DOOD KULUL:-Yaa Musuq maasuqiista ah,Yaa Tuug ah? MUSUQ & CADEYMO.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • DOOD KULUL:-Yaa Musuq maasuqiista ah,Yaa Tuug ah,Xafiisyada Sare ee Dowladda yaa la Xisaabtamayo,Dabaqyada Muqdisho ma waxaa lagu Dhistay Lacagaha Musuqa? MUSUQ & CADEYMO.

КОМЕНТАРІ • 172

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 Рік тому +3

    Somali cable you are the besty hadaad sidaan ku wadan wlh biiaahi quluubta somaliyed waa hananeeysan
    Masha allha 👍👍👍👍👍👍👍👍👍 welldone guuleysa

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 Рік тому +6

    Nin qabiil u shaqeeyo iyo laaluush ku shaqeeyo hala duuliyo illahay dartiis si horumar illahay noo gaarsiiyo

  • @ayansheikh7782
    @ayansheikh7782 Рік тому +2

    Xasan tuuuuuuuuuuuug adunka macawinada wa inlagajooojiyo isaga iyo famiilkisa ayaqata xasan tuuuuuuug alah dadka hakaqabto xasan sheekh tuuuuuuuug

  • @hassanabdihassanabdi393
    @hassanabdihassanabdi393 Рік тому +4

    Intaad Shareecada Allah bal marsantihiin Waxba idinmahagagayo. Walahi

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 Рік тому +2

    Markii hore ayaad khaldaneedeen oo aad doorateen Adan madoobe iyo Hassan sh bilaahi caleeykum dalka baadbaadiya

  • @Maadanwrsame
    @Maadanwrsame Рік тому +2

    maashalaah walaalalayaayolw hogatisaaleeya.xasnshiiq🎉

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 Рік тому +2

    waa runtaa maa shaa allaah runtaasheegtay mahadsanid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 Рік тому +3

    Baarlamaanka maa runta ka sheegtiin isagaaba qaato oo bixiyo laaluushka see u suulin karaan

  • @ayansheikh7782
    @ayansheikh7782 Рік тому +2

    Xasan sheekh tuuuuuuuuuuug

  • @Qardacelmi1
    @Qardacelmi1 Рік тому +4

    Kuma dhiiran karaan inay magacyo sheegaan sidaas darteed waligeed lagama baxayo ilamereysadan

    • @adammohamed5339
      @adammohamed5339 Рік тому +1

      Qof daacad nimo oo dhab ah kahadlo bacdiisa madoow aa banaanka loo dhigaa
      Somalia waxa kasocda waa flim caadi aan iska fiirsano wax kale masamayn karno

    • @Qardacelmi1
      @Qardacelmi1 Рік тому

      @@adammohamed5339 Waa runtaaa sxp ilahy Wadanka hanoo hagajiyo

    • @Qardacelmi1
      @Qardacelmi1 Рік тому

      @@adammohamed5339 Waa runtaaa sxp ilahy Wadanka hanoo hagajiyo

  • @abobasement346
    @abobasement346 Рік тому +6

    Kuwan hadlayah waxay u yimaden ruwayad war hadad run shegaysan kah hadlah runtah munafaqin nimaduh waa xaran run had shegaysan xasan dhiqoh iyo villa family kah hadlah

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 Рік тому

    Professor hassan shiikh nuur waa nin kaliyah oo runta sheegay allah ku xafido geesi qaran baa tahay

  • @drkhaalidgeesh3915
    @drkhaalidgeesh3915 Рік тому +4

    Lambarkooooow tuuga ugu weyn waa xasan laadar

    • @ogaalmedia581
      @ogaalmedia581 Рік тому

      Laangaab ciile ayaa la dhaha xasan sheikh bro laandheere goofkiisa joogo lee ma ahano

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f Рік тому

      ​@@ogaalmedia581adiga ayuu dhib kugu hayaaye gabdhihiina uusan Carab kacsatay ka iibsan ee iska ilaali!

