DAYAX DALNURSHE OO HEESTI UGU XANUUNKA BADNEEYD SOMALILAND KU KARBAASHAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 31

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  11 днів тому +1

    Heesta Dayax sidee u aragtaa? Like saar & subscribe thanks

    • @Deeqayuusuf-rc6mg
      @Deeqayuusuf-rc6mg 11 днів тому +1

      Waxaan u arkaa inuu hargiesa u xiisay dawarsigiina rabo inloo ogolaado inuuu soo celiyo

    • @baynaafrah4467
      @baynaafrah4467 11 днів тому +1

      Somaliyey waad ku darteen hal qabiil wax soo caayay maa idinkoo dhan u soo jawaweysan waad soo shaac bixiseen seen hadey ictiraaf helaayaan

    • @Borama1960
      @Borama1960 9 днів тому

      Walaal that is a stupid song. It's beyond embarrassing.

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 10 днів тому +1

    Dalka nuurkiisa difaaca dalka💪💯

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 11 днів тому +1

    Karbaash 😂😂😂😂😂😂😂😂😂barashadada af sonaaligaa..adeer miiskiinciidinaa soow ciid ma ah.
    Fadlan af somaliga ka xishooda

  • @SurprisedBeachCoast-se9hv
    @SurprisedBeachCoast-se9hv 10 днів тому

    Masha Allah ❤❤😂😂

  • @edbankhalif587
    @edbankhalif587 11 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 10 днів тому +1

    Somaliland dagaalkii markii looga adkaadey ayey amxaar noqdeen waxey soo qaadeen dagaal labaad oo xaga heesaha heesihiina waa lagu jabiyey sharma boy ayaa buud la dul marey

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 10 днів тому

    Dayax waa uu karbaashey ictiraaf ma jiro 30 Sano waa dhaaftey weli riyo ayey ku jiraan

    • @Borama1960
      @Borama1960 9 днів тому

      We will see who is dreaming soon. We left you 34vyrs ago and still running after us. 😆 🤣 😂

  • @qadarcanshuur7971
    @qadarcanshuur7971 11 днів тому

    Xaa i gelshay kuye sow soomaali maahid nin aan damiir lahayn maxaan kaa daawanaa

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 11 днів тому

    Eelaa biiqmama malyuun.reer slland eelaagan u firiisada futa cuncunaysaa ku hamaansaday eedab ha yeeshee.

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 11 днів тому

    First an ahay

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir 11 днів тому +3

    Laangaabku Somaliland wax kama qaado QasQas na warkiisa
    Ba daa Halbees baa REER Somaliya oo dhan waashay 20 bay soo sameeyeen. Ilaa hadana Sidii tii ReerHargesa mid Saameennlah lama haayo waa wada Qashin maxaa yeelay Xigmada ayaa idinka dhimatay

  • @samiraahmed838
    @samiraahmed838 11 днів тому +2

    Waar waxani karbashna maahe washeeko beedku inu cadyahy sawka muuqda tufaxuna lamid maciyàalbu ushekeynaya ictiraafkad ka xuntihin carar lo hela iyo iyo fadhi lagu helaaba shaqadina maaha calanka sharaf iyo qurux isku darsaday tawxidkuna udheer yahay waarya hadad buuqa joojin waydo afarta subcirebna walagala noqonaya somalilndba kusisay marka horebe

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 11 днів тому +3

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂af sonaaliga ka xishooda.

  • @Deeqayuusuf-rc6mg
    @Deeqayuusuf-rc6mg 11 днів тому +2

    Dayax waa neef
    Somaliland waxba ka qaadi maayo hargiesa isagaa u dawarsi imanjiray

    • @mohamedyusuf656
      @mohamedyusuf656 11 днів тому +1

      @@Deeqayuusuf-rc6mg ina yusuf huuno dayax xoolaha dhaama.qasqas

  • @isirahmed2485
    @isirahmed2485 10 днів тому

    Hanagudhegina yahooooo ya kafi

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 11 днів тому

    Qudar maha Qudaar. geedka timaday ukun Dooro , tufax somalia kama baxo waa Faruuto waa in u ku safeeya wax somalia ka baxo Bagal waa cagaar iyo cadan yanyo waa gaduud ama casan . Hees marax ah waaye ee iska daya ciyaarta!

  • @saamiyacabdiraxmaan7007
    @saamiyacabdiraxmaan7007 11 днів тому

    Ma hees ba😂

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 11 днів тому

    Dayax Qasqas anaga miya nagu soo kala qabatay

  • @aminahashi8405
    @aminahashi8405 10 днів тому

    😂😂😂😂 walaahay halkii hiisbaad ka oyseen hadii laydiin sojawaabo waaba dhimanaysaan waarun cadaw xamarkaween malihin waligay hees la runbadan ma arkin

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 11 днів тому +1

    Waa hal hees ayaa waashay qasqasyaashii.

  • @nimoseleben9266
    @nimoseleben9266 11 днів тому

    ar somaliyee wax kasta aad sameysaan go aankayga waxba kabadali mayside oo waan ognahay inaad nacab kayaga tihiin . aryaa adna warkaaga cadeyso heestayadii rection kamaad bixine waxba been hasheegin

  • @isirahmed2485
    @isirahmed2485 10 днів тому

    Dayax horta afsomaaliga baro illahay baa lacabuda ee dinta baro.

  • @isirahmed2485
    @isirahmed2485 10 днів тому

    Somaliland waa daulad gear ah xamar markay kudasatay baay belayo lugaha lagashay .

  • @ayanabdi5652
    @ayanabdi5652 11 днів тому +1

    👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽😡😡😡😡 you hate Somaliland stop