Waxey u jeclatay Wiilkeda Sida Nin keda Oo kale || Flim jaceyl ah ||
Вставка
- Опубліковано 3 чер 2022
- flim ka magaciisa dhamaad ka ayaa ku sheegnay.
Xayeesin Hada rabtid igala so Xarir business @
👉Abdihaliimalli@gmail.com
#qulasada flimada
#abdihaliim_ali
#captain_majid
#wiilkaabdiazizi waxan ahay Captain Majid, waxa ila dhahashay Abdiaziz Wilka Abdiaziz Iyo Abdihaliim Ali , Hada wa i aqonsata filaa😂😂
facebook page keyga wa kan / majidaliabdulahi
/ majidaliabdulahi
tiktok keyga wa kan
vm.tiktok.com/ZM8RMW9S7/ - Розваги
Muqalka like sara Ha ilobin pls 👉❤️🥰
Kani waa film filimkii anshax xumada lahaa
Walal magacagi so cesho
Magac captain majid soo celi midkaas ayaa wali ah ahaa
DIYAR ZXIP MIDNA XASUSO WAN KA HELA SIDA QURUXD IYO MILGAHA LEH AAD INOGU SOO QULALAYSO SIDO KLE ZXIP WAN JECLHAY FILIMTA SIDAN OO KALA
Iyo kuwa arimah jacaylka
Like waligay ma Helin 😩😩
Halmaalin wajiyadiina natusa cadixalim cadicasiis iyo kabtan maa inshaAllah🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏
legend maalin walbo Waka suga vidio sxb keep going
Qofkii ugu horeeyey dawado Ani weeye thanks wllkey 🥰🥰🥰
I Am soomaali 🇸🇴 you Are captan majid😂
Legend tahay zxp 🥰😇
CAPTAIN MAJID ❤️🔥
58 daqiiqo🕞 iyo 4.5 daawade legend always legend 🤗
Kaptain majid kan waan dawaday filin mahaa aan ka yaabay waa wiilkaygii ayaad tahay
Waa hooyo wiilkeed ku leh ninkaygii ayaad tahay
Ish filin mahaa 😅😅😅
5:00 🕔 galab jasta wanku tashta xita hadanan dawan wxn dawada maqribka kadib👋🔥🐐🫡
😍
😮😮
Muqalaladad wan Ku heysta kaman cajiso wan Ku xiranahy keep going kabtan majiid
Smir iyo iimaan alla idinka siiyo magacii hore ee UA-cam ka wllken captain majid
the mission successfully failed 😂😂
Waaw m.a ishcalaa filim qulaasada .filimada cabtan maajid waan idin wataa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Ayy Thank you Wllka🤴🏼❤
Noo soo badi filimanta jaceylka
@@axmedisback8065 😃😁
Keep going pro
Malinkasta galabti 1 muuqaal
Yaa heli karo M.a
Wanku tagera zxp 👍👌
Oo waaba hooyadii!! Subxaanallah...
Thanks bowe soobadi filimada kuriyanka waan kahely plz
Magaca waa badashey 🤣🤣🤣🥰
Haben kasTo musalsal cml ugu TashTa legend of UA-cam ✌✊pin wllka ma Fahmin
Abti Caruur Ha Noqone Filmaanta sayniska Technologyada waxyaabaha inoo soo Gudbi balse waxani bulshadeena Hala soo wadaagin
First pro pin please 🙏
Nio flimkan magaciis adoo mhadsan🙏captain
copy of tomi
Sxp waan ku taageeraa legend sxp noo soo badi videoyadan ii pin garee sxp👍🙏
Filim horor macnaha zombi noo 😢Ken please waa iga codsi
Special one captain ❤️
😮😮😮😮
Acudubilah😢 waa weelkeda bee
Magacagii hore ayaa wacna captian majiid
Anaa ugu horeeyo
First
So bdi filimda wll 🥹💔🥱
Legend big isaar
Captain❤"
Filimkan toos wuhuu weere ku hayay hooyooyin wuxuuna ladagaalamayaa diinta islamka iyo dhaqanka wanagsan captaintanoow nagadaa filimadan ookle ogow hadal aad tiri wuxuu badali karaa qof ,qoys ,qabiil marka kasoo fakir waxaad soo dhigeysid dadka qaar ma fahansana sababah filimadan oo kle loo soo bandhigaayo
Haa wlhi😂😂
This movie so sad 🥺🥺😭😭
isku day Jeceyl oo fashilmay 😭
waan sugayay wlhi
Keep going pro
Keep going wlloh Allah keep you
Captain season so qabo noh into the badlands
Keep going brother
Keep going legenoow
First lik
Ok waqtikasta like lama dhaafo
Keep going bro 👍
Ilaa hada waxaa layaabanahay oona iga codsi ah qisadii Khalid binu Walid maxaa ku dhacy mise ma haysiin
A aaaaaaaah...
Was Ku wataa pro
Wad mahad san thy abowe🙏❤️❤️❤️
Cptn hadaa janis uhelay inaa daawado bro tnx.. keep goin lgndow coom soon i a 300k
Legend cabten
Keep going bro 😍
Anaa ugu horeeyo pin 📌
Captan sxp codsi pls no sabadi zombie🤨🥵
Nosoo badi captain
Wlalkayga🖇😘😍
Legend ❤️🥰
Haye sxb🥰
Hana waa lin waaba filim waa li ah soo badi
Filmaanta Hollywood ka Ayaan gaar u xiisaynaa fadlan kuwaa ilgaara ku hay
Adi ilahey ha noo kaa deysto
gulbadgadhay🎉
Hore usoco lajanow
Maba awodo codkada anoo maqlay inaan like kula dhaafo🦻🏻💯😌🥰
Keep going zxp
Captain Majid ninka keliya een UA-camka u soo galo
❤️❤️😍😍
Hi
Keep up zxp
Abdihaliim ali
1 waa aniga
Captan. Majid. Badi
Captian Majid wll film ka the gone girl nosoo qulaasee codsi waaye pls
Shp magacii hore soo cisho plz
War niyaw magaca filimada soo gali
FIRST comment pinned please
filim zomob 🦁🦁❤️❤️
Video macaan igadheh tank you brother please more videos and sompio hhhhhhhhh 🤣🤣👿👿👿👿👿👿👿👿👿
Magic
Inaa iska magaca iska badhashi ma fiicno captan majid ku soo celi
Keep going
Majid waan ku tageyraa reply isogal😑😓😓😓
600k coming soon
Keep Going Pro🤴✌
Pro
@@dhakaarjr508 sis dheh
Sobathi pls
Bismil lah
Filmn zombie 🧟♀️ so dhig😢😂
Washeko kale☺☺☺☺
Captan majid
Horay usoco
Qofki ugu horeeye Viewska iyi like 👍 please reply 🙏
😍❤️
@@QulasadaFilimada 🎉🎉🎉
Video yashaaa maba kadali wlhi
wlhi wan ku walacay chanel kan
Love iis wallø
🏃♀️🏃♂️
🎉❤
Suuuuuuuuuuuuuuuuuuu😊😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
😂😂
Captan Tanks
👏wow
😇🥰😍
🎉🎉🎉❤❤❤Asc
Naag wilkeda rabo cajiib