Maalmihii Nolosheena Part 21 Fikradii Nimco Jookar

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 518

  • @maryanhussein3143
    @maryanhussein3143 5 років тому +201

    Kusaliya rasulkena muxamed scw

  • @simansumayaabshir8746
    @simansumayaabshir8746 5 років тому +73

    Walikey 10 lake mahelin lake isaara walaalayaal

  • @namztasneem7761
    @namztasneem7761 5 років тому +45

    Wan gacma adagahay caano gel ban gathi jirey kulahaa😂😂😂 inta nimco joker tagerta like sar

  • @fadumohagifarah1206
    @fadumohagifarah1206 5 років тому +6

    Allahuma salii calaa maxamed scw

  • @xilwafilms5981
    @xilwafilms5981 5 років тому +40

    Hhhhhhhhh
    Wixii jookar support u ah like saarap

  • @dahirhashi1946
    @dahirhashi1946 5 років тому +8

    Waa gacmo adkaha, kulahaaa caaano geeel ayaan gadi jiray. She is so funny kkkkk

  • @Muniboolov
    @Muniboolov 3 роки тому +3

    Tiktok brought me here and Nimco's confidence approvingg hahahah

  • @hoodoqaali7363
    @hoodoqaali7363 5 років тому +7

    Walhi waan ku taageeraa wlshey nimco jookar laakiin qali ku soo dhakh sada geyba geybaha waad nagu raajisaaa nolow xbbti

  • @inantajecelkauhiilisa7203
    @inantajecelkauhiilisa7203 5 років тому +20

    Sheekadan maahan Qiso socta ee wa dhiri galin Qeybo badan taabaneso Marba famil ama Nolol aya laga hadlaya

  • @abdifataaxnani8435
    @abdifataaxnani8435 5 років тому +8

    Inta rasuulka jecyl like isaara

  • @ayanahassan2432
    @ayanahassan2432 5 років тому +42

    Agah flimkan aroohi buu noqday wanalagu dul fikiraa hadba naqshad lkn mxa iga galay nacimo jokar baan love ku ahay🥰🥰🥰

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 5 років тому +8

    💚 بسم الله الرحمن الرحيم

    Uadeegso Qalinkaag 📝 fidinta Diinta Iyo Islaaxa umada muslimiinta & cfi Walalah 🕌🌙 Inshaallah 🌙
    🕌
    👉🏿 Birito Waa Khamiis Haadi raabi idmo Yaanan iloobin in aan usoono
    Ilaaha Drtis ama anagoo Dooneyno Raali ahaan Shihiiaa angoo raaceyna Sunnada nabiga 🌹 C.S.W🌹 👈
    Ama Nooleyneyno in uu Soonka
    Noo shafeeco Ama nadifaco
    Malinta Qiyaamo Qofki Bad Sada Kheyrka Na Asuu ufiican yahay inaad Soontaan Ayaa idin kheyr Badan Had daad Tihiin dad Waxa og
    👉 Sheeyga manta Cibaadada Ka Mashquuulinayo Bari Qabriga Makugu WahliNaayo
    ☝️Inshallah
    Allaa Drtis Ka Faaideysi Wacn Wllfilh

    👉🏼 IXasuusi aan ku Xasusiisay Alllaa Drtis)
    Baarakallaahu fiiikum ✍🏿🌹

  • @sumyoasalaad9918
    @sumyoasalaad9918 5 років тому +3

    naciimo wey iga qoslisay wlhi wan gacma ad adkahay caano geel ban gadi jiray😂😂😂😂😂✔💯

  • @faraxahmed5183
    @faraxahmed5183 5 років тому +53

    Inta iga dmbeyso like alle dardisah somali hanolato

  • @najibmohamed21
    @najibmohamed21 4 роки тому +1

    Nimco jookar ,aadban uga helaa ruwaayadaheeda wlhi 👍👍👍❤️

  • @lulyusuf8185
    @lulyusuf8185 5 років тому +20

    Naciimo waxay ka Soo jeedaa reer culuma ah waana xaqiiq reer wanaagsan oo wanaaga lagu yaqaan kkkkkk

    • @fatumaosman680
      @fatumaosman680 5 років тому

      Kkkkkkkkkkk

    • @footballpes296
      @footballpes296 5 років тому

      Shiiqaal waye dhaal culumo gabar shiiqaal ma i siisaan

    • @bahjofarax2719
      @bahjofarax2719 4 роки тому

      Shiiqaal kulahaa ar waa naag majerten ah oo rer bacaadweeyn ah

  • @siyoriinawacan6661
    @siyoriinawacan6661 5 років тому +6

    Alwaaxa ladhihi jiraay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Anaa maraykan maryan ruun ugu bixiyey 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😋😋😋🤣😋😋😋😋😋🤣😋🤣🤣🤣🤣

