Gabadhaan afsomaliga sey u taqaano ka warama ma naagtan baa sey walahi ah anigey iga afsomali badan thy waa sheeko lasoo diyaariyey oo muslimka lagu dulminayo subxanalah 😢
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭wlhy waan ooyey waxaan arkey gabadheyda ilaahow aan ku sameyn gabadheyda. I will never do that to my girl 🧒🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️
Maxkamadii daahir calasow ma sidan bey isku badashey subxaanalaah ma hana ayaad ku soo biirisey dabcan malaha qaar wey ka jiraan inkastoon maya u badinaayo hadana waxaa badan inta beenta ah ee ay ku darayaan waar ilaahey ka baqa
Dowlada Somaliya xarumaha noocaasa ha xidhaan oo weliba sharciga ha horkeenaan caruurtaas yar yari cadaalad bay u baahan yihiin waalidkana waa talaabo sharci leh laga qaadaa
Wax ay daan wax ka agoyn ha iskaga boodina naagta cunada karineyso sow ma ogid in heshiisku ahaa in ay halkaa joogto inay duruuf u geysaa laga yaabaa inaysan xaas aheyn baa laga yaabaa in ilmaheedii ka koreen oo ay guursadeen baa suuro gal ah ani waan arkay ilmo dhaqan celis la geeyay oo sixun loola dhaqmay wiil aan cidiisa aqaan naftaa laga jaray fiilaa nafta looga jaray oo lagu qal qalay meelo badan ilaa uu naf baxay subxaana allaah wuxuu ahaa sey walaahi wuxuu jiray 18 years old alaha u naxariisto marka gabadhan ani waan rumeynayaa meeshii lagu dilay kenya aheyd markiiba intii lagu madhquul sanaa wiil ka yar ciyaaladii hal ma harin wey firxadeen maxaa ii dhiibatay ayaa ka dhacday wiilka waxaa laga waday USA alaha janatul firdows geeyo Aamin cidiisii marka bey shalaayeen
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw ❤
scw scw
Gabadhaan afsomaliga sey u taqaano ka warama ma naagtan baa sey walahi ah anigey iga afsomali badan thy waa sheeko lasoo diyaariyey oo muslimka lagu dulminayo subxanalah 😢
Walidin badn wlhi akhiro xisab waxa ugu filan carurtoda oo kaliya 😢😢
Subxanllah ilaheey xaqa haa nagu suga dadka sawir qaldan uu tusaya diintena islmka yaan been laga shegin Allah kaa baqa☝️☝️
Somali waa lagu so duley Allah haa naga qabta dadka dulmi wada☝️🇸🇴
Macalimiin qaniisyo ah aa warkaas farbaa kugodan.
Gabadha ilaahey maskaxdeeda caafimaad buuxda hasiiyo dadka beenta soo qoray illaahey ka cabsada dadka laguma digto
Soomaaliyey intiina fiican islaantan halayska qabto beenlay weye meesha diinta baa lagy dhiga gabadhyar oo darògisto ahna dabadeeda cidna uma bàhna
Waxaa rabtid maa sheegaysaa yacni fidnada soomaali ku dhaqmaan ha la qariyo miyaa sheekadaada???
Mucjjiso Badanaa war somaliyeey caruurta sidaan kadaaya
MAXAA qashin ka dhigay waa wax lagu arkay
What's happening, and where is that place
Culumo diinka muqdisho ha booqdaan meesha hana caqiijiyaan
Masiiiiboooow kuugu dhacday ee islamka been haa kaa sheegiin dhiilo
Prt1 wax laysku garacayo maad aqoon hada tuumbo iyo budh baa lagu soo sheegay waa sheeko samays ah, waa mashruuc oo dhiinta lagu ceebaynayo
Yaahuu alla maxaan nacay sheekadaan camal
Sheekadan waa muqata in wax badan lagudarayo
Yacni waa been baad ka wadaa?
100%
@@khadraaelmi921 waa been wayn waliba hadaad daawatay prt one aad buu ukhilafsanyay prt two. Waxay qaybta hore kujirtay qof kuma dhiman tana gabadh baa ku dhimatay wu fahmaya qofkii aqli leh waa wax lasoo alifay walahu aclam
Meelhoogtas miyaa dhaqan iyo diin lagabaranaya mayka muuqato
aloore waa goomoluud
SUBXAANALAAH BAL SEE U YAHAY MACALIN WAX KUFSANAAYO
Hadalada iyadaa afka ugalinaysa hana shaqadeedii lagu yaqanay bay Warsaw
Proud of you ❤
Subxaanallah been cad eey isku soo aadisatay marki hore saan Umeey hadleen
😢😢😢😢 waa kubsi miskina
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭wlhy waan ooyey waxaan arkey gabadheyda ilaahow aan ku sameyn gabadheyda. I will never do that to my girl 🧒🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️
Boarding waa laga deyritey😭😭😭
Wa ben waxa.n
GABARTAAN WAA LASOO DIYAARIYAY ,PART 1AAD SAAN UMA HADLEYNIN.
