IDIL BARKHAD HEESTII MAKU DIRAY JACAYL WALI 2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024
  • Ilkacase Lyrics
    ilkacase
    Lyrics
    SOMALI
    Hees Qoraa

КОМЕНТАРІ • 87

  • @nuur____barre
    @nuur____barre Рік тому +11

    Dhab ahan heestan waa hees dareen leh 🥺🖐️
    hrgrisa 12:20 habeenimo 4/1/2023 hben arbaca so galayso 😭 dhaxan iyo baraf badan 😩 heestu way igu socotaa

  • @aadancaliaadan6495
    @aadancaliaadan6495 11 днів тому

    Haa weliba zaaid hadda baan ku dhex jiraa kawarn
    Heestan Waxa dareemi karaa kaliya qofkii jeel soo maray❤💯

  • @FactryMade
    @FactryMade 4 роки тому +14

    Qofkii jaceyl uu haaya lee dareemi kara heestaa

  • @ABU_AXNAF
    @ABU_AXNAF 2 роки тому +2

    Wllhi hestan dareen gooni ah ayey wadata 🥺 💔 xasuuus ayey igalisaa

  • @amiincali5286
    @amiincali5286 3 роки тому +6

    2021 yaa iLadagaysanaya

  • @xikmaawiofficial935
    @xikmaawiofficial935 6 місяців тому

    Suldanka geeeska africa wa heees waxkle ah😊

  • @mohammedhedaia
    @mohammedhedaia Рік тому +1

    I can't get enough listening to this beautiful song. She is extremely pretty. Amazing voice...
    God bless you Idil 😍😍😍
    Greetings from Sudan

  • @hanadali9173
    @hanadali9173 5 років тому +12

    aah heestan qalbiga ayey iga taba neysaa wlhi jaceyl keyga xasusta kaliya ey ireebtey ayaa ah marka aan maqlo ilin baa iga timada😭😭😭❣asal dhalad adigo kale lama umin abid dear❣

  • @suhanahpipeh7401
    @suhanahpipeh7401 5 років тому +18

    Waayo ban so xasusty wlhi😰hestan marna ka dharki jirin just way igu socota codkeda😍🎧🔥

    • @hadadhaqaaqnow8921
      @hadadhaqaaqnow8921 5 років тому

      sûhàńàh pipeh xagaad hada joogtaaa

    • @shahidboss3472
      @shahidboss3472 3 роки тому +1

      Wax noga tabo wayahaas wll

    • @mohammedhedaia
      @mohammedhedaia Рік тому

      Same here wallahii ... its her voice that does the magic. Oh my god when she say |maku diray jacayl wali| i literally melt 😍

  • @CabdirixiinAxmedcumar-hp5ic
    @CabdirixiinAxmedcumar-hp5ic 9 місяців тому +1

    😮😊 Hes wax kala😢😊

  • @iqrocdey6586
    @iqrocdey6586 2 роки тому +2

    Dawa miyad kadhigta 🥺😰

  • @maxamedkaban8056
    @maxamedkaban8056 Рік тому

    Waa suugaan heestu makudiray jaceyl weli makuyiri qof dabasoco waa yaab maxamaed

  • @abdulahiaynab797
    @abdulahiaynab797 7 місяців тому

    Heestaan xusuuswayn bay igu leedaahay

  • @izramahamud9098
    @izramahamud9098 2 роки тому +4

    2022 🥺 jacyl xanuuun

  • @saciidmahad9362
    @saciidmahad9362 2 роки тому +1

    💔😭10/9/2022 hadi waqti sharaf laha aniga io ayada ban wadagney 🥺😪.

