IMISA LACAGA AYEY XAQ U LEYIHIN # Beenta Dadka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • ‪@ruumichannel‬ #ruumikitchen #subscribe #share ‪@adnanmodelofficial8242‬ ‪@ruumichannel‬

КОМЕНТАРІ • 49

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 Рік тому +3

    Masha allaah tabaaraka allaah ruumi cadey wadankan 30 sano ku dhowaad ayaan degenahay hadana sidaad uga hadashay nadaamka nololeed ee halkaan ka jira waa si aad u qurux badan oo xaqiiq ah dad badana ay ka faa,ideysan doonaan hadey u badnaan lahaayeen kuwa cusub ee waqtiyadii danbe soo galay ❤🙏🥰👍

  • @NIMCOCbdirxmaan-os5ze
    @NIMCOCbdirxmaan-os5ze Рік тому

    Hore usoco walalo qali mashaalah

  • @mamasafachannel
    @mamasafachannel Рік тому +1

    HUBAAL walaahay waxaa barakobadan inay waalidku wada daganadaan oo aay bismillaah dhahaan allah barakayni

  • @saramohamud4297
    @saramohamud4297 Рік тому +2

    Aniga hoyo kalikeda dagan ahay 1370 isiyan bil walba Hollan

  • @Safiyo6767
    @Safiyo6767 Рік тому

    Masha allah ❤❤❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Рік тому

    Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha gulinshallah mashllah

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 Рік тому +1

    Ilahey ayaa kamagan galeenaa xaaraan.
    Xalasha barako badan oo macaan oona lagu Baraaraaa.
    Hooyo Ruumiyeey waaba iskula talinaa xaaraanta oo isku dardaarmaayaan dumarkii naaayaa ninka katag ee gooni udag aad lacag badan heshide .
    Dadkii dalka joogana waxaas inteey maqliin aaa lagu dhahaa naaayaa gaalka been usheege lacagta kaguro kawaran.

  • @liyaomars
    @liyaomars Рік тому +1

    RUUNEEY fashiluu ayaad ka dhigtay waa jeceel Aad u qabto walaalaha iney goori goor tahay Kuwa tawbad keena rabi hanaga yeelo intaan yaaleeyta la gaarin jir oo joog waxa la shaqeeyo ayaa macaan oona bata Barakoowa Alloow xalaal khuudato naga yeel intii horay Rabiyoow n’a cafi Allaahuma aamiin

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 Рік тому

    gabar aan aqano ninkeda ey isla dagen yahiin wana taksiila ilmaha bilkasta lacag alasiiyaa 3 biloodna waqadataa 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @runeyiskufilin4806
    @runeyiskufilin4806 Рік тому

    Jazakallaahu khyr xabiibti qaali wax been ma aadan sheegin aniga kul joogo waxaas oo dhan waa sax aad ka hadashay ❤❤❤ horey u soco

  • @dekaabdullahidekaabdullahi2043

    M.a

  • @haniabdi734
    @haniabdi734 Рік тому +1

    Amsterdam 6qol oo jiif aya hada laga hela ruumi

  • @AmranMaxamed-yd8xy
    @AmranMaxamed-yd8xy Рік тому +1

    Abaayo aniga wadanka waan ku cusbahay wlhi sharci ma qaadan. Ee waxaad noo sheegtaa qofka rabo inuu shaqeeysto isaga oon sharci weli qaadan iyo markuu sharci helo hadii uu shaqeysto lacagta Malaga jaranaa qokii shaqeeynaaya noo Soo faafaahi

  • @SabreJamesOfficial
    @SabreJamesOfficial Рік тому

    ❤❤❤

  • @aaminamohamedshukri769
    @aaminamohamedshukri769 Рік тому

    Abyo mcnto aada umahadsanthy mardhow ayaa ku bartay aadna wn ugu faraxsanahay inaa ku bartay wax bdn ayaa ka faaiday jasakallahu qeyr xapiipti ani xaas bn ahay norweyna wn uso socda oo ninkeyga ayaa joogo information inaa iga siiso ayaa raba abyo gabadh wax baratay ayaan ahay somalia ayaana jooga hada sida ugu fudud aan ula qabsankaro iyo qof weyn oo hore wax uso baraday doctornimo sidee aqoonteyda ukordina ma school baa so bilaba ama courses baa jiro 5sano ma igu filanthy marka imado

  • @kaahaabdulah5820
    @kaahaabdulah5820 Рік тому

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @umumohamed2592
    @umumohamed2592 Рік тому +1

    Runta kugu jeclahay Allah Dadan oghaya maxay bahi shegtan ayago Holan. Joga

  • @NIMCOCbdirxmaan-os5ze
    @NIMCOCbdirxmaan-os5ze Рік тому

    Anigu waan usoo socda walalo

  • @sahrokhalif6130
    @sahrokhalif6130 Рік тому +1

    Asc abayo waxan raba in wax xog ah igasiso ani 4 sano kahor ayaan swedan kaguray waxan u guray kenya markii aan gurayey wan ushegay dowlada lacagtana wan iskajaray marka hada ayaan raba inan kulabano ani iyo ilmaha gurigaygii xita mafasaxin oo wali waxada dan 2 ilmo wawayn oo dugsisara dhiganayo marka maxa dhib ah ayaan lakulmikara gabaryar ayaa igaxanun san sas ulabanena abayo isojawab bilis asxabtada kamid ahay

  • @ibrahimduale3458
    @ibrahimduale3458 Рік тому

    Asc Ruumi abayo magacagu waa Fowsiyo oo dagan London oo ah Holandas magaladeedagan tahay

  • @soomaalonline
    @soomaalonline Рік тому

    Xitaa waxaa ladhahaa qofkii dacwa ku imanaya luuqada lagarabaa inuu barto marunbaa

  • @falisomar6538
    @falisomar6538 Рік тому

    Asc wllo nederlands waa mesha hada yurub ugu ceerta ugubadan Oyo shaqada aniga UK baan usooguray laakin dhaqalaha nederlands ayaa kabadan hada . Wllo waxaadkawarantaa caruurta aay udiraan school special ka ah taas ayeykuxuntahay

  • @fatimamohamud42
    @fatimamohamud42 Рік тому

    Asc abaayo dadka usosocda holan ayaa ka mid ahay insha Allah wan imana

  • @suhurdiamond7319
    @suhurdiamond7319 Рік тому

    Abaayo hooyo ilmaheeda dhalasha wadanka nederland hystaan. Mala qaadan. Kartaa ayadoo wadanka daganeen iiga so jwb hadaa wax ka ogtahy please

    • @abdulhakimahmedthereaisara4229
      @abdulhakimahmedthereaisara4229 Рік тому

      Maya xaq umalahan hadadan ku noleen wadankaa

    • @suhurdiamond7319
      @suhurdiamond7319 Рік тому

      @@abdulhakimahmedthereaisara4229 thnk you wll

    • @user-ys2rz8tf9d
      @user-ys2rz8tf9d Рік тому

      Malaqadanlartid lkn ilmahaga madame dhalasho hestaan waxaa ku imankartaa sifudud 3bilkuguqadaneesa marka timad oo luqada barato ad qadaneesa

    • @habonali9734
      @habonali9734 Рік тому

      ​@@user-ys2rz8tf9d abaayo iso boqo

    • @habonali9734
      @habonali9734 Рік тому

      ​@@suhurdiamond7319 abaayo iso boqo

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 Рік тому

    asc🎉🎉🎉🎉😢

  • @habonali9734
    @habonali9734 Рік тому

    ruuney afaraha reer holond ee lacagta kabax😂😂😂😂😂fashiluu