SHAQO AYAY SOO DOONTEEN BALSE MAXAA KA RAACAY ?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024
  • WELCOME AND SUBSCRIBE OUR CHANNEL
    My FACEBOOK : / macaad2
    FACEBOOK PAGE : / inahosow
    INSTAGRAM : / ossmanny
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD UA-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

КОМЕНТАРІ • 215

  • @hamidbarkani4295
    @hamidbarkani4295 3 роки тому +60

    HOOYO WAA HORMARKA NOLOSHA 🥰😍❤️ ALLAAH HA DHOWRO ❤️

  • @askarchannel3667
    @askarchannel3667 3 роки тому +3

    Hooyo waa hawlkar aan damin wll Allaha aduun iyo aakhiraba dambigeeda dhaafeee

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 3 роки тому +2

    3 sano ayey ugu buuxdaa geerida hooyadey caawo waxan ahay Nin weyn ilaa iyo hadana ma arkin bosskeedii qof iibuuxinkara Madaxa haduu I xanuuno wn xasuustaa naxariisteedii
    ياربي ارحم امي كما ربياني صغيرا 😭😭😭
    اللهم ارحم امي واغفر لها واسكنه فسيح الفردوس الاعلى بغير حساب 🤲🤲 و أمهات المسلمين اللهم امين يارب العالمين 🤲🤲🤲

  • @hamthaindhacase8697
    @hamthaindhacase8697 2 роки тому

    Alla wlhi Waa Hooyo wàa run🥰🥰🥰 Ilaahaw noo Xafid danbigeeda iyo Kii waalidkeedna dhaaf

  • @Alimtalks
    @Alimtalks 3 роки тому +2

    Muuqaal sharaftiisa wata hhhhhhhh waa qoslay runtiii. Thanks Hoosoow.

  • @dekoelmi4826
    @dekoelmi4826 3 роки тому +2

    Wlhi markii hore wa qolayay lkn markii dambe wa ilmeyay.I love you hoyo💜 illahow dambigaga dhaaf

  • @mutaashasan8380
    @mutaashasan8380 3 роки тому +1

    Saxiix hooyo macaan hooyo oo dhan illaahey janada ha uu gu aabaal gudo❤

  • @fadumaabdullahi6425
    @fadumaabdullahi6425 3 роки тому +1

    Ilahay hooyooyinkeen janadiisa haku wada cazuumo aamiin yaa allah 🤲🤲😘🙏

  • @abdirahmanabukardhallow3571
    @abdirahmanabukardhallow3571 2 роки тому

    Thanks bro Wlhi waa sax Allah haku xafido.
    Hooyo na weydhimatay Allah ha u naxariisto Hooyo mcn Allah ku naxariisto ax xanuun ba markaas ayuu ibilaabmay😥😥😥😥

  • @hajarahmusa6853
    @hajarahmusa6853 3 роки тому

    Allow unaxariiso hooyoyinken janatul firdowso kadhig hoygoda. Ameen Ya rabbi❤️❤️❤️❤️💯🤲🏼🤲🏼

  • @hannaali5762
    @hannaali5762 2 роки тому

    Thanks Wallkay aad baan kulasocda wax yabahad keento dhan waa wax cajiib ah mansha Allah

  • @meyma_beauty
    @meyma_beauty 3 роки тому

    Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏.

  • @fatushlove5640
    @fatushlove5640 3 роки тому

    Waa runta jirto wlhi illhay ha unaxariisto walidiinteena

  • @suhaynanuribrahim7769
    @suhaynanuribrahim7769 3 роки тому

    Hooyo mcn alle nagama qaado amiin

  • @hafsabilanbeauty4012
    @hafsabilanbeauty4012 3 роки тому +1

    Wllky hosow adiyo asxaabta da iso boqda walashiinaa ehee wadmahad santihiin

  • @Fandhaal1
    @Fandhaal1 3 роки тому +1

    War Halysoo Pooqdo Soomalaaya

  • @zahrahussein2703
    @zahrahussein2703 3 роки тому

    Xaqiiiqo waye wlh ilahay hoyooyinka ha u naxaristo aduun iyo akhiro

  • @ahlammostfe3827
    @ahlammostfe3827 3 роки тому

    walhi waa video u qalma 1 Million like manshallah

  • @sahrasalaad1462
    @sahrasalaad1462 3 роки тому

    Hooyo nimadu saa uma xuma maashaa alaah waa happy 😊life

  • @rosecooking2427
    @rosecooking2427 3 роки тому

    Hosow pro riwaayadahaaga uxiisnay marke innooso gudbi adaa ayaalogusooshaqeeyaa riwaayadaaha maskaxiyan neefbaas iyo kowakale waankoheestaa please nosoobadi riwaayadahaas