  • @Maadanwrsame
    @Maadanwrsame Рік тому

    maashalaah

  • @abdullahimohamed5544
    @abdullahimohamed5544 Рік тому +1

    Musuqa Xasan Dhiiiqo Kujira Halaga Hadlo Waziirka Ganacsiga Wuxuu Kashidal Wadanayaa Gurgurte

  • @ayansheikh7782
    @ayansheikh7782 Рік тому +3

    Xasan madaxwayne ma ahe waa tuuuuuuuuuug dadka iyo dalka halagaqabto

  • @hamdiyahassan6975
    @hamdiyahassan6975 Рік тому +2

    Ka bilaaba madaxweeynaha asaga musuqa bilaabay kuna dhamaatay
    Warunta sheega

  • @sabriyeaxmed7376
    @sabriyeaxmed7376 Рік тому +1

    Musuqa maahan lacag keliya ee dhinaca shaqaalaha qandaraas yada dhulkii dawladda waxaas oo dhan ama laga raadiyo musuqa kuwa KU dhaqmaayo

  • @sariyamukhtar5468
    @sariyamukhtar5468 Рік тому +2

    No justice no peace 😢

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 Рік тому

    Somalichannel good job quluuta somaliyed waa hanateen✌️✌️✌️👍✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️

  • @salahali4968
    @salahali4968 Рік тому +2

    ANIGA WAXAAY HAYA DAD BADAN OO LALUUSH QATA LKN YA IWEYDI HAYA

  • @fahima6186
    @fahima6186 Рік тому +10

    “ xamaroo dhan baa kudhissan xoolo dadweyne iyo xaqdarro iyo musu maasuq” ayuu yiri😂😂😂

  • @mohamedyare741
    @mohamedyare741 Рік тому +2

    Sey u hadlayaan markaad aragto...Yaa Xil idiinkugu dhiiba umbaad isdhihi. Hadhoowna😂😂😂

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 Рік тому

    ASC VIVA 7UP MASHA ALLAH PRFASORE XASSAN WAAAAAAAAffi HADDAL YAQAN PONTE TOGASHO ILLAH HA KU XAFFIDO

  • @c-damal8197
    @c-damal8197 Рік тому +1

    Madaxweyne XSH ha laga bilaabo isla xisaabtanka, waayo isagaa aabo u ah musuqmaasuqa, kuwa ka hooseeyana isagay ka shidaal qaadanayaan

  • @wiilohassan3646
    @wiilohassan3646 Рік тому +1

    Mansha Allah Pr ka xaqa ayuu ka hadlay waxa la dhaco waa hantida Gobolka Banadir

  • @khadarsalehsaleh5323
    @khadarsalehsaleh5323 Рік тому +1

    ههههه
    عفا الله عما سلف
    Kulahaa
    Gormu Allah cafiye

  • @aishaibrahim2964
    @aishaibrahim2964 Рік тому +2

    Madaxwaynaha taas waydiiya

  • @saidhirsimohamud4890
    @saidhirsimohamud4890 Рік тому

    Masha Allah Run sheeg Waa ceeb sheeg tuukada tabtoodu toosh nagu tusay uguna daray dulwaynow marodigu tagarta saaran dushiisa ma daremee

  • @Samatalis1
    @Samatalis1 Рік тому +1

    Wasiirka hadalkiisa waxaa ka horeeyey madaxweyne xasan sheikh oo si cad u sheegay in ehelkiisa uu ka buuxiinayo madaxtooyada intooda meesha fadhida cid soo hadal qaaday malahan xasan sheikh maxaa u sabab ah?

  • @sahardid2134
    @sahardid2134 Рік тому +8

    Gabadha ayaa ugu caqli iyo garasho wanaagsan.... kan professor-ka sheegta 100 mar ayuu muujiyey nooca uu yahay!!!

