Afhayeenka Ciidanka Booliiska "Ciidanka Booliiska waxa uu saaka si toos ah u bilaabay howlgalka...."

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 31

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 3 місяці тому +7

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @siradm
    @siradm 2 місяці тому +6

    Nabad iyo wanaag ayaa nawada deeqda, way mahadsan yihiin inti xalissay arrintan, ha laysu sabro si dalka iyo dadka Soomaaliyeed ay u kabsadaan.

  • @malaboa591
    @malaboa591 2 місяці тому

    Maashaa Allaah Dowlada dan Qaran guuleeysta waligiin Inshaa Allaah

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 2 місяці тому +3

    Waa farxad weyn mahad celin weynna wey mudan yihiin.
    Meel kasta oo Bulshada waxtar u ah iyo Qarankaba waa in laga baxo shiddo la, aan sida Telefeshinka Qaranka, Wakaaladdii biyaha, ceymiska

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 місяці тому

    Mashaallah haday garteen bahida

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 2 місяці тому +1

    Mudane madaxweyne hassan shiikh Mahmoud waxaa khalad weyn ah in shacab mudo 35 kudhaw deganaa cabta lamariyo, mudane madaxweyne waxaa u dhaaratey shacabka dalka jooga waa in la joojiyo eexda iyo isaga faladka shacabka danta yar lagu eegayo, mudane madaxweyne waxaa udoor leedahay 2 arin (B) mudane madaxweyne waxaad cod dheer ku tiraahdaa dhamaan goobaha dowladu leedahay waa in halmar laga wada guuro oo aan loo kala eexan shacabka oo kawada baxaan taasi waa laqaateen, (T) mudane madaxweyne hadii kale waa in shacabka degan dabdamiska aad uyeeshaa degaan eey degaan taasi waa laqaateen, ee maaha halmar dareera taasi waa xaniiyo taabad mudane madaxweyne arinkaas 2 qodob ah meel raac taasi oo aaqiradaada iyo hogaankaaba aan waxba udhimeeyn, waxaan rajeynayaa in aad wax hagaajin doontid mudane madaxweyne wajiga ilaah arintaan waa lama qaataan kalaabo ama umada meelee haba udhisin ugu yaraan! Nabadeey

  • @AbdiMohamed-e3m
    @AbdiMohamed-e3m 2 місяці тому

    Waa wax fiican hadii dadkii laqanciyey oon lagu tacadiyin

  • @shukriahmed352
    @shukriahmed352 2 місяці тому +1

    Mootadii hor istaagto gurmadka dabdamiska iyo Ambulance halala wareego shaqada halaga joojiyo

  • @kaydkadunida.
    @kaydkadunida. 2 місяці тому +1

    Yaad maa muleysan hantii aad matada ku tumataan mase maxaa dabdamis u sameyneysan idinkaba hada dab cusub shidayee caqligu hashaqeyo

  • @joyaiyc
    @joyaiyc 2 місяці тому +1

    dadka sixun wax usheega alle hanagaqabto

  • @bluddie_hash
    @bluddie_hash 2 місяці тому

    Dhaqanka aabahaa ka was

  • @cumargeeddi8013
    @cumargeeddi8013 2 місяці тому

    Afhayeenka booliska muuse suudi ka saara isna meesha uu degan yahey waa dhul dowladeed hadaad daacad tihiin koleyba dhulkan dabdamiska waad gadeen waana la arki doonaa cida degta

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 2 місяці тому

      Beri hadii firefighter ka soo baxay la arko oo dabka daminayo maxaa dheheenaa 😂😂😂

  • @BashirHassan-g2q
    @BashirHassan-g2q 2 місяці тому

    Dhulka dawlada halaga baxo dadoow waad ogaydeen iskuul yaaqshid siduu ahaa iyo maanta sida uu yahay halaga baxo dhulka danta guud.

  • @degan4
    @degan4 2 місяці тому

    140 guri we gubtay, imisa muwaadin oo ku dhimatay
    Noo sheeg

    • @joyaiyc
      @joyaiyc 2 місяці тому

      qofna oo dabka waalagacaraaraa qarax maahan

  • @ابويحيىعمر-ذ8ط
    @ابويحيىعمر-ذ8ط 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii 2 місяці тому

    Cidanka dadka cawinayy aaaa🤔🤔maka aqbala mrka kuwii ardayda qoriga kutgayy somaha meel ujed rbo lug dheer udirayy mise kuwa ruuxana kahadlee😂😂😂😂😂

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 2 місяці тому

    Madax mooryana😮Muuse suudi oo dowlada ka tirsan gormad ka saareysan isna , gudomiyaha shacabka Aadan madoobe goorma ayuu giriga ucelinayaa habarta waayelka ah ee xooga kaga heysta gurigeeda beydhabo, miskinaa misko lafuulo leh

  • @superfun1819
    @superfun1819 2 місяці тому

    Hg meelahas foosha xun mad dagantihin.
    Hg guura curiyaha dawladda Somalia leh

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii 2 місяці тому

      Wad dhaqan xun thy xamr nalkisa dadka dara wataqanaa biyhaga dhanso ha xamr lene

  • @muminhagar5038
    @muminhagar5038 2 місяці тому

    Dulanks joooji waa fidnp waa Qorryso. Fidnadane. Dillka wey ka culus tahay. Marka aaqiradaada u baq

  • @maxamedcabdiraxman6595
    @maxamedcabdiraxman6595 2 місяці тому

    HALKEE UGURAYAN DHACABKAAN MISKIINTA DOWLAD DADKEDI QIXINEYSA

    • @somalihanolato741
      @somalihanolato741 2 місяці тому

      Galmudug no guriyo ijaar ah no maxa qaldan

    • @joyaiyc
      @joyaiyc 2 місяці тому

      kkkk maangaab dhulka waa dhul kadhexeeyo dadka dhan cashurtooda hh adiga santi inlagaaqaado ooqofkale lasiiyo waxaa calaacal lasoofariisanee cadaalad majirto iyo reerhebal waaladhaafay

    • @maxamedcabdiraxman6595
      @maxamedcabdiraxman6595 2 місяці тому

      @@joyaiyc wa qosla fiiri cirid dameerkan dowladu dadkan masul kama ahan miyaa ?

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 2 місяці тому +1

    Finally mooryaantii godkoodaa biyo ugu galay🤣🤣🤣🤣🤣

    • @nuurgedi
      @nuurgedi 2 місяці тому

      adoo kale wadanka - ayuu ku yahay!

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii 2 місяці тому

      Geesigu malin Cad wx qabta ma saqdhexe laso dhaca sidi tugadii amus adaa medaha qufee

  • @AhmedFarah-cm1cu
    @AhmedFarah-cm1cu 2 місяці тому

    Habargidir baa lagu soo duulay

    • @nuurgedi
      @nuurgedi 2 місяці тому

      Hg dhul lan aan ma heyso ee 5 qoys habar gidir ma matasho