SUNDUS AYAAN SURPRISE AYADOO IGA FILEYNIN U SAMEYEY FARXAD DARTEEDA AYEE…

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 629

  • @HalaanCayte
    @HalaanCayte 2 дні тому +333

    Ishaa waad ujeedan say gabadheena uga farxisay team sundus hala babiyo ishaa boqorad ❤❤❤❤

  • @khadraomar2731
    @khadraomar2731 2 дні тому +181

    Team sundus Ishaa mahadcelinteeda iska diyaariya 300k Dhakhso qaadhsiya 🛍️👋

    • @siraadbrown
      @siraadbrown 2 дні тому +9

      Yeey ishaa wa poqorad ❤

    • @aminaoyow4607
      @aminaoyow4607 2 дні тому +2

      Marhore isha usare ithinknh usara

    • @Sagaliitacadey
      @Sagaliitacadey 2 дні тому +1

      @@khadraomar2731 300k iyo in ka badan way u qalanta isha😭❤️🫂

  • @Sagaliitacadey
    @Sagaliitacadey 2 дні тому +272

    Isha casiis sundus wad ka farxiswy alle ha ka farxiyo 😂❤

  • @FartuunDagan-ld9oh
    @FartuunDagan-ld9oh 2 дні тому +143

    Sundus waa gabar wanaagsan oo dadkeedii heshay ale islakiin jecliyaa ❤❤❤ iisha

  • @Amina-k4g3f
    @Amina-k4g3f 2 дні тому +147

    Saad qalbiyadena u hanatey ayaad qof wlbano u hanatey wllshen sundus ayaanle io ishaa ❤❤❤

  • @ZaabirenAbdulaahiWaraabe
    @ZaabirenAbdulaahiWaraabe 2 дні тому +132

    wlhi saan u farxay waxaa u moodaa inaa inilaysameeyey m.a intaa iyo in ka badan waa u qalantaa walashay sundus ayaanyle xamdule waxaan ku leyahay horay u soco mcney ishaa adigu na boqorad baa tahay inadeero mcn😍

  • @fatmina08
    @fatmina08 2 дні тому +122

    Saxbta wanaagsan waa taaa nafta ku hurto negative lahyn wanaga isha aziiza saxiipta nimade kuwacanthy quf dagan ixtiraam badan ana buuq badneyn aan is ciyaaleynin masha allah

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 День тому +2

      adi miyaa is ciyaaleeya marka Abayo yacni gabadha amaan lkn sidii qof cuqdad qaba ha u hadlin

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671
    @intisaarmohamedcabdiintiza1671 2 дні тому +51

    Inshaa 300k gaarsiiya intay joogto plz iayadana ka farxiya team sundus let’s gooooooo hee wxa ii tuse 😢😢😢❤

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 2 дні тому +103

    Qof wanagsan baa qof wanagsan lakulma labadiinuba waa qalbi wanaagii oo dada 😢❤❤❤❤❤

  • @MunaQurux-lr3zt
    @MunaQurux-lr3zt 2 дні тому +63

    Izhaaa wlhi sundus wa ka farxisay team sundus hada nahy abalka wn ku hayna congratulations sundus inta io ka badn wa u qalanta ka badn wana ku rajayn inshalh 🎉❤🎉❤🎉

  • @RiyaA-q1b
    @RiyaA-q1b 2 дні тому +47

    Sundus qimahada qod fahmaayo ishaa baan ka arkay 🎉

  • @paruumohaa4746
    @paruumohaa4746 2 дні тому +178

    Sundustena 😮congratulations 🎊

  • @munohilowle3758
    @munohilowle3758 2 дні тому +29

    Sundus waxa u rajena ine kala barato shaqsiyadeyda qofka kuso baxayo saxib tantisa ka hormarinayo iyo mid adiga la wen tahay wax walbana adi ugu horesid m.a hampalyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @NasraAhmed-r5r
    @NasraAhmed-r5r 2 дні тому +65

    Ishaa whi waa gaba qalip wngzan saad sundus tee aad ugu farxisaya alle haka faxiyo❤😊🎉

  • @Nimacoxabeb
    @Nimacoxabeb 2 дні тому +18

    Sundus intaan arkayay manteey ugu farxad badneed hadaan 20 tan mar xitaa qoraal sooqoro xitaa madaalayo rer baladween weeykuwataan sundus iishaa aziis waligaa faraxsanoow❤❤