  • @maajid607
    @maajid607 Рік тому +1

    Macaan waaye ❤❤

  • @gabadhaboqortoyadahibocade9310
    @gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 років тому +4

    Idil barkhad Omar. Fananada rer Oslo Norway kujecliya Qaali dumar heestana waa xasus

  • @howieie2081
    @howieie2081 5 років тому +3

    No1 fadlan like isar ana ugu horeya

  • @Ismail-kp7dx
    @Ismail-kp7dx 5 місяців тому

    Queen idil

  • @deeqaxasan4420
    @deeqaxasan4420 5 років тому +2

    Maku iri qof dapa soco😫😫😫💔

  • @abdirzakatosh9459
    @abdirzakatosh9459 5 років тому +2

    Heestani yay filin soo xasuusi say

    • @ggmoha1190
      @ggmoha1190 4 роки тому +1

      Camaar kosavi xasuus wllhi 2015 ayan soo xasuustay😂😂😂

  • @abdijibarabdilahiosman9209
    @abdijibarabdilahiosman9209 5 років тому +3

    Idil barkhad

  • @mohamedmohamed-vv6ds
    @mohamedmohamed-vv6ds 5 років тому +1

    Meesha ma germany baa somaliya moodaa ileen waa dad tahriib ku galaye ilbaxnimo kama muuqato0

  • @sucaadcali9893
    @sucaadcali9893 Рік тому

    Jah hestydi walhi xasus😢😢

  • @istoibrahim8260
    @istoibrahim8260 5 років тому +5

    Wow caadii maahaaan 💕💕💕

  • @haidarsweedendream338
    @haidarsweedendream338 5 років тому +2

    Showgaan halkuu ahaa dadoow

  • @mustalafodheman1630
    @mustalafodheman1630 5 років тому

    Idil barkhad show iga dheh iyo heso xulaa

  • @abdirahmandahir5551
    @abdirahmandahir5551 2 роки тому +2

    these amazing song

  • @hassanosman5241
    @hassanosman5241 5 років тому +5

    #idileeey inder mxan Ku xiisay talahi heesahagi malabki😜😜😘😘

  • @khadarbj2322
    @khadarbj2322 4 роки тому +9

    Yaa 2020 daawanaya like bac kusii👇👇👍👍

  • @AhmedHussein-le7og
    @AhmedHussein-le7og 2 роки тому +2

    2022 amzing love is khatar serious

  • @duniyokulan3158
    @duniyokulan3158 Рік тому

    Ishcalaa hees

  • @hassanyareofficial4461
    @hassanyareofficial4461 Рік тому +2

    Best music

  • @caynicayni-np4rx
    @caynicayni-np4rx 3 роки тому +6

    Cod mcn ku hysta wllhi 🥰🤩😊😅

  • @mariyolove482
    @mariyolove482 5 років тому +1

    Muxuu idiraa jacelkaba maheste😭😭😭😭

  • @kingkorNel77
    @kingkorNel77 5 років тому +2

    Naagtaan Heeso la aan baahsan baa haysa😘

  • @hadalzameinajaamac9641
    @hadalzameinajaamac9641 4 роки тому +2

    King Africa king

  • @qoryogubanchannel890
    @qoryogubanchannel890 5 років тому

    Jarmal iyo naago garoob ah
    Baa mesha nooga muuqda oo duqow ah subxanalah

    • @ggmoha1190
      @ggmoha1190 4 роки тому

      Meshani Norway Wye zxp waliba casimada oslo

    • @qoryogubanchannel890
      @qoryogubanchannel890 4 роки тому

      @@ggmoha1190 Jarmalka weye abwe

    • @hamsikabdi7743
      @hamsikabdi7743 3 роки тому

      Oo hadey garoobo yihiina ale kapaq dumarka xushmee 🙏😒

  • @abdulmajidfarahdalal1925
    @abdulmajidfarahdalal1925 5 років тому +4

    Shaydanka ha layska naro

  • @haniabdalla3230
    @haniabdalla3230 5 років тому +2

    4min iyadoo taalo aan dhagaysanoya 😁😁😁😁😁

  • @moadam1
    @moadam1 5 років тому +2

    Mazha alla

  • @mohanofficial114
    @mohanofficial114 5 років тому

    Nita an hes maqlaya heesti igu samenta bad ned ayee ahed hestan ben mahan

  • @najibabdullahi5416
    @najibabdullahi5416 Рік тому

    Dhegtu waxay maqasho
    Heesta qisadeeda markad maqashid ayaan dareemaysa ereyadeeda iyo micnaheda habeen anan garaneyn waxay tahay balse sacadu I lee dahay 8:46 bishuna 20 Jun dareen dhaba aya jira anan u tudheyn nafteyde teeda u naxayo

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 3 роки тому

    Caloosha is ka yaree

  • @mohameddheere7998
    @mohameddheere7998 5 років тому

    Naa maya dirid daaye
    Dib ujeedso
    Ima dhihin

  • @waryaa902
    @waryaa902 5 років тому +4

    Qof buuran iyo qof caato ileen way isu naxariistaa @1:10.

