Niyaduu ka jabay 😭💔party6

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024
  • soo booqo channelkayga si.aad ula.socoto wax kastoo xiiso leh subscribe like And sher

КОМЕНТАРІ • 99

  • @maryanladaneofficial6420
    @maryanladaneofficial6420  2 роки тому +16

    Mar dhow waxaan bilaabayaa barnamij aad jeclaysan doontaan iska markaana aad adinka hogaamisaan lkn plz sheer iyo like 👍

  • @Mohamedukun
    @Mohamedukun 2 роки тому +18

    Miskiin kii lagu daadshay wakana😭
    Iso duceeya

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Місяць тому

    YariisEEy wadajir muqtshooy brinseseseses boqorad dumarey soo dhawoow badanbadan E mashaaaaalah tabaarakalah waleeeney dumar wa yalayijinba leene heeye heeye E

  • @mohamedhogandiid1669
    @mohamedhogandiid1669 2 роки тому +4

    Barnaamijka soo badi walaal InshaAllah qof degan oo MnshaaAllah ah baad tahay

  • @rahmaissemotheroflove9011
    @rahmaissemotheroflove9011 2 роки тому +3

    Horey usoco walshey maryam ladane guuleyso 👏👏💯

  • @haraarrejamaal1912
    @haraarrejamaal1912 2 роки тому

    Gabadha ugu horeysa wa fani wlhi mnsha allh ilhy ha isku kiin xafido Bureeqo iyo MahaMed

  • @alinuur3121
    @alinuur3121 2 роки тому +1

    Keep goin wllshy maryan ladane

  • @mofosman4426
    @mofosman4426 2 роки тому

    "Kuwa kae afka ayaan ka jecelahay adigana qalbiga ayaan kaa jecelahay " ayey ku leedahay. Sheekadu faraha ayey ka baxdey.Sida caruurta ayey kani u maawelinaysa. Maankiisa iyo daacadnimadiisa xad dhaafka ah ayey si fiican u hubsatey. Saaxib hurdada ka kac. Naag 6 sano la socotey sidee maanta cidlo kuu dhigtaa. Adiga ayaa nin adag o soo jeeda aheyn.Mof from Djibouti. Gabadha youtuberada ah waa hambalyeynayaa iyada iyo team ka la shaqeeya.mon total soutien à toi. Bonne continuation.

  • @addehaji3421
    @addehaji3421 2 роки тому +2

    Keep going my sister 💞✌

  • @shaafisharaf8868
    @shaafisharaf8868 2 роки тому +2

    Haldoorad maryan ladane guulayso abayo🥰

  • @ashkirmohamett8492
    @ashkirmohamett8492 2 роки тому

    Keep going sist

  • @abdihakimsigad5193
    @abdihakimsigad5193 2 роки тому +6

    Zxb meeshii 6 Sano aad wax ku waday midhaa hortaa baa 8-9 sano baa lagu waday marka zxb Never give up xoogana waxaan u maleenayaa in xagga dhakhliga uu hooseeyo marka zxb meeshii aad gabadha biribeerka aad u diri jirtay 0.25 waa inaad ka siyaadisaa oo aad u dirtaa 1$ dhagax iyo kabadan habeenkasta oo khamiis ahna waa inaad chicken u gaysaa Formula daa hadii aad raacdid waa guulaysanaysaa
    Mideeda kle wax yar baa ku xasuusinayaa naag ku leh lacag ii soo dir maahan naag ku jecel ee waa naag jeebkaaga faaruqinaysa

  • @maamuusdaahir9612
    @maamuusdaahir9612 2 роки тому +2

    Guuleyso hor u socod wanaagsan

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 роки тому +1

    Abayo hore usoco gbdha ukala kiciya channelka

  • @maskiin____bahdile460
    @maskiin____bahdile460 2 роки тому +2

    Abaayo barnaamijkan
    Oo online ah baa rabaa inla iisameeyo numnarkaaga iigu soodir
    Rebly aan kala sooxiriiree

  • @xaylexoosh4928
    @xaylexoosh4928 2 роки тому +1

    Well done wll barnami yadaa iyo hormarka bushad uhayso

  • @يحيىإبنمحمدالصومالي

    Habo barnaamijka dheeree 15 daqiiqo kadhig

  • @raymacaday1012
    @raymacaday1012 2 роки тому +1

    Masha allh horay usoco wllshay

  • @faahiyechannel1980
    @faahiyechannel1980 2 роки тому +3

    𝐁𝐚𝐫𝐧𝐚𝐦𝐢𝐣𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐡𝐨𝐫𝐚𝐲 𝐮𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐇𝐩𝐩𝐭𝐢 🤣🤣💘👌

  • @cabdifataaxhalista1939
    @cabdifataaxhalista1939 2 роки тому +1

    Woow

  • @يحيىإبنمحمدالصومالي

    Maryam wll barnaamijkan noosoo badi hana soo daahin wllo aadban kuutaageernaye hadaa nahag reer galdogob horay usoco

