Islaanta war badana naxariis dhan kama muuqato in wiil laga heeysto uma eko muruk dhan kama muuqato qeeylo aye meesha lafadhida wixi jiro Allah waclan 😷😷😷
cadeymiihii wiilka aabihiis biiilka uu bilkasta u soo diraayey iyo lacagtii jamacda laga dhiibaayey oo dhan la hayaah ee dhanka aabaha hala dhageystoh asnah yaanan goona hal dhinac ah la iska gaarin
Maamadaan aadd bay u qaldantahay runtii qofka markuuu meel qaldan ugu xeranyahay ama magafe kaa haysto Gacan jaban ayaa lagu hadlaa lkn iyadaa ayaa hor boodaysa ragii t.kale maamada kama muuqato dareen ama niyad jab ay wiilkeeda ka niyad jabsantahay ma aqan sababta
Maxkamada waxa ka qaldan!!! Faysal laba naagood ayuu qabaa waxba kama dhalin, India ayuu ilmo kaga soo talaalayaa Faysal waxba ma dhali karo Sahra ha cadeyso sida uu uga dhalay, Sahra ciyaalka ay haysato qabiilkood wey qarisey, waxbaa qaldan 😂😂😂😂😂😂
@ ya, but his grown man 19 years old run away on his own as she said, at the same time she said it was only 1 months. She quick to judge the whole Qabiil and there’s always another side of the story, it’s more than the son i believe
Ax yaa allaah
Daahir wiilkaa ugurmada lacagtana halaga qaado maxkamada lakora
Yaa allaah yaa allaah
Ax hooyadaan waala ciilay DAAHIR
Udaa abaayo
Maxakamadanaa dhantaba wlhi tii somalida war adbn ku slamy boqorka irirsamalow waa sayidka beelaha gadabuursi oo borama kaaso slamy wiilkaa hawiyena waa nin rag iyo rabiba le waana laga sii dayn doonaa insha alh dhawan
Dahir Calasow waa Halyay waana oday Soomaaliyeed Gabadha ayaana sheegtay Dahir hadii uu dhinto soomaalidu waa agoon
Islaanta war badana naxariis dhan kama muuqato in wiil laga heeysto uma eko muruk dhan kama muuqato qeeylo aye meesha lafadhida wixi jiro Allah waclan 😷😷😷
Waaàaaw maxkamadaan waa cadaalad gabadhaan ilaahooow garab siiii wiilkeeda ilaahoow usoo sahal. Aabayaasha ilaaheey xaqa ha fahan siiyo ucuqubada ilmaha maba raagto weysoo degdegtaaa
Waaa hoooyo 😢😢😢😢😢 Ilahoow uga so celi yaaa rabi
Allah haka badbaadiyo balaayada haysata ayaanle cayr waa in ay wiilka badbaadiyaan oo lacagta ka bixiyaan.
Hadaa arkay ax yaa allaah
Hg ha ugurmato wiilka yar intaanu cadowgu cunin
Very saddening that this happened 😕
Abaaha ilmo ilaahey waa siiyey waxeyn u dagan yihiin xamar.Alhamduli laah!
Maya lama ceeynaayee gabadhaan wiilkeeda haloo badbaadiyo waa hooyo dulman
Hooyo allaha jannada ku geeyo dhib walbo iyada laga tagaa 19 sano xagee u jiray subxanahi ilaahow soo hadey
Sahra haduu Faysal ku xumeeyay ilma adeeradiis kaso gar baxaya dulqaad samee
Inshaa allaah.
