Cabdifataax Mukhtaar & Hodan Abdirahman | Qofyow igu Dhexnool | Saggontintii Hodan 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 227

  • @khadarabdirahmanvollgs6421
    @khadarabdirahmanvollgs6421 4 роки тому +142

    Heesah waxa ka macaan quraanka Allha ❤

    • @musejama5795
      @musejama5795 4 роки тому +2

      waaruntaa lakiin ogow meahani masaajid maahe kahoslacoo masajid aad laba wejiiluhu mafiicnee

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 4 роки тому +115

    Hodan inay codmacan tahay maysku racnay🤟🤟🤙

  • @faizam523
    @faizam523 4 роки тому +8

    Abdifatah mukhtar ciyaar cajiib ah buu hayaa walee codkuna kaba sii daran, laxamada uu sameeyana waa laga yaabey, dhameys iga dheh! Masha allah❤👍👍💝💖🌻🌻🌻🌹❤🥰

  • @khadarmediavlogs7321
    @khadarmediavlogs7321 4 роки тому +218

    Hees kasta oo macaan hadalka ilaahay ayaa ka macaaan hadad igu raacsantahay like ta dhac iigusi♥️

  • @ISMOBeautyandCooking
    @ISMOBeautyandCooking 4 роки тому +54

    Hodanay heestan mursal muyuu kula qaado inta igu racsan like

  • @naciimomohamed1254
    @naciimomohamed1254 4 роки тому +17

    Hestan waka heley😢❤♥️jecelkeyga Abdi ladaha❤ina is helno oo is calfano nogu duceya🤲🤲😰

    • @faisayousuf2351
      @faisayousuf2351 2 роки тому +1

      2year ayaa laga jooga goortad qoraalkaa qortay,ma is hesheen hadda walaalo

    • @Khiiaa
      @Khiiaa Рік тому

      @@faisayousuf2351 war jeclidaaa😂😂😂😂

    • @Khiiaa
      @Khiiaa Рік тому

      @@faisayousuf2351 war jeclidaaa😂😂😂😂

  • @anshaxphotographer8752
    @anshaxphotographer8752 4 роки тому +46

    ALLAH KU SEEYO AWLAAD BAARI HADAAD KU SALISO NABI MAXAMED SCW SCWSCW SCW

    • @khadrahupi4201
      @khadrahupi4201 4 роки тому

      Scw scw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw

    • @abshircali5971
      @abshircali5971 4 роки тому

      Scw

    • @babaxkhadar5961
      @babaxkhadar5961 4 роки тому

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw

    • @nimcohassanjabaan2362
      @nimcohassanjabaan2362 2 роки тому

      Scw scw scw❤

  • @fatimah25
    @fatimah25 4 роки тому +16

    Hodan waa boqorad 😊
    Waqal na waa alway the Best 🔥

  • @zakariemohamed8279
    @zakariemohamed8279 4 роки тому +36

    Waqal studio Another level Congratulation 700k 👏🔥

  • @arawelomakufto8460
    @arawelomakufto8460 4 роки тому +5

    Legan hodon qalbi wanag show laba fanaan oo karaamo lehi iskama dhalin mmo aamina cabdilahi iyo cabdiraxman dheere hadana hodan saw lamay dhalan ilma cabdi qays abwaankeni waynaa e cabdi qays any way hodan dhamays dumar 👏👏👏

  • @neimaisse3026
    @neimaisse3026 4 роки тому +3

    Congratulations waqal 700k💝💝🎁🎁🥳🥳hees macan hodan cabdirxman fannanad cood macan 💝💝⚘⚘⚘

  • @hodanahmed5530
    @hodanahmed5530 4 роки тому +2

    Oyooyoy hodan Abdirahman illahay haku nabad geeyo ado nabadana nosoo noqo waqal studio horumer wacan huno adna😘😘💋💯💯💯🤍🤍🤍🤍

  • @barisamaadtv5176
    @barisamaadtv5176 4 роки тому +5

    Waqal Studio 700k
    ........
    Katag Raanida ayay Odhanjireen
    Ehehulu Mucaashiqiintii
    Hore