  • @awaleyare6349
    @awaleyare6349 3 роки тому

    HOOYO IFKA CISI IYO SHARAF KU NOOLW AAKHIRANA JANADII ALLE HAKUGU ABAAL MARIYO MAM

  • @mukhtaradam2720
    @mukhtaradam2720 3 роки тому

    hooyo waa horumarinta aduunka

  • @nimcoqaalic9065
    @nimcoqaalic9065 3 роки тому

    Haaa ani hooyo wan ahay waxas oodhan an usameyo caruurtaydane dal uma arko ee waa farxadayda
    Alxmdllh
    Allow hooyoyinkena janadada kucazuum

  • @nacimaiman
    @nacimaiman 3 роки тому

    Hooyo mcn 🥰🥰🥰🥰waaye barnaamijkan marhore fiirsaday

  • @ubahahmed3602
    @ubahahmed3602 3 роки тому +1

    Tan camal shaqo la aan baa ii dhaanta

  • @mohamedawil9069
    @mohamedawil9069 3 роки тому

    Hooyo lama huraaan illhyna janadiisa haka waraabiyo hooyoyinka dhammntood

  • @fosiyamaxamad7091
    @fosiyamaxamad7091 3 роки тому

    I love you hooyo Mcn Allah ha iska xafido noloshaydii ❤❤❤❤🤴🥰

  • @SuleeqaquruxChannel
    @SuleeqaquruxChannel 3 роки тому

    😢😢😢😢😢Waanba yaabanaa allow hooyooyinkii noo xafid oo u danbi dhaaf inta dhimatayna Alle qabriga ha u waasiciyo💔💔😢😢.

  • @Chen12347
    @Chen12347 3 роки тому +1

    Ayyyy🥺❤💯💉

  • @khalidjaamac9234
    @khalidjaamac9234 3 роки тому

    The moment of tru aa way

  • @nimcabile2981
    @nimcabile2981 3 роки тому

    Niyow qosolkan aad iska soo rixdo dayn mayside.naga yare xitaa hhh

  • @aayah5210
    @aayah5210 3 роки тому

    Walee benmahan xalay saqdidhexe mesha umacan ayado iimaraysa kacay 😭 sakayne sido kale ano bad dhexjifo sokacay😩