Waa beenayneeysaa miyaa?
Habartaa dints ayeey duukanku tahay bandana waa naag wen set wallahi namaha
Subxana Allah beenbadneydaa it doesn't make no sense
U so beautiful habo masha Allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Subxaan Allah waxaan run miyaa
Hooyo miyaa waxaan ilmaheeda sidaan u gashey ilmahaada maa meel la iska geeyaa subhaana laah
gabadhaada hadii aad Adigu Af garan yaa Af garanaya hooyooyinku waa cajiib Diinteenu waa nasteexo iyo Naxariis laakiin Cadaab maaha
Inaa lilaah wa inaa ileyhi Raajicuun
Maxkamadii daahir calasow ma sidan bey isku badashey subxaanalaah ma hana ayaad ku soo biirisey dabcan malaha qaar wey ka jiraan inkastoon maya u badinaayo hadana waxaa badan inta beenta ah ee ay ku darayaan waar ilaahey ka baqa
Qof Caqli iyo iimaanleh miyaa idinka Rumaysanaya Arintaan gabarey hadaad beensheegwysid ilaahey musiibo dagdega hakugu Rido
habar hanna ha la dacweeyo qareeno europe inta laga qabsado
xagee ka dacwaynaa quruxay ,
Muqdisho si loo xiro aawey culumadii somali lan wala xir xiray melahas okale @@ahmdadn9165
@@ahmdadn9165 swedan ayey joogtaa waxan ay ka hadlayso iyada abuurta waa shaqsi munaafaq ah oo sharmuuto nimo iyo dhilaysi mindhaa ku weynaaday sida aan umalayno
Warunted wlh bilahi aniga wilkeyga geyn rabay xalada markan arkay bankaso labtay neyrobi
Dowlada Somaliya xarumaha noocaasa ha xidhaan oo weliba sharciga ha horkeenaan caruurtaas yar yari cadaalad bay u baahan yihiin waalidkana waa talaabo sharci leh laga qaadaa
Habartaan iyadaa caruurta waxaas la soo diyarisa
I’m confused
Ala hoognay acuudu billh maad diidan habeynki oo usheegtaan dadka idin keenly cawanta
Yay u shegta cidba noma timado ayay dhahday mida kale ma somaliba waxas aminaysa wa benteda si loga wado ayay rabta aya la odhan
Sheekada fadhiga ayba noogu diyaarinaysaa ka sheekee hee
waarun tee
Dowlada Soomaaliya waa inay xiraan xarumaha noocan ah
Qooma luud xadayaa subxanalah war ilmaha laguura soomali yeey hadii aad diraysaan
War neyrobii baa kadaran 😢wlh
Inalilah this’s sickening
Hana waxad lacagta karadineyso waa danbi iska shaqeyso xalal cun
In ay hana xaqa ka hadalsho aya diidan tahay
Noo casoo kale diin bay ku gabanayn bal imka haday iyda ku dhici layd kwrn
Been badanaa sowta lahayd cid ma dhiman prt1
Tani waa casiyada umada been ka dhadhicineysa somalida
Aniga mar hore baan dareemay in ay wax badan qaldan yihiin
Naa illahay ka baq hanaay waxaas irsaaqad. Ha ka raadinin
Tani waa casiyada umada been ka dhadhicineysa somalidatan
DIIN SAAS LA ISUGU CADAABAAYO SEE U HAYSANAAYAAN DIINTAAS
Sheekadan been badan ba ku jirta
Kuwaas gaalada dhaanta walaahi kuwaas yaa meesha ku guba ayagaaba mujrimiin ah dheydaamada ilaahay idin cadaab nimankaa iyo naagaha qaniisiinta ah aduunka alaha ku cadaabo
Ujedada lagaa leyahay ayaba ah inad galada jeclaato
😢😢😢😢😢
Aboowe waa la sixray waxaa I sixray king Khalid aabihiisaa I sixray
Yaah😮😮😮😮😮😮😮
Hana ruwayadahan o diinta liid ku ah umbey aliftaa markan arkaba, i don't know why
Waa sheeko been abuurka naagtan ay sheegayso hadii ay maalintii cuntadad kariso miyeey habeenkii gurigeeda aadin soomaaliyeey waxa baa qaldan
