SARIIRTA HOOSTEEDA KU DHUUMO QISO AAD UMURUGA BADAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • #ayaangobdoon #qisas #channel #

КОМЕНТАРІ • 210

  • @SeynabXuseen-wp5jh
    @SeynabXuseen-wp5jh 2 місяці тому +1

    Abayo istigfarta iyo saliga nabiga badi ku dheh Insha allah waad guuleysaneysaa

  • @XafsaAxmed-wh6lh
    @XafsaAxmed-wh6lh 4 місяці тому +22

    CADAWGAGA alle ha jabiyo wll macan walhi hadaan awoodo inaaan kula dagaalamo OO aan halganka kula galo lkin ma awoodo marka ilahay waxaan ka baryayaa inuu ilahay CADAWGAGA jabiyo lugaahaga hoostotana ha keeno❤🙏

    • @sowdaabdi1820
      @sowdaabdi1820 4 місяці тому +1

      Inshaallah haboo mcn.🎉😢❤

  • @FadumoMuhumed-im4hy
    @FadumoMuhumed-im4hy 4 місяці тому +1

    ماشاء الله ❤❤❤❤❤🎉

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 4 місяці тому +5

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi xabiibti

  • @RayaanHonasti-v6j
    @RayaanHonasti-v6j 4 місяці тому +7

    Team ayaaaan aan si qalbi ah ugu duceeyo ayaan cdey iyo rer falastiiiina allow ayan xafid cadowgana. Kaqabo wll la hena allow nasri iyo guul kusoo dir aamiiiin amiiin🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fowsiyacali5781
    @fowsiyacali5781 3 місяці тому

    Wlhi waku jechay wlshay ayaan qofki cadaw kuu ah cagta Hoosteeda abbe Allah haynoo caafiyo dhamaan ubadkaga oyo reerkaga Allah hakiu barakeeyo wlshy qaliyey iinolow❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimoco401
    @nimoco401 4 місяці тому +2

    Ayaanay wallhi waa qiso cad uxanuun badan 😢gabadhaan ilaahay hooyadeeda qalbi geeda ha u furo😢

  • @ShamsoMaxamed-q3v
    @ShamsoMaxamed-q3v 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤ beeli ayaaney say حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @SumayaAhmed-zg3un
    @SumayaAhmed-zg3un 4 місяці тому +6

    Mar kastana ducadeenu wey kula jidhaaa ❤

  • @RamloShiqcfitaax
    @RamloShiqcfitaax 4 місяці тому +2

    Dhiira galiso waan kula soogaaray

  • @khadrahaji3161
    @khadrahaji3161 4 місяці тому

    Subxaanallah😭😭 it is a very sad story 😭😭. Mahadsanid walaashay qaali sharafay. Allaha ku xafido xabibti ❤❤❤❤

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 4 місяці тому +1

    Ayaaney guulaysoo waligaa gadaalhamarin

  • @maruodhabuukar
    @maruodhabuukar 4 місяці тому +4

    Asc, abaayo amiin yaa Allah sax abaayo

  • @jamilojimcale2543
    @jamilojimcale2543 4 місяці тому +5

    Magacaaga kor ha,ahaado asaagaa umuuqo kheer badaneey facaaga umuuqo dambigaga alle ha,dhaafo cadowga alle ha,kaa qabto nuur badineey farxad iigu nooloow ❤ina goobdoon

  • @ShamsoMaxamed-q3v
    @ShamsoMaxamed-q3v 4 місяці тому

    Amiin ya rabi

  • @sahrosaciid5332
    @sahrosaciid5332 4 місяці тому

    Ayaan abaayo allaha ku garab galo
    Cadowgada dhaman tiisna cagta hosteeda intakujecel bana kabadan ❤❤❤❤

  • @hamdiya9671
    @hamdiya9671 4 місяці тому

    Ayaney kuwas hadalle kudil qofna haku wasaqeyn wllh kilaabta

  • @ifraaxsanaag7313
    @ifraaxsanaag7313 4 місяці тому +4

    Quruxbadaneey waa guuleysanee I.a❤❤❤🥰🥰👸🫡🫂

  • @QuruxsanAbdukadir
    @QuruxsanAbdukadir 4 місяці тому

    Cadowgaaga ilahey kuma jabiyo abyo mcn❤❤❤❤

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 4 місяці тому +1

    Xasid waad ka guulaysa Inshalla

  • @sucaadmohamuud4148
    @sucaadmohamuud4148 4 місяці тому

    Mashaa allahaa ayaaneey walahi gabar geesiyada tahay abaayo cadawogaa unoolow
    Ayaaneey mid ogow qofka raba inuu nolosho kugu ciili waa qof og inuusan kugaari karin marka abaayo noloshu kuma xumeeyso

