Wallahi qisadaan waxaan ka faaiday in uu quraanka alle mucjisadiisu yareen Wllayal aan quranka alle ku dadaalno albaabkastana idanka ilahay isaga noo fur furaye😔
ugu horeyn ad iyo aad bad u mahad san tahay alla ka sokow sheekadan sadexdi qaybood ba wa dhagaystay waxaana ka faiday 2 arimood 1- wa in caruurta laga war haya oo xalkooda laga korjeegteeya oo fiira gaar ah loo yesha oo abuhu uu caruurta iyo xaaska hoos u eegaa 2- wa in faduushu anay ficnayn oo aad ka fiirsataa mesha ad galay iyo waxa ad guday wa bilaahi tawfik
Mnshaa Allah labo will oo is jcl oo diin leh bey ahaayeen cabdiraxman illahay Haa u naxariisto sheekadaan waxaan ka fahmay qur,aanka guriga lagu shido inuu cajiib yahay
Ruweyda quruxey Ina Apti Waad nagu raagtey ❤😅lkn Mahadsanid 😊sida noogu soo tabisey Qosol iyo Oohin 😢😅baa isku darey Qisada si Bey funny u aheyd hdane gadal Bey ka xumty Alle ha u naxariisto Abirahman🤲🏿
Endlich lädst du die dritte teil hoch , ich hab dich ganz tief herzen liebe RUWAYDA STYLE , ich liebe nicht dein selbst aber sondern auch dein stimme MACHA ALLAH CALAYK
Wallahi qisadaan waxaan ka faaiday in uu quraanka alle mucjisadiisu yareen
Wllayal aan quranka alle ku dadaalno albaabkastana idanka ilahay isaga noo fur furaye😔
Ilhy haw naxariisto cabdi raxmaan 😭😭🤲🤲🤲🤲
Waa ilmeye ilaa hada qalbiga ixanunayo ilahey ha u naxaristo C/maan gabdhisa na adeer fcn hestaa sabrkisa ayu kuhelay gabdho jeclaa😢 Mahdsanid abayo Ruweyda❤
Anigaba sido kle markuu xnuunsady aynba biloby duco sidii aan dhimashadiisa u maqlin 😪 lkn wey qorneed
ugu horeyn ad iyo aad bad u mahad san tahay alla ka sokow sheekadan sadexdi qaybood ba wa dhagaystay waxaana ka faiday 2 arimood
1- wa in caruurta laga war haya oo xalkooda laga korjeegteeya oo fiira gaar ah loo yesha oo abuhu uu caruurta iyo xaaska hoos u eegaa
2- wa in faduushu anay ficnayn oo aad ka fiirsataa mesha ad galay iyo waxa ad guday wa bilaahi tawfik
[ ] Midka la xanuujiyo samir🤕
[ ] Samirka waxaa ku xiga farxad😊
[ ] Midka habeenkii oyayow😥
[ ] Waxa ku imandona iftiin weyn🕯
Iftiin sidee ah?? Badanaa erayadan waxaa adeegsada Christianka. Iftiinkana waxey u yaqanana Ciisa Masiixi. Iska taxadara oo ogaada waxyaabaha qaar iney dad kale macno u leeyihiin
@@anisah1215 haa waa runta
Qofba waa sida uu u fasirto iftiinka, iyaga haddii ay iftiinka u yaqaanaan Ciise annaga waxaan iftiinka u naqaan bishaaro xag Alle nooga timid
@@elminasibb sax, iftin untabadan anaga dhahna, ilahayna qurankisa wuxu ku yiri: galadu wexey kaso kobiyeyan qowmamki ka horeyay: anagana waxyabo bdan nga kobiyeyan
caan tahay iaamin sawirkada saaro meeqo chanel ayaan kugu arge😅