  • @hodonfaahiye4885
    @hodonfaahiye4885 4 роки тому +3

    Hodan fankaa u bahan siday ugu raxaysto eega muhashada cod❣

  • @mubaariktiger4929
    @mubaariktiger4929 4 роки тому +16

    YA ILA ARKA IN NINKI ODAY AHAA HEESO WAA WEYNI KASO MAXANAYAN MARBA MARKA KA DANBEYSA

  • @mohamedgacal7809
    @mohamedgacal7809 4 роки тому +18

    Sagaleey anigaba kula mid baan ahay telkeyga hodan abdirahman ayaa ka buuxdo ❤❤

    • @faizam523
      @faizam523 4 роки тому +2

      Mohamed gacal, mee too! Waan ku salaamey walaalo.

    • @mohamedgacal7809
      @mohamedgacal7809 4 роки тому +1

      @@faizam523 waa kaa qaaday abaayo mcn ❤❤

  • @saynabbixi4128
    @saynabbixi4128 4 роки тому

    Yaaa salaaam Abwaan Cabdi raxman oday waa noo dhuumatay ereyo qiimo leh
    Iyo fananada codka macaan horan cabdi raxman iyo wiilka ka heesaaya

  • @abdirahmanahmed1896
    @abdirahmanahmed1896 4 роки тому +40

    Abdifatah mukhtar iyo hodan Abdirahman yaa igu raacay inay yihiin dad codkooda aan la amtali karin

  • @huzka4095
    @huzka4095 4 роки тому +2

    Barnaamijka inta soo fiirsaden
    Heestaan ugu shidan abdifith muqtar codkiisa waxkale waaye

  • @qasimcumar2648
    @qasimcumar2648 4 роки тому +6

    Hodan c.raxman zawtu raxama wllhi ku wata reer borama

  • @yacquubdheeg8042
    @yacquubdheeg8042 4 роки тому +25

    Mursal iyo hodan
    inta ku isla jecel inay wada jiraan Like hala dhaafina👐👍

  • @zamzamahmed533
    @zamzamahmed533 4 роки тому +3

    Fananiin Codkoodo la hubo❤❤❤💯legend waqal❤

  • @umucadnicabdiqaadir4166
    @umucadnicabdiqaadir4166 4 роки тому +2

    Waaaw hodan Fanaanad ka cod macaan majirto qarniga Maanta Ah somali 🔥❤️❤️❤️👏

  • @YasinGurey-wd8mz
    @YasinGurey-wd8mz 4 роки тому +3

    Hodan fanaanada 2020ga 🤩💕💞

  • @hayaabintusln3122
    @hayaabintusln3122 4 роки тому +11

    Mrkaad cod iyo ciyaar isku darsato mxa lagu tilmaba Quen hoodan 💝💝

  • @munamohamed5869
    @munamohamed5869 4 роки тому +1

    Hbmblyo hmblyo 700k waqal hory uzco m.allh chnlka qudhe somali lede gadhidona 1m in.allh zagotin wcan hodan abdirahman wale wa ka tunteN
    Dhiga ban kaxushe dhankayga kuwaynuda❤❤

  • @naciimamaxamud8500
    @naciimamaxamud8500 4 роки тому +3

    Poqordaaa codkaa hodntyda😭❤

  • @mohamedgacal7809
    @mohamedgacal7809 4 роки тому +11

    Muhoshada codka hodan abdirahman ❤❤❤❤❤❤

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 4 роки тому

    HABLAHA aan taageero,,,,,ayey kow u tahay INA ABDI RAHMAN DHEERI
    Dhal fanaan,,,nice song,,

  • @zamiraltamohamoud8889
    @zamiraltamohamoud8889 4 роки тому +1

    Congratulation 700k channalka kaliya somali leeday gaadhi doona 1M hore usoco

  • @abdilahitorrontaawi387
    @abdilahitorrontaawi387 4 роки тому +2

    Labada Legendz Oo Iz Helay Eshcalaa Heez❤❤hodan Abdirahman Nd Abdifatah Mukhtaaar Pig Zupport

