Markii noloshada ay midiyaha kujirto wa dhib wllhi m.a waxa is helayy dad an kala dhicin xamdi and xasan soya guulaysta si hos ah xasanow xamdi prank ku samay haye dheh
Wooow Film wacyi galin cajiba dad badan media qalad u fahmay isticmalkisa waxan rajaynaya inu fayido u ahan dad badan inta cagliga u saxibka wad ku mahadsantihin hassan iyo hamdi aad ayan iniga tageera dawada from Djibouti labadina ❤❤❤❤
Best film clip aad loogu soo fikiray Masha allah waa tusaale iyo firiin ku haboon kuwa aan garaneynin qiimaha nolosha saxda ah io mida socialism ka mahadsanidiin team soya❤✨📊
Waa maalintii iigu horeysay Aan commit ka bixiyo Chnalkaaga my prother HassaN soya XumaaN igama aha LkN wlhi wxa thy UA-camrka keliya Ee aan media yaha Dhan ka taageero waxaaN ku Lee yhy my pro keep goin Adi io wlshy Umu Ahzaab Alle haydiN xiftiyo Adun io Aakhiroba iyo DhamaaN inta Muslimiinta ah
Walaahi sxb xasan sooya waa jilaa aan jeclahay bal fiiri arinkan lamaanayaasha social media Ku jira xaqiiqda ka jirtuu wuu u jilay ee farshaxanka ah keep going sxb wacyi galin intaa ayaa ugu fican
Msha allah short film xaqiiqda maanta jirta kahadlaaya horey usocod wngsan team soyaa waxan idinku dhiira galinayaa inad soobadisaan pravo diroctor xasan soya ❤❤❤🎉
Dinta wan ka baxay kaftan iyo ciyar hada ku dhahdo wad ka baxday wan ku furay kaftan ciyar ma gasho wa furtay gabartas hada tiraahdana hebel gabadheda wn ku siiyay wa sidaa u siiisay aniga Cilmi bdn ma lihi lkn wxan ka maqlay Mashaa,iqdena wana xadiis Allhuma Sali Wasalim Caleeh Caleeh laga soo wariyay😢❤
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
Waa og nahay in ee wacyi galin tahay lakiin daadka wax magaratada oo lawaregaayo filmk umu ahzab parnk. Laku furay ka fiirsada alle ha idin soo hedeyee
Asxaabta dadka aanan fahmin waxan waa film tusaalo u ah dadka nolosha dhabta ah u moodo Prank iyo ciyaar 🙏🙏
Qofkiwaxgarad lee fahmi kara in ee tusale thy hormar wcn my pro
Markii noloshada ay midiyaha kujirto wa dhib wllhi m.a waxa is helayy dad an kala dhicin xamdi and xasan soya guulaysta si hos ah xasanow xamdi prank ku samay haye dheh
Ali fatuush ayaa kudhagahadlosaa😂😂😂❤❤😂😂😂
Ogow sxb 3 kaftan kodu waa dhab runtodana waa dhab xaskadana wey ka furan tahay ee culimada wey dii hadey ben teyda tahay
Wooow Film wacyi galin cajiba dad badan media qalad u fahmay isticmalkisa waxan rajaynaya inu fayido u ahan dad badan inta cagliga u saxibka wad ku mahadsantihin hassan iyo hamdi aad ayan iniga tageera dawada from Djibouti labadina ❤❤❤❤
Waqtiga haku luminina nolol khiyakiya pro.
