SHAADIYA SHARAF & YACKOO SHORT FILM QOSOL BADAN (RUUXAAN)ADAA FUURI DOONEE DAAWO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • SHAADIYA SHARAF & YACKOO SHORT FILM QOSOL BADAN (RUUXAAN)ADAA FUURI DOONEE DAAWO

КОМЕНТАРІ • 1,4 тис.

  • @mohammoudbinabdalla6756
    @mohammoudbinabdalla6756 5 років тому +1040

    Qofkii qoraalkaan arko waxaan u rajeynaa nolol fiican io ramadanka qeyrkisa amiin

  • @waadhowr
    @waadhowr 5 років тому +164

    Inta qur'aanka kariimka jecel like saara

  • @saxiixmedia8956
    @saxiixmedia8956 5 років тому +1223

    Inta yackoo codkiisa kuheysato like ku kasbeey naag waa mugulaalee 😂😂😂😂😂
    👇😭😭😭😭😂😂

    • @petscare5804
      @petscare5804 5 років тому +4

      Salman Abdullahi nio channel ma iska furatid 🙄 vedio walba dawado wa iga horesa😂🙏

    • @abdirahmanmahamud2353
      @abdirahmanmahamud2353 5 років тому +5

      wara nio chanal kasta sa iga so horeysey wa ku ekaan raba noh

    • @sumayaaswan2438
      @sumayaaswan2438 5 років тому +3

      apdallaH haji 😂😂 sido kale wlhi 😫🙄

    • @ATRAXofficial.
      @ATRAXofficial. 5 років тому +2

      Mukeefaato keenaayo yackoo banaankaaga kudhacdey eepow waanku aaminsanahey subscribe iisaara plzzzzz😂

    • @adeniidow3556
      @adeniidow3556 5 років тому +2

      Tugsi aa kusoo caanbaxday ebow😜😜

  • @faraxlegand4275
    @faraxlegand4275 5 років тому +18

    Inta jecel quraanka like iisaar

  • @mahdimohamed523
    @mahdimohamed523 5 років тому +522

    Ramadaan kariim muslimiinta meel walpa Ee joogaan 😍🔥✊

  • @prince231
    @prince231 5 років тому +252

    Ramadan kariim all musliminta inta xiseyeso 🙏🇸🇴

  • @muniircabdimc966
    @muniircabdimc966 5 років тому +312

    #teamshaadia 50 like isaara wali maheline 😎
    qoFki 1 ahaye

  • @mulkiahmed2064
    @mulkiahmed2064 5 років тому +14

    Aabaheey ayaa iga dhintay dhamaantiin iiso duceeya😭😢

  • @faatimamahamed100
    @faatimamahamed100 5 років тому +277

    inti soonka u xiizty like ta igu qabtaH❤❤❤❤😍

  • @FANPROJ-pb5dr
    @FANPROJ-pb5dr 5 років тому +147

    Shaadiya sharaf iyo yackoo hdii Lizku daro mxay dhaLaaaYan😁😁😁
    Xazan top iyo mudey dhaha😁😁
    Like dhac ku zii hdad qzoshay

    • @shaficiabdirahman6913
      @shaficiabdirahman6913 5 років тому +1

      M9HA 1N THE HU1Z subscribe isar sxb

    • @yaskacade4853
      @yaskacade4853 5 років тому +2

      Xsan top iyo mudey 🤣🤣🤣

    • @fardowsaIsmail
      @fardowsaIsmail 5 років тому

      M9HA 1N THE HU1Z
      ASC wll subscribe isar

    • @King_cayda12
      @King_cayda12 5 років тому

      @@shaficiabdirahman6913 wll qlai subscribe isar ku sara

    • @King_cayda12
      @King_cayda12 5 років тому

      @@yaskacade4853 wll plz subscribe isar

  • @danuu3067
    @danuu3067 5 років тому +66

    Imtixaanka dowlada agalirabaaa isoo duceeeya walalayaaaal liketana haila baaalmarin

  • @naimajama5806
    @naimajama5806 5 років тому +133

    Anaa ku qabo qof ka ila maqlay like ha isaaro😄😂😂

  • @smcanlysisfx5090
    @smcanlysisfx5090 5 років тому +45

    Naayaa shadiyo najip mudey waa 2 lph ku hagar baxeynee love igu taaabo

    • @leilaruun2185
      @leilaruun2185 4 роки тому

      Afxumo badanida naya shadiyo afsomaliged afka subso

  • @amunaomar533
    @amunaomar533 5 років тому +90

    Wlhi fadumina io farax murtinle ku qosli jiraY hada shadiyo ku qosloyaa kep going fanandena😍❤🙏💌💋

