SIDEE LOO DAAWEEYA XASAASIYADA | Allergy

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 лип 2021
  • Xasaasiyaddu waa jawaab aan caadi ahayn oo uu dhiibo difaaca jirka, dadka qaba xasaasiyad difaaca jirkooda wuxuu inta badan fal celin ku sameeyaa walxa aan dhib lahayn oo laga helo jawiga ama deegaanka, walxahaan aan dhibta lahayn waxaa kamid ah manka, caaryada, iyo dufta xayawaanada, waxaana loo yaqaanaa allergen(xasaasiyad kiciye) . Xasaasiyada waa dhibaato caan ah oo saameysa dad badan.
    Muuqaalkaana ayaana ku sharxaa waxa ay tahay Xasaasiyada? Waxyaabaha keeeno iyo sida la isaga daweeyo.
    Kanaalkan waxaad ka daawan kartaa talooyin,warbixinno iyo casharro ku saabsan caafimaadka.
    Waxaan kaa codsanayaa in aad SUBSCRIBE inoo saarto si ay kuu soo gaaran muuqaal walbo oo aan soo dhigno. @Dr CK

КОМЕНТАРІ • 91

  • @munasalebaan293
    @munasalebaan293 Рік тому +35

    Ani xasaasiyada way ihaysaaa lkn naqaskaa igu dhago😢isoo duceeya😭

    • @fahimaqurux8520
      @fahimaqurux8520 Рік тому +1

      Anaa ladhiban imika Wll maxaad isku dawaysay

    • @mohommetbashir4348
      @mohommetbashir4348 Рік тому +1

      Zxp Afurka Ma isku Aragtay

    • @caaliyomaxamed2117
      @caaliyomaxamed2117 8 місяців тому +1

      Aamen allah naga dulqaado 😢

    • @Murayo-ur2qr
      @Murayo-ur2qr 5 місяців тому +1

      Waxyaabaha bedel aa dharka kudhaqdo kuriga alaabta iyo barafuunada Quraane isisaar waa kabogsoondoontaa

    • @hamdajaamac1994
      @hamdajaamac1994 4 місяці тому

      @@mohommetbashir4348haa ani afurka ka dib isku arkay illhay hayna cafiyo 😢

  • @zainababdi699
    @zainababdi699 3 роки тому +3

    Masha allaha waxbadanaa kafaidnay Dr

  • @amranismail6598
    @amranismail6598 2 роки тому

    Thank you walal

  • @ibrozabdi2678
    @ibrozabdi2678 3 роки тому

    Mahadsanid dr

  • @hoododaahirm6383
    @hoododaahirm6383 3 роки тому

    Mahadsanid wlo

  • @eng-mahadgeddixiish1369
    @eng-mahadgeddixiish1369 Рік тому

    Thanks sxb

  • @abdulmuheyminmohamed225
    @abdulmuheyminmohamed225 Рік тому

    Thanx

  • @ayeshafatima5316
    @ayeshafatima5316 2 роки тому +1

    Manshaa alhaaa

  • @amiiraazeen8371
    @amiiraazeen8371 2 роки тому

    Xagee jooga dr

  • @user-ip8zy8yy1i
    @user-ip8zy8yy1i Рік тому +1

    Asc

  • @FadumoMaxamed-mn8cq
    @FadumoMaxamed-mn8cq 5 місяців тому

    Wajika nabraha leh oo casaasiyada❤❤❤❤❤❤sidee layee laa

  • @ridkaaden3619
    @ridkaaden3619 2 роки тому

    Dr xasasiyada indhaha igeysato gudud eeinoqdaan mxaa lagu daweya ilaaha daawada baxshee dhaqatir bdane waautage

  • @ahmedabukar1706
    @ahmedabukar1706 2 роки тому +2

    Dr qufka xasaasiyada qaba baaritaan noocee ayuu u baahan yhy

  • @xilkascade
    @xilkascade 2 роки тому +4

    Aniga xasaasiyadeeda nooca maqaarka ma ahan keyga waa hindhiso Sanka iyo indhaha I hurta naqas yar madax culeys dhegaha xiran waxa igu kiciya waan Ka fogaaday lkn wali wuu I hayaa waligay dawo ma' u isticmaalin daal iyo tabar yari aw igu riday.maxad igula talinaysaa dr

    • @CumarAbsuge
      @CumarAbsuge 7 місяців тому

      Sxp side kanoqotay hada

  • @Daacad1999.
    @Daacad1999. 3 місяці тому

    Waxa igu kicinaya maxaan ku garan karaa ustaad ma garanayo waxa igu kiciya e?

