Inankeynow wxn ku odhan laha wxd samaysay shey aad u daran alle ka cadhooda. Wll alle dembi walba wu dhaafa subxanahu watacala allah ku abuurtay islaam ka dhigay u towbad keen. Ta kle Quranka akhriso o tarjumadisana dhagayso. Ta kle dhaqtarka cudur nafsiga u tag o muslima si u dawo ku habon ku siiyo ha u tagn dhaqaatirta gaalada ayagaaba wasaqaysan. Ta kle guurso gabar diin leh hday somalida ku diidan in ay gabadhi ku siistan ha niyad jebin guurso xita ajnabiyad ka dheerow meelaha somalida joogan dadkeyagu jahliga ku bdn nebigena scw wuxu yidhi ruuxa ka towbad kena dembi wa ruuxa aan dembi lahayn o kle. Alle haku waafajiyo wanaga aduun ayu aakhiro. Wllo wxaaba liidnaan kuugu filan nin adiga o kle ah in u ku naagaysto o hdana ku yidhaahdo waan ku furay wll damiirkagi meeyi halke ka maray caqliga ma ogid in aaad islaam thy ma ogid in waalidkaga arinkani hdu maqlo in u udhiman karaayi ma ogid miyana😭. Ina lillahi wa ina ilayhi raajicun xazbunallahu wa nicmal wakil la xawla wala Quwata ila billahil cadiiimul cadiim. Wll wxn ku weydinaya aduun iyo aakhiro rajo kama lihid miyana? In aad mustaqbal samaysatid dooni meysid miyana tan imika aad ku jirtid wa tuu been ah. Bal hlke ka aragty nin nin guursaday dabeedna caruur ka dhalay mA jirto wax dhacayna maaha xita gaalda kuwa ugu xun ayaa ficilkani Quudhsada o yasa Ina aabow ka wrn adiga alle muslim ka dhigay.!!!. Ta kle wxan somalida leeyahy cid walba kiliibyada inankani faafinaysa alle haka cabsato o hka saarto baraha kiliibyada. Hdlka waan badiyey hlyga raali noqdo.
Hore uga soco oo nin raga baa alle kaadhigay I llaahay u tooba ken oo soo noqo waan kuu duceynaynaa alle inuu raga inmadaada oo hooyadaa iyo dadkaga u soo noqo aamin
ALLAHU AKBAR WAA FATAXA NASSR , ALBAB AYA RABBIGU FURRAY EE TOWBADA GAADH OO ALLAH CAFFIS KA DALBO, WAXAN KU BARYAYNA IN TAWBADA UGAA AQBALOO, INSHAALLAH
Walaal ha ku noqon ninja wuu Ku kufsaday kuna fara xuraxumeeya ee danbi iyo bahdil intaas ha kaga ekeeto wax furosemide ahna ma jiraan saa wheelbase ninkii kuma qabin ee dhaqan xumo yaad Kula jeegte u noqo ale subxaana watacaalaa waa danbi dhaafe qafuuraraxiin ah danbi dhaafe ah dad adiga kaa danbi badan oou soo laaban yuu u Danville dhamatay ee ha quusan huno
Allah hakaa masaxo,ha ku noqon habo ,toobad keen Allah u noqo iska ilow nolol cusub gal , nin raga ayaad tahay waxaad xasuusataa meeshaad ka timi iyo diintaada.Illaah baa wax kula maagay, dib ha ugu noqon jidkaa foosha Xun.
Hooyadiis iska daaye Aniga oon dhalin wiilkaas meel baa i goda markan dawado hada Go an baan gaaray inan daawan Anaa isu baqay In aan haqda marku dhaho ninkeyga Haq baan dhaha inan nafta iga haado aan ka baqay Marka hoyadi dhashsy 9 bil iyo sugede siday u walacday umushay dhib iyo dheefba waxey ahayd kusoo korisay bal ka waran😭😭😭😭
Asc walalkega somaliyed deqo waxa tahay dadka oo ilaahey jecelyahay oo waba lagu tusiyay inna tahay qof oo Allah jecel yahay wana Aragta ducada hoyada aya ku cawisay ninkana ku ma aheyn qer ee allaha kula kulmiyo qerka magafe wa allaah all the best my brother 😘
Ascw.wax kasta waxaa fiican in xaqiiqda la abaaro iyadoo la isaf xumeen,waxaan wediinayaa ninka somaaliyeed ee yiri ninkii i qabey ma u noqdaa? subxanallah.diintii muxamed csw lagu Soo dejiyey ma rumeysan tahey yes or no.hadii yes tadoh alle waa jecel yahey adoonka intuu danbaaboh u Soo noqdah,qof ha qancin allihii KU abuurey qanci.surada huud akhriso ayada ka bilaabatah 76_81.inshaallah wey ku anfaceysaa waa alle qowlkiisa iyoh qisada aad KU sugantahey dadkii sameynaayey meeshey KU danbeeyeen.alle waa qafuuru raxiim waanah shadiidul ciqaab.aduunka waa laga tegayaa alle baana lala kulmin xaqana in laga xishoodoh ma ah.qofkii xaqa kuu sheegah wanaag Buu kula rabaa.
