Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Waxaa heestaan kaa maqli jire awoowgey ahmed osman igal goobti waa eldoret kenya,, sanadihi dhamaadka 90ki oo ah 98 99ki runti awoowo wuxuu ahaa dadka jecel shekoyinki hoore iyo tariikh dheer waxyaba badan ban kaa faideyste xaggisa ... Awoowo ahmed osman igal ilahi baa naga oofsade 2013 isla goobti buu kuu asaan yahay.Rabi haunaxariisto asaaga iyo inti heestaan alifey,laxameye, qadeyba iyo inti dhagaysanaya.
Awoowe Alle ha u naxariisto
@@CadaalaLyrics adigana cafimad nabad iyo reyn reyn kunool akhirana jannah.
@@yassinkhalif Amiin Amiin wll qiima badan. Adna sidoo kale
Kamankii xudeydi ALLA MAXAAN ALBUMKAA KU MIRQAAMAY
Waxan dhageysan jiray 2014 and still listen now 🫡🫡🫡🫡
waa eryadii axmed saleebaan bidde. riwaayaddii all aamin ma iisho 1964kii
Heestaan kolmaqlay anigoo yar aabaheey ayaa canjal kadhageeysanaayay markaa maqlo waa ii xusuus gaar ah❤
Maandeeq, Boqorada Codka, Boqorada Qaraamiga, heeseheedu waa badweyn ! la gaadhi maayo.
Erayadii abwaan Axmed Saleebaan Bide wuxuu ku dul sameeyey diyaarad dusheed ay Cadan ka soo raaceen 1964kii Maandeeq iyo walaalo Hargeysa in ka mid ahina way la socdeen
MAANDEEQ HARGEISA AYAY KU SUGANTAHAY ERAYADA HEESTA AXMED SALEBAAN BIDE ISAGUNA HARGEISA AYUU JOGAA ILAHAY CIMRIGA HAW DHEREYP
Eeshcalaa hees
My Aunty ❤
4m 🎉
Waxaa heestaan kaa maqli jire awoowgey ahmed osman igal goobti waa eldoret kenya,, sanadihi dhamaadka 90ki oo ah 98 99ki runti awoowo wuxuu ahaa dadka jecel shekoyinki hoore iyo tariikh dheer waxyaba badan ban kaa faideyste xaggisa ...
Awoowo ahmed osman igal ilahi baa naga oofsade 2013 isla goobti buu kuu asaan yahay.
Rabi haunaxariisto asaaga iyo inti heestaan alifey,laxameye, qadeyba iyo inti dhagaysanaya.