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Рік тому +1

    Markuu Hassan shiikh mahamud yimaado xornimo bay dadka dareemaan maashaa Allah markii farmaajo joogay xitaa waalaydin aamusiyay siyaad bare oo kaluu iska dhigay

    • @safiasheikhahmed5170
      @safiasheikhahmed5170 Рік тому

      waarutaa xsan sheekh waageesi lakiin kaceliya reer bahal waa cuna yaan waana ceebayna yaan ee yacka dhaha

  • @idahorefugeecommunityassoc6613

    Lacagtii wasiiradii reer Jubuuti ay ka daynsadeen laantii bangiga ganacsiga ee Juubuuti ha iloobin. Wasiirada Jubuuti boqol boqol kun oo doolar ayey daynsadeen, daynkaasi waa maqanyahay.

  • @najibmaow4755
    @najibmaow4755 Рік тому

    Waa dad si dhab ah u xaqiijinaaya waxa Somalia kajira iyo dowlad la aanta
    Xaraash ayaa ka socda Muqdisha

  • @Maadanwrsame
    @Maadanwrsame Рік тому

    maashalaah walaalalayaayolw hogatisaaleeya.xasnshiiq

  • @sabriyeaxmed7376
    @sabriyeaxmed7376 Рік тому +1

    Idaacadaan tvga ah canshuurta laga qaado cagey KU dhacday mise laga qaadaa canshuur maad wey diidaan iyadaa iyo mulkiilaha tvga

  • @flighthub4305
    @flighthub4305 Рік тому +2

    Iyo dee fahad yassin lol

  • @omarabdigarane2359
    @omarabdigarane2359 Рік тому

    Gabadha Xilibadanada, " Dad aya dibada joogo oo gurayahooda xoog looga heesataa, oo dacwooday wax xaq ahna aan helin sidee u musuq ula dagaalnaa walaal". She is very truthful and spits facts everytime she takes the mic. Odayga iyo Gabdha owned the debate.

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 Рік тому

    XASAN SHEIKH, ha iska bilaabo naftiisa iyo ehelkiisa la dagaalanka MUSUQA. Waxaan ognahay, in XASAN yahay Aabaha iyo hooyada MUSUQA, kana bilaabato kuna dhamaato.

  • @yuuhaajihuwahaajihuwa3581
    @yuuhaajihuwahaajihuwa3581 Рік тому

    Waa sax

  • @mohamedjama7231
    @mohamedjama7231 Рік тому +1

    Professor ka warkisa wa cadyahay. Nin wayn kaliya fahmi kara.

  • @xasanxede2985
    @xasanxede2985 Рік тому

    Tuugo ilaahey dalka ha idinka khabto
    Dadka khaar waa rafaadeen kuwaana waa raxeystaan😢

  • @AhmedSadiiq-ue4om
    @AhmedSadiiq-ue4om Рік тому +1

    Wa inlawacyi giliya shaqaalaha ,shacabka

  • @abdulaahimaxamed238
    @abdulaahimaxamed238 Рік тому

    Waamahadsantihiin yaa ladiriraa musuqa madax musuqa maaladiriraa musuq

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev Рік тому +1

    REER konfurow dowlad nimo ma taganan inka oo DIINTA aad & aad u yaqana oo balmarey
    Mamulka is warejiya oo DADKA DALKA U DACADA U DHIBA

  • @husseinabukarhagi7365
    @husseinabukarhagi7365 Рік тому

    Taasi waxiirka waxa uu sheegay jawaabtii garguurte ayaa kaga horeye oo baneeye jihaan garguurte

  • @husseinabukarhagi7365
    @husseinabukarhagi7365 Рік тому

    Maxaad ugu warwareeg haysiin garguurto ayaa ugu horeye miyadan kaqawaneenin mise waa ka baqeesaann

  • @abdikhadiribrahim90
    @abdikhadiribrahim90 Рік тому +2

    Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤Salallaahu❤Caleyhi❤Wasallam❤