  • @MaymunAhmed-on3kx
    @MaymunAhmed-on3kx 4 місяці тому

    سبحان الله ❤

  • @MaymunAhmed-on3kx
    @MaymunAhmed-on3kx 4 місяці тому +1

    Ayaan.wllo.mcn.guuulyso.♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @RayaanHonasti-v6j
    @RayaanHonasti-v6j 4 місяці тому +3

    Wsc ayaaaaney m.a .m.a m.a wwww manta waad nuurey saaaa alle ha ku xafido abaaayo ha ujooojin cadow alle ku cadaaab dheh ee waa ka guuley sanee i.n i.n i.n ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ m.a ayaaney hoooyo karti badan iyo zoooowjad fcn m.a xabibtiiii alle ha idin xafido adiga iyo famaliygaaga aaaamiiiin amiiiin amiiin🤲🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰🥰🥰

  • @MunaCabdi-on5kb
    @MunaCabdi-on5kb 4 місяці тому

    Madaxada kur logahaga hos mcnto wakula heesi cadowgaga hajabo❤❤❤❤

  • @akramapdala9596
    @akramapdala9596 4 місяці тому

    alleh cadawga hakaa qabto wllshy mcneeeey❤❤❤❤

  • @ShamsoCismaacil
    @ShamsoCismaacil 4 місяці тому +2

    Masha allah abaayo allah haku xifdiyo xbbty cadowga allah hajabiyo amiin amiin

  • @NimaElmi-r7s
    @NimaElmi-r7s 4 місяці тому +2

    Guuleeyo abaay mctbto waxa kudhibana alaha kaaqabto markasto farxadada jeclahay❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 4 місяці тому +3

    Allha kaqbto subxanallah ya Rabi

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 4 місяці тому +2

    Abyo mcn allah haka qabto ❤❤

  • @abdirahmansalan1583
    @abdirahmansalan1583 4 місяці тому +3

    Ayaaney wan kula soo gaaray 😊❤

  • @cadniccasiis1328
    @cadniccasiis1328 4 місяці тому

    Asc xbty setahy adiga iyo caruurtaada hajoojin dhiirigalinta allha ku xifdiyo aabe macaane allha caafiyo abaayo nin alle lajiro maiisho cadowgaa allh jabiyo guuleyso waligaa

  • @XaawoBile-vh3wy
    @XaawoBile-vh3wy 4 місяці тому +1

    Qurux badan ayaanay wlh markaan kudaawado waxaan dareemaa farxad allah haiikaadaayo

  • @Amino812
    @Amino812 4 місяці тому

    Wll ayaan marhore ayaan kugu xirmay noloshyda waxba badan ayaad ka badashey Alle hku dhawro cadowgana hkaaga hiiliyo wllhi qof dadka ucabata matihid mansha aalah dabeecadaas isku midban kanahy wlhi marmark qaar waxa kusomaraya dhib aad isdhahayso qof mahelin waligii lkiin qofba qofku kaadkeysi badan yhy baa loo imtixaanaaa quruxey Alle magantiisa hkaa yeelo ❤

  • @Taqiyss
    @Taqiyss 4 місяці тому +1

    guuleeyso wllshey mcn waxay ku dhibo rabbi kuma tuuso

  • @Sucdi-i8f
    @Sucdi-i8f 4 місяці тому

    Ayanee abayo waan kula soogaaray dhamaadka❤❤❤ jaaku laahu qayr😊😊

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 4 місяці тому +4

    Ayan qosol wanagay galab waagsan jimca wanagsan ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Bilan_nura
    @Bilan_nura 4 місяці тому +1

    Wixii ku dhibaayo Allah kaa qabto wlshy mcn ❤

  • @khadrahaji3161
    @khadrahaji3161 4 місяці тому +1

    ASC abaayo Ayaan quruxey. Mahadsanid walaashay qaali sharafay. Allaha ku xafido xabibti ❤❤❤❤❤

  • @dhagoweyne
    @dhagoweyne 4 місяці тому +2

    Manshalh Manshalh Manshalh Manshalh Manshalh Manshalh Manshalh Manshalh Manshalh Manshalh Manshalh Manshalh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xamdaapdy6514
    @xamdaapdy6514 4 місяці тому

    Alle cadawgaga ha jabiyo ayaaneey hore usoco macanto ❤❤❤

  • @Najmo-y5c
    @Najmo-y5c 4 місяці тому +1

    Guul lakurajena Abayo Ayan 💪

  • @Ladaninasiyad
    @Ladaninasiyad 4 місяці тому +1

    Mashllh tabarakallah Allah ha ka qabto abyoml mcne

  • @NafisoHusseinYusuf-pm2oy
    @NafisoHusseinYusuf-pm2oy 4 місяці тому +1

    Manta wji qurxon nso dayoso alle hku xfido❤

  • @AyaanCabdullahi-lj2oq
    @AyaanCabdullahi-lj2oq 4 місяці тому

    Allah cadowga hakaqabto mcnto

  • @NajmaAbdi-uc7zb
    @NajmaAbdi-uc7zb 4 місяці тому +1

    Waan Kula sogari xabibty Allah kusharfo

  • @nimconfg
    @nimconfg 4 місяці тому +1

    Allah haku xafido abaayo guuleyso cadawgaaga captain hoostiisa.