Waa u soo duceyneyna.Inshllaha Gaakii ha u noqo.Wiil fiican baad tahay.Hadaadan heysan meel aad degto.Lacagba lagu uruurinaya.Guri baa lagu dejinaya.Waana lagu daweynaya.Mobilka iska bedel. Gobolkale aad,ha u dhawan.k
Haku noqonin ee block Saar ka fogoow degaankiisa oo masaajidka gal iiduceeya dhex oo ilaahay unoqo salad iyo soon bilow kana fogow dadkaad ku xidhnayd alle haku hanuuniyo
Asc wll mcn magafe waa allh wllkey allhii raxmanka ku aburay u tubdken wlidkane rali geli hoyo mcn wad ka oohisay waa ka murjisay hamigee ku lahed waa ka jebisay fursad aya heysata kafideyso tubadne wey ku furan tahay
Ani hoyadis wan ka xumahy sida ay ula hadashey wiilkeda maxa yeelay qofka hadu xumaado lama siixumeeyo ee walo duceya si u qofka uso laabto halaka dhaafo wiilkas cayda waxa dhici karta in adiba bari allah kugu imtixaamo dhibkaaso klr
nacalad alle haku dhifto alle ayaa u dhaartay bada oo dhahay hadii aad halkaas soo dhaafto waxaan ku cadaabin siid aan u cadaabi lahaa nin nin saaran marka tan alle ayàa u danbeysa
Asc dhaman.somali weyn.wan idin salamaya wa jamal.jeelani joga dalka.neropi wxaan aad uka xumahay dhibka so garay walalkena wa mucjiso wa aqiru zamaanka.illahow adika qafuru raxiim.cebtena astur dambikena dhaaaf wilkaas wxaan kula talin lahaay haku noqan nolshi mugtida eheyd mustqabl ayad ledahay ku fikir nolsha aan ku fikirno oo ah inaad ubad yelato illahow ka cabsato gul aan kuwada farxna ku rajeynaa i.n
ASC Dhamaan Walaalaha Soomaaliyeed Waxaan Idinka Codsanayaa Inaad Alle Dartiisa Ugusoo Duceysaan Wiilkaa
Wcs abayo qali ah sax wlhi inaa uduceyno waye
Allaha so hidheyo
Wcs my sister wiilka wlkyna Alle ha samaxo alle haso hadeyo Aamiin yarabi 🤲
Allaha ha udanbi dhaafo hana soo hanuuniyo
Somali waxeey caaydo mahane wax kale mataqaan.
Inta quraanka jecel heesaha neceb like saara me I love ❤❤❤❤❤
Subxaanallahi illahay ha soo hadeeyo hooyo Allah ha unaxariisto aamiin yaarabi
Inankeynow wxn ku odhan laha wxd samaysay shey aad u daran alle ka cadhooda.
Wll alle dembi walba wu dhaafa subxanahu watacala allah ku abuurtay islaam ka dhigay u towbad keen.
Ta kle Quranka akhriso o tarjumadisana dhagayso.
Ta kle dhaqtarka cudur nafsiga u tag o muslima si u dawo ku habon ku siiyo ha u tagn dhaqaatirta gaalada ayagaaba wasaqaysan.
Ta kle guurso gabar diin leh hday somalida ku diidan in ay gabadhi ku siistan ha niyad jebin guurso xita ajnabiyad ka dheerow meelaha somalida joogan dadkeyagu jahliga ku bdn nebigena scw wuxu yidhi ruuxa ka towbad kena dembi wa ruuxa aan dembi lahayn o kle.