  • @salmaabdirizak7337
    @salmaabdirizak7337 Рік тому +1

    Drs xonqorta wajika ka so baxdo oo cad Mx lgu daweya🥺😭

  • @FarxiyoNuur-oz1vw
    @FarxiyoNuur-oz1vw 2 місяці тому

    Walal caburka maleyahy xasasiyada iyo neefsashada oo kugu adkaado pls iso sheeg

  • @SafiyoCali-hr4wy
    @SafiyoCali-hr4wy Рік тому

    Waxan aan qabaa finan/ciir yaryar oo sanka ma xasaasiyad baa mise waa wax kale adigoo mahadsan

  • @abdikarim91
    @abdikarim91 2 роки тому +4

    Wà ku mahadsan tahy Doctor CK mowduucan dadka uu quseeyo ayan Ka mid ahay . Xaasiyad dhanka cuntooyinka ayaa I heysta , kaniiniga aad noo soo sheegtayna waad ku mahadsan tahy

  • @ibrozabdi2678
    @ibrozabdi2678 3 роки тому +6

    Dr Waxan ku weydinaya majiraa dhaqtar taqasus u leh xasaasiyada hadusa jiro magacis ama somaliya gaar ahan mogdisho maka heli karaa.
    Hadee sura gal tahayna waxan kaa rabaa meel aan kaala soo xariiro dr
    Mahadsanid

    • @drck1895
      @drck1895  2 роки тому +8

      Walaal hadii aad muqdisho joogtid Dhakhtar takhasus u leh cudurada maqaarka waxaad ka helaysa isbitaalka Digfeer.

    • @Yusra812
      @Yusra812 Рік тому +1

      Magaciis wll mcn digfer waba dhakhtar keyga❤

    • @Dalxureeyo
      @Dalxureeyo 6 днів тому

      🎉​@@Yusra812 Dr isse Ali mxamud
      Wuuxu farista qeybta jamacada

  • @dalsanmedia1247
    @dalsanmedia1247 2 роки тому +1

    Aadbad umahad santahay wall

  • @ilhaanabdikadir8777
    @ilhaanabdikadir8777 Рік тому

    Maxa loga hortagi kara dr

  • @kalthoomokawthar9574
    @kalthoomokawthar9574 Рік тому

    Asc
    ani wajigey waxna mamariyo lkn mar walba wajigey wu is bedelaa hadii aan mata karen ko

  • @ladanabdirashid2522
    @ladanabdirashid2522 Рік тому +1

    Mashaallah faido

  • @mohamedyaasinmohamedgaambe4114
    @mohamedyaasinmohamedgaambe4114 2 роки тому +1

    Loratadine 10 mg for BID 3 days

  • @FarduusFarduusmaxamed
    @FarduusFarduusmaxamed 9 місяців тому

    Wllo nafaqo daro aya igu dhacday marka beedka xasasiya aya leyahay

  • @mustaqimmuxudiin7772
    @mustaqimmuxudiin7772 2 роки тому

    Dr wad mahdsnthy Dr wan tagy isbucii hore dhigaga nadiif waye lidhhy tan maqarka qabta lidhhy marke ma cuni karaa jwb

    • @drck1895
      @drck1895  2 роки тому

      Walaal dawada in uu dhaqtar kuu soo qoro aad ku isticmaali kartaa ee kala tasho dhakhtarkaaga.

  • @user-wd2qx1ky5s
    @user-wd2qx1ky5s 9 місяців тому

    😢

  • @user-vq6df7en7p
    @user-vq6df7en7p 3 роки тому

    Ani waxan aad ugu bahanahy Dr xasasiyad daweyo qaas ahan indhaha hdu jiro iiso shega please canug yro 4pil jirtabaa iga qabto indhaheda🙏

    • @drck1895
      @drck1895  2 роки тому

      Walaal hadii aad muqdisho joogtid Dhakhtar takhasus u leh cudurada maqaarka waxaad ka helaysa isbitaalka Digfeer.