Qisadaan waxaaan ka faaiday kow inaaad xariga illlah heeeysato oodna siiideeynin xili walba si aaaad ugu badbaaaato wixiii xun ooo dhan sida isha ,sixirka iyo wixiii lamid aha. Iyo khur'aaanka iyo adkaaartaba ay kaadifaacayàan xijaaabna ay uyiihiiin iyo waliba xirsi xir ka shar looo shan leeeyskaga xijaaabo. 😘
Finally inkastoo aan mudo kusugayna Allah baa mahad iska leh hadaad nabad kusoo laabatay guulayso wllshey🤍🤍
I searched part 3 more then 2 times per day past 3 days well-done sister thank you
Same
@@nimcoali5616 really
I also😂
Wow English😱
Really same
Wan ku salamay ruwayda style gabadha kaliya maqalkeda muqeda ka cansan yahay mansha allah 🥰🥰
Murugo ayan daremay wlhi🥺😭lkn wa qadar ilaahey ❤️
Salaadaha sunooyinka ah badi
Mnshaa Allah labo will oo is jcl oo diin leh bey ahaayeen cabdiraxman illahay Haa u naxariisto sheekadaan waxaan ka fahmay qur,aanka guriga lagu shido inuu cajiib yahay
This is the best best story ever ❤️ 💕 keep going sister ❤️ 👏 🙌 ♥️
Even me
❤❤❤❤❤❤❤
Waan oyay kwrn c/raxman dhinashadisa 😭😭😭😭😭😭hada ayeba ila noqoty inu dhinty subxanalah
Xanun waye qisada 😭😭😭😭😭
Aniga xitaaa wlhi
the best girl of golden voice of somalia
Wlhi shekadn wa ka murugooday inta dambe oo abdirahmn dhimanayo alle ha unxrsto abdirahmn lbo qof oo walala is kuma farxsn bay ahayen ana wxan ahy qf jecl inu wax wlba ogado manta kdib fadushas layguma oga tnx ruwayda wll
Wlhi saan ku sugaayay wan daalay queen of golden voice ❤
😁 Walaaley hadaa bexeysid Xitaa Adoo sheeko Haaf noo eh hnaga tagin Saa kuu sugaaye waa daale 😌🤣
Wad Mahadsantahy my sister
Wa qiso xanun iyo cibro ku jirto
Allah ku xirnaanta waa shey muhiim ah wallahi
Alleh hku sharfo akhiro iyo addunba🤲 wlshey🙏✋ Respect
Ruweyda quruxey Ina Apti Waad nagu raagtey ❤😅lkn Mahadsanid 😊sida noogu soo tabisey Qosol iyo Oohin 😢😅baa isku darey Qisada si Bey funny u aheyd hdane gadal Bey ka xumty Alle ha u naxariisto Abirahman🤲🏿
meel ksta saan igaga horey😂💛
Walashey ruweyda aad iyo aad ayan sugenay mahad sanid aniga iyo famikeyga dhan wan kujecel nahay Walashey 💯👸❤🥰
anigu cabdiraxman dhimashadiisa xoog iitaabstey waanan ooyey miskiinka ilaahey baan naxariis uweydiinyaa😭
Illhy ha unaxariisto🤲😔 inkasto sheekada isbuuciiba hal nooga dhigte
Hambalyo 70k intas iyo inka badan ku rajeynya ❤
Allaha u naxariisto cabdi raxmaan insha'Allah
Aamiin
Golden voice ❤
C/rixman ilaahey ha unaxaristo waa qiso funny iyo naxdin ah 😥
Quruxeey wanagaso daahday wlh ❤
❤️❤️
Golden voice ruweyda ilaahay ha ku daayo🥰🥰🥰
Alle ha unaxriisto C.raxmaan Aada uga xumhy wllhi sheekda dib bay ka xumty
shekdn wxay iso xsusisy wlalkay c/raxman Alle ha u naxriste🥺🥰
Thanks sister.