Alle haku waafajiyo wanaga aduun ayu aakhiro.
Wllo wxaaba liidnaan kuugu filan nin adiga o kle ah in u ku naagaysto o hdana ku yidhaahdo waan ku furay wll damiirkagi meeyi halke ka maray caqliga ma ogid in aaad islaam thy ma ogid in waalidkaga arinkani hdu maqlo in u udhiman karaayi ma ogid miyana😭.
Ina lillahi wa ina ilayhi raajicun xazbunallahu wa nicmal wakil la xawla wala Quwata ila billahil cadiiimul cadiim.
Wll wxn ku weydinaya aduun iyo aakhiro rajo kama lihid miyana?
In aad mustaqbal samaysatid dooni meysid miyana tan imika aad ku jirtid wa tuu been ah.
Bal hlke ka aragty nin nin guursaday dabeedna caruur ka dhalay mA jirto wax dhacayna maaha xita gaalda kuwa ugu xun ayaa ficilkani Quudhsada o yasa
Ina aabow ka wrn adiga alle muslim ka dhigay.!!!.
Ta kle wxan somalida leeyahy cid walba kiliibyada inankani faafinaysa alle haka cabsato o hka saarto baraha kiliibyada.
Hdlka waan badiyey hlyga raali noqdo.
Asc walaalhey uu soo ducey walaalkeya in uu illahey hanuniyo , waa wiil Somaliyad, Aniga waxan ahay Hooyo Somaliyad. Waan uu duceynena wajib waaye walaalyal,
Maryaney aby sifican aya arintaas uka hadashey qofka hadu xumaado wanag aya laku so celin kara allah ku sharfo aby ajar iyo xasanaad allah ka siiy
Walaal Allah (swt) u towbad keen oo haku
Noqon nin ragg ah ayaa tahay Allahna ku karaameeyay oo muslim kaa dhigay
Allah ayaan baryaynaa inuu kaa fogeeyo
Gaalkaas shaydaankaa iyo camalkiisa xunba.
Subahan Allah haku noqoni ilahay ka baq Àllah soo hadeyo inshallah 🤲🤲
Hore uga soco oo nin raga baa alle kaadhigay I llaahay u tooba ken oo soo noqo waan kuu duceynaynaa alle inuu raga inmadaada oo hooyadaa iyo dadkaga u soo noqo aamin
ALLAHU AKBAR WAA FATAXA NASSR , ALBAB AYA RABBIGU FURRAY EE TOWBADA GAADH OO ALLAH CAFFIS KA DALBO, WAXAN KU BARYAYNA IN TAWBADA UGAA AQBALOO, INSHAALLAH
Ilahy ha sohadeyo wlalshy qli adina tisakalah khayr alle ha kasiyo wandad sosisay mashlaha somli wa gob lagu yaqan waliba dumarkena alle hanidaye
Haddii illaah hanuun ugu tala galey ha soo hanuunsho
Walaal ha ku noqon ninja wuu Ku kufsaday kuna fara xuraxumeeya ee danbi iyo bahdil intaas ha kaga ekeeto wax furosemide ahna ma jiraan saa wheelbase ninkii kuma qabin ee dhaqan xumo yaad Kula jeegte u noqo ale subxaana watacaalaa waa danbi dhaafe qafuuraraxiin ah danbi dhaafe ah dad adiga kaa danbi badan oou soo laaban yuu u Danville dhamatay ee ha quusan huno
wllo haku noqon go saaan ka gaaar ilhayna u toobad keen lanbarkiisana iska xir iska ilow ninkaaaas iyo noloshiiisa ilhy qalbiga haka saaro dareenka yaabka leh istiqfaarta badso
Aboowe wiil somaliyeed ayaa tahay oo qaali ah plzz ka toowbad keen hakulaaban walalkeey masaajdka ku carar oo ilaheey werydiiso inuu kaa masaxo dhibatada ku heeysto aboowe hooyadaa qalbigeeda ilaali fadlan allaha ku soo hanuuniyo amiin🙏🙏🙏😪😪🇸🇴🇸🇴🇸🇴😪😪😪🙏😪
Ha ku noqonin ee horey uga soco
Telkaaga. Is bedel nu marka
Hana ku noqon Ilahay u toobadkeen
ilaahay ha soo hadeeyo aniga waxaan yaabay markan arkay nin imaam sheegan jiray oo yidhi khaniis buu noqday kaas maxaa uga hadli wayden isagana iyo kii naasaha samaystay
farho abdulle ma fahmin waxad soo qortay bal qoraalka dib u eeg
Maryam ilaahay haku dhawro adiga iyo xajigaga iyo caruurtada
Hadaan arinta ninkan usoo noqdo
Ninkan ilaahay ayan ubaryeynaa inuu ilaahy soo hadeeyo insha allah
Allah hakaa masaxo,ha ku noqon habo ,toobad keen Allah u noqo iska ilow nolol cusub gal , nin raga ayaad tahay waxaad xasuusataa meeshaad ka timi iyo diintaada.Illaah baa wax kula maagay, dib ha ugu noqon jidkaa foosha Xun.
