Garxajis vs Ogaadeen

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 67

  • @caqil_mattan1238
    @caqil_mattan1238 2 роки тому +10

    Wiilka garxajis tariikh dhaba iyo af tahanimo ugu kaalay big respect garxajis weyne 🦁🦁🦁

    • @najkavlado5698
      @najkavlado5698 2 роки тому

      Cadeynti ayaba ku hor taal maxaa taarikha dad dageen iyo duunyaba Ogaaden ayey gacantooda kujirta maxaadba meel dheer u adeysa

  • @roodamacalin564
    @roodamacalin564 2 роки тому +12

    HabaryooniS & Ciidagale Landheere Woqoyi Garxajis 🛑

  • @roodamacalin564
    @roodamacalin564 2 роки тому +12

    Garxajis Sh isxaaq Ciil bay Baden reero badan awal iyo Arab iyo ayub iyo H jeclo iyagoon so kaxaysan Aya geela geeska afrika ugu badan ay u daaqaan dalo ilaa danood ilaa hargeis noolada ilmaderayal Sacad muusenimo 👏

    • @mohazzomar4306
      @mohazzomar4306 2 роки тому

      Ree isaqna ayagon dad wadan bay doobiya oy geel so dhacan

    • @AhmedxidigG36
      @AhmedxidigG36 10 місяців тому

      ❤❤❤❤inaadeermadaraadnosaaran
      Tay❤❤mahad.sanid❤❤
      WaaruntaaogaadeenAadbaan.ciilay.geeliisa.waataankibirmagtaiskagabixinjiray❤❤Grxjs.Viva 🦁🦁🦁🦁laandheeranimo❤❤

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 6 місяців тому +1

    Maduushaa Maduushaa Maduushaa Maduushaa Maduushaa Maduushaa Maduushaa

  • @zakiburcawi9032
    @zakiburcawi9032 2 роки тому +7

    Garxajis isagon isaq kale wadan ayuu sidaa u doobinaya 🦁🦁✋🦁🦁💪

    • @mohazzomar4306
      @mohazzomar4306 2 роки тому +1

      Ree isaqna asagoon ogaden wadan bu sida udobiya

    • @Wacdimedia10
      @Wacdimedia10 2 роки тому

      @@mohazzomar4306 reer Isaaq Xirsi Cismaan baa wasay

    • @mohazzomar4306
      @mohazzomar4306 2 роки тому

      @@Wacdimedia10 hoyada wase igala tag calacalka

    • @Kader.Arab4336
      @Kader.Arab4336 2 роки тому

      Reer isahaaq basaa iidoor dhalfo la wada dhacay walaahi. Ogaden kle iidoor isma arag

    • @Abdirisakfaisal
      @Abdirisakfaisal Рік тому

      @@mohazzomar4306 reer caynaanshe mooyee garxajis kale isma aragtaan.

  • @Mohamed-xg1ze
    @Mohamed-xg1ze Рік тому +3

    Ma duusha marka ku dhahayo ma ciyar bad umooda ❤️🇬🇲👑 Ogadenimadu macana

  • @taariikhogaden1029
    @taariikhogaden1029 2 роки тому +7

    Maduushaa🔥 Laandheere 🦅

  • @hamzasimba5639
    @hamzasimba5639 2 роки тому +7

    Abwaan Maduusha🦅🔥 muxu dabo cayuun ciilay 😂😂😂

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 6 місяців тому +1

    Ogaadeen iyo garxajiis bad simaysan
    Soomali iyo Ogaadeen
    Baa isku dhigma tayo
    Iyo tiro laandheereyal
    Og

  • @xoreyegb9899
    @xoreyegb9899 2 роки тому +4

    Maduushaa🦅🔥
    Maduushaa🦅🔥
    💪💪💪💪💪💪

  • @cabdulwehab5166
    @cabdulwehab5166 2 роки тому +2

    Garxajisnimo Hy from caynaashe poqor Xirsi amaan iyo Xaaji waraabe meesha marayah ragii uumiyuhu kaqaylyey

  • @taariikhogaden1029
    @taariikhogaden1029 2 роки тому +5

    Maduushaa 🔥 laandheere 🦅

  • @zakisamehofficial7372
    @zakisamehofficial7372 2 роки тому +8

    Garxajisnimo maxan dunida ciilay 😂😂😂 boqor xirsi amaan

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 2 роки тому +4

      Ma ninka soma land lagu xiro malinkasta cabanaya

    • @hamzasimba5639
      @hamzasimba5639 2 роки тому

      Ala maxaan garxajis dhacay 🤕😌 🤣🤣🤣🤣

    • @zakisamehofficial7372
      @zakisamehofficial7372 2 роки тому +1

      @@hamzasimba5639 adoo aya ah

    • @markihoremaxadtidhi916
      @markihoremaxadtidhi916 2 роки тому +1

      @@rock_diamond9475
      Ma ninka gayiga somaliyeed lagu gala gatosidi badeecada aya hadlaya!??
      Jail ogadeen ka waran??