  • @ibrahimabdighani9184
    @ibrahimabdighani9184 2 роки тому +1

    Wll maryaney intee kaasoo wacaa qoftayda rabaa ina tijaabiyo

  • @AhmedMohamed-ci1gh
    @AhmedMohamed-ci1gh 2 роки тому

    Halkee lagala xiriira barnamijka wllo

  • @haraarrejamaal1912
    @haraarrejamaal1912 2 роки тому

    Aapo nin raga ilhy kaa Dhigay qurux iyo joog iyo johoradna ilhy waa kusiiyay teeda kle awooe codkga ka faaideyso jilaa heer caalami ah baad noqon krta

  • @FartinAhmed4ever
    @FartinAhmed4ever 2 роки тому +1

    Horay usoco abaayo maryan ladane

  • @usamebayle.3985
    @usamebayle.3985 2 роки тому +1

    Wllaley Waxan jogaa #America . Aniga waxan Raba in la iitijabiyo Gabar Somalia Jogta Oo Sidas oo kale lacagtii iga dhamaysay Gaar Ahaan Galdogob. Wixii Aan lacag #Truck aan kasoo shaqeeyo iyadan siiyaa.

  • @gobaadabdi5394
    @gobaadabdi5394 2 роки тому +1

    horay usoco wllshay maryan ladane❤️

  • @suldansalaharab5244
    @suldansalaharab5244 2 роки тому

    Danyeraduu kamid yahay

  • @aminayanleofficial3625
    @aminayanleofficial3625 2 роки тому

    Yarkaan waxaan kula talin lahaa inuu ka faa'iidaysto codkiisa ninkaa jilaac aan caadi ahayn buu ku soo baxayaa
    Bro waxaan kuleeyahay fursad baad haysataaye ku dhaqaaq
    Hadii aad heshid hal-abuure waxaad noqonkartaa jilaa heer caalami ah dhabtiii

  • @axmedzakiosman3773
    @axmedzakiosman3773 2 роки тому

    Hargysa jooga aniguye

  • @nuurka658
    @nuurka658 2 роки тому +1

    K.K.K.WAABUU U OOYAYAAYE MUXUU AHAA LIITAHANI

  • @caaishacuudchannel5226
    @caaishacuudchannel5226 2 роки тому

    Maryan ladane codsi baan wataa barnaamijka dheeree labo qof buu ku dhamaanayaa marwalba shan qof meelahaa soo qabo si xaraarad uyeesho waa nagu kala goysaa marwalpa😅😅😅😅😅😅

  • @fahadcabdi9286
    @fahadcabdi9286 2 роки тому

    Wll xagee kaalasoo xiriiraa

  • @mohamedmahamud9026
    @mohamedmahamud9026 2 роки тому

    Gabadhan UA-camr rada ah waxaa umalaynaya mardhaw in iyada naago balansadaan intay danyeeradooda kudirto 😂😂

  • @xuseen.abdulaahizaafi6034
    @xuseen.abdulaahizaafi6034 2 роки тому +1

    Camera man lagu boday.ukun 😃😃

  • @simsimadan7621
    @simsimadan7621 2 роки тому

    Maqaaxi weeye qalbigaga

  • @ahmedkhayr0216
    @ahmedkhayr0216 2 роки тому +1

    Maryan inan miyaa talow

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Місяць тому

    Ya Qatroisliina Qiimobadan cadayyareey murwodumaroo yariisEEy samsamEey dagan fariidad facyaashay troonEey lagufarxeeeey marwaycadayyareey

  • @queeninduu9326
    @queeninduu9326 2 роки тому

    Ar kan been badanaa maxamadoow ilaahay kabaq beenta iska daaa qofka waa qof aad soo balansatayee

  • @GARAADFARXAAN
    @GARAADFARXAAN 2 роки тому +1

    Huuno anah ma itijabisi

  • @bureeqojanno9893
    @bureeqojanno9893 2 роки тому

    Ala wadnaha😭🤣

  • @sumayomaxamed3466
    @sumayomaxamed3466 2 роки тому +4

    Nimanku wa C i D cadiya 🤣🤣🤣toban lambar ba kaso galan gabdhaha 🤣woow kuye qalbigagu wa maqaxi
    Sorro walle

  • @Liiban622
    @Liiban622 2 роки тому

    Maryan ladane wll waxaan jooga galdogob waxaan doonaya barnaamijka inaan kaqeyb qaato marka ila soo xiriir

  • @abdirahmaansiciidyuusuf9527
    @abdirahmaansiciidyuusuf9527 2 роки тому +3

    Waraaa naagta indho adkaaa intay wiilka qalbiga ka jabisay bay hadane leee dahay qalbiga ban ka jecelahay naag iyo khiyaano keeba soo haraya 🤣🤣🤣