  • @miskimuuse5311
    @miskimuuse5311 5 років тому +139

    codka yackoo inti kuhesato like😂😂

  • @safamahamuud6116
    @safamahamuud6116 5 років тому +21

    Inta YackooW Lahjadiisa ku heysaTo like 😂😂😂😂

  • @abdizakiklt
    @abdizakiklt 5 років тому +46

    Inti uxissty Ramadan ka Like Isara

  • @qaalidumar8975
    @qaalidumar8975 5 років тому +4

    inta shadiyo iyo yacko ka heshey like igu kasbeeya

  • @khadijohussen554
    @khadijohussen554 5 років тому +47

    Shadiyo sharaf walalked jekey cml ino yahay hada aragtay like isara☺️🤣😂😂😄☺️

  • @falastiinahmed2219
    @falastiinahmed2219 5 років тому +33

    Shadiyo kkk wlhi markan ku arko iska qoslaa queen hormar wacan 😍😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ubaidofficial4196
    @ubaidofficial4196 5 років тому +94

    7daqiiqo 1k masha'allah allow u barakey chanelka walaasheey

  • @atoorebaadiyo6345
    @atoorebaadiyo6345 5 років тому +41

    Sxbyaalow waa idin tugaa 80 like i saara hadii geso ii soo baxyo

  • @AmiinDaroogoOfficiall
    @AmiinDaroogoOfficiall 5 років тому +148

    Shadiya naag nool 😂

  • @ubaxabdi317
    @ubaxabdi317 5 років тому +67

    From puntland wxn taderaa yackoo iyo shadiyo somalia hanolato

  • @jannamohamed2253
    @jannamohamed2253 5 років тому +16

    Shadiya sharaf my sis hore u soco jilinka waad out nuureysaa👍👍👍

  • @shaadiyadiamond6927
    @shaadiyadiamond6927 5 років тому +40

    shaadiYa sharaf ani colool xuman uhayaa magacay iga xogtay Hhhhhh inti argta like isara

  • @yaxyeblack6062
    @yaxyeblack6062 5 років тому +79

    Shaadiyo inta ila jecel like igu kasbeya 🤗😂❤✅✔

  • @queenoftheyear2477
    @queenoftheyear2477 5 років тому +18

    Waad caafimaad qabtaaa wll meey ku dhibysaa inaad nabiga ku saliso SCW😓

  • @caafimaadhage9708
    @caafimaadhage9708 5 років тому +8

    Yackoo inta ku heesato like ii saara ✊✊✊

  • @سحانالله-ش6ر
    @سحانالله-ش6ر 5 років тому +2

    Shaadiya sharaf inta taageerto like ha iga baqiilina 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋

  • @maxamedindhacade7767
    @maxamedindhacade7767 5 років тому +3

    Inta yackoo inuu abgaal yahay aaminsan like saara

  • @caqilkareershipis8373
    @caqilkareershipis8373 5 років тому +1

    wlhi waa markiii igu horeesay aan arka somali isku tabaroocday like masha allaah ,, sadax muslim ah mesheey isku timaado waainey xusaan xabibulaah maxamed scw si wada jir ah aan ugu salino nabi maxamed scw scw

  • @munahilwa9490
    @munahilwa9490 5 років тому +8

    Ramadaan kareem Dhaman All Muslim melkasto ey jogaan Rabi Nabad hanugu gaarsiiyo Amiin

  • @hajialiinthehouse8170
    @hajialiinthehouse8170 5 років тому +6

    dur dur media inta nacday like ta igu qabta
    Team shadiyo sharaf

  • @qalanjohindiyo8058
    @qalanjohindiyo8058 5 років тому +22

    Wawwww wllshaye shadiyo sharif mcnto hormar.wacan dur dur waye ka basarsanyihin marka hadalkod iskataa saxib

  • @dekamoha6355
    @dekamoha6355 5 років тому +27

    Isoo duceya Ilah ha idin sharfe Exam Finel baan Sabtida u fadhisan rabaye😭

  • @queenzluula573
    @queenzluula573 5 років тому +3

    Inta yacko iyo shaadiyo isku taageerto like wllkey ama walshey

  • @abdirizaaqhonda3930
    @abdirizaaqhonda3930 5 років тому +25

    Dhmaaan Azaaxbta Ilahy Waxan ka baryeyna inu Maalmaha khyrka badn Oo inaguso food leh inawada gaarsiiyo
    Aamiiiin

