SABABTA AAN OO MAQNA IYO VLOG QURUX BADAN MAANTA NAFTIDA ...BY SAMIRA SIMAN 🥰

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 97

  • @shukriya4240
    @shukriya4240 11 днів тому +13

    Isoo duceya asxaby muraad leeyahy

  • @muminibrahim3848
    @muminibrahim3848 11 днів тому +41

    Aniga duamark wan layabay wlhi marki la furo lee is qurxin iyo cateys nafta ayan waqti la qadani Maxa Lo dhaa un marka Ninka u joogo ninki ba waqtika ugu badan ya la galini dumrow aan is daba qabono ki no ronado aan u ronano sidas samey u naftena waqti aan galino hana la shqeyto xita farax marko tagayo adiga qorx badan ha tago intaas wa wano xuman ya la I arkin

    • @nimcosiyad4858
      @nimcosiyad4858 11 днів тому +7

      Caqliga ka shaqeysi abayo lesh ma jirta gbdh is dayaceyso ma jirto qofkada wa inad support ka hesho lkn mrka garob thy xorba tahy mesha rabta ade dharka rabta xerane wxada waka nolane😂

    • @Fotballlover-px3uw
      @Fotballlover-px3uw 11 днів тому +1

      Waa xasidiin raga inay kumashquuliyan bay jeclyihiin oo fursad uhelin naftaada

    • @Dhoolnu
      @Dhoolnu 10 днів тому +2

      Ragga ayaa usabab ah waayo marku xaaskiisa wakhti siiyo ilmaha lahayo dhiiri galiyo caafimaad ahaan iyo jir ahaanba uu kudhiiri galiyo markaas gabadhu isma badasho ilmahana ay kala dheereyso
      Lkn nin aaminsn ilmo uunkadhal oo gurigaba 3saac oon xiriir ahyn subaxdi jooga habenkina lahurdo uun abaayo dismoral ba udhimanysa
      Marki lagu furana wakhti badan ba kusoo haraya

    • @Umi-v7c
      @Umi-v7c 10 днів тому

      ❤❤❤❤🎉🎉🎉😊​@@nimcosiyad4858

    • @Lelylifestyle
      @Lelylifestyle 10 днів тому

      Nagta marki laqabo nagaha weliba qaarkod ragoda ma ogola iney outing aado bashaal wareeg aado ilen mana diidi kartid lakn maraka single tahy ya ka hortagan faraxyasha DHAN ma ahn iyaa

  • @Humblegirll
    @Humblegirll 11 днів тому +9

    Masha allh abyo cream wajiga body noo so gali wax lagu cadado rabna. Ilhy ha ku xifdiyo adi awladadaba❤

  • @SumeyaMohammed-w5m
    @SumeyaMohammed-w5m 11 днів тому +9

    Masha Allah abayo macan ❤🎉

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 11 днів тому +4

    اللهم آمين ثم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا ❤

  • @sucadibrahim8075
    @sucadibrahim8075 7 днів тому

    Cream waji iyo gacmo nosoo gali waxd😂isticmasho khyr hele wlo in badan ku sugynee❤❤❤❤❤❤❤

  • @NimcoMuxumud-p9b
    @NimcoMuxumud-p9b 7 днів тому

    Yasmiin ma aragta dabecadakadatemoya kabale matagtay abooyo❤❤❤🎉

  • @sahraisaaq5854
    @sahraisaaq5854 5 днів тому

    Mashallah tabrakallah qurux wll wadanka alle nimcada allr hainoo diyaadsho. Marwla aad awoodo banaanka aad ayuu u fiicanyahay waxaynu ubahanahy 2saacadood. In ilmaha banaanka lagu ciyaarsiiyp

  • @fatmaasad5371
    @fatmaasad5371 11 днів тому +4

    Masha alah tabaarakalah quruxeey good job awladana alaha kula koriyo abayo macan

  • @nurtofarax6584
    @nurtofarax6584 11 днів тому +7

    m.a hooyo karti badan ayaa tahay hore usoco qaali dumar

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 10 днів тому +3

    Mcnto xinnaha madow waa sun raashin aad ku cuney waad ku kariney. Cunuga aad dhabta ku heyso hadii garigaas frenka qabto gabadha gadaal fadhido midda aad dhabta ku heyso dariishada ey ka baxayaan adigana waad raacey. Labada cunug waa car seat 💺 in aad u gadaa oo gsdaal aad ku xertaa adigana seat belt waa in aad xerataa. Waa iga waano wax xun oo dhan Allahumma Najeynaa. 😮

  • @queenayaanita8809
    @queenayaanita8809 11 днів тому +7

    Ilaxun kuma aragto adi iyo ilamaxan habaryarta an uahay xppti❤

  • @AmisheyadanAmishey
    @AmisheyadanAmishey 11 днів тому +4

    Masha Allah ❤cilan qurxoon waye xage kasomarsatey cilanka

  • @shukriya4240
    @shukriya4240 11 днів тому +4

    Isoo duceya asxaby muraad leyahy

  • @sundusthesunset2432
    @sundusthesunset2432 11 днів тому +4

    Samiirooooooo where xagee aday we mis you ❤ ♥ 💖 💙 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaryamahmedMaxamed-xn5jq
    @MaryamahmedMaxamed-xn5jq 11 днів тому +5