  • @adan6201
    @adan6201 Рік тому

    Doodbaad meesha ku qorteen wasiirkii maaliyada haduu qaldanaa dhaha wuu qaldanaa hadii dawladu qaldan tahayna dhaha cidaasaa qaldan

  • @alfagrtrading-tg9oc
    @alfagrtrading-tg9oc Рік тому +1

    Waar hada doodaan 😂😂 inay noo sheegaan 30 sano ka hor wixii la dhacay mise iminka maxaa tagaan anigu ma garan karo caqlida beesha xilka hayso hadii dib loo laabto dawlad idil ayay burburiyeen, xafis, iskool, maar, fiilooyin, xitaa jiingado, waar xishooda oo iminka tuugta joogta oo madaxweyne xasan sheekh ugu horeeya maxkamadeeya

  • @Heykal143-ku4wf
    @Heykal143-ku4wf Рік тому

    Runtii Faiza wàa xildhobanad diinta baratay walaikeeda ilaahey haka jizeyo

  • @sabriyeaxmed7376
    @sabriyeaxmed7376 Рік тому +1

    Wasiirkaa qadana waayo foojaradii uu aanay inuu gudbiato o.o loo diiday ayuu u eedeeyey xusabiyaha kan kalena anigaa qof u magaacabanaya iyo ima magacaabaney sid agasimaha canshurraha beriga sidaasey ku waayey shaqadiisa waxanay ahayn ayey ku sheegay wasiirku

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 Рік тому

    Wariyaha codkiisa maxaa ku dhacay?

  • @yuusufmaxamad2844
    @yuusufmaxamad2844 Рік тому

    Warkani wuxuu iigumuuqda wadadii dawladnimada oo sooiftiimaysa wasiirki runtasheegay waageesi wadaniya waayo tunta wuxuu usheegay halahagaago

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Рік тому +1

    Madax wayne lashaqeeya umad marhore musuq maasuq baratay halsano iyo labo sano laguma nadiifin karo lashaqeeya toosiya

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 Рік тому

    Dowladii hore musuq ma dumanin ee waxaa dumiyey rag militari ah oo kibray

  • @fikir-keyga6363
    @fikir-keyga6363 Рік тому +4

    DOWLAD MEESHA KUMA HEYSAANEE ALSHABAAB WADANKA U BANEEYA

  • @saadaqsaadaq7738
    @saadaqsaadaq7738 Рік тому

    Xaqa waasoo daahiraa inshaa alaah

  • @abdulmoaw7304
    @abdulmoaw7304 Рік тому

    Horta suaal somaaliyeey ma muqdisho oo kaliya ayaa musuq lagu eedeeynaa xildhibaanada ka yimaado waqooyi koonfur puntulan kismaayo baydhabo hiiraan galmudug ayaga musuq majiro miyaa yaa iiga jawaabi karo suashaa

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Рік тому

    Marqaati waxaan Ka ahay in ay yihiin Baarlamaanki oogu xuma

  • @CabdiGuled-ly1cq
    @CabdiGuled-ly1cq Рік тому

    War ninka qabyaaladda aabbaheed iyo hooyadeed ah oo cuqdadlowga ah haddana sharci yaqaan sheegta shirka ka saara si uusan suntiisa idiinku shubin. Waa ninka hebel shekh.

