@dr Faris dhunta wax darema ino iga dhegan yahay candhuuf badan waa isku arka weliba jiid jiidmeyso oo cad ah hada ka hor quun leyga qabey iso jawab Dr
dr gabar walaa shey ah dhunta wax uga dhegan yihiin rashinka markey cuneyso wax xanuna malahan candhuf ta markey liqeyso weey daremee mar marka qaar oodimo isku arkee mar marka qaar neefta aa culees ku noqonee maxaa keena
illaahay haku barakeeyo dr nindhaliyara ah oo waxuu bartay umadiisa ugafaaiidaynayo ayaad tahay guulayso adun iyo aakhiro waridkiikugu tabcayna illaahay ajariyo xasanad hakasiyo jizakalah khayr
Masha Allaah maamo telkaaga xagee kahelaa caafimaadkaan wax kaaweeydiinayee
Masha ❤allah allaha ku barakeyo cilmigaga allahana ku xafido 🤲🤲🤲❤❤❤
Wad mahadsan tahay Dr.🤝💯
Masha llh Dr wad mahdasanatay walashaya aya 2 isbuuc dhahaysa cunaha ayuu wax igaga dhaganyahay dhaktar ayay usocotaa
Abayo miyey ka cafimaday walshaa
Haaaa alx
@@ramlamohamedq9051 abayo Aniga ayoo Hada ihaya walshaa maxo ku shegay dhkhtar ka
@@ramlamohamedq9051abayo inte kala so xarira ina wax ka waydiyo rabaa
Hada wa sidee
Allaha ku barakeeyo hooyo
Wan isku arka hadna wal wal idheer hadlka badn waa idhiba 😢
Diktoor aymahan waxan isku arka dhunka wax igaga dhegan yihiin hadaLkuna waa idhibaya 😢😢waa mxy pleas iso jwp
Sethy wll hada
Luma mid ahay wll😢
Wall anaa sidaas ah maalmahanba dakhtar tag plz@@laylaabdirahman6805
@dr Faris dhunta wax darema ino iga dhegan yahay candhuuf badan waa isku arka weliba jiid jiidmeyso oo cad ah hada ka hor quun leyga qabey iso jawab Dr
Abyo seethay xadda naiga sidas ah
Mascha Allah doctor jazakillahou xayr 😊
Dr waa isku arkey calaamadahan lakiin maalmahan waxa isku arkey neefta inee idhibto
Wll iiwrn seekanqoty xanuunka anaa hada sas ahe
War NIO ANAA HADA ah
@@maahirlyrics2284 zxp aniga dhakhtrku wuxuu igu dhahy thyroid weyan iyo neerfe dhuunta iqalalysa aad moodaa wax igaga dhegan yihiin xanuuna maleh
aniga xitaa sidaas oo kle mxaa samaysay
Asc dr aniga 2 sano ayaan sidaas ahay marwalbana wey ixanuuntaa
Dhuunta miyaa ku xnunayaaa
Ani mudo 1sano liiga dhagan yahay dhuunta dhaqaatiir badana wan boqday gaas io xasaasiyad wxn ahen ligamo helo balse cunada soo laa bato side liskaga daweeyaa.