    Alxm hadaa so labatay wan ku xiisnay❤

  • @HodanabdiHd521
    @HodanabdiHd521 11 днів тому +2

    Wnu kuu xiisney samiira abayo maanta wllhi niyada kugu hayey xagee ka dhacdey wlley markaan ku weyno wnu kaa fikirnaa wllhi 😢

  • @amran2010
    @amran2010 11 днів тому +3

    ماشآءالله تبارك الله
    ❤❤❤❤❤❤

  • @Fartonosman61
    @Fartonosman61 10 днів тому +1

    Abaayo waa ku salamay quruxey
    Meeshan wax barashadeda ka waran waxan daganahy Dubai inan Kenya uso guura raba

  • @Hodan-i9m
    @Hodan-i9m 9 днів тому

    Maashaa Allah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ samiiro quruxey allaha ku xafido iyo ilhahaayga

  • @ayanahmed-n5v
    @ayanahmed-n5v 11 днів тому +2

    ❤😊❤ماشاءالله تبارك الرحمن

  • @maryanyussufchannel4933
    @maryanyussufchannel4933 8 днів тому

    Mashallah keep going abayo beautiful family ❤❤❤

  • @lifeishardeverytime9627
    @lifeishardeverytime9627 4 дні тому

    Waa xagee meeshu

  • @nimoali3005
    @nimoali3005 11 днів тому +2

    M.a so beautiful magacad mesha abayo

  • @NadaaQalil-kd5pd
    @NadaaQalil-kd5pd 9 днів тому

    Msha allah wllhi samiro hormar keda waku farxa. ❤ ilhey wx dhiba kuma tuso abyo mcn adi io ilmahadabo

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 11 днів тому +1

    ماشاءالله تبارك الرحمن الله يحفظكم ❤

  • @Anuush89
    @Anuush89 9 днів тому

    Masha Allah❤

  • @Queencabdi-r3j
    @Queencabdi-r3j 11 днів тому +1

    M.a aby allaha kubarakeyo walashey mcn nolow❤❤❤❤

  • @Liverpoolfo
    @Liverpoolfo 11 днів тому +2

    Mesha magaced xabibti

  • @AnissaHassan-p3d
    @AnissaHassan-p3d 11 днів тому +1

    Masha alaaah ❤ faraxsankkwnwaligaa

  • @foosmuke6029
    @foosmuke6029 11 днів тому +1

    Mashalaah abaayo ma nabad qabtay❤❤

  • @sabriincadey2522
    @sabriincadey2522 11 днів тому +1

    Mashalah fariid❤❤❤

  • @AdenAli-vc1kc
    @AdenAli-vc1kc 11 днів тому +1

    Manasj😮Quruxlayda samiro siman

  • @umuamiir-y7k
    @umuamiir-y7k 9 днів тому

    samiiro qurux hore abyo mcn illh wax xun kuma tuso🫶❤️

  • @fivefamily5
    @fivefamily5 10 днів тому

    Wow 👌 cilaanka caadi ma ahan samira mansha Allah ❤❤

  • @hoyomanalchannel3257
    @hoyomanalchannel3257 9 днів тому

    Masha allah amiin dhamanten ❤❤

  • @NastexoMaafiyo
    @NastexoMaafiyo 9 днів тому

    Masha allha abayo mcn ❤

  • @Umi-v7c
    @Umi-v7c 10 днів тому

    Samira barakAllahu fiikum ❤❤❤🎉🎉🎉😊

  • @ayaneyabdirashid931
    @ayaneyabdirashid931 11 днів тому +2

    Mashallah beautiful keep going ❤ qaali laakin culusow hadu sonoqdo hais diganin marwlbo quruxdhaada ka shaqe