  • @Smiiitaaa
    @Smiiitaaa 4 місяці тому +1

    Ayaaney. Ilhy hakaga guleyo. Cadowgaga wlhi waxathy quf karti badan ❤❤

  • @AaminaIbraahim-hw2jv
    @AaminaIbraahim-hw2jv 4 місяці тому

    Ale cadwgaga hajabiyo ❤walashy mcn 💯 hooray usoco cadawna haujabin waligaa

  • @ManaalAbdi-yp8xo
    @ManaalAbdi-yp8xo 4 місяці тому

    Ayaaan dhemaneeeey👸❤🦁

  • @samsammaxamed8209
    @samsammaxamed8209 4 місяці тому +3

    Allah ayaaney farxad ku nolow abaayo

  • @shukrimaxamed1317
    @shukrimaxamed1317 4 місяці тому +1

    Ax as ax as Wlhy waan oyey ilahay farash hawfuro amiin yarabi

  • @Nasteexasiyad
    @Nasteexasiyad 4 місяці тому

    Ilaahow kuufududee

  • @SahraYa-j6p
    @SahraYa-j6p 4 місяці тому +1

    Ayaan sharfaney cadawga ha jabo qeerka usare dhirigalisadena tahay alle hku sharfo

  • @HassanHadijah
    @HassanHadijah 4 місяці тому +1

    Habo insha Allah you will going to win

  • @halimamohamed5013
    @halimamohamed5013 4 місяці тому

    Naganeh garabkaga nayay sister ❤❤❤

  • @koosibrahim-u8s
    @koosibrahim-u8s 4 місяці тому

    Guulayso walashy

  • @FardowsaAli-md2eh
    @FardowsaAli-md2eh 4 місяці тому +11

    Wcs ww ayaney ❤❤❤❤

  • @MunaCabdi-on5kb
    @MunaCabdi-on5kb 4 місяці тому

    Madaxada kur logahaaga hos abaayo mcn wakula heesi ❤❤❤❤

  • @Mssqosalwanag
    @Mssqosalwanag 3 місяці тому

    Wllhi wankula ila meeye xappti ilaahey ha ku guuuleyo❤

  • @Amrah12
    @Amrah12 4 місяці тому

    Alla rabbiyooow😢
    Ilhay hasoohanuuniyo 😭💔🤲

  • @AaminoCabdi12
    @AaminoCabdi12 4 місяці тому

    Ale haw gargaaro aaamiin yaarabi

  • @XaawoBile-vh3wy
    @XaawoBile-vh3wy 4 місяці тому +1

    Allah hausahalno nolol qurux badan😢😢😢

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 4 місяці тому +2

    Wcs ayaaney maxaan kuugu amaal gudnaa wlhi amaal ayaad noogashay❤❤❤❤

  • @mali-dy4yj
    @mali-dy4yj 4 місяці тому +1

    Guulayso garbkaada Allah hagalo

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 4 місяці тому +3

    Maanta waaba heesee

  • @futdc624
    @futdc624 4 місяці тому +1

    Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @UbaxDheemaN-pl1hd
    @UbaxDheemaN-pl1hd 4 місяці тому +3

    Wcs❤

  • @AbdullaahiOsman-vj6yx
    @AbdullaahiOsman-vj6yx 4 місяці тому

    Asc ayaanee wlshy guuleso

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 4 місяці тому

    Boqoradeyda Jir Oo Joog Cadow Gaga U Nolow Stronge Woman Baba Kuu Baxsadey Masha allh❤❤❤

  • @MaqsuudFaarah
    @MaqsuudFaarah 4 місяці тому

    Ayaan wankusalaamay ❤❤❤wan ku jacelahay❤❤wan kutaageera ❤❤❤

  • @nimcoqulub4250
    @nimcoqulub4250 4 місяці тому +1

    Ayaany mar un waad guleysan I.a niyada qeer u sheek

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 4 місяці тому +1

    Wcz xbbt alx aabe illhy cafimadka allh ha usiyaadsho cadawgana hakaa qabto

  • @muna607
    @muna607 4 місяці тому

    Ax wlhi gabdhan Qisded aad baan uga naxay subxaanallah waana ciro qaadasho wlhi in ina waxa kaste raali ahaashah ilahay ka wenyihiin🥺😭