  • @عبداللهحمد-و4ض
    @عبداللهحمد-و4ض 2 дні тому +68

    Wan oyay walhi calosha ihirisey walhi sudus farxseda wan jeclnahay isha adigana awalkas ma iliwi dona il xun kuma aragto hoyo mcn ❤❤❤

    • @Nadwadahir123
      @Nadwadahir123 2 дні тому +2

      Meel walipa uga saara ❤

    • @FLuulkaAliBelgium
      @FLuulkaAliBelgium 2 дні тому +1

      Allaahumma amiin Yaa Alaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Dhowrsan544
    @Dhowrsan544 2 дні тому +28

    I love it when a girl shows another girl what true friendship means,no negativity no secret jealousy just pure vibes and being happy about each other’s progress Isha Aziiz boqorad baa tahay Abaayo Ilaahay haku jeclaado ❤

  • @fatuushmoher12
    @fatuushmoher12 2 дні тому +27

    Qofka marku qalbi wangsanyaha ilah ba umadiisa jecleysiinayo Sundusey qalbi saafidena we love you mcney🥺🫶🏻 ishaaayey Allah hakusharfo adigana baaayomcn

  • @User-wrg23se4
    @User-wrg23se4 2 дні тому +70

    Ayy dadka giftiyada calyada laso ordi jire wxba helay mnta what a surprise nigth + surprise + xeeb + melqurux bdn + asxab qurx bdn I like it surprisekan tnx ishaa and teamkeda 🥹❤️💋

    • @raxmamohamed-y9p
      @raxmamohamed-y9p 2 дні тому +11

      markad waxshegaysid inad kuwi hore waxkashegta moye mashegigartid😊

    • @XafsaRuun-i9r
      @XafsaRuun-i9r 2 дні тому

      😂😂

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 2 дні тому +2

      Waa runtaa dadkeeda ayey heshey sundus

    • @IqraAliyussof
      @IqraAliyussof 2 дні тому

      @@nasriina12345hore urac dheh noo

    • @zahrafarah5714
      @zahrafarah5714 День тому +3

      @@raxmamohamed-y9p afayeen ma tahay adi micnaha daantada raaco dadkan ba la yabay dadki ma tihin iniika wax hhhh

  • @raxmamahad2092
    @raxmamahad2092 2 дні тому +45

    Qof wanaagzan baa qof wngzan la kulma labadiinuba waa qalbi wanaagii oo dada ayaa tihiin msha allah way uqalantaa runtii sundus intan iyo in kabadanba waa qabi saafi 😊❤

  • @Nimcohasaneyyy
    @Nimcohasaneyyy 2 дні тому +41

    Mashaallh ma ishaa casiso kle alla mad malayshia iska jogtid😢 sad 😔😥 wllhi wan kq xumahy inad jogto sundus ad bay ufaraxdey alle haka farxiyo wllshey qliyey ale mar hana kulmiyoh❤👸🏻🍂

  • @Esma-s5e
    @Esma-s5e 2 дні тому +25

    Ala ishayeyy nasab baa tihin wlhi😮❤waxan jeclan laha xafladeda ina jogtan 😢wlhi wku farxy😊

  • @axlaamabdullah7837
    @axlaamabdullah7837 2 дні тому +24

    Ayyy ISHAA AZIIZ qof abaal leh thy wlh apaayo congratulations 🎊 sundusteeena wax Yr uga dhiman💋😭♥️🫶🏻

  • @KinCabdiwali
    @KinCabdiwali 2 дні тому +16

    Mash Allah sundus isha wn jecladay daganan iyo qurux isku darsatay marka labto xata UA-cam haka bixin from hargeisa ❤😊

  • @Safiayah9.0
    @Safiayah9.0 2 дні тому +26

    Ishaa ilahay haku deysto wa ka dhisty sundus jawiga ubadashy poqorad thy wlhi sister qalbi wang ilahy hku xifdiyo hana kuso hanuniyo dharka qaawan wa denbi😢❤❤❤❤

  • @HabonHassan-l5l
    @HabonHassan-l5l 2 дні тому +23

    Wow walashay ishaa waku farxsanahay sidaa gabadhena sundus uga farxisay hayahee team sundus laysnoleyo gabdha intesan bixin 300k halagu tur👸