WA ok
Ma is guursateen maasha alaah ilaahay ha idiin xafido maasha alaah waad iga farxinoosiin
Macalin ismay guurasan ee waa short filim ay nolosha manta social media ka jirta ku matalayan❤😊
Kusali rasuulka scw❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
Scw❤
Scw SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤
Scw
❤@@leilaqali8652
Nolosha wa sheey qaali ah furiink ciyar ma ahn subxana allah 😂😂😂
Haa wlhi
Best film clip aad loogu soo fikiray Masha allah waa tusaale iyo firiin ku haboon kuwa aan garaneynin qiimaha nolosha saxda ah io mida socialism ka mahadsanidiin team soya❤✨📊
Waa ooye walaahi
Wwwwooooowwwwwwwqq walahi waan ka helay ❤❤❤❤❤❤2
Wlhi waa run filmkan qofkaste uu caqli uu saxib ah cibra qadasho asaga ugu filan run ahnti wxn idni Leyahay Hassan soya iyo hamdi qurux noso badiya filmkaso kale wlhi I like wxn kale uun idni Leyahay horey uu socda intas iyo in kabadan daadala wx tihin runti labo qof oo mudan in lagu deysto wn idni jelahy 2 tageere from Djibouti mar dhawnah wxn uu sosocda Nairobi qofnah ma ka aqano lkn hada wxn isleyahay wxa ku jogu umu ahzab iyo Hassan soya inshallah wxn rajeynaya inad iso dhawayn donta ❤❤❤❤
From xasan soyaa &umu azxaab waan idin salamey
True history 😢😢😢 noloshada dhabta ah ha dhexkenina social media😢
Nolashada dhabta ah maxy marka waxan wa filmz🤣🤣
@@naxwamohamed3928 dadka qaar noloshoda waxa uga muhimsan inta ay helayaan oo lacag ah
Wey dhacdaa marmarka qaar walahi wadusalo wanaagsan wan ku wataa Hassan soya❤❤❤❤
Wlh waa film qiimo badan kana hadlayo nolosha saxda ah ee dadka caanka guuleysta ❤
Wallahidakawaxbajilaanlakinjiliinkuwaakalaquxubadayahaymashalah
Allah is one
The I’m only going get 😢
Ka figrad fican
Yeah 👍
Xasan soya umu axzab wad isku soo baxeesan masha Allh nosoo badi blz
Runtii xaqiiqad dhabtah ee somalida maanta ayaad kahada sheen🥰🥰horay usocda Xamdi abdirahman iyo xasan soya🙏❤
Xasan zoya keep going waayo xaqiiqda dhabta ayaad ka hada sheen waan ku wataa wllkey xasan zoya short filimkan waa fariin Runtii 😊😊🥰🥰
Story dhab ab waye filimkan wa waxa somali ka dhax socda keeping xasan soya ❤
Eesh calaa film weeye kani
Xamdi iyo xasan guulaysta labada daroodba ❤
Mash allaah wee isqawaan kawaran alle sas hasameyn umu azxaab
Salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam
Hamdi is really good actress. Masha Allah sis!
Xamdi abyo p2 lasoo dhaqsada furiinka ka dib maxaa ka danbeeyay mcnee ❤❤😂😂😂😂😂
Haa alla saas idheh waba naxay wllhi
Allh is one
Best short film that carries a lot truth of what our people do in social media and other people in the world don’t 😢
Waa maalintii iigu horeysay Aan commit ka bixiyo Chnalkaaga my prother HassaN soya XumaaN igama aha LkN wlhi wxa thy UA-camrka keliya Ee aan media yaha Dhan ka taageero waxaaN ku Lee yhy my pro keep goin Adi io wlshy Umu Ahzaab Alle haydiN xiftiyo Adun io Aakhiroba iyo DhamaaN inta Muslimiinta ah
Walaahi sxb xasan sooya waa jilaa aan jeclahay bal fiiri arinkan lamaanayaasha social media Ku jira xaqiiqda ka jirtuu wuu u jilay ee farshaxanka ah keep going sxb wacyi galin intaa ayaa ugu fican
Msha allah short film xaqiiqda maanta jirta kahadlaaya horey usocod wngsan team soyaa waxan idinku dhiira galinayaa inad soobadisaan pravo diroctor xasan soya ❤❤❤🎉
Rajactu dheh xasan sooya😂😂😂😂😂😂
Rajactu dheh hal dalqo lee ku furan tahaye
Wali waa dhow dihiine ❤❤❤
Respect full❤❤❤wlhi nin in lagu daydo mudan😢❤ayaa thy runti❤
Eash calaa movie 🎬 top 💯 🔥