  • @omarnuh
    @omarnuh 5 років тому +6

    Ustad Ali Harare: Riwaayadan mafiirsado Liketana kama Hagrado. waxaan kaga Booday Qaybtii 1aad ee uu lahaa Belo waa inaan kashaqeeyaa. Waayo waxaan usoo joogay in 1989. gaban dhihi jiray every 5minite Allaw narog oo Qoyskii dhamaa uu kasamato baxay inan waqtigaa Mashaqadu dhacayso kamaqnaa Deegaankii lagu noolaa Fadlan Let us use Perfect words like mansha Allah:woe.20:50pm.10juli.19.holland.

    • @Shumeey656
      @Shumeey656 5 років тому +1

      Omar Nuh waa runtaa walalkey balaayo looma yeerto subxana Allah

  • @abdiak143
    @abdiak143 5 років тому +7

    🇸🇴❤️somaliyee In la is caawiyo waa wax wayn ee 50 subscribe igu caawiya 🇸🇴🇸🇴anigana insha Allah maalin Ayaan nii caawin doona🇸🇴🇸🇴❤️❤️

  • @queenofthemoney4020
    @queenofthemoney4020 5 років тому +12

    Tim nimco jookar like taa maa dhibtn like taa dhac ku siyaa iyo subscrib plz 😭

  • @abadirchanal1932
    @abadirchanal1932 5 років тому +52

    Qofki lapad oo dawada ayan ahe somli maxamedey like igu qabta

  • @sumayamoh3190
    @sumayamoh3190 5 років тому +3

    Anaa u horeeya like ta yaan layla dhaafin😍😍😍😍😍😎😎😎😎

    • @ayoupcabdi1720
      @ayoupcabdi1720 5 років тому

      Iisaar subscribed my channel 🙏 🙏🙏🏼

  • @lulyusuf8185
    @lulyusuf8185 5 років тому +11

    Naciimo Waa runteed aabaheed khaliif Ismaaciil wuxuu ahaa adeer nin wanaagsan lagana yaqaaney xaafada hodan

    • @fadumofarahmohamed7909
      @fadumofarahmohamed7909 5 років тому

      Hogaaa hodan ku lahaa like raadis🤔🤔🤔🤔🤔

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 5 років тому +1

      Hodan degmo ee ahayd xaafad ma ahayn ee intuu ka deganaa?
      Ma Siigaale ayuu deganaa? Ma Kaasa Balbalaare ayuu deganaa? Ma Iskool Hodan ayuu ag deganaa? Ma Shaneemo Ekwatoore agteeda? Ma Tarbuunka? Ma Bangaariyada? Ma Isgoyska Bakaaraha? Ma Taleex ama Carwada? Ma Iskool Banaadir?

    • @qurxdumar6100
      @qurxdumar6100 5 років тому

      Kkkkkkkk waxa walana

  • @ismailsheikhhassan4919
    @ismailsheikhhassan4919 5 років тому +1

    Wa ku mahadsan tihiin sida wacan aa uso diyaariseen inbadan wa sugaaye Qeybta 21 so bixitaankeeda

  • @wow6708
    @wow6708 5 років тому +3

    MashaAllah 10kii daqiiqo waad inaga dayseen. Saa ku waada 👌

  • @nasiibabdiwali3270
    @nasiibabdiwali3270 5 років тому +3

    Marwadii feysal beer lulal kubixiye ❤️❤️❤️💯ikaqaado magacaas nimcoy

  • @souhaybwacays1083
    @souhaybwacays1083 5 років тому +15

    Istaqfurula walal majiro malag rufuyaani shaydan baa rufiyana

  • @siyoriinawacan6661
    @siyoriinawacan6661 5 років тому +6

    Niciimo jokaraaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Waa masiibo cirka kasoo dhacday
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @anuunhune9411
    @anuunhune9411 5 років тому +27

