PART | 3 AMIIRA KULAHA WAXANI AF-SOMALI MAHA OMOROW….!? 😂😂 ALLA QOSOL BADANA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 231

  • @yumnahhersi5684
    @yumnahhersi5684 7 місяців тому +24

    Love you Amira from duriyada❤❤❤❤❤❤❤

  • @hafsamohamudhassan2602
    @hafsamohamudhassan2602 7 місяців тому +25

    Igula saliya xabiibken SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW❤❤❤❤❤

  • @hafsamohamudhassan2602
    @hafsamohamudhassan2602 7 місяців тому +16

    Omar iyo amira waa nisalamay 🙌 masha allah cawey cadi mahan kusuco
    Ramadan Mubarag mel walba aad jogtan iyo cafimad qab 🌙❤️👏

  • @Subarman32
    @Subarman32 6 місяців тому +6

    Duriyada madaxa uu saraan tahay wllshy amiira qurux boqorad ❤
    Inaderkay adna si khasan ku salamaay

  • @safaaxmed9157
    @safaaxmed9157 6 місяців тому +7

    Amiira and koko soo fadhiista lahjada😂
    Plz omar Mawlith 😍 wllo from duriyada❤ plz plz plz plz

  • @sawdasalebaan-j6h
    @sawdasalebaan-j6h 6 місяців тому +4

    My brother insha allha 100k🎉🎉🎉

  • @YouareThesame-i8w
    @YouareThesame-i8w 6 місяців тому +5

    100k hagarsino team amiira 😢😮

  • @Nimco_qurux
    @Nimco_qurux 6 місяців тому +3

    Team cumar

  • @Amin_Ahmed_Upthi2020
    @Amin_Ahmed_Upthi2020 6 місяців тому +3

    The Goat 🐐 Of Social media ❤️🤍💚

  • @Mila_Ahmed
    @Mila_Ahmed 7 місяців тому +11

    Omaroow amiiro way kaa saxan tahay😂 ♥
    waxaa sheegoosid ani hal xataa kama aqaani horta waxaa sooqorooyo ma fahmoosaa😂 next king ceyda🤔😂♥