    • @bilanaxmed5794
      @bilanaxmed5794 5 років тому

      😂😂😂wa iga qoslise wlhi😂😂

  • @gabadhaboqortoyadahibocade9310
    @gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 років тому

    Mise waa muqdisho

  • @xamdamaxamedofficial7404
    @xamdamaxamedofficial7404 3 роки тому

    Haa walhay

  • @ElhadjiToure-vh9hl
    @ElhadjiToure-vh9hl 6 місяців тому +1

    1❤123

  • @aaminaaamina5820
    @aaminaaamina5820 5 років тому

    intu idaray ayan daba socdaa qof an igoyn

  • @xawoaxmed766
    @xawoaxmed766 5 років тому +1

    Idil barkhad naag kala kacsan

  • @1234581806
    @1234581806 Рік тому

    I did i don't care anymore i have my goal does not excites any more that i have wived

  • @saedabdinssaer9191
    @saedabdinssaer9191 2 роки тому

    Xasuus

  • @yasminmohamed780
    @yasminmohamed780 2 роки тому

    2022 jacayl anoo la ticaya 🥰

  • @gabadhaboqortoyadahibocade9310
    @gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 років тому

    Ikacase layers waxage meshan Oslo miyaa mise

  • @saalaxdheere4486
    @saalaxdheere4486 2 роки тому +1

    😍😍

  • @MubarigFanproj
    @MubarigFanproj Рік тому

    War nacalaye malin aan ruxayo lugta iga dheha😅

  • @ElhadjiToure-vh9hl
    @ElhadjiToure-vh9hl 17 днів тому

    ❤211

  • @samiyamohamed500
    @samiyamohamed500 5 років тому

    sis muwah

  • @ElhadjiToure-vh9hl
    @ElhadjiToure-vh9hl 17 днів тому

    😢

  • @cabdinajiib4018
    @cabdinajiib4018 Рік тому

    pest hees

  • @samiyamohamed500
    @samiyamohamed500 5 років тому +2

    Ahmed

  • @khadradaahir6279
    @khadradaahir6279 4 роки тому

    Ok

  • @ahmedyusuf9591
    @ahmedyusuf9591 2 роки тому

    Cod mcn

  • @khadradaahir6279
    @khadradaahir6279 4 роки тому

    Ok
    I I oh

  • @hamze5225
    @hamze5225 5 років тому +2

    *Naagtan Uurka leh maxaa soo waaley naa Balayo kugu dhacdaye ninka ilmaha haka dilin intaad is ruxaysa ileen ninbaa Habeen dhan u qaawanayee*

    • @lifeistestchannel8254
      @lifeistestchannel8254 5 років тому

      Hamse Qasbaaye damn

    • @estroestro7078
      @estroestro7078 3 роки тому

      kkkk hadii balayo ku dhacdo ilmaha dilkoda habarkagu sow sabab uma ahan
      hada waxa laga yaba in anay waxba ka soo dadan
      almuhiim dadka lama habaro kaliya waxba lo sheega wll sare

    • @hamsikabdi7743
      @hamsikabdi7743 3 роки тому +1

      So ayadabo ma dhalin ragena somaliyed dumarka waxad ka dhegten kuwo sidii haan wax lagu shubtay caml dee ayadubo wey iska taxadare wll 🥺🥺😒😒🙏

  • @xamdamaxamedofficial7404
    @xamdamaxamedofficial7404 3 роки тому

    😭😭😭

  • @ikranitikranit1664
    @ikranitikranit1664 2 роки тому +4

    😍😍😍😍