    Ala mxaa sugayeey inta sugysay qaybtaaan Like Mee plz🙏🙏🙏

  • @Superhashim
    @Superhashim 5 років тому +62

    Lkn filinka wa lisku qasi nagtan so ti walalked qabi ma ahan

  • @dolmankodemanko3382
    @dolmankodemanko3382 5 років тому +1

    Qofka nabiga jecal like isar

  • @hadyahmohamed925
    @hadyahmohamed925 5 років тому +3

    masha alh walashey horay usoco

  • @barkhatismail1014
    @barkhatismail1014 5 років тому +7

    Naciima wlhi dhab ayay iga qoslisaa😂♥️♥️♥️♥️

  • @mohamedAhmedHasan-cx6so
    @mohamedAhmedHasan-cx6so 5 років тому

    Horta naagtan jilid xumaa ooqaylabadnaa filmka dhan qaylay kudhamaysaaa

  • @a.a1412
    @a.a1412 5 років тому +18

    Sidn usugynay wy soo dhacdy alxmduliaaah
    Love u qli naciima jokr

  • @nasramohamoud4186
    @nasramohamoud4186 5 років тому +22

    Malak dadka isku diro ma jiro
    Inta wax ka qosli is leedahay danbi hagalin

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 5 років тому +13

    Hala dilo ninka naagaha dhameeyay 😂😂😂😂😂😂

  • @suldanzaki5612
    @suldanzaki5612 5 років тому +10

    waan gacmo adagahay caano geel aan gadi jirsy ku teh
    you so funny 😂😂😂

  • @Diburaxma
    @Diburaxma 3 місяці тому

    Nacimojokar warufyanta ogu afkadher.n.B😅😅😅😅😅😅

  • @kalsooncaliyare8778
    @kalsooncaliyare8778 5 років тому +1

    Taraaakle ma yahay aan kuu duceeye
    Nimco jokor waa funny miiraan

  • @hana8824
    @hana8824 5 років тому +1

    Malaa’igtii ilaahay yiri waxii allaah amro macaasiyaan waxayna sameeyaan wixii la amro ayay leedahay malaga isku dirka shaydaanka iskudirka dheh walal

  • @fataxaxasan2924
    @fataxaxasan2924 5 років тому

    Wlhi waad iga qoslisay mansha allaah macaanbqdan

  • @aishaomar5149
    @aishaomar5149 5 років тому +31

    Naciimo joogar laandheerinimo 😅😂😂😂

  • @asaldhaladnimco8307
    @asaldhaladnimco8307 5 років тому

    Gabadhu dumashiged filimki hore imikana isaga maa qaba yaab waalibey noqotey

  • @faizonur4819
    @faizonur4819 5 років тому +3

    Track kaleee ayuuuu saraaaan yahaaay Allaa ma noooli 😂😂😂😭😭

  • @shukransheikh2437
    @shukransheikh2437 5 років тому +1

    Kkkkkkk naima jokar big love😍wlh mante qosol waigadhamadhee my frst comment.

  • @munaabdillahi3328
    @munaabdillahi3328 5 років тому +2

    Nimco Joker war ma dayso in lagu cadeeyona ma jecla😂😂😂😂😂😂
    walee waxan soo xasuustaa caasha Libaax ku Boodo

  • @amiishamoha8347
    @amiishamoha8347 5 років тому +1

    😂😂😂wllhi NimcO comedy 😂bEerka ma nOoli

  • @hassankanyare6727
    @hassankanyare6727 5 років тому +7

    Naaag hakaahato Nacimo jokar inta so herti waa rer UA-cam 😄😄

  • @haniabdi538
    @haniabdi538 5 років тому +1

    Hhhhh Nimco ninkii waadishey gacmo adakiyeh kulah 😂😂

  • @zakiteeyow9954
    @zakiteeyow9954 5 років тому

    hhh niciimo jokor funny like isaara waligeey like laima saarin hhh

  • @maryanyuuzuf266
    @maryanyuuzuf266 5 років тому

    aryaa nacimaa cadimaha hory abayo mantaa igu horysa asxbta you tuboka like me 🙌🙌🙌❤❤👍👍

  • @faisomohamed7700
    @faisomohamed7700 2 роки тому +1

    This the best episode 🤣🤣🤩🤩🤩

  • @sucaadabdalla3083
    @sucaadabdalla3083 5 років тому +7

    Illhw ninkyga mustqblka yaa naag lgu arg saa nimco jookar ba isoo warmi lhede😂😂😂

  • @showayeofficial7763
    @showayeofficial7763 5 років тому +2

    Rawaahu me kkkk😂😂😂 caadi maaha nacimo jokar English iyo carabi isku jacburis kkkkk😂😂😂

  • @najibmohamed21
    @najibmohamed21 4 роки тому

    Alla carabiga idiley wlhi sidey ugu hadleyso

  • @subeyrsuldaanmohamed5162
    @subeyrsuldaanmohamed5162 5 років тому +1

    Heesta aykufuraan amase ah maalmihii nolosheena ah fananada iyo fananka islaqaada magacoda iisheega