  • @Muna_qaali
    @Muna_qaali 7 місяців тому +11

    Team amiira idin mee waad fara fududeena chanelkan hala kala kiciyo❤🎉

  • @hamdayy5
    @hamdayy5 7 місяців тому +14

    Amiira Qlpi wanag ❤markasta noso qabo

  • @hassanpedrimedia4387
    @hassanpedrimedia4387 7 місяців тому +4

    FROM BURCO

  • @sumayocabdiraxiim8151
    @sumayocabdiraxiim8151 7 місяців тому +5

    Biyaha kuwa uyar ana reer mudugu waxey uyaqaanan ifiroo ifuuqso baan dhahnas 😂😂😂

  • @Hafsamohamed-b4f
    @Hafsamohamed-b4f 6 місяців тому +2

    Haaa

  • @HipoosmanHadi-w3k
    @HipoosmanHadi-w3k 7 місяців тому +3

    Amira ❤❤❤❤

  • @HalimaMaxamad
    @HalimaMaxamad 6 місяців тому +6

    Team oomer😂😂😂❤

  • @MohamedAmin-uj3np
    @MohamedAmin-uj3np 5 місяців тому +1

    Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado

  • @MounaKhadar-xu1xj
    @MounaKhadar-xu1xj 7 місяців тому +2

    😂😂😂😂😂 keep going bro mashallah Allah yabarik

  • @HipoNuuramahamed
    @HipoNuuramahamed 5 місяців тому +1

    Masha Allah

  • @Shacniqurx
    @Shacniqurx 7 місяців тому +3

    From Amiira qurx

  • @xamduushxamduush5268
    @xamduushxamduush5268 7 місяців тому +11

    Amiiro qurux funny wye ayada io ceyda no qabo😂❤

  • @fosiyaomar6660
    @fosiyaomar6660 7 місяців тому +6

    Reer xamra ku waxy uyaqanan fisha
    Anguna xabjo ayn unaqana ❤❤❤

  • @sadcawarsame8373
    @sadcawarsame8373 6 місяців тому +4

    Ta gidaarka ayeynu dhahnaa fish ta dhulkana barayso reer waqooyi ❤

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 6 місяців тому +2

    Mansha allah

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 7 місяців тому +8

    From amiraqurux ❤❤

  • @masbal9180
    @masbal9180 7 місяців тому +4

    Amira qurux markasta nokeen wa funny

  • @FihiimaIbrahim672
    @FihiimaIbrahim672 6 місяців тому +3

    M.a🥰

  • @souliekaaden
    @souliekaaden 6 місяців тому +2

    Jabuuti And somaliland waa isku mid

  • @xanaanmustaf15
    @xanaanmustaf15 7 місяців тому +7

    Aniga sida amiira a ahay waxba mafahmin cumar😂😂

    • @Marjuu7
      @Marjuu7 6 місяців тому +1

      Ani xitaa reer wuqooyi wax kama fahmayo wlhi😂

  • @FardowsAbdilahi
    @FardowsAbdilahi 7 місяців тому +5

    Koko please omar 😂😊

  • @NastacabdiNalka
    @NastacabdiNalka 7 місяців тому +2

    Team Amiira isn't easy

  • @Duniyo8884
    @Duniyo8884 7 місяців тому +3

    Darin waa xasiik fiishna waa baqbaq zxb ani amiira ikayabisay bee 😂😂😂😂😂❤❤❤❤xakanaa idin kasalamayaa zxba yaal ❤❤❤

  • @BoqRaD
    @BoqRaD 7 місяців тому +21

    Omaroww Amira IYo Ceyda io Adi Soo fadhiista lahjada😂

  • @AyaanleYuusuf-xi6pz
    @AyaanleYuusuf-xi6pz 6 місяців тому +3

    Qadiifada waaye

  • @IstahiilkayseAadan
    @IstahiilkayseAadan 5 місяців тому +1

    Coming soon my brother ❤😊😊😊

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu 7 місяців тому +3

    Amira iyo arimaheena soqabo plz

  • @hamdamohamed6648
    @hamdamohamed6648 6 місяців тому +3

    King cayda soo qabo bro

  • @NiciimaSaed
    @NiciimaSaed 7 місяців тому +3

    Wllhy Lahjaaydu funny ceyda dio qabo Iyo cumer

  • @nasteexoxaaji5141
    @nasteexoxaaji5141 7 місяців тому +3

    Amiira saxan adna qalad ma aha HADAL kaaga kolay dad ayaa ku fahmaayo lkn ani ma ahi 😂anaga io idinka NABIGAA un baa naga dhaxeeya scw ❤😂😂koko & arimaheena soo qaba plz 🙏