Shax cano iskadaaaf ani wancafimaday san udaye iyo waxwalbo oo sokor leh❤
Abyo qaabkee kuu xanuuneysaa aniga xitaa barkinta way idhibeysaa ama inan sujuudo midakle candhuufta xita way jiid jiidmeysaa mararka qaar neh wax baa dhuunta so istagayo😢dr mar hore aan tagay wuxuu idhahay xasaasiyad qabtaa kaniini lay so siiyay 3haben bes mrkan laqay waan cafimad wlhi 3bilood buu ahaa 1bil baana cunay hdda qamadi iyo galeey aan bur kasoo shiitay baa iguso bilaaway😢😢
@@Cazmi.Cudoon abyo ani marmar hawenki iney dunta iqalasha umalena hilib geel markana cuna ubadan iyo Shah cano leh waniskadaye muruqna wuigujire physiotherapy ade wankureste daqtar badan ade altrasound hata walagaigasre dunta Alxamdulillah dagta hata marmar weyilaxanunta waxbo maqabtid idehen cuntada markacunto iney waxkugukicineso ad daremi majirta gasss lee ubadanye inuyahay hilib geel ,Shah cano,waxyabaha macmcanka eh iskadaaf cafimad kurajeynaya Allah hanawada cafiyo
Dr maxaa keena dhuunta Xabeb iyo Riix riixyo Saaid Laga dareemo sii ay wax kugu istageen Oo kale 😢😢😢
Wllo ma ka cafimaday
Dr daawo kasta waa cuney dhuunta ii qoorta ii xiridka baa xanuunaayo😢
Huuno mxaa dareemysaa any dhuunta i xnunysaye
Aniga mudo lix bil cml dhuunta waxba iga tagay Wana walwalsnahay ya allah 😭😭😭😊
@Ritajey23 mxaa dareemysaa huuno
@@Nuuramaxamed-w2vaniga dhunta way ixanuuneysa labada dhinac hadda kahor 2021 cml dhaqtar aan tagay wuxu idhahay xasaasiyad waliba heerkeeda sareyso ayaa kuheyso oo ah 1,000 iyo kabadan halka laga rabay 150 cml inay noqoto cabir ahaan kaniini la iso qoray waanka cafimady 2sano kadib hdda raashin aan bilaaway oo ah galey iyo qamadi aan bur ahaan uso shiitay baa igu bilaaway dhuunta xanuun xitaa barkinta way idhibeysaa culees baa iga saaran kaaga sii daran marmar dhif ah waxba soo istaagayo dhuunta hadana candhuufteyda inay jiidjiidmeyso baad mooda marmarka qaar😭💔kaaga sii darane af ur baa igu bilowday hadana maalmahan waliba saa,id ah waanka shakisanahy ilaahyow cudur xun ha iiga dhigin abyo adna qaabke kuu xanuuneysaa
Acs wll maxaa keeno xakada adag ee marwalba?
M.a dr❤
Saakay waxa laso kacay anigo hdlka igu dhagan waxa u hadla qof meel dheer kaso hadlaayo cml hargab inu yahay ugu shakiye lkin qandho ima heso maxa sameya iso duceya sxbyaal
Dr xasasiyad ne waan qaba marka waxas maxa waye xalay ayan isku arkay fakar masexan
Wll so ma uu kaa bi'in anaa ilaa beryahan dareemay werwer
dr gabar walaa shey ah dhunta wax uga dhegan yihiin rashinka markey cuneyso wax xanuna malahan candhuf ta markey liqeyso weey daremee mar marka qaar oodimo isku arkee mar marka qaar neefta aa culees ku noqonee maxaa keena
Saxiib Numberkaaga ii soo qor aniga xanuunkaas ayaan dareemayaa si aan gabadha walaaashaya kaa waraysto
Ani hadaba dhuunta la iga hayaa qufac iyo dhiig iga imada xabeeb iyo neefteyda oo so urta maxa keena
Iminka sidee yhy wllo
Aniga Ganjidhada Wax cadcad oo burburan iga Soo dhaca Carabka Dhinac i xanuunyaa Waxa Moodaa dhinaac Carabka Ugu danbaysa iyo Qanjidhka wax modaa inay wax igaga Dhaganyihiin maxa weeyi Dr
Abaayo aniga sas ah maxa samena😢
@@MariaHajjiAli Abaayo Alleh Ha Inaa Caafiyo Lkn Waa Gaas Lay dhahay Kininka Gaska Marka Qatay Malmahan Sidii waan Dhama Ee bal Gaas iska Badh
cunaha wax ii tagan yihin hada laqo neh iigama dagayan plz ishega wax uu fican 😢😢😢😢😢
Aniga kulamidbaanahy😢😢.
Ani xataa bil aa dareemooyaa waxaas
@@bilaniiza4060 alx wan ronaday hada waxa sameye maku shega mase wa ronatay
Wll aniga dhura layfadhiya
Doctor dhuunta dhexdeeda AA wax ii istaagan culeys kadarema
Hadeer ma ka ladnaatay
Jisakalaah
Is this boy your brother?
Aniga carabka salkisa danbo hadan gacanya iska galiyo wax carab camala ayan tabana maxa waye waan yabanahay alle wax shara igama dhigo
Kula mudban ahy wllo sethy hada
Waa cidhibta carabka ka dambysa anba malin dhawyd ban ogaaday😂
Dr.aad.ayaan.uxanun.sanahay.dhunta.ayaa.la.ii.gadhaganahay.majifankaru.manesojedi.karu.Dr.jwb.dag.dag.ah
Imnka sidee thy
Dermlogic cream kasoo hadal
Waan iskuakaa