Big legend soya 🔥🔥🔥💯💯
Wara guurkan Baraka
Miyaa xamdi aaway shata
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa yabay
Gooood ❤🎉
Nolosha wa sheey qaali ah furiink ciyar ma ahn
Haayee wll mcn marunba mise waa film
Keep going ❤❤❤❤
Xasan soya dhiib maleeh ee rajactu dheeh😢😢
😂😂😂😂😂😂
😢😢😢😢😢😢
Wooow hore u soc wll
Waxan waa filim Somalia ee hubsda waliba soya waa aktar iyo xamda keep going ❤❤
❤❤❤❤❤❤❤
Mashallah waaa video aad uqiimo badan dad badana wax kufaaiday❤allha indarajeeyo❤
Hadad isqabtan adinka noloshiina oge way kaafurantahay gabadhaas xasnow rajactu dheh ama wixi xal ah sameya aniga aqoon diined oo herkas gaarsiisan malihi lkn waan ku furay kaftan magasho jilina magasho❤
War waa Short filim dadka run umaleeeyo🫵🏼😂
Wlhi waa really 👍 👌
Maanta anaa uhoreeyo videodiyow Kan waan ku faraxsanahay
Team rajactu and divorce films😂😂😂
M.a.xalwadayda.i.sii xamdi❤❤❤
Waa naxaa walahe
❤❤best flim
baxa iska baxa waad furanatahay waxa laguma furo
Saa qof kale uusugaya lababaka xasan soy balagafuray😂😂😂😂😂😊 masha alah❤
Wasax walahi furin maAha cihar❤
Wllhi wa uskiin jeclhy hamdi iyo hasan keap going
Wllky xasan soya dumaashi dib noogu soo celi annaga ayada waa jecel nhy❤❤😊
Ilahay amarkiis badanaa goorma is guursateen
Masha Allah ku soo dara
Masha alah fmily
Horta sheekh mawaydiisay wll inaad xaskaaga dhihikarto wanku furay adoo flim xataa la jilaaya bal iska hubi midaasna xawan safaad maahanee
Masha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waaa xaaalad dhab ah oo hadda taagan 😢
Waa Prank
Waaw❤❤
Alla film ka nolosheyda aan ka helay jah waan qiiroday wallahi 😢❤😅😢
Wlhi wa xaqiiqda dhabta e tala social media hamid iyo hasan dad wanagsan horay usocda
Wawww best film
Sharaf baad leedihiin 🤴♥️👸
Keep going hassan soya
Inaba caadi mahan
Walahi run ayaba modayy inaa ufurty wadnaha igoay
Wllhi Ben mhn nolosha dhanba social media Kuma ficno😢❤
Khaladka riwayad 🎉no soda
Haba ku fura max maxume @umu ahzab e gormad gursatay taliyaha @hassan soya ❤❤❤
Dinta wan ka baxay kaftan iyo ciyar hada ku dhahdo wad ka baxday wan ku furay kaftan ciyar ma gasho wa furtay gabartas hada tiraahdana hebel gabadheda wn ku siiyay wa sidaa u siiisay aniga Cilmi bdn ma lihi lkn wxan ka maqlay Mashaa,iqdena wana xadiis Allhuma Sali Wasalim Caleeh Caleeh laga soo wariyay😢❤
Waaw wallhi wax badan buu ku tusayaa videogan Debbie's video m.a❤❤❤❤😢
Wa wax dhaca malin kasta xaqiiqda dhabta e tala social media ah hore u socda zami io wll xasan wa fikrad fcn ina kaso samesan short flim ❤
Wlhy really ayan uma leyey wn ilmeyey
M.a xasan soya iyo xamdi waani Jacky hoori soocd
Waa naqaxy wll
Ajaìb😂😂😂😂😂😂😂
Waxakan Ma filinbaa nase Nab😂shakki igalay bee
Soshiyal mediyaha waxa kajiro filim kasamenoyan
M.a wala kadaa barakeka ❤❤❤ khuf khutbo keimadu❤❤❤ lagauseyo kadaa abayo mcn ❤❤❤❤
Wa filin wuxu ddku ma fahansana 😂😂😂ycni nolosha mediyaha bu ka hadli
❤❤❤
best action 🎉😊
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
Wad iga nixisen run ayan❤modey lakin❤wad isku nureysan❤allaha iskukin calfo❤🎉❤
❤
Shekathan mafahmin umu😂😂❤❤❤❤niwata kuweygii❤
Waa Tusaale wngsan wana malin walbo reeraha burburiyo 😂😂😂😂
❤❤❤ msh alah alah nokin dayo dad kudasho mudan
❤❤❤
Waa og nahay in ee wacyi galin tahay lakiin daadka wax magaratada oo lawaregaayo filmk umu ahzab parnk. Laku furay ka fiirsada alle ha idin soo hedeyee
Kkkkk
Kkkkk wale qof aan aqaan ayaa saas ahee mey fiirsato flimkaan.
😂😂😂😂😂😂😂😂
Mashallah
Xasan legend 🙌
Wwww si felm Good Life not is really