MAR LA ARAG CHANNEL Walal qaali subscribe iisaar ado mahadsn
Allah unoqo oo haku noqon ninkii aad dhibka kala kulantay Allah cafis waydiiso wlle
Allah ha hanuuniyo inta uu noolayahay toobada waa furantahay allah. ha utoobad keeno qalbigiisana ilaahay ha u aslaaxiyo
Hooyadiis iska daaye Aniga oon dhalin wiilkaas meel baa i goda markan dawado hada Go an baan gaaray inan daawan Anaa isu baqay In aan haqda marku dhaho ninkeyga Haq baan dhaha inan nafta iga haado aan ka baqay Marka hoyadi dhashsy 9 bil iyo sugede siday u walacday umushay dhib iyo dheefba waxey ahayd kusoo korisay bal ka waran😭😭😭😭
Ilaahay imanka hageliyo qalbigisa alaha kasaro towbada alaha haleshoyo aamiin
Maryan qurux leey aad noqotay masha Allah umasha wad kunuurtay abyo masha alaah alaha nookaadayo
Yaasmiin lifestyle iso boqo mcnto
allha kasohanuuniyo hoyodisna samir allha siyo
Ilahayow adaa raxmaanee soo hadee wiilkaa somaliyed ilahyna kuma celiyoh
ilaahay ha caafiyo hana ka soo hadeeyo taladana ilaahay kuguma celiyo inshallah
Illaahow noo xifdi wiilasheena iyo gabdhaheena yaa arxama raaximiin illaahow noo hanuuni wiilasheena iyo gabdhaheena yaa arxama raaximiin
Asc walalkega somaliyed deqo waxa tahay dadka oo ilaahey jecelyahay oo waba lagu tusiyay inna tahay qof oo Allah jecel yahay wana Aragta ducada hoyada aya ku cawisay ninkana ku ma aheyn qer ee allaha kula kulmiyo qerka magafe wa allaah all the best my brother 😘
Ascw.wax kasta waxaa fiican in xaqiiqda la abaaro iyadoo la isaf xumeen,waxaan wediinayaa ninka somaaliyeed ee yiri ninkii i qabey ma u noqdaa? subxanallah.diintii muxamed csw lagu Soo dejiyey ma rumeysan tahey yes or no.hadii yes tadoh alle waa jecel yahey adoonka intuu danbaaboh u Soo noqdah,qof ha qancin allihii KU abuurey qanci.surada huud akhriso ayada ka bilaabatah 76_81.inshaallah wey ku anfaceysaa waa alle qowlkiisa iyoh qisada aad KU sugantahey dadkii sameynaayey meeshey KU danbeeyeen.alle waa qafuuru raxiim waanah shadiidul ciqaab.aduunka waa laga tegayaa alle baana lala kulmin xaqana in laga xishoodoh ma ah.qofkii xaqa kuu sheegah wanaag Buu kula rabaa.
😭😭😭 Allha so Hanuunsho whi waa murugo ween Hooyadiis Rabbi Qalbiga Haudajiyo
Hori ogasoco wamusipo waxes ilahey mardampo hakanajeyo dimbidahfna alahakusiiyo
Allah,utoobad,keen,wll,Hooyo,kafarxi,Allah,haku,soon,hanuuniyo,aamiin
Waa u soo duceyneyna.Inshllaha
Gaakii ha u noqo.Wiil fiican baad tahay.Hadaadan heysan meel aad degto.Lacagba lagu uruurinaya.Guri baa lagu dejinaya.Waana lagu daweynaya.Mobilka iska bedel. Gobolkale aad,ha u dhawan.k
Asc horta waa dhibaato nin kaa marka hore soo soomaaliya Katalin mise canug qurbaha kukorey miyaa
Hanaryer ninkaas hadaad wax u sheegaysid
Allahii kasoo saaray kuma cesho Allah idankiis.