  • @safiyacabdi5183
    @safiyacabdi5183 Рік тому +2

    Dr.muqdisho dr xasasiyada majogh muqdisho

    • @Dreamy-M
      @Dreamy-M 2 місяці тому

      Anibo waa raadinayay wall maheshay adiga?

  • @nafisabashir4638
    @nafisabashir4638 8 місяців тому

    Ma jirta xasaasiyad qoraxda qofka u ku qaado ama marka u dhiigisu kululado marwalba o suuqa qoraxda ubaxo waxan dareema cuncun jirka ah jirko kululanaya madaxa o I xanuna iso jawab

    • @MohmedJiger
      @MohmedJiger 4 місяці тому

      Haa wey jirtaa anay ihysaa markastoo dhigeygu kululalo waxan daremaa xanun cun cun ah wuna igu cusub yahy gabdh Ayan ugalmodey anoon xasasiyad qabin yada kaso qadey weligey isma ma maqan xasasiyad ayaa galmo lagu kala qadaa 😢

  • @Xalimokapur12
    @Xalimokapur12 Рік тому +2

    Xasasiyada dhunta iheyso qunfac majojinkro plz isoduceya😢

  • @maryamumohammed5134
    @maryamumohammed5134 2 роки тому +1

    Dr xasasiyada wa idhibtay dawadeeda hadaan cuno gaas igu kicisaa maxan sameyaa dr pls jawab

    • @drck1895
      @drck1895  2 роки тому +1

      walaal dawada gaaska la qaado,
      Mahadsanid

  • @mukhtarcabdi4442
    @mukhtarcabdi4442 Рік тому

    Dr xasaasida waxyaalaha kiciya hilibku maka mid yahay

  • @Alxuseen
    @Alxuseen 3 місяці тому

    Aniga waxan dareemayay cun cun dhuunta iyo qufac, sisinta ayaa igu kicisay markaan joojiyay wanka fiicnaaday alx

    • @sarahajji2118
      @sarahajji2118 2 місяці тому

      Aniga beedka heeda lowska xulbada cadarada qaar qiiqa waxas odhan way igu kiciyan

    • @Alxuseen
      @Alxuseen 2 місяці тому

      @@sarahajji2118 iska jooji waxa aad ku fiicantahay ayaa ka badan

  • @XamdixasanShukrimaxamud-pq3cp
    @XamdixasanShukrimaxamud-pq3cp 8 місяців тому

    Aniga xasasiyada wey iheysaa lkn. Qorta igu darey marka mxan sameysaa 😢😢

    • @MohmedJiger
      @MohmedJiger 4 місяці тому

      Wll aniga isku mid nahy aniga qorta wxa idheer shafka wlhy anoo aan xasasiyad lahyn Ayan gabadh ugalmodey yada ka qadey weligey isma lahyd xasasiyad ayaa galmo lagu kala qadaa 😢

  • @niciimaxaaji2343
    @niciimaxaaji2343 Місяць тому

    Ani qabawga
    cadarka
    iyo boodhka aya idhipa😢😢

  • @user-vn8rr8qc4c
    @user-vn8rr8qc4c 10 місяців тому +2

    Ani xasasiyada dhuunta kaqabaaa alxd daawooyinkeeda markaa qaato waa kuroonaada

    • @AyanOsman-bb3zl
      @AyanOsman-bb3zl 7 місяців тому

      Wll aniga. Dhunta ixanuni gadal dhunta i xoqontay nabro yar yar iga so baxay subaxii Marka so kaco dhawac cml ka darema xoga kadib wa ronana lkn hada waba ka naxsanahy ee adiga sas cml ma ahed

    • @NasraNuux-nf6qq
      @NasraNuux-nf6qq 2 місяці тому

      ​@@AyanOsman-bb3zlabyo aniga i xanuunta dhuunta bal ii warn mxaa darenta😢

  • @zharmakekabadhe1099
    @zharmakekabadhe1099 7 місяців тому

    Ani xasaasiyad Maan lahan jirin
    Imika indhaha afka iyo qoorta finan igaso baxeen mooji wx keenay😢

    • @MohmedJiger
      @MohmedJiger 4 місяці тому

      Zhp wlhy anigaba maan lahan jirin naag aan ugalmodey hben markas Ayan daremay dhabarka io labta finan gudud ah oo cun cun said ah igu haya xasasiyada weligey isma lahayn galmaa lagu kala qadaa