    • @markihoremaxadtidhi916
      @markihoremaxadtidhi916 2 роки тому +1

      @@hamzasimba5639
      Maa geeli hagagonee ayad radinaysa wali!
      Doqonki ogadeen dolo laga qaad!!

  • @amaljacayl4556
    @amaljacayl4556 2 роки тому +5

    Meesha waxba kadhacay wale se garxajis waa libaax isaaq ogaaden geelod maah maahyo ayay ula bexeen sida inder aadna wadad ima ihiye ma idin raac sababtu wataa geela oo ay iibxaysten ee maxa beenta nogu sheegayan ogden wa xili nin walba libaax sheegto

  • @apdirahmaanapdilaahi345
    @apdirahmaanapdilaahi345 2 роки тому +5

    Garxajis

  • @Ahmet_zhukri
    @Ahmet_zhukri 2 роки тому +6

    Garxajisku Laandheraysana😂😅

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 6 місяців тому +1

    Reer isahaaq baaa iidoor wada ciilay
    Balaayo ku dagtay

  • @mascuudadan9285
    @mascuudadan9285 2 роки тому +4

    Garxajis Empire from Arab

  • @ahmedhassanabdi2519
    @ahmedhassanabdi2519 2 роки тому +5

    Garxajis adontii ree isaaq ogaadeen kale isma soo gaadhaan

    • @Kader.Arab4336
      @Kader.Arab4336 2 роки тому

      iidoor 🌈 waxaa saa u wada galay waa reer isahaaq, ogaadeen kle isma arag

    • @sheekowadaag1234
      @sheekowadaag1234 Рік тому

      @@Kader.Arab4336 kalay makhnudyahow yari ma xirsi cisman cidan ahyn bay iidorkan aad ku celcelinayso iska arkaan😂😂

    • @tiriiga8168
      @tiriiga8168 Рік тому

      @@Kader.Arab4336 hadaa ma isaaq kale ayey is arkeen garxajis o dhamayn ayey is qabteene

    • @Kader.Arab4336
      @Kader.Arab4336 Рік тому

      @@sheekowadaag1234 waliba reer isaaq oo dhan ma ahayn reer cali baa iidoor ka dhaan saday. Habar awal aa garxajis aa kkkk

    • @sheekowadaag1234
      @sheekowadaag1234 Рік тому

      ​@@Kader.Arab4336waligin sugule caynaanshe kaliya looma so raci jirin ogdeenka aad aragtay ee jifi somali kabadan ayna jirin 😂😂 mxd garxajis iyo awalba ka dooni😂😂

  • @xoreyegb9899
    @xoreyegb9899 2 роки тому +7

    Garxijiscalacaalkisa iyo cabaadkisa maxaan maqaly 🤣🤣🤣

  • @apdirahmaanapdilaahi345
    @apdirahmaanapdilaahi345 2 роки тому +5

    Alla mxn dad ku kibirnay garxajisnimo laandheeranimo

  • @Todob_3
    @Todob_3 2 роки тому +4

    Garxajis landheraysana

  • @AhmedxidigG36
    @AhmedxidigG36 10 місяців тому

    Garaxjis reerkuu.aad.uxoogay.waa.ogaadeen.dhuliyo.geelba🦁🦁🦁🦁laandheeranimo.G36grxjsninAankadhalanbaaciilqaba.💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻grxjs cidmuudhaafin🦁🦁🦁reerkaugukibraanisbaanAhaygeyigan🦁🦁🦁

  • @G.M820
    @G.M820 5 місяців тому

    Nin Ogaadeen ah af faanna kuma yaallo sababta oo ah heerka aanu gadhsiinay hadaanu Ciidangalle nahay waligeed qabaalika Somaaliyeed isma gaadhsiin tusaale:- waa qabiilka kaliya ee inta qabiil kale ku soo duulo uu ka faro maroojiyo abid soyaalka qabaalika Somaaliyeed geeli ugu badnaa waliba uu kaga soo qaado meel ka baxsan dhulka layska soo gaadho ee la wadda dago waan geeli dhicidiisa looga talaabay wabi Shabaalle 12 kun oo hallaad ayaanu ahaa gelaasi labad kun waxa lahaa Shekhaal oo aanu dib ugu celinay waan geeli Sheekh Cumar madoobe ee ardayda loo lisi jiray Tobanka kun ee kalle Ogaadeen ayaa lahaa siiba reer Amaadin ayaa u badnaa waa kii Ina Cabdulle Xasan lahaa "Wallee Ciidangalle meel uu joogaba soyaal hanti'sidaa marka ay tahay nin Ogaadeen ah af uu faan ku sheegta kuma yaallo.
    "Ratigii talaabad jeclaa toore qadabsiinay halku geelu tayso u fadhiyey taarka ma u diranay Cabdilaha tawaawacay miyanan taaban madaxooda kuwii boqorka taashka u lahaa taabka soo galinay miyanan dul tagin maalin Guul duhorka oo taama ah miyanan tisciin iyo tasciin tirinin malkoodda miyanan taxaabihii fardaha toban lahaa u qaadan tolo mogiyo reer Dallal miyanan teeyo ka xabaadhin tagoogaha miyaanan ka jabin tookhi baxawaad leh waxa Amaadin lagu taami jiray toobad loo noqoy" Abwaan Xaye Gallayd.🔥🔥 Gx 36 Da'uud Ismaciil (Ciidangalle) suxullo dheerta ragga ifka korkiisa ku ciillay weeye 159 nin ayaanu hal maalin ka dilnay Sacabo wayntaa cagdheerta ku caanka ah degaanka Yoondheer ayey ilaa alaanka lafahoodi yaallan. "Waxa iman amuurtii hore iyo eelka dhici doonna umushuba iyo Ogaadeen ba waa wadda ilabaan.." Qawdhan Ducaalle suxulo dheerey ha is iloobine Alle bariga badiya kol hadaanu adoon sigii idinka idinka danayn.