    • @Mudan-di5vp
      @Mudan-di5vp 6 місяців тому

      😅😅😅😅😅

  • @hayaat1311
    @hayaat1311 7 місяців тому +2

    Waa sax barees baanu dhahnaa

  • @ayaanademmohamed5446
    @ayaanademmohamed5446 6 місяців тому +2

    Amiira la funny waaye koko soo qaboh prother😂

  • @Salma.Mohamed_1
    @Salma.Mohamed_1 7 місяців тому +3

    War omarow baaf iyo barayso way saxday from burco

  • @hibamohamed1728
    @hibamohamed1728 7 місяців тому +2

    Omar keep going bro next amiiro qurux iyo ceyda ❤

  • @nuuramohamed2790
    @nuuramohamed2790 5 місяців тому +1

    From duriyada guulayso inder🥰

  • @SamiiraMohamedsiciid
    @SamiiraMohamedsiciid 5 місяців тому +1

    Welcome bro Omar

  • @yumnahhersi5684
    @yumnahhersi5684 7 місяців тому +4

    Fiish waa ta chargerka tankalena waa xafajo team Omar

  • @almiitaofficial1263
    @almiitaofficial1263 7 місяців тому +7

    Bareeso iyo fiish ba wanu u naqaana

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 7 місяців тому +2

    Very easy

  • @faadumoahmeth7197
    @faadumoahmeth7197 6 місяців тому +2

    King ceyd soo qabo

  • @maxamedcabdi2484
    @maxamedcabdi2484 7 місяців тому +3

    Pls cumeer bigfan so qabo

  • @Subarman32
    @Subarman32 6 місяців тому +1

    BAREEYSO WAA CAADI Reer burco way isticmaalan lkn Reer hargaysa dhaha fish

  • @Qu681
    @Qu681 6 місяців тому +2

    Masha Allah 🥰 ❤

  • @CafiifoXagaafe-qx4lk
    @CafiifoXagaafe-qx4lk 6 місяців тому +2

    Boyaha yariiiska waxaa dhahnaa furoo fuuqso
    Xafajo waxaa dhahnaa. Fiish
    Meeesh jaaajarkana bareys
    Labada lahjadoood waaa saxanyihiin wlle
    Lkn anga froum puntlan wax yar maaahane inta kale waaa grandma ❤❤

  • @nemohupdirahman2467
    @nemohupdirahman2467 5 місяців тому +1

    Mnzhllah omarow huuno hore usoco

  • @امل-ط9غ8ل
    @امل-ط9غ8ل 5 місяців тому +1

    :omar coming son 100k an garsino 🥺

  • @samiyajama4943
    @samiyajama4943 5 місяців тому +1

    Xafajo waa ta idhaha kaga sha fishna ka jajarka lagaliyo waye❤😊

  • @YaasminCumar
    @YaasminCumar 7 місяців тому +3

    Bac qafiif waye ❤❤

  • @AishaAhmedcabdi-l6o
    @AishaAhmedcabdi-l6o 5 місяців тому +1

    Guuuuuullllll Mar walibo inshallah alha wall macan 💋

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 6 місяців тому +1

    Boqoradena Amiiro qurux is not easy ❤

  • @nihaaninasheikh
    @nihaaninasheikh 7 місяців тому +2

    Lahkadu Qosol waye soo badi wllo
    💚🤍❤️

  • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
    @abdirisaqjagtaofficialchannel1 7 місяців тому +2

    Waa sax fiish iyo bareeso waa la dhahaa from burco

  • @MohamedcllahiMohamedMankacade
    @MohamedcllahiMohamedMankacade 6 місяців тому +1