  • @SumayaSheikh-t1r
    @SumayaSheikh-t1r 4 місяці тому +1

    Wcs ayaan indhoweyney manshalh manta aad ayaa faraxsantahay abyo rabi Hana tuso Adoo cadowgaga ka guuleystey alle Hana tuso Adoo farxadaad oo dhamaystiran

  • @FurtunMuketar
    @FurtunMuketar 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AishaAhmedgeyfane-pq8fv
    @AishaAhmedgeyfane-pq8fv 4 місяці тому +2

    Wiilkii dhibkaas oo dhan ugeestay awey asi

  • @FariidaAli
    @FariidaAli 4 місяці тому

    Rabbi ha Ku guuleeyo wll cadawgag rabbi sharkooda haku hareer mariyo guulayso ayaaneey qaali

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 4 місяці тому

    Guul kurajeynaa ayaney

  • @susanamohamed7102
    @susanamohamed7102 4 місяці тому

    Habo ayaney macanbaa cadowgaaga

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 4 місяці тому +1

    Illaahy cadawgaga hka qabto ayaanay cadawgaaas waaba ku duuli lahyne meelna kuma ogin illaahy shartiisa io shaydankaba hka xijaabo cadawga u nollow

  • @zamzamabdirahman3030
    @zamzamabdirahman3030 4 місяці тому

    Thank you dhiiro galiso

  • @SadiaAhmed-cs5ez
    @SadiaAhmed-cs5ez 4 місяці тому

    Allah hku garab galo wll qaali

  • @hanadqasal7329
    @hanadqasal7329 4 місяці тому

    Allhu akbr 😢

  • @RamlaUpdydiirie-ti7eb
    @RamlaUpdydiirie-ti7eb 4 місяці тому +2

    Ayaaney❤ninkii ciid kugu shubay calooshiisuu kutsay wlhi bilaahi Moravian ba itahay

  • @zuusarmohamed921
    @zuusarmohamed921 4 місяці тому +1

    alaw wixii kudhibaayo alaw kaaqabo yaarabi yaaraxiim yaaladiif yaamaalikil mulki

  • @xayaadloodh4971
    @xayaadloodh4971 4 місяці тому +1

    Illaahay cadawga hakaa qabto dumarka kiisa adag ayaan dheeman mar walba Illaahay isku xidh adkaartana afka kuhay gabadh yar baaba tahaye xagay kuugu goobten

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 4 місяці тому

    Cadawgaas kaa fog waxba kaa qaadi maayaan Ilaahay baa ka wayn.Ayaan❤️😍

  • @qureeshqaali4519
    @qureeshqaali4519 3 місяці тому

    Aamiin Aamiin 🤲😭🥺

  • @aaminamahamudjimale
    @aaminamahamudjimale 4 місяці тому

    Walshen amiro allha ubogo dhayo hoyaded illahey hajec leysiyo

  • @DaudAli-b3t
    @DaudAli-b3t 4 місяці тому

    Guukeesa abaayo mcn

  • @maryamamohamed6104
    @maryamamohamed6104 4 місяці тому

    Ayaney wnakula so garay qli❤

  • @SaraBarry-t9y
    @SaraBarry-t9y 4 місяці тому +1

    Ayaaneey cadowga allaha kaa qabto lkn haniba waa gabar walassheen ah tusaale ma mudna allaha ka dulqaado

  • @Kubroq
    @Kubroq 4 місяці тому

    Guleyso niyada kheyr owladada adiga ayey ku koraya wadna guleysan ogsonow

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm 4 місяці тому

    Abyo mcn ayaney ilahey ha kaa gukeyo cadowkaas mcney malina wad inoka shekeyn dontaa wadna ka guleysan dontaa mcnteyda❤❤❤

  • @sabariinfarxaan5490
    @sabariinfarxaan5490 4 місяці тому

    Ayaney erayga dhirigaliso ina lagu dhaho waa uu qalanta❤

  • @XamdaMukhtaar-v1u
    @XamdaMukhtaar-v1u 4 місяці тому

    Aduunyadan intan juga cadoowa janis iku haysat uma jarbilacayo ayaan queen keep going my dear sabira xabibti alla haku xiftiyo hore uu soco ❤❤❤❤❤

  • @RamlaUpdydiirie-ti7eb
    @RamlaUpdydiirie-ti7eb 4 місяці тому +1

    Halhays baan kaa hayaa😢waqtigii aan f4 ka ahaa xiligii wasarada an exem keda aan sugayey waxaan ku celceshan jiray hadalkaga ahaa❤❤❤❤hurdadaa hurdo dhasha ❤ee kakaca huradada gabdho

  • @NawalHussein-m3p
    @NawalHussein-m3p 4 місяці тому

    Waa kulasokar abayo waa qiso xanubadan 😢😢

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 4 місяці тому

    Ayaaneey guulyso wllo gabadh adag ayaatahy nooloshu Kuma xumayso garabkaagaanhy❤❤❤❤