Ninkaan wuxuu halis kuyhy jiri taanka wiilasha umadda somaaliyed iyo guudahaan umadda somaaliyed wllhi kaliya waxaan dhihi karaa ilaahey hakusoo celiyo nolosha caadigaa iyo islaa nimada
Allaha soo hanuuniyo xaqana allaha waafajiyo wadada toosana allaha kuhanuuniyo aamiin
Maryaaney adigana kheyr badan Allaah ha ku siiyo walaashey
Wallalo Alle haa idin xafidiyo Dhamaan Umdaa musliminta Lkn wallalo Qof somliya dhibtisa qof kle oo somliya kumaa raxeey sanyo Wllo wiil somliyed Ayathy Alle haa kaa hanuniyo Runti waax fcn mhaa Subxanlh Allow Rabiyow Raxmnow Adaa weyn Oo waxida Umdada uu naxriso Alle haa kaa hanuniyo Wllal haa ku Noqon Alle S,W.Mhd Leh Alle uu noqo Danbigaa Alle S,w Wuu kaa cafinyaa Enchalh Wllo Alle.haa ku Hanuniyo Sirdaal mustaqin Yaaa Alllllh Yaaaa Alllllhhh
سبحان الله العلي العطيم ان يعطينا الامن والامان ويبعد عنا كل شر
Nin dhintay ha sheek sheekina ii raga kali oo nool hala waaniyo
Mariama ilaahay ha ku barakeeyo sister
Waa xaqiiq ilaahay inuu naxariis hadanyahay lakin wali maku noqda inuu dhoho mahayn faaxisho allah towbada hawaa fajiyo .
Ilhaahow soo HaDee yaa alaah Ameen Ameen Ameen yaa raBbi
Bahyaran.tannka qaaday .dumartaaay.loo bareeray.mashalah
Haku noqonin ee block Saar ka fogoow degaankiisa oo masaajidka gal iiduceeya dhex oo ilaahay unoqo salad iyo soon bilow kana fogow dadkaad ku xidhnayd alle haku hanuuniyo
Maryan cadey wlc Back 👍👍👍👍
Hore u soco ay yaan leeyahay inkaah
Alaahuma amiin alaha soo hanuuniyo ducada alaha inaga aqbalo wabilahi towfiiq
Maryan waa run aniga xataa aad uga xumaaday dadka cayniya wiilka hadaa arkay waa xanuunsan sanyahay waxaan umalayn in uu ahaa ilmaha otiisamka ah
keep going insha allah abaayo 💖
Asc abaayo aad ayaan kuu salaamayaa islands arinteeda waanka seexan waayey maalintii ay dhashay ayaan xusuustay aniga oo hooyo ah
Illaah kuguma cesho hidaayo iyo hanuun degdeg ah iyo caafimaad taama hakusiiyo qaatumadeenana Allah noo wada hagaajiyo xaqana hanagu wada dilo qaatumadeenana kheyr Hanoogawada dhigo Aamiin yaarabi.
Haloo duceeyo in ilahay soohadeeyo laakiin yaan laflagadeyn
Asww.mashaaaaaaalah.khatraaaaaaayqarancaday qiimobadan.