  • @fatxiyacarab5937
    @fatxiyacarab5937 4 роки тому +4

    Intii tageerto hodan liket dhac

  • @abdiwakiilismail1813
    @abdiwakiilismail1813 4 роки тому +2

    Abwaan cabdiraxmaan odey wuu socdey🌹🥰

  • @baylecali4778
    @baylecali4778 3 роки тому

    Xaga labiska dharka mursal ayaaa ugu horeeya fanaaniinta

  • @abwanzaki8498
    @abwanzaki8498 4 роки тому +1

    Walalahey aniga fanka waan kabaxay ilaahe ba mahad iskaleh wallaheyga waxaan idinka codsanayaa
    Inaad icaawisaan pls codsi we

  • @zaytuuni5066
    @zaytuuni5066 4 роки тому +3

    Zopootin wanaagzan my zizy Hodon apdurahman 💥❤

  • @apdimohamed9491
    @apdimohamed9491 4 роки тому +2

    Ileen hodan mursal weykatagaysaaaa kuwii isku xiisa noqda mar walba💘

  • @2millionhistroy
    @2millionhistroy 4 роки тому +15

    Inta ila fahantay iney uur leedahay hodan oo doonayso iney ilmaha yar usoo samayso dhalasho

  • @Mohamet-t5b
    @Mohamet-t5b 4 роки тому +1

    Waqal studio congratulation 700k🔥♥

  • @iidmaxamed9611
    @iidmaxamed9611 4 роки тому

    Waqal shaqalka maqalka wAA LAYAABAY ANOTER LEVEL 700k congratulations 🎉

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 4 роки тому

    Yaa salaam muhashada codka iyo legend ka codka labka leh hodan iyo abdifatah hees iyo badh bad qadeen

  • @hamdaidilzan8344
    @hamdaidilzan8344 4 роки тому +3

    Abdifatah codkiisa masha allah ❤

  • @haatufyare8112
    @haatufyare8112 4 роки тому

    Waqal studio zax&qaLaDBa WaKu WaTeH ProTher🤙

  • @amiitaalove8117
    @amiitaalove8117 4 роки тому

    HodNey wad dashay hawoy sidad u istagaysay yqy 2 hes ayan ka qadi lahaaa 😋m.a 💯

  • @jaamacabdi489
    @jaamacabdi489 4 роки тому

    Waaaaw cidkii mucjisada ahaa ee hodan cabdiraxmaan inaba caadi maahaa

  • @amiiracadey4730
    @amiiracadey4730 4 роки тому

    waqalka shaqalka daruuraha inad gashood marna soo noqon baan kugu ogay bezt youtube Leaderka youtuberada🤴🤴🤴🖤🖤🖤

  • @apdifatahahmet6988
    @apdifatahahmet6988 4 роки тому

    WaQaL Studio Congratulation 700k👏💯

  • @adoontiialle6781
    @adoontiialle6781 4 роки тому

    Dhigaa baan kaa xushee dhankayga ku waynidaa😍🥰
    Axyaa hees🥰❤

  • @c.fataaxjacfar3634
    @c.fataaxjacfar3634 4 роки тому +2

    QAMAR IYO DEEQSAN WAX DHAAMA LAWAA 🤩🤩🤩😘

  • @mohamoud_Maano
    @mohamoud_Maano 4 роки тому +1

    Hodon Cabdiraxmaan Cod macaaney

  • @daacadali4379
    @daacadali4379 4 роки тому

    Waqal studio another level 700K subscribers keep going

  • @abdifataxcumar4567
    @abdifataxcumar4567 4 роки тому

    Waxan ahaay qoofki uguu horeyay ee dawaday

  • @cabdiqanihussain3352
    @cabdiqanihussain3352 4 роки тому

    Hambalyo waqal sttudio 700k subscribes another level

  • @muhiimamohamud7545
    @muhiimamohamud7545 4 роки тому

    WayeH3 iga gadanthyeH heestoH🤩👊

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 4 роки тому

    Ninkan fanaanta kuwa codkodu ficanyahay bu ku jiraa Mursal xata isga igala cod fican