  • @kowzanaabdi3500
    @kowzanaabdi3500 5 років тому +4

    Nimco jookar la,aanteed ma soconeyso Riwayada 💛🧕

  • @xaliiimamahad8084
    @xaliiimamahad8084 4 роки тому

    Niciima jookar cadi mahan wlhi🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @rashawabar1446
    @rashawabar1446 5 років тому +3

    Woww 😍😚😙😘💋💌💞💕💓💗💖💔💟❤💘😍😚😙😘💋💌💞💕💓💗💖💔💟❤💘😍😚😙😘💋💌💞💕💓💗💖💔💟❤💘😍😚😙😘💋💌💞💕💓💗💖💔💟❤💘😍😚😙😘💋💌💞💕💓💗💖💔💟❤💘😍😚😙😘💋💌💞💕💓💗💖💔💟❤💘😍😚😙😘💋💌💞💕💓💗💖💔💟❤💘😍😚😙😘💋💌💞💕💓💗💖💔💟❤💘😍😚😙😘💋💌💞💕💓💗💖💔💟❤💘

  • @princessamina9363
    @princessamina9363 5 років тому +4

    Hadaa Ma Nin buu lasocon lahaa Walaaale Rer Mudug is nacday Naima jokar 🤣

  • @Somalifood12
    @Somalifood12 5 років тому +4

    Omg ninkii weydileen hada inteey ku aasayaan 😂 🤣 he deserved though , even thou next time he will wake up

  • @hawaaliibrahim1863
    @hawaaliibrahim1863 5 років тому +1

    Jokar walhi qosol miran waye😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @marioabdulahi1873
    @marioabdulahi1873 5 років тому +1

    Kkkkkkkkkkk caano feel baan gadi jiray kulahaa nimco jookar caadi ma ahan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @leyluushleyluush1309
    @leyluushleyluush1309 5 років тому +1

    Alla nacimaa illaahow heybaga kaaqaadin luv you xbbti 😍😍❤❤❤

  • @yussufgure9646
    @yussufgure9646 5 років тому

    war waxan siwax lojelo ma yaqaanan nagti dumashid aheed so ma wiilkna walalkad so ma aheen

  • @farduuscilmi7723
    @farduuscilmi7723 5 років тому +3

    Hhhhhhhhhhhhhh niciimo jookar caadi maaha ra,ayta nacam hhhh carabi iga dheh hhhh

  • @myday144
    @myday144 5 років тому +5

    Waxay eheyd inaay snapchatka duuban markay ninka dilayeen sidii ayadaba looga duubay🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mahadocabdi957
    @mahadocabdi957 5 років тому +1

    Wab nagu soo dahdena naciima jokor wa iga qoslisaa😁😁

  • @farduuscilmi7723
    @farduuscilmi7723 5 років тому +9

    Istaaqfurallah cadaabka galeesa ku teh markiii warka Caden weyde hhh

  • @waxbaajirotv3938
    @waxbaajirotv3938 5 років тому +1

    soomali nimada waa wax lagu faano waayo waa dad is jecel kooda liitana caawiyo sidaas si lamida waxaan rijaynaa inaad i caawisaan oo subscribe igu sharaftaan my dhiiga 🙏🙏❤❤❤

    • @quruhduumaar227
      @quruhduumaar227 5 років тому

      Subxnallh ma dhibata ku xaysa ilaxow an bila.adan an baryin

  • @kajsahooyo8381
    @kajsahooyo8381 5 років тому +9

    Naa ninkeedu maanu walalkaa ahayn🥺🤓🤓🤓Baa naciima ruwaayada ma qaybihii horaad ilowday Mise wa isku dhexyaacday🤭🤭

  • @argsancadey6186
    @argsancadey6186 5 років тому +6

    Masha allh nimco jookar iyo asaxabteda alle ha idin barakeyo

  • @bushracali546
    @bushracali546 5 років тому

    Rawaahu me yes
    Ra ayta nacam wllhi caadi maahid niciimo jookar

  • @abdalladahir1013
    @abdalladahir1013 5 років тому +7

    Af carabiga ayaa idilay Rawahu me 😂😂😂😂

  • @ahmeddayibfarah8041
    @ahmeddayibfarah8041 5 років тому +1

    Asc

  • @tiriik454
    @tiriik454 5 років тому

    Naagtan malagkii isku dirayayda hayso ilaahay kacabso shaydaan baa wax isku diree intaad funny iska dhig leedahay ha danbaabin

  • @najmaosmanabdullaahi1104
    @najmaosmanabdullaahi1104 5 років тому

    kkkkk thanks xaqiiq wa ruwadi ugu horeeysay ee aan lasocdo wan ka helay jiliinkiina

