AMIIRO AMA XANAAN HAL QOF SHOPPING U SAMEEY WEY II TASHTEEN..?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024
  • #king #ceyda #subscribe #for #more

КОМЕНТАРІ • 895

  • @user-qb9ns1fc2w
    @user-qb9ns1fc2w 7 місяців тому +33

    Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 7 місяців тому +196

    Amiiro iyo ceyda inta ila jcl like👍🥰🎉💯

  • @Amiira252
    @Amiira252 7 місяців тому +240

    Ilaahey hadaa jeceshahay like saar ❤❤

  • @user-dz5zt1rc7d
    @user-dz5zt1rc7d 7 місяців тому +45

    Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw ❤❤❤

  • @Jaaaama36
    @Jaaaama36 7 місяців тому +135

    Gabar soomaaliyeed Oo isku dhiig nahay ma jiro Qof aan ku doorsanaayo
    Alle ha idin dhowro hablaheena ❤❤

    • @user-wu9co6wj9p
      @user-wu9co6wj9p 7 місяців тому

      Mahadsanid aboowe 😊

    • @fatxoabdinasir3200
      @fatxoabdinasir3200 7 місяців тому +1

      Thanks faarax

    • @Kiki_afcad-m7c
      @Kiki_afcad-m7c 7 місяців тому +3

      Like iisar iska dheh abowe 😊😂

    • @khadraali5225
      @khadraali5225 7 місяців тому

      Amiin

    • @Jaaaama36
      @Jaaaama36 5 місяців тому

      @@Kiki_afcad-m7c
      Like mcnheeda ma taqaanaa Horta
      Qofkii qormada ka helo wuu saari karaa (like) kahelid waaye
      Waxbaro Nio

  • @Ladancidin1
    @Ladancidin1 7 місяців тому +185

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝❤😢❤

    • @user-dx2dp7fy8y
      @user-dx2dp7fy8y 7 місяців тому +4

      Salalaahu calayhi wasalam❤❤❤

    • @user-cb7kt6uo8u
      @user-cb7kt6uo8u 7 місяців тому +2

      Scw❤

    • @sacdiyoabdi4995
      @sacdiyoabdi4995 7 місяців тому +3

      Salalahu caleyhi wasalam ❤❤

    • @MaryamoCabdulahi-fv2tb
      @MaryamoCabdulahi-fv2tb 7 місяців тому +2

      Salalahu calayhi wasalam

    • @xasancade8642
      @xasancade8642 7 місяців тому +2

      😢😢🎉😢😢😢🎉🎉🎉😢😢🎉🎉😢😢😂😂😂😢😢🎉😢 7:44 7:45

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 7 місяців тому +34

    The most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰

  • @naimadahir519
    @naimadahir519 7 місяців тому +80

    Ceyda waa lakuu dashty wlhi xanan isn't easy 😂😂😂 asad sowado😊

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 7 місяців тому +4

      Adi Cumeer dheh noh Asad khayr ma kasoo socee 😅😅

    • @naimadahir519
      @naimadahir519 7 місяців тому

      @@adoontiallesiman262 😂😂😂

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 7 місяців тому +57

    Amira and ceyda lamanaha mustaqbalka❤❤

  • @user-iw6ge6kg6t
    @user-iw6ge6kg6t 7 місяців тому +106

    Dumarland isn't easy 😂😂😂😂😂😂

    • @NuurXasancali-ck3hk
      @NuurXasancali-ck3hk 7 місяців тому

      Amiiromaxaawaayeceedawaacadaadiseeni❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-xn5ch9tb5y
    @user-xn5ch9tb5y 7 місяців тому +84

    Amira iyo xanan prank kusosamay❤❤😊

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k 7 місяців тому +12

    Mansha Alahu Amira cadey iyo xanan saxibo bey noqden walahi Amira cadey wagabar wanaksan Sido kalo xanan cadey waniwata guula nirajeyna king ceda karaya

  • @saafi0geesey632
    @saafi0geesey632 7 місяців тому +14

    Jah xanan ilaahey gacanta magooyo gabdhaha waa qayaani jirteen ceydow kahariweyde wey kuheysataa

  • @mariayusuf2614
    @mariayusuf2614 7 місяців тому +43

    Ar asad sowado xanaan funny waaye wlh amiiro gormee I maday Malaysia😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 7 місяців тому +47

    Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤

  • @filmschannel9530
    @filmschannel9530 7 місяців тому +14

    Ayy jah marki igu horaysay ee aan coment so qoro king cayda 😢❤😊

  • @Madridista686
    @Madridista686 7 місяців тому +18

    Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 7 місяців тому +24

    Ar Amiira iyo Ceyda waji maleh Xanan maxad ugu dhahaysiin hadaa samayn wayso intaa ka baxaysaa daacad ban u qoslay 😂😂😂😂 gabarta way cusub tahaye oo dhaweeya noh maalinta danbe ayaa dhihi lahayden intaa ka bax hadaa samayn wayso lkn maxa horaaba kaga bilowdeene 😂😅

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 7 місяців тому +36

    Ceyda cawa wa lagu heley awal adiga iyo asad wa isla jiri jirteen marna wa qiyaami jirteen amiiro cawa walaga jerey😂😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 7 місяців тому +1

      Ceyda markuu dhahay goorme isla jiri jirnay waa qoslay xanaan u gaaday inee san isla jirin buu ka dhaadhiciyay ka waran 😅 Xanaan haka yeelin yaah way isla jiri jireen anaa ku dhahay 😅

    • @fatxoabdinasir3200
      @fatxoabdinasir3200 7 місяців тому +3

      Xanaan wey ogtahay in ceyda iyo asad isla jiri jireen mar walba weyna dawan jirtey😂😂😂

  • @Nadarey
    @Nadarey 7 місяців тому +22

    Amiira iyo hanan dumarlandnimo 😂❤❤

  • @abdirahimosmaan8267
    @abdirahimosmaan8267 7 місяців тому +24

    caawa ceyda waa gacan gashay bro walagu tashty 😂😂😂😂

  • @user-nn6vp8mn6d
    @user-nn6vp8mn6d 7 місяців тому +7

    ceyda taliyow geemka dharka cuntada soosamey adiga iyo amiiro iyo xanaan asxaabta inta iigu raacsan laakta aankadareemo

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 7 місяців тому +33

    saan u rabay lee idinkoo isbiin samaynaya waayo xanaan in badan bay daawan jirtay idinkoo samaynaya moho hada haaa waaye marka 😂 lkn Ceyda Adi maxa meeshi barafka u gayn laa,dahay kuwan 😂😂

  • @khadritamoha1562
    @khadritamoha1562 7 місяців тому +16

    Ceyda style timahagii hore qurux ahaayen wllhi😢

  • @user-pq3pl1fu3r
    @user-pq3pl1fu3r 7 місяців тому +31

    Thanks walalkay cayda biles asxapey wallakey halagarsiyo 700k ❤

  • @Bellahadid27
    @Bellahadid27 7 місяців тому +6

    4:34 jah ya ila arko asi soom isku sodhhy amiro varta xanan kufiqee isla marki so celinitanka kacnta wlaa arkaa iyada ugad e dhhde jah qalbi wngaayeyy

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett 7 місяців тому +30

    Allah is One propHeTt mohamed sCw❤😊Allah is One propHeTt mohamed sCw❤😊Allah is One propHeTt mohamed sCw❤😊

  • @Xaliimaxayaati1
    @Xaliimaxayaati1 7 місяців тому +26

    Kusali is the best person ever The most knowledgable and the most knowledgable and the most shere all created propphet Muhammad scw ❤❤❤❤😢😢😢

  • @user-gv7eg6ut5o
    @user-gv7eg6ut5o 7 місяців тому +28

    Allah is one❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 7 місяців тому +33

    Masha Allah xanaan cabsidii way ka baxday saas baan kaa rabaa from duriyada ❤❤😅

  • @masbal9180
    @masbal9180 7 місяців тому +22

    Team Qabqab to qalbi ceyda and Amiira +walashoo❤❤❤

  • @user-cu6pl5kv5d
    @user-cu6pl5kv5d 7 місяців тому +15

    amiiroh wuu ka dhacaya inuu u adeegoh jaceyl ba halka ku dugan😂❤

    • @Bellahadid27
      @Bellahadid27 7 місяців тому +3

      4:34 arag ayada dhahde xanan ugad farta ku fiiqdy asiga soom isku so dhahy farta so celitankeda wala arkaa😂🎉

