Laxanka Murug Cumar Dhuulle - Flute-ka Cabdullaahi Xamari

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 51

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 3 роки тому +6

    HA MOODINA HADAAQE! HEESAHA QARAMIGU WAA DAWADI SHACBIGA SOMALIYED LAGU MIDEYEY!! XOREYSEYNA!!

  • @Abdulwahed.m45
    @Abdulwahed.m45 2 роки тому +1

    Cumar Dhuule qaraamiga hibo iyo farshaxan heer sare ah ayuu ku qaadi jiray Eebbe hakuu naxariisto tariikh nool ayaad nooga tagtee.

  • @mohamudabdilahi6305
    @mohamudabdilahi6305 3 роки тому +6

    Walee hees ku banaan alaha u naxriisto cumar dhuule

  • @QAAMUUS_PODCAST
    @QAAMUUS_PODCAST 3 роки тому +1

    Laxanka MURUG waxa Allifay Alla Ha U Naxariistee Saxardiid Maxamed Jabiye.

  • @Yes123justmine40y
    @Yes123justmine40y 2 роки тому

    Rabi ha u naxariisto cumar dhuule cali

  • @ilyaazzola.8189
    @ilyaazzola.8189 3 роки тому +4

    Thanks sxb cumar dhule soo badi fadlan hees qaarami ah

  • @hanadmacallin6875
    @hanadmacallin6875 3 роки тому +3

    Muuqaalka aad soo qaadatay walaal cumaroow, Geedka Christmas-ka (Christmas) ayaa ka muuqdo. Diinteena iyo dhaqankeena suuban midna uma wanaagsana, waxaan rajeyna in aad kuwa doonto ka fiirsan doonto I. Allh.

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 роки тому +1

    AUN Cumar dhuule Cali Mahdi.
    "MURUG"
    Halkii I dalooshay lay damaqyoo 💔

  • @Daadirabdi121
    @Daadirabdi121 Рік тому

    Saaxibal cuud cumar seerbiya 🪘🪕🎷🎸🪗🎶

  • @user-dh9bd5st6t
    @user-dh9bd5st6t 3 роки тому +1

    kun cabdullaahi xamari ah ayaa loo baahanyahay waa in dad badan la baraa qalabka muusiga. innagu waxeennu waa kitaab gubtay oo fadhiga lagu qaayilo ma soo dhaafo waa inaynu bandhigyo waawayn u qabannaa qalabkeenna muusigga oo kaliya iyadoon la heesayn.

  • @abdifitaahhussein3142
    @abdifitaahhussein3142 3 роки тому +2

    Jimco wanaagsan sxp cumar muqdisho qaasatan kaaraan xaafada mirinaayo ayaan kaasoo leeyahay

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 3 роки тому +4

    😀👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍
    WAA QIIRADI! WALALIHI HARGEYSA KU CABIREEN KOLKI AUN HALGAMA XAJI FAARAX OMAAR LOO GARBA DUBEY GUMEYSIGI LONA TAXABAY XABSIGA🦻🦻🦻🦻🦻🦻🦻

  • @boodaayeboy4987
    @boodaayeboy4987 2 роки тому

    Cumar dhuulle ilaahay hau naxariisto😭😭

  • @mohamedmnur4670
    @mohamedmnur4670 3 роки тому +1

    ASC. CUMAR SEERBIYA HEESTII LABADAYDII LUGOOD LAKALA QAADYEEY LAASCAANOOD LUGOOYA WEYNAAYEEY KU SOO DAR

  • @abdikadirsahil2098
    @abdikadirsahil2098 2 роки тому

    "Aniga daawadaydi lay diidyoo
    I dayrsheen kuwii dad ii xigayoo
    Mid ii daran dooro lay yiri-eey"

  • @tomwatson3551
    @tomwatson3551 3 роки тому +1

    Sxb aan ku saxo flute waxa tumaya Baajuni nin la odhan jiray oo caan ku ahaa violen ka cajalada waxa loo duubay nin ka aad magaciisa ka dhex maqalysid cajada qayba heeda Kala oo la yidhaahdo Antoin oo reer Djibouti ah warkay kaasu waa saxeex

  • @mohamuhabdiahmed4505
    @mohamuhabdiahmed4505 3 роки тому +1

    Seerbiya Nin wayn Cilmi Ayaan Kaa Bartaa Sxb Soowad Sugaantan cml

  • @ahmedbenahmed2061
    @ahmedbenahmed2061 7 місяців тому

    Waa Dasha bentadaya

  • @mohamudseed8449
    @mohamudseed8449 3 роки тому

    Serbiya Aad banku salamaya Ustaad

  • @hobyochannel3065
    @hobyochannel3065 3 роки тому +2

    Ayaantaan lagaama haayo

  • @hiboosmaan4092
    @hiboosmaan4092 3 роки тому

    Cumar mahdi ahn wuxu ahaa shaqsi xasuso badan k tagay

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 3 роки тому +5

    Naga saara Christmas trees 🌳 sawirkiisa please heesta mcn keedi buuba naga qaldayee Acuudu billahi minashedhaani rajiim اعوذ بالله من الشيطان الرجيم