    • @fatumamohamed9510
      @fatumamohamed9510 5 років тому

      Amiin amiin

    • @mussaabdi7094
      @mussaabdi7094 5 років тому

      Abdirizaaq Honda is a great time to come over and help me in will be in UK u quality here ahwowhwohiaqhiahqih owner hqibbwvw
      Gygehevurgrievihigririirueuhdheeieheurhrhhurhur. The only problem I could use to make the new mood is the most important is when you come to the store i is my day one is a little hard for me to come home wyyeywywti

  • @huudafarah8275
    @huudafarah8275 5 років тому +52

    Inte shadiyo tagerta like

  • @fahmadahabo1702
    @fahmadahabo1702 5 років тому +2

    Hhhhhhhh shahdiyo wanxiseya ruwaydadha iyo fankaga hda itagerto like isii fanandena

  • @mohamedamiin5750
    @mohamedamiin5750 5 років тому +17

    Qofka ugu hereyo ayan ahay waan idin tuuga like isara

  • @asmaabdi5650
    @asmaabdi5650 5 років тому +2

    Laa ilaah shaadiyo waalee caqli leey faslan like igu qabo shaadiyo sharaf

  • @zakariyeaxmed765
    @zakariyeaxmed765 5 років тому +24

    shacdiyo atariishada xamar noolow abaayo 🤗🤗🤗😘

  • @baanaalibaana4498
    @baanaalibaana4498 5 років тому +24

    Shaadiya sharaf imbaay like ta igu kasbeey minii kale waa ku qoor siibaa
    Xigasho Axmed saadaq YACKOO

  • @drssalmachannel6227
    @drssalmachannel6227 5 років тому +11

    Qof wliba oo qoraal keeyga argo plz ii kula saliya nabigeena muxamed

  • @hayaatcabdulle8747
    @hayaatcabdulle8747 5 років тому +9

    Plz markaad rowayadaha jileesaan dhaarta bentaa iska daayay ❤❤❤😍😍

  • @maxamuudmaxamuud5036
    @maxamuudmaxamuud5036 5 років тому +5

    inta nabiga jecel like ii saara(scw)

  • @rayanshow567
    @rayanshow567 5 років тому +5

    Inta sidydoo kale imtixan iyo soonka isugu soo aday like wash

  • @salmaanabshir1193
    @salmaanabshir1193 5 років тому +4

    qoralka qofkii arkay Ramadan nabad allaha ugu dhameeyo

  • @rahmaahmed4317
    @rahmaahmed4317 4 роки тому +3

    Ramadan 2020 hadad daawanysid
    like👍🏽😂😂

  • @aamishdahir285
    @aamishdahir285 5 років тому +14

    Tagero buuxa u ahay walashey shaadiyo Sharaf Sharaf iyo cisi ada mudan ana shaadiyo kaftanley Ku bixiye shaadiyo adiga like igu qawo hada shaadiyo dar Allah u jeceshay like

  • @sml3858
    @sml3858 5 років тому +7

    Shaadiya qosolkeeda inta araktay like ha i saarto🤣🔥☝️

  • @fettypowygng7338
    @fettypowygng7338 5 років тому +21

    Shadiyo sharaf sharafta allah kaqadee like iguu sharaf 😂 noh

  • @curudacidadugsiga852
    @curudacidadugsiga852 5 років тому

    Shaadiyo sharaf masha allah diraca xeran tahay hooyadey macaan muqdizha iga soo dhibtay masha allah hormar wacan alpiyeey

  • @massudali4346
    @massudali4346 5 років тому +1

    Inta qoralkeyga aragty waxan orajeyna nolol farxadleh konolada rabadan Kane ilhey nabad hanogo garsiiyo naman moslimiita inshaalah

  • @faadiyacadey3348
    @faadiyacadey3348 5 років тому +37

    Wll tarawiix ma u xiistayna?

