Ninku muxuu uga jeedaa sheekadan beenta😂ma jamahirtaa lagu damin rabaa How malayn in si yar loo kala tegin Sayidka yaa ku xigeen u ahaa yaana uu la tashan jiray warsangeli ayey wada ahayeen harti ha kala rebin waa wada darawiish Waxan u arkaa nin dagaal harti ku jira
Ninka ka badbaaday 80kii buraan lagu laayey wuxuu ahaa maxamuud jaarig faraskiisa dheerreyn jiray ee uu ku naxaadayna waxa la odhan jiray jiidhe markuu nabad tegayna wuxuu yidhi cid iga soo horaysay ma aragteen waxaa loogu jawaabay maya wauxuuna yidhi cid iga dambaysana arki maysaan
Haddii aan ninka soke la qaban(Garaad Mohamoud Garaad Alishire), ninka shishe lama qaban kari(Mohammed Abdallah Hassan)
Ninku muxuu uga jeedaa sheekadan beenta😂ma jamahirtaa lagu damin rabaa
How malayn in si yar loo kala tegin
Sayidka yaa ku xigeen u ahaa yaana uu la tashan jiray warsangeli ayey wada ahayeen harti ha kala rebin waa wada darawiish
Waxan u arkaa nin dagaal harti ku jira
Hadaad tidhi sayidku jihaad buu kujiray suladaanka warsangaĺi magaal buu ahaaa markaa
Ninka ka badbaaday 80kii buraan lagu laayey wuxuu ahaa maxamuud jaarig faraskiisa dheerreyn jiray ee uu ku naxaadayna waxa la odhan jiray jiidhe markuu nabad tegayna wuxuu yidhi cid iga soo horaysay ma aragteen waxaa loogu jawaabay maya wauxuuna yidhi cid iga dambaysana arki maysaan
WIILASHII LA XAMAALAN JIREY, MAA TAARIIKH NA BARI KARO😅😅😅😅
Sababta loo xidhay waxay ahayd tacadi uu u gaystay gobolkii waqooyi Bari ilaa berbera oo uu Ka talinayey waqtigaa
Iyo Engiris Ka baqday xoogisa ciidan
OGI OGI INA CALI SHIRE XUKUNKIISII WUXU NOQDAY MID WARSANGELI OO DHAN KU TACADIYEY.
SABABTA TACADI AYAANA LAGU XIDHAY.
Beenloow udaa
waa beenaale qaawan
Ninkan wax ma oga waxay ku hadlayaa waa been