Somalida ilaahay oo u gargaara mooye caqli iyo cilmi midna ma hayaan waxan ka hadlaya madaxdeena qaraacista aan ka jabin lafaha waxay ka dhigta qof adag
Adiga ayaaba kadaran oo soo qaatay warkiis isreal waxa eey qortay waa been buur waana kaf loo geestay dad somalida iyo dowladood adigana been ha sheegin madaxweynaha umada somaliyeed
Firsti comment pin📌
Yahuuda ilaahey muslimiinta ha Ka qabto Alle ha halaago Insha Allah soomalida iyo muslimiinta kale ilaahey ha Naga qabto
Yuhuudu waa dad haysta dhulka muslimiinta gaalo xun ah aad ayaana u nebcahay walahi waana ooyaa markaan muslimiin isku qorqoreysa.
Maxaa isku keenkeenay gumeystaha ficilada foosha xun ee Israel?
Soomaaliyeed aan tashano I.n waxaan maalin uun rajeyn in aan soo celiyo cududii soomaaliyeed
Yuhuud lama heshiineyno mana la heshiin doono yuhuud waa cadow wlleheen reer falastiin xoog ku heysta
Sxb waxaa Tahay Saxafi xalaal ah Ee Yaqaan dhaqanka Safaxaada Saxda Masha allah Guleyso Wll inkasto Magacaga Anen aqoon Keep Going 🐈.
Mida isreal Dulmi iyo Dulinimo ayaan u arkaa haddi xariir lola Sameeyo
Mahadsanid wallo, hoosta ayaan ka xariiqi doonaa qodobkaaga.
Somalia 🇸🇴 oo yahuudda la heshisa waxay kadhigan tahy iney ku raacsan yihiin weerarka lagu hayyo muslimiimta falastiniinta 😭😭
📌 Alle ayaa warka oo dhameystiran ina siiyay 1443 sano kahor ﴿
ولن ترضى عنك اليهود ولا النصارى حتى تتبع ملتهم .......
Yuhuud iyo nasaaro midna kaa raali noqon maayaan ilaa aad raacdo diintooda .....
Yuhuudu balan iyo heeshiis maleh marka sidebu heshiis no dhexmari ma dhici karto
Waligeen buna heshis nadhex mareyn yahuuda
Somalida ilaahay oo u gargaara mooye caqli iyo cilmi midna ma hayaan waxan ka hadlaya madaxdeena qaraacista aan ka jabin lafaha waxay ka dhigta qof adag
Wll adiga muqaalada nooso jogtey maxa ku dhahy maxa shaqa kle miyad kashaqeysa mise iskul jamacad ayd dhigata isheg sxb mcn muqaladada o kaliya ayn UA-cam ka usogala adena 5isbuc cml ayd sogalisa nagaday sxb
Adeer Somaliland faraha kala baxa , waxa aad ka hadli lahayd Alshabaabta maalin kasta laynaysa umada soomaaliyeed, ku waas baa hiil kaaga baahan.
Soomalida iyo yahuud isu maba imaan karaan daa xataa inay is la hadlaan bee
Birmade🚬🏴☠️🕊️🤏☠️shabab bursade allow kudhor
Ma yellino
Music background Magaciza ii sheeg wll
Free footage deep music stock videos background
Adiga ayaaba kadaran oo soo qaatay warkiis isreal waxa eey qortay waa been buur waana kaf loo geestay dad somalida iyo dowladood adigana been ha sheegin madaxweynaha umada somaliyeed
Mahadsanid wallo inbadan
Wll adiga muqaalada nooso jogtey maxa ku dhahy maxa shaqa kle miyad kashaqeysa mise iskul jamacad ayd dhigata isheg sxb mcn muqaladada o kaliya ayn UA-cam ka usogala adena 5isbuc cml ayd sogalisa nagaday sxb
Iga raali ahaw wallo, Laba jaamacadood ayaan dhigtaa, lakin waxaas cudur daar uga dhigimaayo, ee waan joogtayn doonaa inshallah
@@madowlesstv asc sxb waxaadtahay qofhanle , hal abour, waankutaageeraa ,waxaanjeclaanlahaa inaadwararka sitoosa usoobaahiso waxaadtahay dhiirigaliye sxb alahakuxafido anagana sidookale amiin