Hadan shego waxa aan shekadan ka faiday waa in aan bartay wax aanan horay u aqoon
Sheeko fiican bay ahyd aad bann uga helay qaabka aad nogu so gudbisay keep going sister oo so badi shekoyinka dilalka iyo غموض ka ahpa
Alle ha u naxariisto Abdirixmaan 😭😭wan ooyey
Ilmo baa ika timid markuu c.raxman wuu dhinty dhahdy sheekdan wllhi fantastic hore kistoo cabsi iyo funny waa lkn kahadal in dhimsho imaato ma ehen😭
Caadi u ooyay wllhi cabdiraxmaan illhy hawnaxriisto
Ilaahay haunaxariisto 😢 anbo wllhi caadi baan uooyay😢😢😥😥
Wlhi ani xitaa ilin baa iga timid markuu yiri abdirahaman wuu dhintay 😭😭al walalinimada wanagsan allah haka dhigo kuweee jannad isku arko wlaalahas😭😭😭😭😭😭
Wabaaaaaaa😭😭😭😭
Intaan hbnkii ukun cuney xasasiyo madaxa iga dhigayey warer aan xanuun lahen Io qisadan aan dhameyti hbnkii guriga dhan ogeydii imuqdo hbnkii dhan wan qeylina cabsi io xasasiyo isku keydarsan tye
Wllkena Abdi Rahman Alle yaraxma 😭
Salaan sare ruweydooy wakuxisey intaa maqaneed❤❤
Endlich lädst du die dritte teil hoch , ich hab dich ganz tief herzen liebe RUWAYDA STYLE , ich liebe nicht dein selbst aber sondern auch dein stimme MACHA ALLAH CALAYK
Qisadan 5 jeer ka badanaa daawadey waana markii ugu horeysay aan commentiga soo booqdo❤
Waxan ka faiday shakadan inu quranku wax kasta ka awod waynyahay allahu akbar
🥺🥺 A/rahmaan yaaka murugsan 😪😪
Naxsin. Iyo qosol. Murugo waaiskudarsatay. Sheekadaani😢😢😢😢😢
Alxamdulilah, ugu danbeen waano so dhameysay sheekadii aniguna hadaan soo bilaabanaa xlaqada 1aad ,hore uma daawan waxan sugaaye dhamaadka sheekada ileen dulqaad malihiyee🤣🤣🤣🤣🤣
RuweydaY iminkaN niyada Ku hayey inaad so daysEy ♥️♥️😩thnk you sisithEr keep GoinG♥️👸🌹
Thank you walaaashey ruweyda in badan sugaaayey qeybtaaan😍
كنت انتظرك بفارغ الصبر 😫❤️
Alle ha u naxriisto cabdiraxmaan 🤲🤲🤲
Subxana laah War odayga awoowaha ah muxuu ahaa
Ruwaydo WA Naga so daah day😳sawir kaga boor Kuso dhag San raby wan Ku raadin lahaay🤣🤣💝
Saa Sey u'eg tahay Anaa kula radinaye😅😂🤣🤣
War odaygo baalya haqaade c/maan maxu udilay
Yaqey video dadaa soo badii maxaa ka qaldan marwalbaa waan ko sheegnyaa noogo qaadede vidoda soo baadiwll mcn
Anaa u horeyo qofki daawado ruweyda stle wad nagu so daahisi abayo I love you 😍
Wllhi hadadaan ayaa niyada kugu hayay
Keep going Queen
Yes mahadsanidi qali
𝐒𝐢𝐬𝐭𝐞𝐫 𝐢𝐧𝐨 𝐝𝐢𝐫 𝐪𝐞𝐛𝐭𝐢 4❤
Alle ha naxariisto abdirahman
Oky wll qali m.a ruwayda 👍👍👍❤️❤️ noosoo badi
ala ruwaydaay saan cisha kasta kuu fiirinayey waan daalay Alx hadaad adoo nabad qaba soo noqotay ❤️ mardanbo uun hanag la aargin xppit
Tani sheeko waa dhaaftay alle haka jazi siiyo walal
Bal walaalayaalooow iisoo duceeya kitabkaa شمس العار malinban aqriyeee😮😮😮😮😮😮😮isoo duceeya
Aallha hku fududeyo an SaaS Ahy lkn hada gurbo qur aan ku jira lacga MA Ahn
😂😂😂😂 beenta daa madan sii nolatene 😂😢
Cabdiraxmaan Hada madhintay 😭waa naxay runtii💔
Thanks 😊 sis and keep going
WaaD lasooo raag tay mahasanid wall❤️❤️❤️👌🏾👌🏾👌🏾
Wlh wa rdnyy tnx buddy gulyzo sister of mine rwydo style best yutbre women iseen...