  • @Suhayb263
    @Suhayb263 7 місяців тому +12

    Xanaan iyo amiro messha barafka gee cedya😂😂

  • @user-uf4wk6gz4p
    @user-uf4wk6gz4p 7 місяців тому +15

    Amira iyo xanan sey isku fahmeen jh❤😂

  • @AbdirahmanMohamud-wg5xl
    @AbdirahmanMohamud-wg5xl 7 місяців тому +37

    qabqab noshega saxiib ceyda😂😂

    • @Sagaliita45
      @Sagaliita45 7 місяців тому

      Nio waxa wanba unacay

  • @zuheybabdihakim8649
    @zuheybabdihakim8649 7 місяців тому +4

    part 2 Asad Hagio soo wado Zxp king Ceyda Lpx inta igu raacsan farta Taaga ☝️

  • @fatimaibra3819
    @fatimaibra3819 7 місяців тому +5

    Ar Amiiro iyo ceyda qosol iyo farxad markaa niifiirsanaayo

  • @Amiira96
    @Amiira96 7 місяців тому +9

    Hanan waa funny Amira gormee malesia imaday 😂😂😂😂😂
    M.a Amira iyo hanan labo qof isfahmay

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 7 місяців тому +25

    Hadii aad kheyr jeceshahy nogu sobiir saad wax noogu faaido ❤❤

    • @AmaalAbdiqafar
      @AmaalAbdiqafar 7 місяців тому +1

      Kingceyda

    • @AmaalAbdiqafar
      @AmaalAbdiqafar 7 місяців тому +1

      Kingceyda❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aliyare228
    @aliyare228 7 місяців тому +46

    Legend king ceyda❤❤😂😂

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 7 місяців тому +9

    Kuwaan meesha baraf ka geey ee uga soo dhuumo ceydoow 😂😂😂

    • @SuMayoY
      @SuMayoY 7 місяців тому

      Oga soo ruumo dheh😂

  • @user-il1cp6pt7h
    @user-il1cp6pt7h 7 місяців тому +11

    Amiira iyo xanan meeshi baraf gee😅

  • @xanaandhuxulow
    @xanaandhuxulow 7 місяців тому +18

    Ceyda and amiira qurux 🥰

  • @nastexaxaji3888
    @nastexaxaji3888 7 місяців тому +14

    Xanaan qurux❤xishoodkiyo qofa❤❤

  • @Liiiiyaan
    @Liiiiyaan 7 місяців тому +57

    Dumarland is not easy 😂

  • @hibamohamed1728
    @hibamohamed1728 7 місяців тому +37

    Cumeer soo wado team qabqab and xananey waan idin jeclahy ❤️😂😂

  • @user-uh9vb8gz8d
    @user-uh9vb8gz8d 7 місяців тому +11

    Dhumarland is not easy 🥰

  • @AmusedDinosaur-rg9ct
    @AmusedDinosaur-rg9ct 7 місяців тому +23

    🤴 King ceyda is not easy 😂❤

  • @user-cq2ie7il8n
    @user-cq2ie7il8n 7 місяців тому +9

    Cuumer soo wado 😂 Inta igu racsan Like 👍

  • @FarxiyoAxmed-hr1xd
    @FarxiyoAxmed-hr1xd 7 місяців тому +8

    Walalayalow wanagu boden qab qab micnageda noo shega 2024 wala jogaa😂😂😂

  • @user-ug3on7hl2r
    @user-ug3on7hl2r 7 місяців тому +7

    Koko ninkeeda amiira qurux ninkeeda ceyda waa haayaa😂😂😂😂😂

  • @xamdinaaleye388
    @xamdinaaleye388 7 місяців тому +1

    Ala wiilku show waba neef muxuu wllashisa ugu sameyey madama ey wlashistahey miyuu xilka amiro saaro micnaha midan wawalashis sasoytahey waxkabadan buu siinkara balse hadey islajogan amiro iyo xanan waxa wajib ama mudnan siinlaha amiiro madamey xanan wlasheytahey❤

  • @caaliyacismaan5805
    @caaliyacismaan5805 7 місяців тому +5

    Qof ma so wadanysid 😂kaliga xanan io Amiira dumarland nimo naga badn cawa si fcn lugu galy jh😂😂mac sonkor😂😂wa laguu yareye😂😂