  • @apdiraxmaanilkacaze6903
    @apdiraxmaanilkacaze6903 5 років тому +4

    Nasir dhere zidu ù eegayo dumashidii haddi aad lazoto like zaar

  • @missshaafto1086
    @missshaafto1086 5 років тому +3

    1

  • @ismahanistahil2465
    @ismahanistahil2465 5 років тому +2

    Wow

  • @thomharrison4389
    @thomharrison4389 5 років тому +1

    Riwaayada partada ay tahay aa daqiiqadahana laga dhigaa yaa ila arkay riwaayada waa qeybtii 21aad daqiiqadaha waa 21 WHY?

  • @mohamedmohamed-vv6ds
    @mohamedmohamed-vv6ds 5 років тому +2

    Maanta soo gaaray like igu qabta

  • @sulekhaibro4798
    @sulekhaibro4798 5 років тому +1

    Mashalaha cadi maha

  • @chuchugirl8218
    @chuchugirl8218 5 років тому +5

    Hhhhhhh approvingi😂😂😂dhaag balaray balaya tahy hhhh

  • @farduuscilmi7723
    @farduuscilmi7723 5 років тому +8

    90 ka nin iyo naag lee kala geene hhhh ninkaaga meela ku Soo arke lee ku jirta yaab hhh

  • @jaabircariif5895
    @jaabircariif5895 5 років тому +3

    Rawaahu me kulaha jokar waa qom cusub oo soo socdo

  • @Gn_171
    @Gn_171 5 років тому

    Guys filmka waa isku qaasten nimco gabadhan soo tii wllked qabay mahan naga daya dee ciyarta mesha waxan u taganahy waa dartiina marka filmka isku qaaska ka dhafaa wana idin kaga mahadceliineysa siida taxanaha ah ❤🙏🙏🙏🙏

  • @hodaanmoxamud5158
    @hodaanmoxamud5158 5 років тому +1

    Waaaaaw aniga ugu horeyaaa walahi

  • @degancrahman7947
    @degancrahman7947 5 років тому

    Nimco jookar naga keen dee 22 xbbti uxiiso qabna wlhi

  • @shafiehassan1239
    @shafiehassan1239 4 роки тому

    Wa ku jeday ado live kujiro waku jeday wa share gareysay kkkkkkk

  • @khadarenka8684
    @khadarenka8684 5 років тому +1

    The best one

  • @feysalali2944
    @feysalali2944 5 років тому

    Istaq furulah malak wax isku diraayo majiro wll ha danbaabin

  • @Hamda_Aseyrrr
    @Hamda_Aseyrrr 5 років тому +11

    Wllhi Channelka @naciima jooker kujira waxa kusugaye Riwayadan💋💋💋💋💋💋

  • @farxiyaomar3592
    @farxiyaomar3592 5 років тому +1

    26 biri Dagaal Magalin Kulaaah Nimco Jookor waa iga Celmi badan Tahay 😁😁😁😁

  • @abasmohamed5683
    @abasmohamed5683 5 років тому

    waan gacmo ad adakahay caano geel baan gadi jiray 😂😂😂👈

  • @somaliqueen829
    @somaliqueen829 5 років тому +1

    Alla beerka siday u tuurtey banku qoslay gabadha

  • @Ayaa-jj7fr
    @Ayaa-jj7fr 5 років тому

    Allah naciimooyo qosool ayA iga dhameesay

  • @hilaacmedia8210
    @hilaacmedia8210 5 років тому +3

    Riwaayadan nimco majirto sababto ah isla riwaayada dhexdeyda qofki horey dumaashideed walaalked qabey hada qofkale kujile o aqon walalked ninki kudhigayayninkale o nagqaba magaracna wuuw

    • @umamuzamilcooking3866
      @umamuzamilcooking3866 5 років тому

      Subscribe igu caawi plz ilahey dartii

    • @hilaacmedia8210
      @hilaacmedia8210 5 років тому +1

      Naciimo Jookar haa jokar cadey mahasanid taxane no ahayd qof aan tageerana watahay nolow niic muluhmalah💕💕💋💋🌹🌹💋💋

    • @HassaM_Yare
      @HassaM_Yare 5 років тому +1

      Tii hore way dhamaatay waaa mid cusub la soco waa qoos qooos

  • @sahrohassan3348
    @sahrohassan3348 5 років тому

    Gabdhan nicimo dumashided ayeey eheed maxaa u badasheen sidi hore inaa ku wadiin beey eheed dumashi nimada