Alaayahdik Ilahay Ha soo
Hadeeyo, xaqana ha tuso
اللهم اهد اخونا
Horey uga soco fadlan Walaale waad qaldantey balse waad ka noqon kartaa geesinimo muuji iyo karti qalbigeena dhawaca gaarey naga dhaq waanu kuu duceyn fadlan taldeena qaado ducadeeni Rabi waa aqbalay waayo wuu kaa tegay Rabiyoow shaydaankaad wiilkeena nooga qabo oo nooga celi weli jaamisbaad haysataa soo noqo oo toobadkeen Allaah ka farxi iyo waaridkaa iyo umada somaaliyeed ee ku jecel maryaneey mahadsanid juhdi geli wiilkaas oo ka soo saar mugdiga anaguna waanu ku caawin
Ilaahay ha so hanuuniyo wiilka dhalinyarada ah
Subxanallah qomoluud maxaan uga ducaynayna hooyada somalied ee dhashay qof kaa dhintay u arag yuna ku fidnayn
Subxanalah Allah ha soo hadeeyo
Umu Saami Channel Walal qali subscribe iisaar ado mahadsn
Subxaanllaah illaahahadeeyo
Wllo ilahey haku soo hanuniyo ilahey waa qufura raxim qalbigaga haka masaxo yarabi waxanleyay dadakan habaraya iska daya wllo maryan ilahey haku sharfo wanku jeclahey ❤️❤️❤️
Maya wll aniga fikrad ahanteyda waxaan dhihilahaa wllkey qali hakulaaban arinkaana waa arinxun uunailaahey kaaga caroonayo
Asc wll mcn magafe waa allh wllkey allhii raxmanka ku aburay u tubdken wlidkane rali geli hoyo mcn wad ka oohisay waa ka murjisay hamigee ku lahed waa ka jebisay fursad aya heysata kafideyso tubadne wey ku furan tahay
Saxiix abayo
Ale qalbiga nadiif ale hauga nigo
Walal horay usoco dib ha ulabn ilahay u towbo ken wad libanysaa inshaa Allah
Subxaana laah illaahoow hooyo waa hooyo illaahoow quluubtiisa gedi
iillashay u toobad keen
wcs wlc Maryaan iga waran ilmaah
Masha Allah welcome to open handz
Alle Haku soo hanuuniyo leenahy ilahy raxmadiisu waa maftuuux Mar walba rabigii ku abuuraty u laabo waalow
Allah hakusoo hadeeyo fursadbad haysataa ee illahay unoqo
Wiilkaas allah soo hadeeyo waxaasan Asgaa doortay haloo duceeyo Inuu ilaahay soo hadeeyo
Allah ha so hanuniyo wiilkan 😢😢😢😢😢
Allah ku soo hadeeyo haku noqon hooyda cafis waydiisto qalbiga hooydaa qabowjiyo ninka ha unoqon Allah ayaa ku badbaadiyo Aamiin ☝
Aaaaaamiin ilaahey haw soo hanuuniyo waa hooyo somaliyede
ilahay haso hadeyo oo haka dulqado waxa ku dhcy ale xaqa hakuso hanuniyo
Asc fdln walaal waxaan kaa codsanayaa inaad ii saarto 🇸 🇺 🇧 🇸 🇨 🇷 🇮 🇧 🇪
Ku sare adna isar wl
Shukran xabibti ilahay ha so hanuniyo asaga aya qafuru raxim ah
subxaanalaa ala ha kaa masaxo hana ku noqon hooyadaana kafarxi alha kaa masaxo
Subaxnallaha Allaha so hanuuniyo waa ayaan daro weyn hooyadas ooyeysa qalibkeyda dhawacaya waa xanuunsanahay khanisnada waa cudur khatar leh
Allahasoohanuuniyo waweelsoomaliya
Wll Allaah waxuu jaclahay qofkii usoonoqdo Ee wll qali usonoqo allaah hoyadaanah rali gali oo cafis wey diso
Alihii dhibatadas kasoosaray walal umahadceli haa allaah alloow qalbigiisa wanaaga ogu buuxi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Haa ku laaban ilahay u carar iyo hooyo iska daa ha ku laaban waxaa waa wax xun ilahay wadada tooosan ha kugu badbaadiyo aamin yaarabi 🤲 🤲 aamin yaarabi 🤲 🤲 aamin yaarabi 🤲 🤲 aamin yaarabi 🤲 🤲
Farhiya Mohammed haji Walal qaali subscribe igu caawi ado mahadsn
Ani hoyadis wan ka xumahy sida ay ula hadashey wiilkeda maxa yeelay qofka hadu xumaado lama siixumeeyo ee walo duceya si u qofka uso laabto halaka dhaafo wiilkas cayda waxa dhici karta in adiba bari allah kugu imtixaamo dhibkaaso klr
Nin ragaad tay hakunoqon ninkaa ilahay utoobadkeen
nacalad alle haku dhifto alle ayaa u dhaartay bada oo dhahay hadii aad halkaas soo dhaafto waxaan ku cadaabin siid aan u cadaabi lahaa nin nin saaran marka tan alle ayàa u danbeysa
Waa warey ana ogu horeyo
Fatima salat Walal qaali subscribe igu caawi ado mahadsn
@@daahirofficialchannel ok
Waatan princessesadii. Tii kujirtay nisaaaaaaa.