  • @user-po2zp2mr3f
    @user-po2zp2mr3f 7 місяців тому +8

    Amira iyo xanaa prank kusosamay cayda bales anbalis

  • @user-os7dn9fi5r
    @user-os7dn9fi5r 7 місяців тому +7

    Giimka si daacada u dheela
    Amiira qurux 😂 ceyda ❤ cumeer soo wadao😂😂😂😂

  • @SalmaAhmed-og4tc
    @SalmaAhmed-og4tc 7 місяців тому +20

    Amiira qurux #teamqabqab 😂🙌🏼

  • @MuuseAbdimuse-fn1yf
    @MuuseAbdimuse-fn1yf 7 місяців тому +10

    CAYDOOW PART 2 ASAD SOO WADO ❤

    • @user-mq2ni6ho2m
      @user-mq2ni6ho2m 7 місяців тому +1

      Asad waa khiyamadee oo qofa walhi😂😂

  • @user-de6rr8hv6b
    @user-de6rr8hv6b 7 місяців тому +5

    Taliyow 🤞 Asad wac 😂😂ninkas gar ma galeyso ninkas wataa ❤❤❤one love my Team 27 👑

  • @sundushaajir
    @sundushaajir 7 місяців тому +10

    Cayda cadaalad uurabaa ❤❤❤ cayda isnot easy asad sookaxayso❤❤❤

  • @Sacdiya-s7q
    @Sacdiya-s7q 7 місяців тому +10

    Amioro wuxuu idhihi waayay reer tiktok buu kabaqaa cayda😂😂

    • @manaalahmed3195
      @manaalahmed3195 7 місяців тому +4

      Waxa laga yaba walashiish inuu la rabay markii hore😂😂

    • @Sarasiman123
      @Sarasiman123 7 місяців тому +1

      Wa heysa wlhi 😂

    • @Sacdiya-s7q
      @Sacdiya-s7q 7 місяців тому

      ​@@manaalahmed3195 haa😂😂

    • @zahraomar9359
      @zahraomar9359 7 місяців тому

      Moxo dhahay😂

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 7 місяців тому +7

    Xasuusta Alle Waa Muhiim Mar Walba

    • @khadritamoha1562
      @khadritamoha1562 7 місяців тому +2

      Waa dhab lkn qaflad noqonay subxanallah

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu 7 місяців тому +5

    Cayda cawa dhaxda lugashtay amira iyo xanaan waniwata 😂😂😂asad sowado

  • @user-db6ne1zn2l
    @user-db6ne1zn2l 7 місяців тому +52

    Beautiful family ❤

  • @user-ek4dh2qu6p
    @user-ek4dh2qu6p 7 місяців тому +6

    Jah cawa amiira marka soo arkey soo cararey😂😂

  • @Nimco.27
    @Nimco.27 7 місяців тому +6

    Xanan pranki kuso sameyyyy guriga kabax dheh😂😂😂

  • @mssamriisha
    @mssamriisha 7 місяців тому +12

    Legend ceyda is not easy❤

  • @hafsahqalby8181
    @hafsahqalby8181 7 місяців тому +5

    Just a reminder we need to know the meaning of qabqab January is almost coming to an end😭😭😂

  • @Abdirahmaanboss
    @Abdirahmaanboss 7 місяців тому +1

    Ceyda prank kusameeyey labadooda pro😂😂

  • @HipoNoura-bc1no
    @HipoNoura-bc1no 7 місяців тому +2

    Cayda wlhi bila waji thy nio xeerka raggu saa kuma jirto amiira ina shopping usamaysey ahayd

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 7 місяців тому +10

    Dumarlan is not easy 😂

  • @AmiinaHassan
    @AmiinaHassan 7 місяців тому +7

    Wuuuw 🎉😂 wax ma darentay I'm first😂😂

  • @cabdishakurmahamed8404
    @cabdishakurmahamed8404 7 місяців тому +12

    😂😂😂CEYDA waxpa ku helle 😂😂LIKE 👍

  • @Lulzinash
    @Lulzinash 7 місяців тому +51

    Prank kusosamey amiro😂❤

  • @HibaaqSaleban-ks9rp
    @HibaaqSaleban-ks9rp 7 місяців тому +5

    Amiro iyo xanaan m.a wllhi❤

  • @NajmaomarNuju
    @NajmaomarNuju 7 місяців тому +7

    Asad soo wad isga funny ah runti 😅😅

  • @zuhaipopthikarim
    @zuhaipopthikarim 7 місяців тому +6

    King ceyda prank ku suubi mom ama Abo laba kii ku fududada😂😂 please

  • @Fatimamohamed-li4cx
    @Fatimamohamed-li4cx 7 місяців тому +5

    Xanaan iyo amiira waa ka aarsadeen😂😂

  • @user-wf6rl2kc9f
    @user-wf6rl2kc9f 7 місяців тому +5

    filiman wadani ayaan ka codsanaa team kaaga iney inoo sameeyaan please waa codsi kaas oo moral leh somalia hanolaato