  • @sabrinfaysal37
    @sabrinfaysal37 4 роки тому

    Abdifataax mukhtar best fanaan

  • @sagalabdirashiid3578
    @sagalabdirashiid3578 4 роки тому

    Hambalyo waqal 7000k ❤❤❤💝

  • @redwanmohamoud6353
    @redwanmohamoud6353 4 роки тому +4

    Hodan abdirahmaan ✌🏻❤️

  • @sadiasaid4458
    @sadiasaid4458 4 роки тому

    Wow cabdifataax mukhtar io hodan labo legend❣❣❣

  • @fahimacisman4716
    @fahimacisman4716 4 роки тому

    Masha alllah hmblyo waqal studio 700K

  • @nawaadxusen9879
    @nawaadxusen9879 4 роки тому +1

    cabdifatax mukhtar codkisa😓❤

  • @hodandahirxadi3311
    @hodandahirxadi3311 4 роки тому

    Imika dhahadee hodan iyo cabdifatax way isguurasden kkkk Somali dadwaalan

  • @abdilahitorrontaawi387
    @abdilahitorrontaawi387 4 роки тому

    Hhh Odayga Abdifatah Mukhtaar Hadal Makarayo Cyaalow Kadaaaya Cyaarta OdaygaH
    Abdifatah Mukhtaar Pezt Legend

  • @ayaanlemohamednourahmed2201
    @ayaanlemohamednourahmed2201 4 роки тому +10

    Cabdifatx mukhtar nin keliyee hodan intu la heesey ka cod macaanadey ku wata pro🔥🔥
    Inta igu raacsan liketa qudhuntey soo tuut😂❤

    • @AyehMedia
      @AyehMedia 4 роки тому

      Kama codmacanan lamana hayo fanan hodan heeso kaga badiyey toonka ay ka kala hesayaan u fiirso hodan keega ka Macan oo xabeeb leh

    • @ayaanlemohamednourahmed2201
      @ayaanlemohamednourahmed2201 4 роки тому

      @@AyehMedia hush taayada noo cade😂😂

    • @AyehMedia
      @AyehMedia 4 роки тому

      Ayanle Mo Ilkacaze A.H.7 😂😂 fan baanad waxba ka aqoonine haysku hadlin

    • @mohamedgacal7809
      @mohamedgacal7809 4 роки тому +1

      Hodanaa necbahay maa iska idhahdid maxaa u meer meerreysane 😂

    • @ayaanlemohamednourahmed2201
      @ayaanlemohamednourahmed2201 4 роки тому

      @@AyehMedia muhiim maaaha inaan barto shoodhe😂😂

  • @Galmudug1
    @Galmudug1 4 роки тому +2

    Heestaan aan kahelay inta laqaaday inta ikuraacsan like saara

  • @Sunny_flowerstar
    @Sunny_flowerstar Рік тому

    Ww ❤Another level 🎉🎉

  • @anshaxphotographer8752
    @anshaxphotographer8752 4 роки тому

    First one vidio like 10000

  • @mucaashak1
    @mucaashak1 4 роки тому +1

    TEAM WAQAL 700K COOMING SOON

  • @ayannageye9376
    @ayannageye9376 4 роки тому

    Masha allah faniiin qaran cod halaasiya leh

  • @abdisalanmohamout9725
    @abdisalanmohamout9725 4 роки тому

    Waqalka leadarka you tubleyda somalidaa 700k subzcreb 👌

  • @mohamedgacal7809
    @mohamedgacal7809 4 роки тому +1

    Anaa ugu horeeyy ❤❤

  • @fardusahmed6366
    @fardusahmed6366 4 роки тому

    waqal hore uu socday hambalyo 700k

  • @cibaaroaduuyocibaaroaduuyo3076
    @cibaaroaduuyocibaaroaduuyo3076 4 роки тому

