DEG DEG; Yaa uroon SSC-Khaatumo dowlada Federalka iyo Puntland, Firdhiye oo lagu eedeyay inuu..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 вер 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

КОМЕНТАРІ • 13

  • @SiciidSiciid-m3g
    @SiciidSiciid-m3g 4 місяці тому +2

    Ssc wax jira maha maamul beeleed hal magaalo weeye

  • @faisabashiir7961
    @faisabashiir7961 4 місяці тому +2

    Waa maxay naagtaan keligeed qayleheeda

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 4 місяці тому +1

    In is bar bar dhig lagu sameeyo SSC Khatumo yaa u roon Puntland iyo Federaalka waa Xaaraan, Deni iyo Firdhiye waa isku mid, Xasan Sheikh iyo Muuse Biixina waa isku mid.

  • @abdullahiali2732
    @abdullahiali2732 4 місяці тому

    Absolutely

  • @abobasement346
    @abobasement346 4 місяці тому +1

    Jibril waxaa u wadoh waa munafaq nimoh waxaa u wadoh waa shekadih holay mantanah wuxuu u ololaynayah Argagixisadah snm sacdiyoh waa runted waxay shegaysoh

  • @zamzamali4347
    @zamzamali4347 4 місяці тому

    Puntland iyo sec hadday laba gobol noqdaan iyo hadday mid noqdaaba dhexdoodu cid kale ma qaado

  • @AhmedFaarax-nl4hx
    @AhmedFaarax-nl4hx 4 місяці тому

    Naahus,doqonyahay

  • @zakariamaftux278
    @zakariamaftux278 4 місяці тому

    Waar ka baq alle oo jooji isku dirka plasnd iyo khatumo waa walaalo

  • @zamzamali4347
    @zamzamali4347 4 місяці тому

    Mugaas maxay dawlada x.sh.u qabtay puntland ssc dhaawaceeday dawaynaysay dadkii qaxay baa la joogey schoolkaa bilaash u ahaa caruurta ssc gurguurte snm buu taageerayey

  • @samirr546
    @samirr546 4 місяці тому

    Khaatumo waa butland
    Qabiil uun baa loo dagaalamayey qabiilkiina waa la raacay
    Xildhibaanadiina waa la ansahiyey warkale majiro !!!!!!!!!

  • @Itzmojii
    @Itzmojii 4 місяці тому +1

    Yay matalaan sida kuwa isaaq sey horgalada uheystaan ayaad u heysataan

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 4 місяці тому

    Somalinnimo ma jirto qof walba dantiisa ha raacdo.Puntland waa isku filan tahay . Xamar ma Somalinnimo taal.

  • @samirr546
    @samirr546 4 місяці тому

    Deegaan ahaan ssc waa domaliland waanay ku sharfanyihiin cid ku soo duushayna ma jirto iyagaa reer abtigood u yeedhay hadana khiyaameeyey oo markii xuduudii lagaadhay qabiil faarood Wayne la yidhaahdo oo rah iyo dumarba yaacaya oo ciil iyo cadho qaba ayaa meeshii xoraystsy butlandna ku daray somaliyana wax ay qiimo yeelanaysaa ma jirto laba laba qabiil oo isla degan oo isdhalay uun baa laysu layn hawiyana dalkiisa iyo caasimadiisa ayuu u tashan tuug danbe oo isku dirta oo somaliwayn jahanamaysan ku soo Mar Mar soodaa waa dhamaatay !!!!!!!!