Waa qiso cibro qaadasho leh shamsu macaarif waan maqlay laakiin masaasbu qatar uyahay wow
M.a ruweyda style waad ku mahadsan tahay sheekooyinkaada
Masha allah❤ allh ku barkeeyo codkaga abayo waxan codsan lhyn ardey ahaan madama aad in bdn wax akhriso in aad nala wadaagto talooyin wax aqris habka wax loo xifdiyo iwm . Allh ku barkeeeyo❤
9 minutes 175 like 494 views 200 comant
Masha allah. Walee waa lasugayay
Dhimashada cabdirahmaan sida inaan aqaano ayaan uga ooyey ilaahay ha u naxariisto
Naga tag dheh waba iga fujise in bdan ku sugyny xafdeno dhaan ba shekda sugysy wan ku salmya ruwaydoy mcnto👸🏻❤
Inaa kucuno xataa waaihesaa saa u sugayay waa dalay part3 koley waxan kuleyeey keep going
M.a Ruwayda noosoo badi golden voice💯❤️👌
Shaqo wacan xbbt allah yashrafak❤️❤️
Masha Allah ❤️
Waad Naga so daahisay ruwaydaay 😩❤️
waad naga soo raagtay ugudambeen wwad is keentay🍂🤎Keep going may zizyer ❤️✌️🌹
Thank you abayo Waan sugaynay wax badan
Allaah haw naxaristo aamin yaa rabi
Xeeytahay hee eebaayeey qeybihi kalle waan iloownaye
Part 4 plssss wllo hore uso diyari
Ala hahaha ugu danbeeya waan qeerooday qatbta 3 🥺😫 wllhi waaa qiso jaciib ah 😭😭😭
Aad ayan kujeclahy abyo ilahy haku xafido
Waa qiso murugo leh الله يرحم 😢
Alle ha nasxariisto c/raxmaan
Wlhi waa magac ilahay inusan fudedka ficnen wyo aniga aya ila hada ka shalenayo intu fudedka iga bate ooo wax walbo inna ogado ayan jecla lkn barso la dhehe sixir aye ku jiro baan xog ku fure aniga aminsan qofka lowado bis inu ku dhici lkn mx iga race eee nolasheyda noqoto 😭😭 saan iyo mx igeyo ooo hada wxn ahay bokan socoto guri ku jirto farsanen manta dhan meshan lage haya guri yaaa rabi I cafi adiga rahman heee 💔😭🤲🤲🤲
Illhy hku cfio wllshey
Sida aad shekada nogu shekesay waxaa modaa inaa aqon ulenahay aad baana ugu naxay c/raxmaan dhimashadiisa allah unaxariisto
Mahadsanid in badan sister
Oday shaydaan buu ahaa jabjabe waanka naxay abdirahman se sixirkisi bu u dhintay 😢
Keep going my sister 👸🫂❤
ilhy ha u naxariisto isga iyo intii dhimaty ingana ilhy haynoga daba naxariisto
@@nuuragaameel4787 aamin🤲🤲🥺
Ruweyda sis col aan kaa noqde becouse waanaga soo daahdaa markan kaa quusanaa soo galisey 😒 hada naga raligali hana ulaban soo daaha ok sistr😆😂 ok
ayyy manta first eh saa u sugayy tnx xbbti ruweyda miss u❤️❤️❤️
Waala soo daahday quruxey😢
Qisda qybta dnbe wn murugoody wlhi ilhy ha u nxriisto c/rahman 🥺😢
Waa mahadsan tahy abyo Allah ku xafido
Ruwayda quruxey mesha waad nagu cadibtaye noso badi shekoyinkan oo kle❤️meshan adanu kugu sugnaa anagu adigan mesha kugu haysanaa adna waad nagu haysataye ee haba adkatee noo dadaal xbbti❤️🥺🧕 keep going ❤️😫🫂🥰
Masha allah alle haku sharfo wlshy qali😊❤
Walaalay muqaalada waad naga soo daahisaa ee la soo carar waa codsi
Mahdsanid wll
Wll hanagala soodaahin qaybta danbe😫🥺❤
Lkn wad-Yara nagasodahdy Ruweyda
Quruxey .🥰🥰🥰
Baynallaah shamsul macaarif aaa😟
Taas waa qiso layaab badan waan xasusutaa
Ayy inanteni noso laabaty finally 🙌 👏 🙏
Thanks qalbi keep going 🥰🥰🥰🥰🥰💖💖