Wax ay daan wax ka agoyn ha iskaga boodina naagta cunada karineyso sow ma ogid in heshiisku ahaa in ay halkaa joogto inay duruuf u geysaa laga yaabaa inaysan xaas aheyn baa laga yaabaa in ilmaheedii ka koreen oo ay guursadeen baa suuro gal ah ani waan arkay ilmo dhaqan celis la geeyay oo sixun loola dhaqmay wiil aan cidiisa aqaan naftaa laga jaray fiilaa nafta looga jaray oo lagu qal qalay meelo badan ilaa uu naf baxay subxaana allaah wuxuu ahaa sey walaahi wuxuu jiray 18 years old alaha u naxariisto marka gabadhan ani waan rumeynayaa meeshii lagu dilay kenya aheyd markiiba intii lagu madhquul sanaa wiil ka yar ciyaaladii hal ma harin wey firxadeen maxaa ii dhiibatay ayaa ka dhacday wiilka waxaa laga waday USA alaha janatul firdows geeyo Aamin cidiisii marka bey shalaayeen
@@sahraahmed4810 wallah waamasiibo aduun kuwii oomel lagu xareyo ciyal waxwalba ayey ka sameynaya an soomalida intoda😢badan diin shaqo Kuma laha wallah hadii aan madax Ahay raga ilaa dumarkan uhilinaya waa in lasku xiro Mel kadibna nolosha lagu gubo xaraanta
Dhacalad idinku dhacday kuwa saas u dhibaateeynaaya
Wan ka xumahey ney sidas kugu djacedo hooyod iska cafi
Ilaahay. Ka. Cabso
Waa beenteed ee hala dhaariyo awalba ilma dhaqan celin loo geeyey miyaa run sheegaayo hana aakhiro adaa lagu weydina warkaas
Caruur baa la dhaqancelinayaa baa la iska oranayaa markaasaa Dugaag dad u eg meel loogu xiraa .sorry habo Subxaanallah.🥹🥹🥹🥹💔
Tan waxaa soo adegsaday dumarkii galobey
Ma run baa warkaas waa waxaan dhici karin siday ila tahay
Please watch part 1 she said no one died while she was there. Party 2 different story.
Meesha waxaasi ka dhaceen ma liibiyaa
Muqdisho school dhaqancelisa 😢
No No. Way
Qofka kaw marka laxareeynaa uu iskibriyo maahee markake lama dilo anaa ku xirnaa dhaqan cilin
Bismilah alaha wallah waaba masiibo sorry wll 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Walidka sey u ogolanayan gebedhoda iney nin ajnabi u xereyso oo sojifato oo laga saxiixo hadey dhimato in an lo heysan yaab diinla aan weye 😮😮?????
Nag gabdhaha kufsan maxey ahed warkan been waye
Qofkad wareysaneyso illahey kabaq kudheh dintana yaan ladacayadeyn koley wa ben abuur islamka lagu fadexeynayo
Dhaqan celis mahiin haalkaas waa haalka dadka diinta logasaaro xaruuntaas waa in laxiraa
Cudubilaahi
beta jooji. gabadhah. Sucuudiga lam dhaqan.celiyo waa kafantee. meeting. waxay sheegayaan waabeen. 😂😂😂😂
Wax badan oo been ah ayaa warkeeda ka buuxa
Habaryar yar. Been. Ha. Sheegin
Aqas xamar fusuq iyo bila deen aya ka buxa wa sababta qarxis igu jiran ina wa daad bila deen iyo naxaris leh🤮🤮🤮🤮🇸🇴
Hada adiga malagu sofara xumeyay ileen waxa tiri habeen walbo wana la wadi jiree benaley yahay
Sorry habo
Wee is cunaan ku te been leey waaye tan uf
Subxanalaah walidkaa dhibkaa soo dhan ugaysty
Yaahu qofkan weeyn side lo qaraci jiray bisinka way iga dagi laday
Naagtaan hani ladhahaayo waxe werar ku heesa gobaha diinta iyo qur,aanka lagu barto
Mad. Iska. Celisaan
Been badna nacaladi inku dhacday
Waa been cad😂
Qarax idin laay 😢
Sorry ilahay wuxu nabada ugu diday waa xasid nimada cuqubo idiniku dhacaday😢😢😢😢😢😢
Been ley
Beenteed waye Shaydaantaan waxa ay sheegayso
DIL MAAWAXBEDELO
Been cad xataa beenta iskumay Soo toosin been badana dadka carur ayay modayan
Been iney tahay wey cadahay
Been leey
Beenlaye beenlayedeed
😢😢😢😢