  • @ayanabdullahu9979
    @ayanabdullahu9979 2 дні тому +42

    Sundus wee u qalantaaa waxaan oo dhan 😢🎉❤❤❤❤❤❤

  • @najuu439
    @najuu439 2 дні тому +22

    Alla waa ilmeeyey shittt isha aziiz wllhi hadaa awoodo taashka boqorada gabadha ugu qalbi nadiifsan waan kuu xiri lahaa thank you so much ❤🎉

  • @Nadwa-s5o
    @Nadwa-s5o 2 дні тому +17

    M.a sundus ayaanle hampalyo Hampalyo million times intaa io in kabadan u qalantaa ishaa adna mahadsanid team sundus hadaa nahay madaxa noo saaarantahy adna i.a coming soon 300k ishaa🎉❤😊

  • @farhiahussein5544
    @farhiahussein5544 2 дні тому +39

    Wow ishaaziz waa nasab 300k anku tuurno ayadana guys👍

  • @SadiaAli-g4n
    @SadiaAli-g4n 2 дні тому +18

    Muqaal dareen gooni ah leh waaye wllhi www thnks ishaaa iyo amiira

  • @dhelatira
    @dhelatira 2 дні тому +32

    Izha Azii Queen hadan nahay team sundus wa mahadsan tahay sa ugu samesay suppreska Qurux badan tena. Izhaa qalbi umaac❤💋

  • @FarxinoosAsad
    @FarxinoosAsad 2 дні тому +34

    Alle markay dad wanagsan kulmaan thank you ishaa ❤❤❤❤🎉

  • @Bahjoabdirizakxussen-ls7nz
    @Bahjoabdirizakxussen-ls7nz 2 дні тому +20

    Qofwanaagsan baa qofwanaagsan hella wllhi laba qalbi wanaag ishaa iyo sundus 😢🎉

  • @Bahjuuniindhadeeqa212
    @Bahjuuniindhadeeqa212 2 дні тому +36

    www mn sh allh ishaa casiis boqorada baatahay wlhy sidadad sundus uga farxisay ilahay hakaaga farxiyo.
    Asxabta 500k isla caaw kutuura si ay isha casiis uladabaltagto xaflada sundus.

    • @Nadwadahir123
      @Nadwadahir123 2 дні тому +1

      Meel walipa uga soo saara guys 😢

  • @deeqawarfa7290
    @deeqawarfa7290 2 дні тому +6

    Ishaaaaaaaaa thnk u abaaayo ❤anaga dhan aya naga farxisay

  • @Beaquen
    @Beaquen 2 дні тому +31

    Ishaa Aziiz team sundusy hadaan nahy we love you saad sundus u qarab taaaganthy🎉❤

  • @FatimaYar-sh3pf
    @FatimaYar-sh3pf 2 дні тому +12

    Isha qalbi wanag m.a sundus saa uga farxisey❤👸🏻👸🏻

  • @Beaquen
    @Beaquen 2 дні тому +44

    Guys sundus 500k ku tuur ishaa Aziiz intaay joogto 🎉xaflda hayno shidee❤

    • @Amuunmoha8
      @Amuunmoha8 2 дні тому +2

      Waxan sugi la'aheyba wa Isha xalfada inay kaqaybadato🤩

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 2 дні тому +19

    Mshalah sundus way u qalanya ishaa tnkzz qlibi❤❤❤🎉🎉🎉 hanbalyo sundus teenaa

  • @SabiirHassan
    @SabiirHassan 2 дні тому +12

    iisha iyo amiira waagabdho qalbi wanaaksan anoojiran aafidiyowga arkay waakufarxay mashaalaah❤❤sundus🎉🎉

  • @ShamsoAhmed-e7s
    @ShamsoAhmed-e7s День тому +4

    Masha Allah sundustena hambalyo iisha qurux gob weye

  • @hamdaali9731
    @hamdaali9731 2 дні тому +5

    Omg😢 sundnteeeeniiiiii Farxadaduuub waaa Faexadeeenaaaa kun jeeer Hamblyooo pyooo qurux badneyyyyyyy💋🥳❤️🥺

  • @Effected_18
    @Effected_18 2 дні тому +8

    Sundusteeda farxad la oyseyyy Izhaaaa aziiiz u just show usss your adorable side to us we all know but u just show usss Love u girlll saa ugu farxisse Allah kaga farxiyo❤much love