    Hodan iyo mursal uunbay heestu ku ma caanayd ayaan uma leeyaa

  • @roodamohamud7818
    @roodamohamud7818 4 роки тому

    Waqal Hambalyo 700k 👌❤❤💥

  • @AhmedOsman-ht5qv
    @AhmedOsman-ht5qv 4 роки тому

    HeestAn waa wareer

  • @fadumomohamed3033
    @fadumomohamed3033 4 роки тому

    Waqal Hambalyo hambalyo 700Kwaxaan idiin rajeeyni malyanka in aad gaadhan huno ❤️🙏

  • @abdiladiifmuuse3155
    @abdiladiifmuuse3155 4 роки тому

    Waqal studio 💥💥💥

  • @cartanrooble6543
    @cartanrooble6543 4 роки тому

    First one💪💪

  • @asiye717
    @asiye717 4 роки тому

    Qofyahow igu dhex nol
    Dhefta ila wadage
    Dhigayga raca
    Dhibta ila daren👌👌

  • @kokeofficial9778
    @kokeofficial9778 4 роки тому

    Team waqalka layaab layaab

  • @King____zaki
    @King____zaki 4 роки тому

    Waqal studio 700k hala gadhsiyo waa walaalhena anna 2k hala igadhsiyo waqal pin

  • @casiisacabdi6159
    @casiisacabdi6159 4 роки тому

    Hala hala fananinteydii

  • @amiinmarcoz5570
    @amiinmarcoz5570 4 роки тому +1

    First

  • @mohamedhussein9484
    @mohamedhussein9484 4 роки тому

    first cooment
    frist view

  • @khaalidzakikhaalidzaki8893
    @khaalidzakikhaalidzaki8893 4 роки тому

    Waqal keep going pro

  • @jabbavicofficiall4610
    @jabbavicofficiall4610 4 роки тому

    Waqti dheer kadib fore ever hodon abdirahman iyo murzal 😘😘😘🙃🙃🙃🙃🙃🙃🙃🙃🙃🙃🙃🙃🙃🙃🙃🙃🙃🙃🙃🙃🙃

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 роки тому +2

    One❤😍

  • @jaamacabdi489
    @jaamacabdi489 4 роки тому

    Yaa salaam hodan cabdiraxmaan cod laguma gaadhayo

  • @nimcomukhter2571
    @nimcomukhter2571 4 роки тому +2

    Heestan waxay ku sobaxaysay lamanaha hodan💑mursal mabenbaa

  • @caqlisame1514
    @caqlisame1514 4 роки тому +1

    So beautiful

  • @mahmedabdi4938
    @mahmedabdi4938 4 роки тому

    Iam first😍

  • @malyuncali9222
    @malyuncali9222 4 роки тому +1

    hodon iftiinki dunidaa umc umc💋💋❤💋❤💋💋❤❤💋

  • @zahrazulieman6368
    @zahrazulieman6368 4 роки тому

    Waqal 1m insha allah 🎵💖🤍

  • @clnaasirshxasanxuseensooma6586
    @clnaasirshxasanxuseensooma6586 4 роки тому +1

    Hodan nasab sasab dhalay nalkii dunid a nagtii mursal nolaw hadanneey

  • @saacidpianic9761
    @saacidpianic9761 4 роки тому +1

    Qofkii shanaad 😁

  • @abdullshariif1323
    @abdullshariif1323 4 роки тому

    Hees iyo baadh❤

  • @sharmaakecalixaarato3768
    @sharmaakecalixaarato3768 4 роки тому

    Maanta anaa uhoreeya

  • @ahmeddaahirxaaji8134
    @ahmeddaahirxaaji8134 4 роки тому

    Hamblyo waqal studio 700K subcribeqofla kowad ee kugu hambaleeyayo ahay hadu alleh idmayo

  • @mandeeqahmed3611
    @mandeeqahmed3611 4 роки тому +2

    They have golden voice❤

  • @feelfreehi
    @feelfreehi 4 роки тому

    Sinaba caadi ma ahan heesta