  • @rawdarawda1922
    @rawdarawda1922 7 місяців тому +2

    ilaahey hadaa jeceshahay like saar 💕💖❤❤

  • @Saaba17
    @Saaba17 7 місяців тому +6

    Next game Instagram poll 😂 , dumarland is not easy

  • @shadiyaabdishire5121
    @shadiyaabdishire5121 7 місяців тому +7

    Wa idin wada jeclahy wa idin wada tagera❤❤❤❤

  • @user-sd5lq2km8e
    @user-sd5lq2km8e 7 місяців тому +5

    Congratulations king ceyda🎉🎉🎉

  • @-suheyb_junior
    @-suheyb_junior 7 місяців тому +11

    Ceyda malahan prank kama hayo nio 😂😂

  • @user-sq8rs9kr4j
    @user-sq8rs9kr4j 7 місяців тому +15

    Ceyda cadalad uu rabaa😢😢😂

  • @queennafisa2762
    @queennafisa2762 7 місяців тому +2

    Next adi Xanan Amiira iyo cumeer Soo sameeya

  • @HappyCardGame-uu4zz
    @HappyCardGame-uu4zz 7 місяців тому +6

    Alle hadal jeceshahy ❤saar

  • @king_amiid
    @king_amiid 7 місяців тому +7

    TEAM 27 ON LIKE❤

  • @Malika22138
    @Malika22138 7 місяців тому +8

    Amiira inaad u gaday aheed madadmo walshaa xanantahay😂

    • @hassanmohamed1224
      @hassanmohamed1224 7 місяців тому

      Walhi amba saas baa sameen lahaa walaashay sikalaan ugu iibin lahaa

  • @filsannuur4081
    @filsannuur4081 7 місяців тому +7

    Dumarland is not easy wllhi 😂😂😂😂😂ceyda sorry 😢😂

  • @user-ob1gl4cf8o
    @user-ob1gl4cf8o 7 місяців тому +1

    Dumarland is not easy ❤waxaa soo dataa koko

  • @Lajeclayda12
    @Lajeclayda12 7 місяців тому +11

    Qab qab iyo hanaan 😭😂😂🐒

  • @Amiira945
    @Amiira945 7 місяців тому +12

    Team qabqab is not easy

  • @Sucdiqurux81
    @Sucdiqurux81 7 місяців тому +1

    Amiiro iyo xanan dumarlanimo isn't easy ❤😂

  • @user-qm2xs2sm5y
    @user-qm2xs2sm5y 7 місяців тому +6

    War naagtaada nooleyso walshaa waa caadiyeee😅😅

    • @Suhayb263
      @Suhayb263 7 місяців тому +5

      Tiktok ley da ayuu ka dhacaya 😂😂

    • @user-qm2xs2sm5y
      @user-qm2xs2sm5y 7 місяців тому

      @@Suhayb263 makufahmin waall

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan 7 місяців тому +6

    Ciilaalaa idılee qaad anıgo dhahaayo ayaad qaaday wlhı 😂😂😂Keep goıng bro

  • @axlaamcumar5905
    @axlaamcumar5905 7 місяців тому +3

    Cayda waxba Ha cawadin amiira malintaa utashanesen ma ilowday cawadka day😂😂

  • @Ayanlekhadarcozobzade-rv2rq
    @Ayanlekhadarcozobzade-rv2rq 7 місяців тому +2

    Azd uyeedh nio wlhi azadbaa kamatajinayee zhp uyeedh azad wlhi waa legend hhh

  • @ShiimaaAbdulahi-qj3nh
    @ShiimaaAbdulahi-qj3nh 7 місяців тому +3

    Xanaan io amiiro meesha Barafka gey cayda please 😅😅😅

  • @user-eb6lp3le5y
    @user-eb6lp3le5y 7 місяців тому +2

    Beautiful king cayda honey usoco 😢😢

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 7 місяців тому +6

    way kuu heshiiyeen mac eey kugu tahay Adi iyo Asad waxa samayn jirteen ma hilmaamtay 😅 ar ceyda oo loo hal mar loo heshiyay fiiri qaylada aduunka ka baxaysa 😅 Ceyda maalintii Amiira dhulka fadhiiso video tiktok iska duub musqusha mallka dhaq dhar gad aa dhahaysay aya lagaa aarsanaya noh 😅 Adi maalintas wax fican baa kugu soo aaday maalintaas 😅 lkn gabadhii aa wacday ee Lacagta kusoo dirtay ma xanan bay ahayd horta 😂