Naagtan hal mid waxe ka sheegtay ruun reer ayaanle isma ceshtaan waa dad xun rali noqo hooyo 😢
cadeymiihii wiilka aabihiis biiilka uu bilkasta u soo diraayey iyo lacagtii jamacda laga dhiibaayey oo dhan la hayaah ee dhanka aabaha hala dhageystoh asnah yaanan goona hal dhinac ah la iska gaarin
Hg nagahoda uuba dad ah gabdhaha kalee way qaribaan subxanalaAh i
Masha Allah
Aabo naxariis daran cajab
Maamadaan aadd bay u qaldantahay runtii qofka markuuu meel qaldan ugu xeranyahay ama magafe kaa haysto Gacan jaban ayaa lagu hadlaa lkn iyadaa ayaa hor boodaysa ragii t.kale maamada kama muuqato dareen ama niyad jab ay wiilkeeda ka niyad jabsantahay ma aqan sababta
Reer liibaan waa boqortoyo halquf oo xumaaday yaan loo caayin
Naayaa wiilka Ka aamus abayo ixtiraam abayo waa runtaa
Waa doqon walahi
Masha Allah dahir calasow ilahey ha ku daayo
Naagtaan waxa wiilka loogu furay waa qeeyladaas hhhhhh
Ceyr qeylo
Horta wiilka halawaraysto wiilka dhalay kolay waxbaa khaldan
Gawadha quruxkeyda waay
war waa arin xanuun badan xaqiiqdii
Islanta hadal badana acudu bilahi 😂😂
Daahirow ha dambaabin habargedir dad xun waa leeyihiin dad fiican waa leeyihin aniga ayeeyo baan ahay wiil habar saleeban baan koriyaa adeeradiis mareykanka joogan reerka lacag bey leeyihin hadana 1 dolar laguma sheegto
wax dhic kara mahan
Naa benta dhaf Cer aniga ilmo idhalay abo kafican majiro bil iska dhafe sanad kasto waxay lodira holiday mashallah raga cer intoda badan waa cibka salin
Haa walaahi allaah ha nodeeye waa rag nasab.ah quruxey hal qof oxun wuku jire kara
Ma cayr oon dhan Ilma u dhashay mase hal nin. Subxanallah
Mucjiso adi ma ceyr dhan ilmo u dhashay😂😂😂
Cer intada gursan laheed siba yabardorkacad rerka ladhaho waa gun gun dhashay
@@NimoAbdiSamatar dumashi quruxey rali ahow aniga yabdhorakoco ah midxun wunagu jirika laakiin in badaan ofiicaneh weyku jiran abaayo abaheyga o an aad ujecelahy aya kujiro macaan nosamir hadada caruur nodhashey allaah ha ku xafido 🤲🤲🤲🙏🙏💯
Abtigay ayaaba dhalay xasan burco lagudilay naakaas dadbaalagasuulaa tolay ma gafaa
Inuu war ka diidaa laga yaaba wiilka. Ilmahan war lagu garin oo Amar kooda lee inuu socdo rabaan. Aabihiisa ilma ka lehe muu Bussiness ii fur dhaho
Waraaa aabahi malaha wuu xanuusanayaa
Maxay ugu dirtay ma gafaha markaa waa qaylinayaa
Arinta magafe daahir waa diidi jirtay inaadan wax kaqaban lkn maxaa maanta waa qaabishaye
Ceyr maxaa idinka galay gabadha soomaliyeed iyo wiilka ha badbaadiyo qabiilka waa laysku gartaa ka dhamaada difaaca qabiilka wax badan daahir waa dowlad madax banaan daahir dambigiisa alaha dhaafo waa ilin tire
Cunug kasta waalidkiis intuu ka amardiido ayu magafe isu dhiibaya kadibna qabiil aya loo fadexynaya walhi wayab
Islaantaan mute saaro xataa ma sugeeysa.
BAQIIL NIMO WAA WAX XUN 😢😢😢
Waa allaah ka fogaansho tii ugu dar neyd
Nin Habar Gidir
Inuu cunugisa dayriyo
Dhaqan Habar Gidir
Maaha
Maxkamada waxa ka qaldan!!! Faysal laba naagood ayuu qabaa waxba kama dhalin, India ayuu ilmo kaga soo talaalayaa Faysal waxba ma dhali karo Sahra ha cadeyso sida uu uga dhalay, Sahra ciyaalka ay haysato qabiilkood wey qarisey, waxbaa qaldan 😂😂😂😂😂😂
maxaa
Kaagalay kwrn Ilaahy haduu kaas siiyay ok wilkaas nabsigiisa hayo
Islaanta war badanaaa oo degdeg badanaa?
Walaala ciidii ayaan u nahay Ceyr qeylo 😅😅😅😅😅😅😅😅
Ceyrka ma qaldaman miyaa
Islaanta nimankii xataa hadalka waa u diiday.
19 ABAAYO MAXAA UQARSATAY
WAA LAGAA QABAN LAHAAYEE
Ninkaan hada sababta uu la tahriibay adinka ma taqaanaan?
Aabihii ayaa soo dhaqaaleeyo wadankii ayuu jooga yurub oo waxbo oolin ayuu naftiisa u haaligayaa.
Ar yeri😂 var m😅
Waanka xumahay inuu yahay will
Ilmaha dadbaa fiirsa naaya oo an waxkaleba ka shaqeynin
Alaa qabiilku xumaa
Ilmaheda yar yar weyka gaabsatay sorry abaayo waxmaad haleynin qabyaalad wax haleysay
Sahara is talking too much
it’s understandable, she’s scared and desperately needs to get a help for her son
She is mom you can't feel what she feels
@ ya, but his grown man 19 years old run away on his own as she said, at the same time she said it was only 1 months. She quick to judge the whole Qabiil and there’s always another side of the story, it’s more than the son i believe
Waa gabar waalan ayada maxey ugu dirtay magafe qaladka ayadaa leh
Oo magafe maliskudira😂😂 yaab hooyada ma maqashid miyaa wuu dhuntay kuledahay
Aabe Somali arxan maaha intooda badan damiir iyo Dadnimada laga siibay