  • @siraadbrown
    @siraadbrown 2 дні тому +40

    Sundus aynaale Hamblyo waad u qaalntaa farxadaa🎉❤❤

  • @Maliiziina
    @Maliiziina 2 дні тому +10

    Sundusyy wey uqalantaaa wax walpoo qurux badn congratulation🎉❤

  • @AasiyaJaamc-wm3ur
    @AasiyaJaamc-wm3ur 2 дні тому +3

    Sundus waa boqorad hambalyo sister ❤

  • @Anema80
    @Anema80 2 дні тому +7

    Isha iyo amiira hblo aan ka hely bd tihin manashallah. 🥰❤️❤️

  • @Faadumo238
    @Faadumo238 2 дні тому +8

    Aisha qurux bdn mahdsanid abyo wanaga farxisay sundus farxadeda jecelahay ❤

  • @Nema_22
    @Nema_22 2 дні тому +10

    Alla waa ilmeyey wlhi Sundus farxadeda wallhi waan ku dhinta 🎉😢

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 2 дні тому +8

    Masha Allah Sundus wad uqalantaa 500K iyo 1M ba guuleyso sister
    Isha walal jirta coming soon 300K abayo 🥰

  • @IkraanFiinto-t6e
    @IkraanFiinto-t6e 2 дні тому +20

    Queen waku wadanh hada team sundus nahey🥺👸❤️

  • @FatxiCabdiraxmaan-uk9xl
    @FatxiCabdiraxmaan-uk9xl День тому +4

    Omy God waxaan zxip lagaa dhahaa❤❤🎉🎉 ishaa waa boqorod

  • @muniiramohamud8702
    @muniiramohamud8702 2 дні тому +8

    Ayyy thanks izhaa qalbiyeyy anaga dhan naga farxisay wlhi ilhy adna hka farxiyo🥹👸❤️

  • @abdiazizabdullahi-o6d
    @abdiazizabdullahi-o6d 2 дні тому +8

    izha wlhi qof qalbi fiican baa tahay waayo dadka qalbiga fiican ayaga is dareema sundus saad uga farxiaay ilhay hakaga farxiyo izha🥰🥰🥰🥰🔥🔥🔥

  • @asiyoAbdulahi-w9s
    @asiyoAbdulahi-w9s 2 дні тому +10

    Mhdsanid ishaa sida aad uga farxisay sundusteeNa 😢😊❤

  • @ShugriIbraahim-u4t
    @ShugriIbraahim-u4t 2 дні тому +13

    Isha Saad uga farxisay adna ilhay haka ga farxiyo walhi sundus aada kadmbeeyey inay saa ufarxdo❤❤

  • @sumayaadam1727
    @sumayaadam1727 2 дні тому +14

    Ishaa qalbi wanaga wankgu ogaa waxaa rajeynaa malin inaa kulano I.a❤🎉 sundus 500k hambalyo hormaris ah

  • @MaaidoMustaf
    @MaaidoMustaf 2 дні тому +10

    Sundustena congratulations Queen 500k only 4k uga dhiman isla caawa coming soon i.a💋👑🥳

  • @SUMEYAABASS
    @SUMEYAABASS 2 дні тому +5

    Wlh isha wan iskajecladhay😢sidhey sundusteena ujeceshahay le😢

  • @hamdamoha8153
    @hamdamoha8153 2 дні тому +7

    Team sundus isku xishooda inaguna aan aisha ka farxino oo 400k garsino

  • @IkraamAhmed-v3d
    @IkraamAhmed-v3d 2 дні тому +3

    Ishaaa thanks sida ugu farxisaye congratulations sundus

  • @SagalMaxamuud-oc3kb
    @SagalMaxamuud-oc3kb 2 дні тому +3

    Wwwwww❤ congratulations 🎉🎉🎉❤sundusteyna wlhi iisha wadnaga farxisay hadeybo sundus nofaraxdo anakana wan faraxnay abayo ishaa sharafaa nagamudantahy qaali 🎉🎉❤

  • @fatmina08
    @fatmina08 2 дні тому +5

    Sunduseey isha aziiz si gaar ah haku ahato intey maleysia joogtana garabkeyda haka tagin ayada iyo koko kaliya si dhaba ku jecel gabdhaha dhankoda si ay kaaga farxiyan ay jecelyhin

