caaqil239 7 годин тому +3

    sxb thumbnail ka half sawir kaga saar inta kalana waxaa saarta meesha martay meesha ugu qurux bada badan si dad badan ay ugu soo dhuftaan video gaada thank me letter name caaqil

  • @khaalidsharaabi4588
    @khaalidsharaabi4588 6 годин тому

    keep going

  • @AliAbdulahi-g1b
    @AliAbdulahi-g1b 5 годин тому

    waad ku mahadsan tahay in dad kaaga u banfhigtid safarkaan...

  • @yasinaden5100
    @yasinaden5100 5 годин тому

    Waa mount meru arusha.

  • @muhsinduale2418
    @muhsinduale2418 4 години тому +1

    Tz where everything is in kiswahili, even the goats bleat in kiswahili, i visited a border town called Horohoro some years back, wanted to buy medicine, i asked people to show me a chemist they didnot understand, i was advised to say Duka la dawa and when i said i was promptly shown one

  • @ahassan8738
    @ahassan8738 4 години тому

    Maalin kale oo aqoon kororosi ah sxb mahadsanid. Talo : si aadan uga lumin jihada aad ku socoto marka internet la'aantu ku qabsato Download the area map intaad hotelka joogto dabadeedna navigate kusoo bax mapku wuu ku geynkaraa jihadaada xataa haddii internetku kaaga go' si lama filaan ah.

  • @hafsaosman8286
    @hafsaosman8286 5 годин тому

    Arusha iyo masai inshallah mbeya ku xigta ila tunduma border kaa

  • @engnajmudiinabdirahman8347
    @engnajmudiinabdirahman8347 5 годин тому

    Wll english subtitle usamee say calamkoo dhan ku daawado

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 8 годин тому +1

    ❤❤❤

  • @SakeriyeSakeriye-rv7ft
    @SakeriyeSakeriye-rv7ft Годину тому

    Aynu dhiiri galino wiilkan please

  • @abdirahmansalaan5564
    @abdirahmansalaan5564 Годину тому +1

    6 hours and 2944

  • @XasanjananxasancadeXasancadexa
    @XasanjananxasancadeXasancadexa 8 годин тому +2

    Safarki.mad.ka.baqatay.sxb

  • @AsmaFiican
    @AsmaFiican Годину тому

    Wadamada markan daawanaayo maseer I qabto😢

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Годину тому

    7h ago 3,1k Views .

  • @abukarmmohamud3455
    @abukarmmohamud3455 7 годин тому +1

    Safar Salama

  • @abdulahiesse4395
    @abdulahiesse4395 4 години тому

    Asc wll... muuqaaladaada way gaabanyihiin wayna yar yihiin.. soo badi oo wadanka sifiican noo kala bar... mahadsanid

  • @نونومحمد-ر9ض
    @نونومحمد-ر9ض 2 години тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇦

  • @BashirAxmed-e9c
    @BashirAxmed-e9c 8 годин тому +1

    19 minutes 184 views and 62 like ❤

  • @mohamedabdikarin6843
    @mohamedabdikarin6843 2 години тому

    🎉💥💥

  • @waayahavideoproduction3771
    @waayahavideoproduction3771 2 години тому

    Safarkaan yaa maal gelinaayo

  • @connoisseurification
    @connoisseurification 7 годин тому

    Arusha waxaa kudhahdaa’Tutawarusha mbali sana’ . Heshiskaas masoconeyso kudheh. Afsomali maa kubadashay muqaalka?

  • @HassanMohamed-s6f
    @HassanMohamed-s6f 8 годин тому +2

    Warya you need patreon so that people can donate to you

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  7 годин тому

      Thanks brother.
      This is my PayPal account : feisalabdi0015@gmail.com
      you can send your support there.
      Thanks

  • @yasinaden5100
    @yasinaden5100 5 годин тому

    Soomali waxaad kaheli masjidka uguweyn. Xaafada bondeni iyo majengo.

  • @abdullahihared8482
    @abdullahihared8482 6 годин тому

    🥰

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 6 годин тому

    Somalida badan border ayaa ku arke

  • @CxamiidKashka-vb9gx
    @CxamiidKashka-vb9gx 7 годин тому

    Sxb shaqa wacan ayaad heysaa lkn dadkee nallaga beerey waxa wax utareyya mayyaqaaniin

  • @mahadmaxamed307
    @mahadmaxamed307 2 години тому

    🎉🎉🎉🎉❤

  • @AsmaFiican
    @AsmaFiican Годину тому

    Allow somali saan ah I tusi

  • @AbdirashidAbshire
    @AbdirashidAbshire Годину тому

    Bro motorcycles ad isticmaaleyso magaceed hadii somalia laga helo ii sheeg

  • @cariifcade3933
    @cariifcade3933 45 хвилин тому

    Wll waxaan rabaa in aan kugu dhiirigaliyo socodkaaga, ilaa iyo hadda waxaad maheysaa wadankii 5naad waxaad daawadaa nin gaana kasoo baxay oo 18 Dal soo maray oo hadda South Africa jooga oo hadana haysta 4.5kg bas oo kun iyo shan boqol qof daawato mana quusan uu wuu socdaa, adaa Ka dad badan kana views badan magaciisana waa flying flags, ee wllka horays usoco guushu waa dhowdahaye

  • @XasanjananxasancadeXasancadexa
    @XasanjananxasancadeXasancadexa 8 годин тому +1

    Sxb..iskudeys.karadi.Tanzani

    • @atharhassan9373
      @atharhassan9373 8 годин тому +3

      Iskudeys ma joogo Tanzania, waxuu joogaa Uganda, iskudeys waa Nin Uganda Comedian ah iskudeys iyo Mama ladhaho Kasime

    • @XasanjananxasancadeXasancadexa
      @XasanjananxasancadeXasancadexa 8 годин тому

      @atharhassan9373 hhhhhh

  • @user-sayfodiin
    @user-sayfodiin 2 години тому

    2.5k views and 5h

  • @AbdulazizAli-d7k
    @AbdulazizAli-d7k 2 години тому

    qolku ma keligaa baa afarta sariiroodba? $4 waa cheap!

  • @General00124
    @General00124 7 годин тому +1

    420 views🎉

  • @elmimaxamud7959
    @elmimaxamud7959 5 годин тому

    Maxaa qaldan yarjaan intaas oo waqtiya galiya inuu waxbadan na tusa maxaa loo sabiscarab badan helicopter waayay dadkaan dadka waxa fiican soo gudbiya iyo dadka waxa xun gudbiya makala yaqaaniin miyaa??

  • @najiiptube1939
    @najiiptube1939 2 години тому

    2674 views 🎉

  • @WARSAMEM-n4m
    @WARSAMEM-n4m 6 годин тому

    Hi

  • @MohamedMokluo
    @MohamedMokluo 6 годин тому

    726 views 1 hour ago

  • @HodanMihile
    @HodanMihile 6 годин тому

    987 hr2

  • @waayahavideoproduction3771
    @waayahavideoproduction3771 2 години тому

    Dalkeena hana nacsiin ni9

  • @MaxamedCqaadirCumar
    @MaxamedCqaadirCumar 4 години тому

    1,951