Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Wixii la qariyo qudhun ayaa ku jira, waa maahmaah aad culus.
Diyaaradi qaaday xata sawirkeeda lama hayo maanta hadii la waayo bal ka waran
Diyaaradii qaaday, ha la baafiyo.🤣🤣🤣🤣🤣
UAE dawalada Somaliland xidhidh adag ayaa kadhexeya oo sababay mw hore muse bixi Cabdi xildiid taarikhda xusidoontoda wlee
ASC WALAAL SALDHIGA MELETERI WAXAA DOONAYA KOFIYAD GAAB SOMALILAANA WAXAY NOQONAYSAA MAXMIYAD YUHUUDA LEEDAHAY IDINKUNA WAXAAD NOQONAYSAAN GASADA CUSUB INSHA ALAAH
Adr diyarad haku meeraysane maxaa dadka looga qariyey Airport ka hargeysa waa layna tusay markay tagayeen meeday soo dhaweyntii emirate ku adr meesha waxba kuma hayside qabiil baad isleedhy ku difaac adr diyarada way soo kiraysteen reer maryo cawl hadii la soo dhaweeye lagama fadhiyeen indho beel ayaad wax ku difaac isleedhy
Muuse Biixi,, doorashadii waa looga guulaystay xilkii wuu wareejiyay waa qof shicib ah oo suuqa jooga , dadkan hadal haya ee ku mashquulsan isaga waa dad bilaa camal ah.
Waxii muuqdaa macaan
Iyaah
Ciro caano fadhi, markuu soo noqdo isagaa warami doona cidna aamusnaan iyo diblomaasi ayaan ahay ka yeeli mayso.. ha ku daalina ciyaal.
Na qariyaay baa socota .diyaarad ay soo kirayateen bay na leeyihiin imarat baa soo dirtay .wax baa bakh ka yidhi qoladii wadani .😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
MADAXWEYNE IN UU IS QARYO MA AH SHARAFTA WADANKA MA AHAA SHARAFTA DALKA MA AHAA
Ninkagan indho beelka ahi muse biixi wuxuu tagay dhakhtar mida kale laba magaalo ayey kala joogan
Alshabaab iyo kooxo kale oo wadaad xume iyo gunti gaabyo ah oo abaabululaya in dad masaakiin ah Oromo ah lagu laayo Berbera iyo hargaysa.
Socdaan kii madaxwaynaha ayuu ku sheegayaa hadana dadbaa doortay buu ku leeyahay, markaa ma nin reer kii sii u safray baa, kani Waa dibjirkii foostooyinka biyaha moholin ka soo riixi jirey weeye kkkkk
Waxay noqon kartaa aqoonsigii somaliland baa lagu dhawaaqaya . madaxweyne Abdirahman oo imaaratka jooga ayaa loo yeedhay madaxdii ka horeysay .muuse bixi iyo daahir riyaale.madaxdii aqoonsiga somaliland.allah yirxamu wuu geeriyooday madaxweyne siilaanyo.isaguna maanta wuu tagi lahaa shirkan socda .
You.making A lot of excuses stop.diffendind Cirro and talk sensibly
Baafin, Ciro caano fadhi.
Muse bixii waa laa xidhaay.
Maa abaahba XIDHYE doofaryow

You.making
A lot of excuses stop.diffendind
Cirro and talk sensibly
Baafin, Ciro caano fadhi.
Muse bixii waa laa xidhaay.
Maa abaahba XIDHYE doofaryow