  • @ayanmohamed178
    @ayanmohamed178 5 років тому +2

    Anaa Ku qabo mize ada iqabo rali ahaw way IGA fakatey kulaha
    ZhaaDiyoH korka iizarnthy ziz❤👑

  • @hindohussein4297
    @hindohussein4297 5 років тому +9

    Shadiyo sharaf qurux dumar gaari dumar wllsheey MCN keep going hurmar wcn hhhhhh

  • @naimaosmn4223
    @naimaosmn4223 5 років тому +2

    walho yacko markn arku abhey mcn an soo xasuusta soo asigu io abahey wey iski egyhiin Allow unxriiso aabhy mcn io inta aboyshed dhinta Amiin Amiin❤

  • @hodanqurux3323
    @hodanqurux3323 5 років тому +13

    Shadiya sharaf ilahaybaa magaca wanagsan u qaday wlahay wajigeda ayey kamuqata gabadh wanagsan inay tahay wlalo garabkaga ayaan nahay nin Hadal kugu dilay Aamus ayaa lagu dilaa
    Markaa go head qaali hawen

  • @samiirocadeey2129
    @samiirocadeey2129 5 років тому +1

    Shaadiyo sharaf IYO yackoo meel ay joogan qosol lagama waayo😂😂😂

  • @somalilandgirl8019
    @somalilandgirl8019 5 років тому +12

    Yacko Jilida Filmnta hindigu ka bartay
    Shadiya Actirsho khatara Somali nimo 👇like igu sar plz 😭😭

  • @alfredjohn7450
    @alfredjohn7450 5 років тому +3

    walal yaa low wanibaryaa like isara ramadanka alaha hanifudade

  • @iqroiman6512
    @iqroiman6512 5 років тому +17

    Shaadiyo ala beerka ninka wa i jafifiyay kulaha wankahelay😍💓💗👏👍

    • @ahlulwanaagmedia9425
      @ahlulwanaagmedia9425 5 років тому +2

      Iqro Iman walashey subscribe igucaawi please Allaha hakusharfo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @hamdaqueen510
    @hamdaqueen510 5 років тому +1

    Shaadiyo sharaf hormar wcn keeb goin

  • @sommediainuganda8043
    @sommediainuganda8043 5 років тому +20

    Isku dabaridkii najiib iyo muudeey yaaloola dan leeyahay😂😂

  • @hibaaqwanaag4667
    @hibaaqwanaag4667 5 років тому +11

    Shaadiyadeyda mcnto hor mar wacan😘

  • @mahameddaahir7952
    @mahameddaahir7952 5 років тому +7

    Waa idin baryaa 1k like ayaa idinkacodsanaa qof ayaan laxifaltamooyaa

  • @nasiimali7828
    @nasiimali7828 5 років тому +12

    Qoftaan mama malyuun score u dhigtay
    Subscribka sida roobka uheshaa waanku faraxsanahay hore usoco
    Yackoo iyo ayada waa isku soo baxaayan jiliinka

  • @user-uc6sg1sq8p
    @user-uc6sg1sq8p 5 років тому +3

    Inta jecel horumarka shaadiya sharaf like I saara 🤗🤗

  • @احلامفرحاحلامفرح
    @احلامفرحاحلامفرح 5 років тому +13

    اللهم بلغنا رمضان

  • @quran5941
    @quran5941 5 років тому +23

    Hadad kaheshe like igu sharfa pls

  • @foodeylyrics1691
    @foodeylyrics1691 5 років тому +2

    Shadiyo in ay riwaydaha Ku fcntahay yaaaaaaa I'll m arka

  • @samriitaupdy3993
    @samriitaupdy3993 5 років тому +16

    like iisara anaa ugu horeeye😂😂

  • @mariacabdino8129
    @mariacabdino8129 5 років тому +1

    Wow yackow ahaa Caadi ma ahn ninkaan ku heystaa nabee😂😂

  • @Zizouu94
    @Zizouu94 5 років тому +11

    Ismaciil & xasan top level koda we dhaaftay qoftan hade atooraha hindiga yacko wx la jileeso

  • @umucimraanofficial3646
    @umucimraanofficial3646 5 років тому +8

    inta yacko ki hayzata zida anih cml like izara😭😭😭😂😂😂

  • @hodanbashir7886
    @hodanbashir7886 5 років тому +19

    #best filim ever seen sister keep going many times.wax lagu farxo waye shactiro miran wlhi.