  • @kaderabdi8241
    @kaderabdi8241 2 роки тому +3

    Ree isahaaq cabsi cabsi👍🤣

  • @meygaagquule5860
    @meygaagquule5860 2 роки тому +3

    Madusha madusha wiilka doobiya 🦅

  • @Sharmaakegaraad
    @Sharmaakegaraad 7 місяців тому

    Wasr maduushaa waa la kfsaday nin garxajis ah uunbaa sidaa u faani kara

  • @apdirahmaanapdilaahi345
    @apdirahmaanapdilaahi345 2 роки тому +2

    Alla mxn dad ku kibirnay laandheeranimo garxajisnimo

  • @tuugwayn999
    @tuugwayn999 2 роки тому +1

    Madusha legend 🙌 👏 ❤ 💙

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 2 роки тому +3

    Reer isahaaq miyaa iidoor wada ciilay 🤣🇬🇲💪

  • @abdifarxaan2524
    @abdifarxaan2524 2 роки тому +1

    Aniga oo isaaqa waxan qirayaa sida uu udhuuxayo suugaanta maduushaa wuu iga yaabiyay

  • @elbaa7bash262
    @elbaa7bash262 2 роки тому +5

    Viva G36 🦁

  • @dirqoolas
    @dirqoolas 2 роки тому +2

    Idoro oo si toosa wiil kablalax ee ogaden ku fsaden

    • @bookhaxmed6583
      @bookhaxmed6583 10 місяців тому +1

      Waar ciidagale geeluu kaa dhacay u doono reer afku xoogle waad af dheertihiin irbadna dun magalisaan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbdallahFuad
    @AbdallahFuad 6 місяців тому

    Viva G36

  • @kaderabdi8241
    @kaderabdi8241 2 роки тому +1

    Ogaden ree isahaaq maxay iidoor ciil badeen

  • @dirqoolas
    @dirqoolas 2 роки тому +1

    Waarun isaaq geeloodii darood bililqaysaty mantana maryahay ka ma casheen

  • @wiilhoog2805
    @wiilhoog2805 2 роки тому

    Boqorka club house boqor xirsi amaan.. laqndheere laba ma aha. Halkaa waxa ku kaftamay adoon iyo guumeystihii duubka weynaa.

  • @abdifarxaan2524
    @abdifarxaan2524 2 роки тому

    Habar awal iyo ogaadeena isgu keena

    • @qawdhanducaale4790
      @qawdhanducaale4790 2 роки тому +3

      Habar awal iyo ogaadeen inay isa soo gaadhaan garxajis ayaa u diiday indr raaxaysta idinku habarawaleey ilmaadeerayaal anagaa cadawga ku dayrane

    • @Kader.Arab4336
      @Kader.Arab4336 2 роки тому

      Habar awal waa naag kiwii indha badane aan ka dhacay mayna ahayn kkk anoo reer isahaaq ah

    • @sheekowadaag1234
      @sheekowadaag1234 Рік тому

      @@Kader.Arab4336 been waar indhabadane reer cabdile
      Reer dalala dhacay aflanacay ayeyna kaso dhacen halas xaad ayana dib uga soo dhacay

    • @Kader.Arab4336
      @Kader.Arab4336 Рік тому

      @@sheekowadaag1234 beenaale maxamuud cali beenalay miyuuna ahayn nin reer isaaq ah? Sowkii lahaa markuu indha badane soo dhacay awal horaba kuma aadanayn adhisan iidoor geela waxaa aanaysan jiray ubaxa DAAROOD

    • @sheekowadaag1234
      @sheekowadaag1234 Рік тому

      @@Kader.Arab4336 hadaba ada isaaq isku wada qaadaye nin walbo caqli leh oo ninka ma dusha oo kale ah wu yaqana isaaq inan isasarnayn hadaba anu waxan ku sheegaya reer halas xaad waa jifi yar oo gasha jibriil abokor aya geeli aflanacay so dhacday iyo marki hore oo dhalma badane ah

  • @roodamacalin564
    @roodamacalin564 2 роки тому

    Garxajis 🛑

  • @abumardaadi7618
    @abumardaadi7618 2 роки тому

    Laandheere laandheere dhalay oo Garxajisa🦁
    Sultan/Boqor xirsi amaan waad budhaysay Ina malas
    Agah waxaadtidhaah markad aragto dhaabo🤣🤣