  • @saidadahir1275
    @saidadahir1275 3 роки тому

    Sadax wiil aan dhalay ugudbiyay hadwy mahadsanid

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 3 роки тому

    Hosow walaalkeey cade

  • @abdirashidhussein9319
    @abdirashidhussein9319 3 роки тому

    Masha Allah walalkay horey usoco

  • @googlethinkis3726
    @googlethinkis3726 3 роки тому

    Hhh😂🤣🤣😂

  • @xaawagaariabdikadir664
    @xaawagaariabdikadir664 3 роки тому

    Safar salaama marka hore bro

  • @suweydaqurux869
    @suweydaqurux869 3 роки тому

    😁😁😁😁😁

  • @faridahagi3888
    @faridahagi3888 3 роки тому

    This is a very old videoe

  • @hodhanmohamed5607
    @hodhanmohamed5607 3 роки тому

    Hosow bro hore usoco sxb

  • @ahmedmohamedadam2869
    @ahmedmohamedadam2869 3 роки тому

    Safar salama sxb

  • @nafisaahmed5757
    @nafisaahmed5757 3 роки тому

    wlll brnamijyo tayo leh noso gudbiyo thnks wll

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 2 роки тому +1

    Horey waan u arkay lakiin saxba maaha sida loo sheegay waxbaa kadhiman hada aniga Canada ayaan daganahay subixii 6:00am ayaan tosaa labo cunug ayaan school geeyaa ana school ayaan aadaa 12:00 ayaan kasoo baxaa 12:30 gurigaan imadaa cuntaan kariyaa gurigaan nadiifiyaa 2:30 ilmahaan soo Qaadaa gurigaan keenaa markay 3:00pm hadana 3:30pm shaqaan adaa 04:pm ayaan shaqada Galaa 2:30 am ayaan kadoo baxaa isniinta ilaa jimcaha Fadlan xilga aan sexdo iisoo sheega. Wadna mahadsan tihiin Hooyo waa macaan .

  • @munoadan9952
    @munoadan9952 3 роки тому

    Waa cajiiib

  • @gaabshe1394
    @gaabshe1394 3 роки тому

    Dadkan pin ku cabadayo muxu faa’ido ini yhy 😂😂

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 3 роки тому

    Brogaaran magaciisa Osman

  • @khalidgaras4679
    @khalidgaras4679 3 роки тому

    Mar labaad ku soo dhowow stokholm

  • @aymanyare9829
    @aymanyare9829 3 роки тому +1

    Keep going legend

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 роки тому

      Sii soco ✅
      Halyeey ✅

  • @lovelyabshiizdigale7592
    @lovelyabshiizdigale7592 3 роки тому

    Muhimada waa ineey somaliland gobol tahaay✋✋✋✋

  • @sahrujahaji6058
    @sahrujahaji6058 3 роки тому +19

    Ya Allah hooyooyinken janno fardowsa ugu bishare ❤️💖😢

  • @aliyah-rl7pv
    @aliyah-rl7pv 3 роки тому +20

    Markaa hoyo noqotid ba daremi karata salute mom❤

  • @deeqaalli8436
    @deeqaalli8436 3 роки тому +13

    Woow hoooyo la aan abaar waaye wlhi allow u naxariso waalidken 😭😭😭😭

  • @ahmedwadani7409
    @ahmedwadani7409 3 роки тому +15

    ilaahow walidiinteena Dambiyadooda dhaaf😭🤲

  • @hankaGamer
    @hankaGamer 3 роки тому +3

    Aac wll howzo halmar isoo eeg waa codsi sxp

  • @MaryamMukhtar-ep1tn
    @MaryamMukhtar-ep1tn 3 роки тому +2

    Alla runbadanaa hurda laan dhafar hooyo allahaa ugargaari

  • @faskachannel2236
    @faskachannel2236 3 роки тому +9

    أسأل الله العظيم رب العرش العظيم أن يشفيك
    قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
    من عاد مريضا لم يحضر أجله فقال عنده سبع مرار أسأل الله العظيم رب العرش العظيم أن يشفيك إلا عافاه الله من ذلك المرض .
    رواه أبو داود وصححه الألباني
    أي ما من عبد مسلم يزور مريضا في أثناء مرضه وليس بمرض موته، فيقول سبع مرات: أسأل الله العظيم رب العرش العظيم أن يشفيك ، فيعافي الله ذلك المريض بفضله وكرمه سبحانه وتعالى.

  • @ayuutoboss2602
    @ayuutoboss2602 3 роки тому +1

    This video 2013 baa dawaday xasus

  • @salwaxasan2594
    @salwaxasan2594 3 роки тому +2

    Walaahi waa sax hooyo qarash cidna ma siiso shaqada adunka ugu darana way heysaa ilaahey ha barakeyo

  • @xaawagaariabdikadir664
    @xaawagaariabdikadir664 3 роки тому +2

    Masha allh ilaahow hooyoyinka dhamaantood danbigooda dhaaf
    Walaahy anba markki hore waan yaabanaa

  • @jamajijo6674
    @jamajijo6674 2 роки тому +1

    Hooyo Macaan I love you so much ❤❤❤❤❤❤❤❤ 😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥

  • @ruqiyamohammed6873
    @ruqiyamohammed6873 3 роки тому +1

    Horaan u arkay wasax hooyo yikana allaha janatul fardow hagayo hooyo waqali lama hali karo