  • @Hoodo-j6e
    @Hoodo-j6e 11 днів тому

    Maansha allh hore usoco karti badn

  • @fardusmaxamed282
    @fardusmaxamed282 10 днів тому

    Mansha allaa❤

  • @Xafsoonline1
    @Xafsoonline1 11 днів тому

    Samiro abayo xageen kalasoo xiriraa ❤❤❤

  • @IdilAwees
    @IdilAwees 11 днів тому

    Masha allah abukar soceli ❤❤❤❤

  • @toxa_misty
    @toxa_misty 5 днів тому

    Abaayo cilaanka gabadha nasoosii

  • @umuahmedofficial6604
    @umuahmedofficial6604 11 днів тому

    Masha Allah xabiibti aniga ugu horeyo xabiibti 🎉🎉🎉🎉

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 11 днів тому

    Mashaa Allaah❤️❤️❤️

  • @hodanahmed9931
    @hodanahmed9931 11 днів тому

    Mansh Allah mansh Allah❤❤❤

  • @KhadraAli-xy2vn
    @KhadraAli-xy2vn 11 днів тому

    Mash allh

  • @QotofUmmuSaad
    @QotofUmmuSaad 11 днів тому

    Amiin thuma amiin

  • @nimco-o4c
    @nimco-o4c 11 днів тому +4

    Dumashina wa ujeedna 😂😂

    • @fatumaali5834
      @fatumaali5834 11 днів тому

      Anaa dhihi rabay wali qofa igu sodhacay ina dagdago marabo

    • @nimco-o4c
      @nimco-o4c 11 днів тому

      @@fatumaali5834 Isheg sxby hhh

    • @hamdiali451
      @hamdiali451 10 днів тому

      Xagee uga jeeda 😂

    • @nimco-o4c
      @nimco-o4c 10 днів тому

      @@hamdiali451 kamerada yaa haya hhhhh, gaarigana culusow ba latusa

  • @SacdiyaBishaar-ws6et
    @SacdiyaBishaar-ws6et 11 днів тому

    Maashaa allaah❤❤❤❤

  • @fatmaahmed-vu6th
    @fatmaahmed-vu6th 11 днів тому

    Mesha aad aadeysiin mad noshegtiin

  • @yusramahamed3780
    @yusramahamed3780 11 днів тому

    Maasha allaah

  • @SUCAADOMAXAMEDGEEDOW
    @SUCAADOMAXAMEDGEEDOW 11 днів тому

    Wanku xiisnay qalpi❤

  • @Umalkhayr-x1y
    @Umalkhayr-x1y 11 днів тому

    Maaaasha alaah

  • @SucaadHassan-x5d
    @SucaadHassan-x5d 11 днів тому

    Mansha allah❤❤❤❤❤❤💋👍

  • @aishaa370
    @aishaa370 11 днів тому +2

    Ani baa ugu horeeyo mnta alx❤😂

  • @MinhalOmar
    @MinhalOmar 11 днів тому

    Mansh Allah

  • @ayaanitaabokor4383
    @ayaanitaabokor4383 11 днів тому

    Keep going xabiibti ❤❤❤❤

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 11 днів тому +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @hindafarah9663
    @hindafarah9663 11 днів тому +1

    ماشاء الله تبارك الله ماشاء الله تبارك الرحمن ❤

  • @dahirayusuf6994
    @dahirayusuf6994 8 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @fardowsalajecley7567
    @fardowsalajecley7567 8 днів тому

    Nina ogahy wu dawanaya😂

    • @Fartunhared
      @Fartunhared 5 днів тому

      😂😂😂😂adiga miyaa

  • @KhadraAli-xy2vn
    @KhadraAli-xy2vn 11 днів тому

    Waxana misanaka ku rido ishega

  • @DahiraOsman
    @DahiraOsman 10 днів тому

    Am. Mcn to❤❤❤❤❤❤😊

  • @faadumoclahi715
    @faadumoclahi715 10 днів тому

    Culusow u jedaa samira

  • @KhalaKaki-s1t
    @KhalaKaki-s1t 10 днів тому

  • @FatumaIbrahim254
    @FatumaIbrahim254 9 днів тому

    M a❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RamlaMuzamil
    @RamlaMuzamil 10 днів тому

    200k😭😭

  • @Abdinasra-ee5hk
    @Abdinasra-ee5hk 11 днів тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @saidibrahim5931
    @saidibrahim5931 9 днів тому +1

    Marki lagufuray ayad bilawday inaad is qurxiso. Maxaa marki laguqabay kudiiday doqon yahay

  • @Ayanna-ed2ob
    @Ayanna-ed2ob 9 днів тому

    Mgced meshan irida lcag mlku gala apyo

  • @hothanabdi9761
    @hothanabdi9761 11 днів тому

    frst ❤

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 11 днів тому

    Maashaa allaah allaha idin xafido adiga iyo owlaadaada baryahaana waad seexatay miyaa abaayo maxaa jira kkkkkkkkkkkkķ❤❤❤❤❤

  • @shukriya4240
    @shukriya4240 11 днів тому +7

    Isoo duceya asxaby muraad leeyahy

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 11 днів тому +1

    ماشاءالله تبارك الرحمن الله يحفظكم ❤

  • @laylacismaan-o6o
    @laylacismaan-o6o 11 днів тому +1

    Mansha allah❤

  • @AbdicasiisShire
    @AbdicasiisShire 11 днів тому

    Masha Allah

  • @SalmaSalat-dd8dq
    @SalmaSalat-dd8dq 11 днів тому

    ❤❤❤

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 11 днів тому

    ماشاءالله تبارك الرحمن الله يحفظكم ❤

  • @hodanbazhir5293
    @hodanbazhir5293 11 днів тому

    Masha Allah ❤

  • @nasraali8311
    @nasraali8311 11 днів тому

    ❤❤❤❤masha Allah

  • @CaashoAhmed-py8yu
    @CaashoAhmed-py8yu 11 днів тому

    ❤❤

  • @عليغالي-م2ي
    @عليغالي-م2ي 11 днів тому

    ❤❤❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 10 днів тому

    Masha allaah❤