    • @munabarre679
      @munabarre679 2 дні тому

      Cuqdud ayaa kuhysa ma istir sunmiir forever

  • @maymuunmuuse3715
    @maymuunmuuse3715 2 дні тому +9

    M.a wax yaroo lays kugu wada talagalay habmalyo qalpi sundus🎉sido kle isha qalpi xabxabeey tnx mcnto❤wanaagaga intaan yaroo aad aundus isla kulanteen ban xaqiijiuau🎉

  • @mulkihappy
    @mulkihappy 2 дні тому +22

    Sida aad aga farxisay Allah hakaaga farxiyo guuleyso ishaaziiz sidoo kale congratulations sundus cadey.❤❤🥰

  • @salmaanaxmed-j5r
    @salmaanaxmed-j5r 2 дні тому +26

    Let's go guys 500k

  • @zundiinahmed855
    @zundiinahmed855 2 дні тому +6

    Congratulations samidyda sundus ayanle guulayso Strong mother 👏🫶🫅❤️

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 2 дні тому +10

    Ishaa adi iyo amiira hadaba waad isku egtihiin qurux baa tihiin wllhi❤❤❤❤❤

  • @queenqadriina8080
    @queenqadriina8080 2 дні тому +6

    Farxadayda mala soo koobi garo wlhi sundus inaa ahy baa isku moodaa ww thnks ishaadeena❤

  • @hiboabdi350
    @hiboabdi350 2 дні тому +6

    Diiiga cajiibsana waale sundus real cousinskeda waa kuwaana plz sweden imow shushumow fake smiles wakamaranta 😢😢😢😢😢guleyso inadeer ❤❤❤❤

  • @ZamzamXasan-o1g
    @ZamzamXasan-o1g 2 дні тому +8

    Ayy way uqalantaa sundus qurux 500k io in ka badan congratulations ❤😍

  • @RahmaMaxamed-s2y
    @RahmaMaxamed-s2y 2 дні тому +8

    Thankz you isha iyo walashed waa gabdho fiacan m.a

  • @AsamarAli
    @AsamarAli 2 дні тому +11

    M.a qof qalbiga wangsan sundus ayaanle izha sido kle farxdyd aa wax lo dhigo la ahyn dadka marki suprcise lo samey way iska istagan lkn sundus way uqalanta ina marwalb lo samey suprcise wyo see qofk utosis inay kufardday aa wax kle ani xita wa sugi la ahy inta 500k la garyso isha sundus waliged kuma ilowysa san kubartay saxip jirta izha i cant wait 500k izha iyadan 300k kutar bobsiya team sundus izhadeen sundus hal.dabal dagta iyadan codsi team.sundus

  • @SaamiyaMuktar
    @SaamiyaMuktar 2 дні тому +9

    Ayyy ina adeertaa lee sameen karta ishaa aziiz ❤sundus congratulations 🎉500

  • @Memoo-farah
    @Memoo-farah 2 дні тому +4

    Mashallah team qalbi safi leh aya is hely isha sundus amiiira ❤

  • @UBAX-8
    @UBAX-8 2 дні тому +5

    iishaa Sundus wad ka farxisy wlh anaguna waa ku faraxne❤❤🎉🎉

  • @Adnush-jamac123
    @Adnush-jamac123 2 дні тому +8

    Inaa ani lay sameeyey ban u ilmeeyey illaahow idin xifdi Sidaa qlpiyadena uhanaten 😢❤

  • @hanaahussein3961
    @hanaahussein3961 2 дні тому +5

    Jah wa qiirooday sunduseey congratulations 🎉kbdn uqalanta alpi❤

  • @MaxamedGooni-q4w
    @MaxamedGooni-q4w 2 дні тому +9

    Reaction sundus day say ufaraxday isha gulayso abayo

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd 2 дні тому +21

    Wlhy ishaa Waa Qalbi Xab xab Cadaw jabiso Nolow wlhy wan ilmeyay Ax Alle hani Jec laado Dha man tii Umc😢❤