  • @shiffaabdi392
    @shiffaabdi392 5 років тому +1

    Dharkan isku jiidka eh intuu ka so heyley inta il mid eh like

  • @anisohaaji3296
    @anisohaaji3296 5 років тому +12

    Qofki 5 baan ahay shadiyo sharaf iyo yackoo isku so baxeeysaan keep going

  • @shadiaisse9780
    @shadiaisse9780 5 років тому +1

    Hhhh woww my queen shadia Sharaf samiday horomar wacan hppti
    Kaa helaa shadia Sharaf Hargyza ka soosa lami 😘👑🇸🇴👈

  • @daadirhero
    @daadirhero 5 років тому +9

    Inta Ramadan Xiisayneeso Like Ku Qabta😍

  • @baxsanmohaabdi6495
    @baxsanmohaabdi6495 5 років тому +2

    shaadiyo wlhi funny baa tahy qosol iguma harin😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sabrinasomalichallenge2697
    @sabrinasomalichallenge2697 5 років тому +17

    Aaar shacdiya funny wayo dhexday hurdo iku qabatay kulahaa 😂😂😂😂

    • @nawelfaysal4495
      @nawelfaysal4495 5 років тому

      sabrina moha istanbuul ahaaa qofkan mise wan qaldanhy 😳

    • @umuraage2984
      @umuraage2984 5 років тому

      sabrina moha 😂😂tlhi qosol iguma harin

    • @sabrinasomalichallenge2697
      @sabrinasomalichallenge2697 5 років тому

      @@umuraage2984 hhhhhhh maila araktay hhhhhhh 😂😂😂😂😂😂

  • @akramfarahmohamedsabriye498
    @akramfarahmohamedsabriye498 5 років тому +1

    Dar alaan kuu jeclahay walaashey shaadia sharaf chanalkaaga waan ku xiranahay wll qaaliya

  • @swtzuheyla6206
    @swtzuheyla6206 5 років тому +4

    Shaadiyo my favourite actress runti naagtan WAn kuhaaysta😂😂😘

  • @mumtaazbashir308
    @mumtaazbashir308 5 років тому +1

    Guluuskan aan furanaa ilaa an ka hurdo waa ibabeee shadiyo kkkk tokadan waa ijafalineeee like igu Qabta anaa udanbeyee

  • @mubaxmedia7616
    @mubaxmedia7616 5 років тому +16

    Shaadiyo love isaar kal iyo laab dadku waa isku keen qaldaan malinkasta magalada marka aado shaadiyo matahaa laydhahaa🤔

  • @faysaljyusuf1786
    @faysaljyusuf1786 5 років тому +1

    shaadiya shara fanaanada ugu shidan

  • @samiraahmed2042
    @samiraahmed2042 5 років тому +7

    Garka rooga ani maa tabaanayo 😅😅😅😂😂😂😂😂😢raali ahow

  • @farhanhunnaf
    @farhanhunnaf 5 років тому

    Yackoo wa jilay an inaba cadi aheyn noloshi dhabtaheyd ayow jilaya shaaadiyana Kama liidato sidey ujiifte wey Ka baxsate 👍👍🤟

  • @hodanqurux3323
    @hodanqurux3323 5 років тому +29

    Iska dhaaf hesaha wallo qaliyey riwayada nojil wallo

  • @diamondxaaji3418
    @diamondxaaji3418 5 років тому +1

    Yackoo aadbaan ku taageeraa farxad ku nollow actar aan jeclahay aa thy❤

  • @abdirahmanmahamud2353
    @abdirahmanmahamud2353 5 років тому +4

    inti tageero u ah shaadiyo like dhac igu si

  • @imabdullah3538
    @imabdullah3538 5 років тому +1

    Exactly marke dheheysaa jeclahay Shaadiya

  • @abdikafiahmed2325
    @abdikafiahmed2325 5 років тому +7

    Shadiyo sharaf qof loo xisaay ba tahay

  • @amaaljaamac3480
    @amaaljaamac3480 5 років тому +1

    Shadiya San dhan hadad talanti Ruwayadaha u ledahy maxad uso galiwey dey marhore Caadi maaaha shadiya booski nastexa indho ayey gashey Ruwaydaha iska dhig maahe sidano kale TaLanti uyeelo one love

  • @BalanbalisStudioPato
    @BalanbalisStudioPato 5 років тому +3

    Kkkkk sjaadiyo wlh caadi ma tihid yackoo super star

  • @kingcmc1232
    @kingcmc1232 5 років тому

    walhi yackoo kal iyo laab baa iga qoslisaa filim iyo ruwaayadba

  • @raaniihasancilmiraanii1439
    @raaniihasancilmiraanii1439 5 років тому +5

    Weligay 100 like ma helin inta soonka jcl like ii saar