ilaahay anaga najeeyo musibadaas aamiin
maryan waley wan ku salamay marka hore maraka kale waxaanley hay wiilkas waxan ugu duceeyneyna in uu illahey kahaayo kana saaro niyadisa waxaa u ku jira illaahey wax kasta illaahey wuu abuura mGankarno hadii aan nahay bashar ipnuaadam wa maskiin illeen illaahey ayaa wax kasto og illaahey hana cafiyow hana nacaafiyo wiilkan waxan uguduceyneyna in waxaas iyo waxkadheer allow ka qaat waxaas foosha xun Rabiyo wiilkaas iyo wiilasha dhamantoda waxan kaga baryayna in niyadooda waxa kasaarta Ribi ka saar niyada ku shaqeeysanaya sheydanka weeyn YAARABI YAARABI YARABI YARABI YAARABI ANIGOO AH GABAR SOOMALIYET MAGACEYGANA WAA NAWAAL ALCANSI WIILKAAS HADII UDONAYO ANIGA GABAR SIISANAY WAX LAGUNOCO MAQABYO WAXAN WAX SHEYTAN GILIYAY WAYE HADANA ILLHEY AYA KADULQADAYA WIILOW NIN RAG AH AYAA ILLAHEY KU ABURAY RAG AYA TAHAY ILLHEY KUMA CELIYO WAXAS FOOSHA XUN IIKALAY GABAR WAATAN NUSHKA DEEQOW WAXAN KU RAJEYNA IN AAT KA BOODO TARIIQADAAS WALLAALO MACA ALF SALAM WASALAAMU CALEYKUM WRHMATULLAHI WABARAKATU
Ha,ulaaban,iska,dhaaf,ee,toobad,keen,insha,allah
SubhanaAllah 😓😓
In u nagalatashado somaliyeey ma aha.asaga naftisa ha u tashado.marki horaba qof lama tashaan.suashisana wa mid looso dhibe mid ka timid ma aha.
Maxaad ka wadwadaan nijaaska
May may ha u noqon, illaahay fiican Kassiopeia bixiyay u xamdi noq hana ku figirin ee alle u noqon.☝️☝️☝️☝️🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰🥰🥰💞💞💞💞💞🌹🌹🌹🌹
Allaha hideeyo hana towbad keeno ha ku laaban ayn ku oran lahaa walal taladeydu waa inaad ka tanasushaa wlal
Horay ugasoco ilaahayna dambidhaaf waydiiso.hooyadaana qalbigeeda dhowor .adigana ilaahay .waxkaqayr badan ilaahay ha kusiiyo. Hadaayada marwalba way furantahay
Asc dhaman.somali weyn.wan idin salamaya wa jamal.jeelani joga dalka.neropi wxaan aad uka xumahay dhibka so garay walalkena wa mucjiso wa aqiru zamaanka.illahow adika qafuru raxiim.cebtena astur dambikena dhaaaf wilkaas wxaan kula talin lahaay haku noqan nolshi mugtida eheyd mustqabl ayad ledahay ku fikir nolsha aan ku fikirno oo ah inaad ubad yelato illahow ka cabsato gul aan kuwada farxna ku rajeynaa i.n
BAL qofka aad waano siineyso eeg. Nin la wasey
Asc Maryan waxan leyahay wiilka somaliyeed ha ku noqoon ee Allah ku noqo oo tobaad weydiso
Shukri shukri Walal qaali subscribe iisaar ado mahadsn
Shukri shukri Walal qaali subscribe iisaar ado mahadsn
Illaahay u toobadkeen oo ha u kunoqon hooyada kafarxi insha Allah wax lasts wayku hagagayaan bi idnillaah
Kacarar oo illaahay unoqo oo waan oynayaa hadadaan oon wax kuu qorayo dhibka aad lugahaaga kudoonanaysid illaahay ayaa yiri qaladka ugu wayn gal lkn hadad kasoo noqoto aadan kunoqonayn waan kucafinayaa marka hamLYn ina illaahay kucafinayn waxasna kacarar maantaad Illaahay usoo noqoto sidhAb ah kii kugu caayo ayaan ayaad qanis ahayd qofkas asaga dambi galaya kii illaahay kabaqayana siduu kuusoo dhawayn lahaa ayuu asku taxaluujinayaa insha allaah