    From amiira

  • @Nafisa762
    @Nafisa762 7 місяців тому +2

    Hormar wcn abowe

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu 7 місяців тому +2

    Tishti af carabi waye oo yaman ah amira ayada yaman ah

  • @MowliidCali-ie3rs
    @MowliidCali-ie3rs 7 місяців тому +3

    Taem amiira qurux❤

  • @Missubahargsan4308
    @Missubahargsan4308 7 місяців тому +2

    Waan idin salamay amiira iyo omar❤

  • @AsmaXuseen-vg5cl
    @AsmaXuseen-vg5cl 5 місяців тому +1

    From duriyada wlllo 👋👋👋

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef 7 місяців тому +2

    Team amira qurux❤

  • @HoodoCabdi-s5i
    @HoodoCabdi-s5i 6 місяців тому +1

    Amira saxna

  • @FilsanHaaahi
    @FilsanHaaahi 7 місяців тому +1

    Lahjadeena Cid fahmasa majirto Cumaroow😂😂🟢⚪️🔴

  • @LaylaZahiid
    @LaylaZahiid 7 місяців тому +1

    Reer putland fish waa kalluun fishnah waa baq baq 😂😂

  • @Xaawa788
    @Xaawa788 7 місяців тому +4

    Amiira erayga iga sax dirin.dheh waaxay daran😂😂

    • @Xaawa788
      @Xaawa788 7 місяців тому

      Haa sax maahoo dirin

  • @UsaameAadan-k4e
    @UsaameAadan-k4e 7 місяців тому +3

    Amiiro qurux ere af Somali ga baro dheh

  • @Shacniqurx
    @Shacniqurx 7 місяців тому +2

    Amiira qosl bay igu dishy fiish kulha 😂😂😂😂😂😂

  • @sacdiyadheeman9848
    @sacdiyadheeman9848 6 місяців тому +1

    Amiira intey shegtay aa saxan adi intaa shegtay dhan ma kasayi omarow wallahi

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 7 місяців тому +1

    qosolka ka daaya aad ku duubteen

  • @AsmaXuseen-vg5cl
    @AsmaXuseen-vg5cl 5 місяців тому +1

    Wllky. Horaya usoco.🥰🥰

  • @radwayar9182
    @radwayar9182 7 місяців тому +2

    Omarka
    Inader hore usoco amiira adna dhaantay🤣

  • @BINTUFarah
    @BINTUFarah 6 місяців тому +1

    Amiiro funy weye walahi

  • @caashomaxamed6513
    @caashomaxamed6513 5 місяців тому +1

    Keep going 😂😂

  • @ZuheypBashiir
    @ZuheypBashiir 7 місяців тому +1

    King Ceyd Soo Qabo

  • @Qadanibrahim-f1p
    @Qadanibrahim-f1p 7 місяців тому +1

    Wllaahay amiira wayga qoslisay 😅😂😂😂😂😂😂please ceyda soo qabo

  • @CaashoMuqtaar-qi5je
    @CaashoMuqtaar-qi5je 7 місяців тому +2

    Amiiro qurux ❤❤

  • @FarahIssaSaynab
    @FarahIssaSaynab 6 місяців тому +1

    Amiiro qurux boqoradeena❤❤❤

  • @BahjaMohamoud-yv8hd
    @BahjaMohamoud-yv8hd 6 місяців тому +2

    Ila kabo weeye wad qalade😂

  • @HodanIsmaciil-yy6jv
    @HodanIsmaciil-yy6jv 6 місяців тому +2

    Somaali af somaaligii way ku kala guurtay😂

  • @fardousismail4402
    @fardousismail4402 7 місяців тому +2

    Cumaroow waxad soo qabataa amiira qurux iyo nafisa oo lahjata ah

  • @AmalCOSOBLE
    @AmalCOSOBLE 5 місяців тому +1

    Omar ❤horay u soco bro wanku garab taganahy ❤😊

  • @Sacduush2
    @Sacduush2 6 місяців тому +1

    Amira Funny wlh xafayad miyaa kulahaa 😂😂😂😂

  • @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562
    @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562 6 місяців тому +1

    Xabajo from cerigaabo somaliland fiish waa bareesada labada Wan unaqaanaaaa

  • @NiciimaSaed
    @NiciimaSaed 7 місяців тому +1

    Baafaya sax weeye reer somalilnd waye uu yaqan

  • @ZamzamCabdi-z4o
    @ZamzamCabdi-z4o 7 місяців тому +1

    Amiiradena❤❤❤❤

  • @Niini828
    @Niini828 7 місяців тому +1

    Abti cumar lahjadii burco ayaad la soo baxdey anigaaba fahmi la'😂😂😂😂

  • @RuqiyaxasanbarreChasiar
    @RuqiyaxasanbarreChasiar 6 місяців тому +1

    Amiira saxan anaga fish waxan dhahnaa hurdo marka kasokacdo😂😂😂

  • @-iqra_mahamuud
    @-iqra_mahamuud 7 місяців тому +2

    Tan luuqad waa dhaaftay 😂😂

  • @bashiircabdi1856
    @bashiircabdi1856 7 місяців тому +2

    Af suuqiga kaddaa oo Erayada caadi ah weydii walaal

  • @zahraahmed6919
    @zahraahmed6919 7 місяців тому +1

    Kan jajirka waa barees fiishna waa midka indhah😅😅

  • @FadumoAhmednour
    @FadumoAhmednour 6 місяців тому +1

    Darin io sijayad io caw intaba wa ladhaha😅😅

  • @BintuAmina-y3c
    @BintuAmina-y3c 6 місяців тому +1

    Amiira❤