    • @januarySl2024
      @januarySl2024 2 роки тому

      Waa runtaa ! heesta iyo dhaqankeeda iyo geedka Christmas waa kaaf iyo kala dheeri. Gaal iska dhigdhig ilbaxnimo maaha.

  • @awilmohamed3257
    @awilmohamed3257 3 роки тому

    Almiska la sheegayo muxuu yahay heeso kalena waa ka maqlay??

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 2 роки тому +1

      Waa nin reer Jabuuti ah oo ay Fanaaniinta saaxiibo ahaayeen Markay Jabuuti tagaana isagay ku soo dagi jireen.

  • @abshirpepe4130
    @abshirpepe4130 3 роки тому +9

    Cawada oo kale Waa habeen qalbigaygu ahaa mid aan waxba dhagaysan qaraabo,saxiibo iyo darisba 🤏🤏♦️ilaa hal qof mahee oo dunida u jaclaa😪♦️
    Ayadoo niyada ka jabantahay qof 6 sano jacleed si toos ah ma kaaga tagtay dan iyo daruuf iskugu jirta , hadana heestan ma iska dhagaysatay, ee meel adigoo iska fadhiya inta dhowr qofood ku imaaden oo adigaana aadan rabin inaad u sheegto qisadaada ma lagu yiri heestan adiga miyay ka hadlee ee jirkaaga oo dhan inta timaha ku yala ma istaageen ee hadalkiina ma kugu dhagay, ee ma tiri maya waan iska jaclaahy heestan . Ee marka eey ka dhamaatay ma ku Soo ceshatay ugu danbayn asxbtii ma ku dhaheen ugu yareen jacayl ayaa ku haya Ee inta firisay ma ku tiri qof aan wax jaclayn miyaa jira
    Ilahow sxbday Ex mar kasta nolasheeda kor u qaad hadda waa qof la qabo 😢

    • @Hansan12
      @Hansan12 3 роки тому +2

      Danta iyo jacaylkuba isma oga

    • @abshirpepe4130
      @abshirpepe4130 3 роки тому

      @@Hansan12 haaa runtii

    • @saidojama1170
      @saidojama1170 3 роки тому +1

      Allahumma Ameen walal adna baabka Allaha kuu furo dadkeena wax looma sheegto because waxeey casarki kugu arkaan beey cishihi kugu cayaane

    • @abshirpepe4130
      @abshirpepe4130 3 роки тому

      @@saidojama1170 Mahasanid waxaa tahay Wll jira m, fadllan Hada qoraalkayga aragto isoo reeb meel aan kaala xariiro

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 роки тому +1

      @@abshirpepe4130 Cajiiib!! War saaxib adigana waad farxi in.A

  • @boqrkifarsamad7062
    @boqrkifarsamad7062 3 роки тому

    Alla Jandaa Kawarapii dhamaan

  • @bashirabdulkadir1263
    @bashirabdulkadir1263 3 роки тому

    war Bilawga muxu leeyahay.. Ooo Looloogay Hee

  • @gureymohamed679
    @gureymohamed679 3 роки тому

    Laxanku waa Murug curintii Saxardiid jebiye.
    Codku waa c dhuule
    Codka iyo kabankuna??
    AHUN intii Dhimatay
    Waayo Waayihii wacnaa

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 роки тому +1

      AUN

    • @luisaromaodaiane1305
      @luisaromaodaiane1305 3 роки тому +1

      Waa xudeydi baan u maleyn hadanan khaldanayn

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 роки тому +1

      @@luisaromaodaiane1305 Haa xudaydi saaxib laxanka jiib, murug iyo Nugul isku meel ayaa lagu duubay waxaana wada tumayo xudaydi AUN..

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 2 роки тому +1

      @@Ehel_Caashaq1 Jabuuti baa lagu tumay sxb

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 2 роки тому +1

      @@khabiirqaraam7935 Haa saaxib laxanada badan buu jabuuti ugu tumay Cumar dhuule waan arkay. Daahir yaa shamis 😂😂🙌

  • @gjljhglgft7824
    @gjljhglgft7824 3 роки тому

    HEESTAN WAXAAN RAADINAYEY MUDDO DHAN 40 SAN. N