  • @ahmedismail5546
    @ahmedismail5546 Рік тому

    professorka waa qabiiliste waligi hasaan shieekh waxba kama sheego

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 Рік тому +1

    Xildh saajid wax aad qaadata ma jiraan

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 Рік тому +1

    Xafiisada dawlada waa in laga bilaabo dadkii oo dhan waxay naqdeen xaaran cunayaal illahayna waa u jeedaa raga soo maaliyeed oo muslimiinah hadana xaaran cunaya oo gaaladii camal ah

  • @cabdiqanikaka3101
    @cabdiqanikaka3101 Рік тому

    Maxa yab is dabayal mr dulyar

  • @saja9892
    @saja9892 Рік тому +1

    Odayga shaatiga cad waaba nin jiran gabadhaa ka caqli badan xamar waa xaruntii soomaaliya waxa wadanka soogala oodhan canshuur hayado macaawino xamar bay yimaadaan mana soo dhaafaan dawladnimadu waa u dhalasho nin cuqdad qabaana iyo baahi cid maxukumi karo soomaali waa u dhamaatay

  • @JamaMohamud
    @JamaMohamud Рік тому

    Xildhibasnada iyo madaxweyne yaasha halagu xukumo musuqii ay galeen ee doorashada.

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 Рік тому +1

    Hawiye wax dawlanimo mayaqaano cadaabta haawiyan.waategayaa.

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 Рік тому +1

    War dadka baadbaadiya bilaahi caleeykum

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Рік тому

    Dowlad aan 1sano aan udhamaanin oo bilawday musuq maasuq kawaran afar sano Maxaa lafilan karaa
    Ilaahay hanoo gar gaaro somaliweyn 🇸🇴

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Рік тому

    Ilmo hooyadood tuuga tahay ayaguna waxay noqonayaan tuugo
    Musuq maasuq Hooyo iyo aabo waxaa u ah Xassan Sheikh

  • @abdirahmanmohamedosman5784
    @abdirahmanmohamedosman5784 Рік тому +1

    Waa dood aan bislayn, keeni karta musuqmaasuqa marka laga hadlayo in si sahlan loo yiraahdo (Cafa Allah Cama Salaf). Xoolaha dadwaynaha waa dib loo soo celiyaa, hadii laga run sheegayo ladagaalanka musumaasuqa.

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 Рік тому

    Reer konfurka oo dhan aywada tuug ah ilaa kannugu hoosay ilaa kan ugu sarey.

  • @MaymunaMukhtarJelle
    @MaymunaMukhtarJelle Рік тому +1

    Run buu sheegay berfasoorka

  • @mahmedabdulle9179
    @mahmedabdulle9179 Рік тому

    Midkaan wasiirnimada sheeganaa,waxuuba u doodaadhaqasle xoog leh inow xadoow rabaa,war maxaa xal ah baa lawaydinaa markaasoow leeyahay xoolaa badanaa la rabaa waa tuugwarkiisa cadaystay

  • @ahmedismail5546
    @ahmedismail5546 Рік тому

    profesorku inta u ina jamac bare ka hadlayo hassan shiek iyo xaalka maanta ha ka hadlao

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f Рік тому

      Prof. Waa beenaale oo waa ninkii jiri, Jaamacaddii ummadda oo uu Siyaad Barre ii diiday ayaa waxaa ii oggolaaday Wasiir dowladii Kacaanka kamid ah!!!! Kkkk

  • @woman987
    @woman987 Рік тому

    I wish I meet presiadan of Somaliy?

  • @ayansheikh7782
    @ayansheikh7782 Рік тому +1

    Xasan iyo familkisa tuuuuuuuuuug indadka iyo dalka lagaqabto

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 Рік тому

    Alloow baadbaadi somaliya

  • @SUPERMOHAN420
    @SUPERMOHAN420 Рік тому

    Dalka waala bad baadiyay kulhaa yaa laga bad badiyay farmajo ma Ajaaniba subxanlh

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Рік тому

    DADKAAN MAXAY ISU XIIJINAYAAN. ayagoo wax walba og. Igu SAWIR AYAA LA DHAHAA barnaamijyada soomaaliya. Arintaan waxaa lagu gancinayaa IMF & WORLD BANK.