  • @CaishaXaashi-fk9li
    @CaishaXaashi-fk9li 2 дні тому +6

    Mansha allh hambalyo sundus walashay ishaa asxabay aan kafarxino iyadana ukaca

  • @shukriaxmed4660
    @shukriaxmed4660 2 дні тому +3

    Sundus Wall ujoog Isha casiisa qof qiimo wayn naguleh sundus hanblyo kunjeer

  • @siraadbrown
    @siraadbrown 2 дні тому +22

    300k ishaa Aziiz coming soon🎉❤

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 2 дні тому +4

    Ayyy ISHA AZIIZ ♥️👑👑waxan yare dagan ee qalbiga wanaagsan leh omg she's so cute and kindly wlhy I like this video make me happily and so attractive ❤❤congratulation sundus yar 😊😘😘

  • @caaishamaxamed-pf4rm
    @caaishamaxamed-pf4rm 2 дні тому +3

    Aishoyyy Thanks Hda Team Sunduss Nahay Wku wadanna Qalpi 😂❤

  • @AaminoXasan-l2o
    @AaminoXasan-l2o 2 дні тому +45

    Iza wa watana hada nhy team Sundus😊

  • @faadumo123-hv8mn
    @faadumo123-hv8mn 2 дні тому +6

    ❤ayyy izha aziiz boqrad weye aan gadhsiino 300k

  • @Mumtaz_20
    @Mumtaz_20 2 дні тому +3

    Ayy sundus dadkii saxda ahaa hadey heshay waliba wng qirayan farxadada jcl waa kaas dad mudan inad la saxibto❤❤❤

  • @FaizaNuur-wl1zy
    @FaizaNuur-wl1zy 2 дні тому +6

    M.a ishaa qalbi wanag ilove you abayo adhiga iyo walashaa amiro sundusna igusalan🎉🎉

  • @hoodoabdi9551
    @hoodoabdi9551 2 дні тому +9

    Dadka commentska bixiyaa waa munaafiqin inanta gabdhahan waa is yaqaanen waa dad is fahmay inay isla farxaana waajib ku tahay, teamkeedi Malaysia isla joogeena kadaalik same u ahaayen, oo isla shaqaynaayen la farxayeen saa xay tahay dadkana kuu qalma iyo bala balaa, sundus yar Hambalyo walaalo. Ishaa thans adina ❤️

    • @nonamenoface2957
      @nonamenoface2957 2 дні тому

      Wlhi waa ila aragtay koley manta waa adun barine waa aaqiro ayuke dhiwee wll ha usku daalin

  • @MaandeeqApdulaahi
    @MaandeeqApdulaahi 2 дні тому +23

    Iishaa wlhi gabar qalpi wanaagsan waaye ilaahay ha ku dhawro ina adeer mcn❤🎉

  • @najmoapdalle470
    @najmoapdalle470 2 дні тому +5

    Ay ay sundus😢🎉🎉omg congratulations 🎊

  • @Fad-p4i
    @Fad-p4i 2 дні тому +5

    Masha alah tabaraka raxman hamblayo sundus 🎉❤

  • @Dagan9322
    @Dagan9322 2 дні тому +2

    Aisha aziiz sundusteena waadka farxisay thnk you ppe

  • @Drs-saamiyachannel5lt58
    @Drs-saamiyachannel5lt58 День тому +2

    Xijaabka sharciga xirta Haddad farxad rabtaan😢 alle ha idin soo hanuunsho umadii markan aaqiro waa lahilmaamay iyo qabrigu mugdiga ahaa subxanalah😭😭😭😭😭😭😭

  • @nasramohamedamin-wl9cv
    @nasramohamedamin-wl9cv 2 дні тому +3

    Ishaaaaaaaaaaa
    Wa qof qalbi fiiiiiiiicn sundus hadey heshay qof la qalbi ah thanks ❤❤❤❤❤❤❤

  • @deeqo-o6b
    @deeqo-o6b День тому

    ishaa thnkis abyo Saad uga farxisiye sundus rabi ha kaga farxiyo❤❤

  • @suhuurbashiir6483
    @suhuurbashiir6483 2 дні тому +2

    Mashlh ishaa wa nasab say uga farxisay sundus ayn ka helay sy mshllh

  • @SUMEYAABASS
    @SUMEYAABASS 2 дні тому +2

    Isha quruxey ilahey hakudowro baayo the way you have treated our queen sundus wlh waxbo malagasooqadhi jirin gabadan bt waxa tustay qimohedha o an waligedh latusin m.a😢