  • @nasteexonaruurobilan2327
    @nasteexonaruurobilan2327 8 місяців тому

    Thanks abwe aniga xasasiyad badan baa layiga sheega markasta jirka I cun cunah iyo wajiga 😢

    • @shuubilan9781
      @shuubilan9781 8 місяців тому

      Abayo dawa noce qadate ani xita wajiga I cun cuna sanka I xeran

    • @MohmedJiger
      @MohmedJiger 4 місяці тому

      ​​@@shuubilan9781wll xanunkan dawoyinka aad jirka mar sanysaan kiimo kaalo kicinaya kujira iska dhaafa wixii kiciya odhan xanunkan xanun kicintisu fududahy weye Wana sahlan yahy Loratadine 10 mg qaado asaa logu qaty

    • @MohmedJiger
      @MohmedJiger 4 місяці тому

      Loratadine 10 mg qaado sigaa loogu qaatay wuu dajiyaa dhiga

  • @maxamedibraahimyuusufshida2970
    @maxamedibraahimyuusufshida2970 8 місяців тому

    Aniga cirbadaha qalajiyaha Ayaan xasaasiyadda igu kiciya

  • @MaaidomaxmedMaaidomaxamed
    @MaaidomaxmedMaaidomaxamed 17 днів тому

    😢😢😢❤😂

  • @user-wd2qx1ky5s
    @user-wd2qx1ky5s 9 місяців тому

    Ani wajiga kadhinte 😢

  • @xamdaqaranmedia8472
    @xamdaqaranmedia8472 Рік тому

    Anig ta maqaarkaa I haysa dhakhtiir badan baa tagay wax iga bayna ma leh

    • @MohmedJiger
      @MohmedJiger 4 місяці тому

      Wll waa kaalmati uun gaastariga okle weye wixii kugu kicinaya iska dhaaf isku mid nahy

    • @MohmedJiger
      @MohmedJiger 4 місяці тому

      Loratadine 10 mg isticmal kaas ugu rooone

  • @apdirizakseid3702
    @apdirizakseid3702 8 місяців тому

    Ma la kala qaada bahasha

  • @nasranuuxnasranuux8855
    @nasranuuxnasranuux8855 2 роки тому

    Dr aniga waxa i xanuunaya dhuunta markii iigu horeysey een xanuunsaday waxan qaadanayey qalajiyahAaa ad sheegty dhhuntana waxay i canuunaysaaaa 1 sano liqistaankayguna ma fiicno meel kastana wan tegey waxna layga sheegin ila tali dr markaaaa teeda kle mala oran karaaàa waaa xasaasiyad se maxa lagu daaweyaaaa wllo

    • @fartuunmayow1677
      @fartuunmayow1677 Рік тому

      Side ka noqotay abayo aniga falenba tifow ka qaday hda isbital tagana ma qabtida le dhaha indhaha wax kama firin karo dhuntana cun cun

    • @nasranuuxnasranuux8855
      @nasranuuxnasranuux8855 Рік тому

      @@fartuunmayow1677 abayo hadda sidee ka noqoty

    • @user-rb8rz2jq6p
      @user-rb8rz2jq6p Рік тому

      Ilhy hku cfiyo byo

    • @Yusra812
      @Yusra812 8 місяців тому

      Gaas waa 😢

    • @NasraNuux-nf6qq
      @NasraNuux-nf6qq 6 місяців тому

      ​@@Yusra812gaas miyaa abayo

  • @salmancade8875
    @salmancade8875 10 місяців тому

    Aniga wajiga iyo ciridka iigahaysaa

  • @user-ii2vy3eh2n
    @user-ii2vy3eh2n 9 місяців тому

    Lalabo kawrn maleedahay

  • @mohaaqadar-ej4dw
    @mohaaqadar-ej4dw Рік тому

    Wadku mahadsantahay dictator

  • @munaahmed4759
    @munaahmed4759 2 роки тому

    Wll hooyo ayaan Ahaay Nujiisaa maa Qabaan Karaa Kininkaa magacisu Yahay semos waxana Loo cunaa baay igu dhaahen Farmaysiyaadu xasasiyadaa

  • @asmayaasiin8523
    @asmayaasiin8523 Рік тому

    Mahadsanid dr