4 KUN OO TURKI AH OO KU BIIRAY CIIDAMADA ISR-I4L & FADEEXAD CUSUB OO SOO BAXDAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 44

  • @MstfeAwxsn
    @MstfeAwxsn 2 години тому +3

    Barawiskahubiwarkaas

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 Годину тому +2

    subxan llaah

  • @shiremoahmedaapl1604
    @shiremoahmedaapl1604 9 хвилин тому +1

    Scww

  • @deeqmaxamuud7175
    @deeqmaxamuud7175 Годину тому +2

    Turki ma,an ee waa Kurdu kala Fahma
    Turkida iyo Kurdida
    Wbj

  • @shiremoahmedaapl1604
    @shiremoahmedaapl1604 8 хвилин тому

    Viva Somalia

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l Годину тому +1

    Bismillah. afarkun oo Aşkar ah ooturki ah majirto waa been laakiin turki yuhuudi ah ayaa markii la ogaaday jinsida waa laga qaaday dowladoo ogeyn ayay qaateen ogaankaas qaateen jinsiyada waa laga qaaday dowladii ugu horeysay oomuslim ooisraaiil xiriirka ujartay waa dowlada turkiga qaa imiinta waa carabta aljaziira run masheegto qadar.imaaraad.marooko.itoobiya.kenya ayaakusoo biirtay ciidamada israaiil. dowlada turkiga waligeed falastiin ayayla jitaa carab beentooda jabaanimadooda ✌️🇸🇴✌️🇹🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MuhudinHussein-q4b
    @MuhudinHussein-q4b 14 хвилин тому

    waaad mahadsan tihiin waxaan u maleynayaa in eey dowlada turkida eeykadhuunteen yhuuda kunool

  • @ciyow1
    @ciyow1 Годину тому

    Daalin shisheeye isticmalayo walayaqanaa

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 години тому

    Waa kurdiyiin asal ahaan dadka aad sheegeeysaan hadiiba aad sheegeeysaan

  • @fifisaid6470
    @fifisaid6470 2 години тому +1

    Yuhuudu waxay ku nool yihiin ilaa hada Dalalka MAROC - IRAN - MASAR - TURKY

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 2 години тому

    ❤😂ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee caalmka ❤😂🎉😢😅😅😊❤❤

  • @asheekh15
    @asheekh15 Годину тому

    Waxaasi waxdhicikara ma'aha hadayjirto waa yuhuudii Turkiga udhalatay waayo dhowr milyan hadayan kabadnayn oo yuhuud Turki udhalatay ah ayaa kunool turkiy markaa dhuumasho ayay kubixikaran kirishtan iyo yuhuud intuba waydegaan waana turki

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 Годину тому

    4000- 10,000 waaye waxayna haystaan dhalasho yuhuuda

  • @snw9257
    @snw9257 Годину тому

    Horey aya dawlada Turkey uu shegatay cidamada sahnuniyada ka garab dagalamaya dhalasha Turkey wan kalanoqonena

  • @BarwakoSheikhAbdi
    @BarwakoSheikhAbdi Годину тому

    Asc

  • @moha786
    @moha786 Годину тому

    Kurdinta Aya cidansafen Israel kuwa wa Cadow

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 години тому

    Nataniyaahu yuhuudda ayaaba dileeysa hadii eey jaanis uhelaan

  • @abdisalanmohamed4678
    @abdisalanmohamed4678 Годину тому

    Warkaas halkeed kasoo xigateen?!

  • @snw9257
    @snw9257 Годину тому

    Turkey waxa dagan dad sahnuniyada ah

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 42 хвилини тому

    WAAD SOO WAALAN RABTAA MA IS TIRI WAR CAQLIGAL AH LA IMOW CARAB MASAR URDUN IMARAD SACUDI WAAN KAA YEELEYNAA LKN TURKI MAYA NAGA SOO BAANDHEE BEENTAAS

  • @sharifsharmak607
    @sharifsharmak607 50 хвилин тому

    Ninkan israaile aysodiiratay

  • @AbdiraxmanHussein-y8o
    @AbdiraxmanHussein-y8o 32 хвилини тому

    Bisinka xisbunulah wanwcma wakiil turki aaAaaaaaa

  • @XuseenCabdiHaaruun
    @XuseenCabdiHaaruun 2 години тому

    Koofur afrika

  • @MaxamuudHirsi-tb6px
    @MaxamuudHirsi-tb6px 2 години тому

    Adeer bilaa calay dadka u sheeg wax run ah adigoo alle ka baq

  • @bossman1024
    @bossman1024 2 години тому

    Miyad walaten mise datamız
    Ayad isticmasheen magaran waxa laydinka dhadhiciyay xishoodo hadii caqligiinu sida yahay nabaday dibdanbe maya
    Warkiina inan dhagaysto bay bay

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 години тому

    Kurdiyiinti mucaaradka ku ahaayd turkiga soow ciraaq iyo suuriya najoogaan kuwaas lee waaye

  • @abdillahisiyaad2181
    @abdillahisiyaad2181 2 години тому

    Warkaka wanaji warya bilaedab

  • @anudguled9817
    @anudguled9817 Годину тому

    Iskagata meesha cidna kuma daawandote qofwaalin ayaad tahaye

  • @bareamin2017
    @bareamin2017 2 години тому

    Dad yahudi ah oo rer Turkey ah aya jira oo digaalka kubiri

  • @abdialihassan4887
    @abdialihassan4887 2 години тому

    Ka fiirsada wararka qarban surto kal aheen

  • @abdilaahiabdi2462
    @abdilaahiabdi2462 Годину тому

    😂😂😂😂😂 hoy iska hubi war ka aakhiro waa lama huuraankiiye

  • @NuuxIsmaacil-su9zd
    @NuuxIsmaacil-su9zd 2 години тому

    magarankaro aartappels kun ee ka dagaalamaya falastiin iyo sida ay ku noodwendig turki

  • @AbwaanAliSamaan
    @AbwaanAliSamaan 2 години тому

    Turki aaa😂😂😂😂

  • @shucaybqawrax6686
    @shucaybqawrax6686 Годину тому

    hhhhh sheeko xumaad soo kordhiseen ee saxibayaal waad ka dhacdeen ee maracade hpn iyo wariye nadaaro uga danbeeya waa naga talo sojeedin

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km Годину тому

    turkigu wa nocma imisa af ayu ku had,laya in u qasa cidankisu werer ay israiil garab ku sinayan xasuqa shacabka rer falastin yuhudu ku hayso

  • @MASTERFOURMARKS-me2kd
    @MASTERFOURMARKS-me2kd 2 години тому

    War hada ayaad iskuxaartay

  • @halimaahmed8756
    @halimaahmed8756 Годину тому

    War beenta iska daya, turqiku wahu la shiraa falastiin

  • @anudguled9817
    @anudguled9817 Годину тому

    Warka daa dadak been . Mayuuhuta la sheqeysa ?

  • @asxaabi
    @asxaabi 36 хвилин тому

    Waaryadhahen beenta naga daaya camal turki maha waxaas

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Годину тому

    Anaga been haga gadin goormaat tabisay warkaan waa kugu wareernay noo sheeg wagta iyo maalinta iyo bisha hadii kale nakaladaa

  • @ShukriCilmi-i9b
    @ShukriCilmi-i9b 24 хвилини тому

    Beenaale beenasle jooji beenta

  • @anudguled9817
    @anudguled9817 Годину тому

    Been ayaad shegaysa

  • @ciyow1
    @ciyow1 Годину тому

    Beenaale