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 2 роки тому

    Dadka kale afkaanka jeclahay adnah qalbiga yartu xariif sanaa caadi maaha Kkkk

  • @wizznega9502
    @wizznega9502 2 роки тому

    Khaliil

  • @يحيىإبنمحمدالصومالي

    Wiilka haday kadhigi wayday kan labaad may kan sadaxaad kadhigto hhhh

  • @cabdifataaxhalista1939
    @cabdifataaxhalista1939 2 роки тому

    Waansugaynay

  • @gurhanshaybe
    @gurhanshaybe 2 роки тому

    l6 sano kulahaa qalbigaaga ma maqaxibaa

  • @boqoradaa57
    @boqoradaa57 2 роки тому

    midu Indha adkaa ma bir bey liqday, intaas nin intay soo tiriday ee wali dhahee adaan kujeclahy

  • @zoya_Ali12
    @zoya_Ali12 2 роки тому +1

    🤣🤣afkaa kaa jeclahay🤣 sry boowe💔

  • @abdallaladane8811
    @abdallaladane8811 2 роки тому +2

    Sorry zxp 6sano lacagtaada faaq lagu cunayay lkn zxp dumarka kalaa ka badan🤣👊

  • @dhamuukeyare9060
    @dhamuukeyare9060 2 роки тому

    Maryaneey adeer anaga prank nagu samaynaysaa

  • @Musalsalafsomalia9129
    @Musalsalafsomalia9129 2 роки тому

    😋😋😋😋

  • @rahmaissemotheroflove9011
    @rahmaissemotheroflove9011 2 роки тому

    Waxaan la yaabey qof leh jaceyl baan leeyahey hada dhowr qof soo tirsanaya jaceylka dheesha halaga daayo dhalinyaro jah 🤣

  • @bilanabdulqadirmahamed6545
    @bilanabdulqadirmahamed6545 2 роки тому

    Horta waa su alle maxay nimanku biribaydka u shegaan miyeysan ogeyn dumarkuba inay baxshaan 😏😏

  • @ismaildhiin703
    @ismaildhiin703 2 роки тому +1

    War ninkan laxdaa maxuu ahaa🤣

  • @saamisomalilovepartnerexpe1857
    @saamisomalilovepartnerexpe1857 2 роки тому

    Qofku inuu ku khiyaamaynayo ama uu gaar kuu yahay. waxaad ku garan kartaa hal bil gudaheed

  • @suldaamorage8227
    @suldaamorage8227 2 роки тому

    Qabaka onlinka raban hppti

  • @dhamuukeyare9060
    @dhamuukeyare9060 2 роки тому +1

    Maqaaxi weeye qalbigaga 🤣😂

  • @azmaryre6093
    @azmaryre6093 2 роки тому

    Meesha jiliin been ah buula soo is taagayaa 😄😄😄😄

  • @xareedmaxamud560
    @xareedmaxamud560 2 роки тому +1

    Qof Yahay Ma iso Qabatid Mid Halkaana Buufis Ka Qaade.🤣🤣🤣

    • @kaltunadam5984
      @kaltunadam5984 2 роки тому

      Hhhhh maad iga dayso wllky

    • @xareedmaxamud560
      @xareedmaxamud560 2 роки тому

      @@kaltunadam5984
      Bisinka Oo Ma idaba Socotay Ina Adeer 🤣🤣

    • @kaltunadam5984
      @kaltunadam5984 2 роки тому

      See kaaga daba haraa magnad camal

    • @xareedmaxamud560
      @xareedmaxamud560 2 роки тому

      @@kaltunadam5984
      Hadaan Donayey Inaan Ku So Afjaro Maryan Ladane Ayaa Rabay Inaan Ka So Waco Xbb🤣🤣

  • @Theking-hs6qu
    @Theking-hs6qu 2 роки тому

    Lol 😂

  • @KAYDKA-HAG
    @KAYDKA-HAG 2 роки тому

    Sorry bro Ukun🥲

  • @axmedzakiosman3773
    @axmedzakiosman3773 2 роки тому

    Xagee kugu imaada maryaney wlo

  • @sacdiyomaxamud9860
    @sacdiyomaxamud9860 2 роки тому

    Bureeqoy sxbkaa ma qaloocan buu ka yimi maxaa kugu qoran kuma lohoo😃😃😃😃😃😃🤣

  • @meymamohamett8784
    @meymamohamett8784 2 роки тому +1

    Afkaan ka jeclhy kulahaa🤣
    Qof naga cilmi badn

  • @mamakhadiijojamac4060
    @mamakhadiijojamac4060 2 роки тому

    Khaliilow Bureeqo meyaaa hhh

  • @crisaaqandareska5212
    @crisaaqandareska5212 2 роки тому

    Sorry poe poe😭😭😭😭😭 nagaha maanta wclo waye👎👎👎👎

  • @bureeqoalibureeqo846
    @bureeqoalibureeqo846 2 роки тому +1

    🤣🤣🤣🤣

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Місяць тому

    My Number Sabiriineey Y jEmaadeeey Yanogasho

  • @يحيىإبنمحمدالصومالي

    Maryam wll barnaamijkan noosoo badi hana soo daahin wllo aadban kuutaageernaye hadaa nahag reer galdogob horay usoco