  • @faskachannel2236
    @faskachannel2236 3 роки тому +6

    أدعية الشفاء.. أعوذ بعزة الله وقدرته من شر ما أجد وأحاذر

  • @ilyaasmaalcumar9247
    @ilyaasmaalcumar9247 3 роки тому +1

    WAA NARMAAIG FIICAN LAAKIIN SXP QOSOLKA BADAN NAGA YAREE MAHAD SANID

  • @maryamaruun4260
    @maryamaruun4260 3 роки тому +6

    Mom always mom 🥰❣🥺

  • @asmamohamed7521
    @asmamohamed7521 3 роки тому +4

    Hossow abwe big tageero ku ahy wlh😘❤🤵

  • @juweeriyo4
    @juweeriyo4 3 роки тому +1

    Hooyo shaqadey qabato cid qaba karto majirto

  • @allaalla6378
    @allaalla6378 3 роки тому +1

    Somalidsmaxkunacaday

  • @halimahassan6990
    @halimahassan6990 3 роки тому +16

    Mohamed buskud, Please give us his news? It's a very positive UA-camur, It's been three days since it's two channels are closed😳, please I hope you will communicate with him

    • @علىونرايس
      @علىونرايس 3 роки тому

      Asc seedi hosow

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 роки тому

      Xaliima ✅ xassan ✅
      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor, halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 3 роки тому

      Naga daa Ninkaasi maalinkasta reactionka ayuu fldadka ku jafaaye

  • @abdirahmaanjama2219
    @abdirahmaanjama2219 3 роки тому +2

    Manta waa iga badisay walee all hooyo inta nool ilaahay ha inoo daayo amiin yaarabi intii hooyadood dhimatayna ilaahay ha u naxariisto amiin yaarabi hooyo waanu ku jacelnahay waana jacelka nagu abuurtay markaanu sabiga ahayn

  • @madaaale463
    @madaaale463 3 роки тому +8

    This made my day dude🤝

  • @khadramohamud9184
    @khadramohamud9184 3 роки тому +2

    Oooh wallaah shaqadaan intaan daawanaayey intaana jawaabta la gaarin waxaa igu soo dhacay waa hooyo . Rabiyow hooyooyinkeen janoiyinka ugu sareeya gee

  • @adoontiialle3162
    @adoontiialle3162 3 роки тому +2

    Haa wlhy hooyo ilahay ma cadaabo aaamiiin yaa rabii🤲🤲

  • @arawelo9504
    @arawelo9504 3 роки тому +2

    Ilahay ba 3dex xaqsiyay abana 1xaq marka waa howl adag 🥺🤔

  • @suweydaqurux869
    @suweydaqurux869 3 роки тому

    Hoyo mcn wlh been maha allow karali noqo walidintena aduun iyo aqiro 🕋🕋☝️🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 роки тому +2

    Horaan u dawaday hadana wan jeclahay video aad soo dhigto inan dawdo😂❤

  • @zakimohamud5392
    @zakimohamud5392 3 роки тому +1

    ROMATIC WORDS| 10 Eray oo jaceyl ah| Part one (1)
    👇👇👇👇👇👇👇
    ua-cam.com/video/o05Rcwu2gkE/v-deo.html

  • @iqraabdullemohamud9343
    @iqraabdullemohamud9343 3 роки тому

    Ilaahow hooyoyinkena noo dhowr una dambi dhaaf hooyo mcn janatul firdawsaan kugu duceeyay🤲♥️💯🌍🤲💋😪
    Dhamaan hooyoyinka melwalpo ee joogaan ilaah ha inoo dhaafo intey unooleyna ilaah ha unaxariisto Qabrigeedana ilaah ha uwaasiciyo🤲😥💯

  • @manaomar212
    @manaomar212 3 роки тому +2

    I love my mom 💝
    Aduunyadana farxad aaqina Jano ❣️❤️❤️❤️❤️

  • @maryamahassan377
    @maryamahassan377 3 роки тому

    Hoooyo mcaaan rabi jazadaada jana hakayeelo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @sidee8413
    @sidee8413 2 роки тому

    Aar naga daa bahasha, ma waxa jirta Hooyo 24h shaqaysa oo aan seexan?
    Caqli ku dar sxb.
    #Inta_Hooyoo_nool_ilaahay_ha_dhawro.
    #Inta_dhimatayna_ilaahay_godka_ha_u_nuuro.

