DAHIR DAHAB DAD WAAWEYN MAXA KAA GALAYEH BIILKOODA MAXAMED ISAAQ WAA BUUXAAN HADEY XABSI KA SOO DAYNAYAAN IYO HADII KALE DAHIR NAXARIISTA JOOJI LACAG DANBE HA SIIN MAXAMED NIN KU LAEG MAXA U BIILI DAHIR ADAA HABARAN KA HAR ALKOLISTEYALKAN LACAGTADA HEYSO DAHIR SII DADKAGA MASAKINTA AH
Waar Ninkan Daahir waa qof aad u Dul-Qaad badan Mashaallah ,dad aanu shaqo ku lahayn buu habeen iyo Maalin caawinayaa oo wanaagooda ka talinayaa Jazakallah khayr Daahir ilaahay Raxmadiisa ha kuu badiyo inshaallah ,waxay u dhaqnayaan sidii ay ilmihiisa yihiin Yaa Allah
Why dahir alason free this guy from jail before sent crazy wife to muqdisho avoid drama oooh i forgot dahir like created drama n become hero stop drama 😂😂😂😂

Wallaahi labadaan ayaa ka raayey Dahir.
Darama cusub ay isla ogyihiin waaye wallaahi dahir waa miskiin.
Dahir dulqaad badanaa
war dahirow Adkaysi badanidaa ninkan iyo naagtan faraha kala bax ayeysan ku ceebeen kalama harayan waa labo waalan bismillah
daahira kuwani waya kuwaalayaana iska eri
Daahir calasoow yey ku ceebeyn gabadhaan iyo ninkaan ka fogoow sxb
Daahir calasow ina adeer yeey ku waalin dadkaan inkaarta qaba
Kkkkkkk waxbaa haysta daahir calasow 😮😮😮
Jwb
Daahirow hadii lagu dhaho (Aabo Dahir ) waaba dhalaale asaad dhiibii waxaad heeyso.
Aabo Daahir guri isii .
Xamer Ila gee
Asc wllyaal wxaan rabaa lambarka dairy calasow❤
Labadan inad umada ka deysa fiican
Dahir calsow dhakhtarka dadka dhimiirk wlhi waa ka shaqaykara dulqad badna kkk
Khadiijo malahan dhaqan hooyo Somaalia
Waar Ninkan Daahir waa qof aad u Dul-Qaad badan Mashaallah ,dad aanu shaqo ku lahayn buu habeen iyo Maalin caawinayaa oo wanaagooda ka talinayaa Jazakallah khayr Daahir ilaahay Raxmadiisa ha kuu badiyo inshaallah ,waxay u dhaqnayaan sidii ay ilmihiisa yihiin Yaa Allah
2dan saqajaamin ee cabtooy mxa noogu wareerinaysa dahiirow. Wallahi 2dan majnuun hda warkooda xiri wayso adiga cirka roob ku og
DAHIR DAHAB DAD WAAWEYN MAXA KU DABABDHIGAY KA HAR ADIGA
waar horta waan idinsalamay meelkasta oo ay joogto somali kuli khiyaamo waaye iyo rabaash mayaqaanan sida logu noolado ama loola noolado dadka ajaanibta ah ee ay dhulkooda ugu tagan
Waxan dhaadha kah eyadona
Ayadhona markay laacag gu arakato waka qaaday saa
Wllyaa iiso
Why dahir alason free this guy from jail before sent crazy wife to muqdisho avoid drama oooh i forgot dahir like created drama n become hero stop drama 😂😂😂😂
Ninkan dad ma leh miya