  • @kikitkikiu2177
    @kikitkikiu2177 Рік тому

    Tug aya tihin ila madax Wayne ila barlaman shayadin aya tihin

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 Рік тому

    Musuqmaasuq markii la soo qaado maskaxda qofkasta oo somali waxaa ku soo dhacaaya Xassan sheekh.haddaba macquul maaha in lala dagaalamo musuqa

  • @c-damal8197
    @c-damal8197 Рік тому

    Musuqmaasuqa haddii lala dagaalamayo waa in laga bilaabaa XSH iyo qoyskiisa, kadibna hoos loo daadejiyaa iska xisaabtanka! Sharciga cid ka saraysa ma jirto ee XSH baarlamaanka ha la horkeeno, oo hala xisaabtamo!

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Рік тому +1

    Farmaajo Vilada kasoo bax saanbaa kadanbaysay

  • @abdiabdi4390
    @abdiabdi4390 Рік тому

    Xaqiiqdan heynaa this and that ??
    Why don't Report it

  • @fataha1
    @fataha1 Рік тому

    Why loo kala diray gudiga Musuqmaasuqa .taas maa laga hadlo
    Farmaajo waxaa lagu nacay LA XISAABTANKA .

  • @xidigxiddigasheikh9120
    @xidigxiddigasheikh9120 Рік тому

    Somalia alla umaqan

  • @عبدالقادرعلي-خ8ب

    Dowladu inta uwada shaqesta oodhanba waxbey wada dhacan lkn waxad umoda ineysan dhimaneyn war walaga tagaya dunidani aad arkeysan taa ogada hanti weliba oo aad kedsato wadka tageysa adigo ujeda xolo adan laheyn bad jahanama ku galeysa sbxnllah

  • @axmedcilmi6433
    @axmedcilmi6433 Рік тому

    Waa Dood Culus oo lobaah Naay in laga hadlo

  • @JamaMohamud
    @JamaMohamud Рік тому

    Miskiin baa miska lafuulo leh miyaa? Madaxweynuhu laaluush buu bixiyay, xildhibaanaduna laaluush bay qaateen.

  • @hanyaswan1817
    @hanyaswan1817 Рік тому +2

    Away hassan tuug iskaba tuug

  • @MaymunaMukhtarJelle
    @MaymunaMukhtarJelle Рік тому +1

    Asc

  • @c-damal8197
    @c-damal8197 Рік тому

    Baarlamaanku wuxuu u afduuban yahay Aden Madoobe & Sacdiyo Firimbi, sida ay iyagu rabaan ayay baarlamaanna u maamulaan!
    Marka Aden Modoobe & Sacdiya Firimbi iska tuura oo dad aqoon iyo karti u leh hoggaaminta baarlamaanka u doorta!

  • @ismaelmohamed5107
    @ismaelmohamed5107 Рік тому

    Hadad musuq masug rabtan inad kahortagtan waxad dhisi lahaydeen
    Hayad kamadax banan xukumada oo athoraty leh ee waxan idin dhihi lahaa runta udhaadhaca

  • @sahraahmed6608
    @sahraahmed6608 Рік тому

    Musuqmasuqa horta hala Soo xiro madaxweynaha adeerka ah

  • @fataha1
    @fataha1 Рік тому

    KULI FIDNO WAA BAARLAMAANKA
    AYAA DOWLADA KA MASUUL AH OO
    LA XISAABTAMI KALIN DOWLADA
    RUNTU WAA TAAS.

  • @ikramali7344
    @ikramali7344 Рік тому

    😂 very well said , Somalia 🇸🇴 is one, 70% of the Somali properties are theft man and women hands , not just Mogadishu, No basic roles means no progress, Somali people please let us go back to basic human dignity ,protocols, low of basic values of humanity and respect each other and Allah SWT. Before that forget it.

  • @CabdiGuled-ly1cq
    @CabdiGuled-ly1cq Рік тому

    War nacnacda jooji waxba kama taqanide. Orod aad asdan yabaal hadaad wax qabanaysid. Waa ninka bidaarta leh.

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 Рік тому

    War dalka xageebu ku soctaa