CAWA GUURA IIN CALWASAAD AAS IGU CANAANTAAYE SHIMAALI AXMED SHIMAALI RIW AYADII DAMAC ADUUN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • HADII AAD NAGU CUUSUB TAHAY INAAD NUGU SO BIIRTO DHIIRI GELIN AYEY NOO TAHAY Please ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like✔comment✔ waxaad youtubekan nagula wadaageysaan heeso banaadiri dhamaan waxaad ka heleysaa faaniinta ku heesta heesaha xamariga kuwii hore iyo dhexe heeso kujiray riwaayadahii hore kuwo cusub xitaa way ku jiraan dhamaan umadda soomaliweyn soo dhowaada
    song;caguura iyo calwasaad
    singer;shimaali axmed shimaali
    album;damac aduun
    lyrics;maki xaaji banaadir
    band;iftin
    my:web
    qaraare.blogsp...
    soundcloud
    / abdirashiid-qaraare
    facebook
    / qaraare111
    instagram
    / addeabdirashiid
    youtube
    / @qaraaremusic
    pinterest
    pin.it/7qTsHEC
    heeso banaadiri ah ayaan halkaan idin kulu wadaagayaa
    soo dhowaada soomaliweyn dhamaan

КОМЕНТАРІ • 48

  • @mahdinuur81
    @mahdinuur81 3 роки тому +11

    Damac Aduun ahaa thanks Eng Qaraare

  • @user-im5kl9uq7q
    @user-im5kl9uq7q 22 дні тому +1

    Waa ruwaydii damac aduun fik radii cabdi yuusuf hur daaye

  • @papalib121
    @papalib121 2 роки тому +9

    I REMEMBER THIS IT WAS ABOUT 1986/7
    I WAS YOUNG .
    I WAS LUCKY ENOUGH TO REMEMBER THE PEACE TIME
    WE LEFT 88 BEFORE THE WAR

  • @ruqiyahassan523
    @ruqiyahassan523 3 роки тому +6

    Wow legend shimaali Ahmed shimali keep going

  • @umunimcoomar5851
    @umunimcoomar5851 2 роки тому +6

    Malmo hore ayad na xasuusineysaa wadan keeni quruxda badnaa oon ku dhagaysan jirnay nabad alaha nooga dhigo xasuus

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 3 роки тому +4

    Heesihii hore ee macaanaa💙💙 waayo waayo

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 3 роки тому +8

    Al fanaan shimaaali ahmed shimaal legendary...mahadsanid mr Qaraare

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 3 роки тому +3

    QARAARE MAALMIHII WACNAA AANAXASUUSISAY SHIMAALI HARQAAN AYUU KULAHAA GURIGA HOOYOOYINKA AGTIISA BEAUTIFULL DAYS

  • @user-im5kl9uq7q
    @user-im5kl9uq7q 22 дні тому

    Waa ruyadii damac aduun shimaali axmad shilaai 1989

  • @farahsaid963
    @farahsaid963 5 місяців тому

    Heestaan oo music ah soo majirto asxaabey

  • @abdiyusuf5894
    @abdiyusuf5894 3 роки тому +3

    My brother qarare thanks 👍 whi ur remind me something

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 3 роки тому +4

    Cod macanaa shimaali 💙💙

  • @abdiyusuf5894
    @abdiyusuf5894 3 роки тому +5

    My young days

  • @ahmedissak9089
    @ahmedissak9089 Рік тому +2

    The good golden days😢😢😢😢

  • @abdullahimohamedhassan6642
    @abdullahimohamedhassan6642 7 місяців тому +1

    Sxbow heestaan oo qoraal.ah malahelaaa camoo

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 3 роки тому +3

    Mirihii iyo laxankii maki x.banaadir codka shimaali ruwayadii damac aduun

    • @user-gs2uh2ny7u
      @user-gs2uh2ny7u Рік тому +3

      Maki fikrada Malaha Sxb waa Cabdi yuusuf Hurdaaye damac aduun Saxib iskafiri rer beleda jòga

    • @MrAbdi999
      @MrAbdi999 3 місяці тому

      Reer wardhiigleey

  • @KigoondisSheikh
    @KigoondisSheikh 3 місяці тому

    Legend shimaali

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 3 роки тому +6

    Mahad Salaad xamar ma joogin markaan 😂😂

    • @yusufali7200
      @yusufali7200 2 роки тому +1

      Asiga markan ma joogin lkn maxa ka qaban karta Laangabbla ciilay aa tahay

    • @kenedidhadi8701
      @kenedidhadi8701 2 роки тому

      Sax 😂😂😂

    • @munaali40
      @munaali40 Рік тому

      Mahad Salad maxaa meesha keenay? Laangaab cml u hadlaysaa

  • @yasminsaid1207
    @yasminsaid1207 3 роки тому +3

    Best song ever 😹

  • @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
    @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 Рік тому +5

    Hadii soo booqatay 2023 heestaan ❤❤😂😢

  • @deeqabdi4192
    @deeqabdi4192 11 місяців тому

    Waayo waayo ahaa iyo xasuus

  • @abdiazizhassan2326
    @abdiazizhassan2326 3 роки тому +1

    Torbo qatar 💯

  • @abshircadde9236
    @abshircadde9236 6 місяців тому

    Wwww

  • @saleymanmohamed9374
    @saleymanmohamed9374 2 роки тому +1

    Good

  • @abdijama5730
    @abdijama5730 Рік тому

    Waayo waayo alla maxaan nabad soo marnay tiyaatarka intaan ka lugeyno aan ilaa Laba dhagax lug aan ku aadi jirnay,Maxamed Abukar Ina aa kor ka matelaayey

  • @malaak1930
    @malaak1930 3 роки тому +1

    torobo qatar

  • @xasansiidii6656
    @xasansiidii6656 Рік тому

    Qaraare thanks Sxb

  • @mohamedleyloon4223
    @mohamedleyloon4223 10 місяців тому

    Cabdi radhiid qaraare sxb dadra kugu xiran wallpaper qiimee oo dalabkooda hadii aad awoodid Tilmaan ) intarsia kabacdi hada waxaan kaacodsanaa heestii shamaali axmad shamaali oo ahead aloow yaa nabada dhowroo naagba yes ka daayoo amazing yaa nikaax sada ) saaxib hadii aad awoodo meel iigu soosheeg by waa kaa sugar jawabta

  • @OmarMohamed-sg6gk
    @OmarMohamed-sg6gk 2 роки тому +1

    Heestan mar ay muqdisho haysatay meelkasta kadarnayd waaywaayo haysoxasusin anoo cunagyan aan dhagasan jiray sory

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 3 роки тому +3

    mAALMAHA HEESKAAN LAQAADAY HABARGIDIR IYO ABGAAL SHACABEEY AHAAYEEN MAALMIHII MAAMULKA KALA DANBEENTA MOORYAAN MAJIRIN MARKAAN

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 Рік тому +1

      Iyagaa magan loo ahaa markaana.

    • @mohamedfarah4332
      @mohamedfarah4332 11 місяців тому

      HG iyo AB ba ha ku YOOBAAN😂

    • @shuaibdaacad1673
      @shuaibdaacad1673 4 місяці тому

      La'aantood Xamar maba jirteen. 😂 dadkaada dhinac ka raac.

  • @asianabd4105
    @asianabd4105 2 роки тому

    mmmmmm