  • @nimcobaashinimcobaashi1270
    @nimcobaashinimcobaashi1270 3 роки тому

    Sey m,sh allh hoyok allh hano xifdiyo dhaman deen intii nool indi dhimatay nah allh hau naxtisdo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🤲🤲🤲😘😡

  • @آمالأميرات-ق7ق
    @آمالأميرات-ق7ق 3 роки тому

    Rabbi hooyadey mcn how naxariisto waxay ii ahayd tiirka nolosha la’aantetna noloshu waa mugdi please iigu so duceeya 🤲🏾😢

  • @sidra857
    @sidra857 3 роки тому

    Cawa tabtabliiqa la sheegaya u ekatay 🤣🤣🤣 kaftan only
    Landheere horay u saco

  • @nafisoabdiasiis7326
    @nafisoabdiasiis7326 2 роки тому

    Wan qosly lkn hooyo waxa loodhigoo majirto wan ku jeclhy hooyo mcn👸🏻😢❤️

  • @farhanaden9809
    @farhanaden9809 3 роки тому

    Masha allaah hore usoco wll wiilka supscribe fcn siiya pls sad ufiirsatan iyo saad uhagratan ismalaheee melfcn gaarsiya pls willka

  • @ilhancalicabdilaahi5117
    @ilhancalicabdilaahi5117 3 роки тому

    hosaw wll horta maxa ku helay teamkaga ahay waliba ila xad wll adna malmahan waxba ma so dhigtid sidan golba channellka inad wax so dhigty u eegayey wan dalay jah 😡

  • @mklsl3663
    @mklsl3663 3 роки тому

    Haa hooyonimada ma ahan shaqo leh wax fasax ah siiba dadka yurub joogo oo haysan dad kale oo caawiyo waliba hadii uu iskuulka fasax yahay shaqado way badanaysaa aniga waxaan dhahaa ilmahayga idinka lee fasax ah ma ahane anigu ma ahi fasax

  • @samatarmuuse6834
    @samatarmuuse6834 3 роки тому +1

    😂😂😂

  • @kowsarabdikadir4469
    @kowsarabdikadir4469 3 роки тому

    Mom &Dad cimridheer iyo cibaado suuban bn ilahy ugabaryy

  • @sahrohaashimaxamed9881
    @sahrohaashimaxamed9881 Рік тому

    Waatun hooyo macaan allow janadii fardowso idinka waraabi

  • @fardusa411
    @fardusa411 3 роки тому

    Haa waa sax Ilahay hooyooyinkeen jannada haku casuumo amiin

  • @iqrocabdulahicabdi911
    @iqrocabdulahicabdi911 3 роки тому +2

    Ninaa tageero ❤

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 3 роки тому +1

    Maashaa allaah hooyo allaha daayo caafimaad taam ahna allaha wada siiyo inta hooyo unooshahay oo dhan inta ay ka dhimatayna allaha u naxariisto aamiin aamiin

  • @blue_blood_cfc9237
    @blue_blood_cfc9237 3 роки тому

    Walahi waa ruun. Hooyo lama soo kobii karo. Xallada eey mareyso

  • @munamaxamed589
    @munamaxamed589 Рік тому

    Waa runtii ale ha u naxariisto hoyadey aabahay aamiin

  • @kheyriyasaciid8149
    @kheyriyasaciid8149 2 роки тому

    Intaaan muuqaal daaawadey kiii iigu qiiro badnaa ayuuu ahaaa

  • @suweydaqurux869
    @suweydaqurux869 3 роки тому

    Wlh wan iga qosliyen 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 2 роки тому

    Hooyadey Allah ha u naxaristo iyo hooyooyinka kale.

  • @saafif1203
    @saafif1203 3 роки тому

    Barnaamijkan xageen ka heli karaa igu caawiya walaalayaal

  • @naimaabdiraxmaan7063
    @naimaabdiraxmaan7063 3 роки тому

    wlhi saxiiix illahow u naxariiso hoyoyinka oo caawi