Abdirisaaq gabdha waa laba nafleey Marka abateedka waxa u furaayo canuga caloosha kujiraaaa cuntada ka siii cunaaa wlhi Ani Marka uurka leeyahay wax iga dhuunisan malahan wax yar kadib bo baahiyaa I qabaneee Marka ka daa gabdha
Hada kugu so biiray hoyo ur leh oo gurikeda ka shaqeysaneyso wan jeclahay m.a ani hal wiil I joogo o 8bil jir ah oo urkeyga iku horeyay ah caajis wlhi wax ma qabsan jirin rafaad ani dhan wan is nacay markas
Family qurux badan masha Allah ❤️❤️❤️
Maasha Allah
Asc walaasheey munira waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey munira
Maasha alaah abaayo alaha kuu fudeey famili qurux badan
Asc xabibti maasha alaah tabaraka laah I laahey ha ku barakeyo
Masha allah ilahey ha idin barakeeyo family keyga quruxda badan abayo ilaheyne haku fududeeyo ado nabad qaba aaamin yaa rabi ❤🤲🤲
Mash Allah wllo ❤
Mashacala
Masha allaa abaayo muniiro quruxey ❤❤❤
Masha Allah nice ❤️🥰
Mansha allaah hpo muniiro alle ku fudeeeyo wallhi waa sugi la ahay bby✋🤲👩🍼🤱♥️♥️♥️🍒🍒🍒🍒
Masha allah cideeyda alle ha idin Xafido ❤️❤️❤️🥰🥰🥰
Masha alaah muniiro anagana waa kulaqabnaa Germany
Masha allah 👑 ❤
M.a
Mahadsanid abayo Munira💞
Munira manta wa kaacadahay warka xita wakudhibaaa sori abaa insha allah wakadagaa culeeska
Masha Allah
Masha Allah muniiro cadey abayo cunada ha urini xaram waye alle ha kufudeyo
Wcs abayo munira masha allha tabarikllha ❤❤❤❤
😂😂muniiro manta sheekadu kan muxuu yahay waa habal waa ognahee ee kaa tagntahay
masha allh
Masha Allaah xabibti guul insha Allaah
Mashaallah abayo keep going
Mshllh Fmily Qurux badaan ❤
Masha alah family qurux badan 😘😘😘
Masha allaah hoyo shaqo hoyo shaqo alaha kufududeyo
Masha Allah abaayo
Asc abayo mashallah mashallah
Masha allh❤❤🥀
Family qurux badan alle haku xafido ❣❣❣
Manshallah 😍 muniro 🥰👌
Masha Allah Mcney 🌹
Mash Allah
Muniiro dabo dameer inte ku aragtay😹😹😹😹
Ja wallahi fiyoore malacuunaa mee saliid iyo bur.
Masha alla farxad kuwara abid intad noshihin
Apyo munira wan ku tagera wlh♥️i love you😔💔
manshalah manshalah manshalah manshalah manshalah manshalah
Alaha kunabàd keno abayo
ascw habaryar tinnerka cilaanka aad kudarsanaysid waxaa la iskaga dhaqaa ranjiga faraha kaaga dhaga ama ranjiga hadii uu culusyyaha waa lagu khafiifiyaa waxaan kudhihi lahaa iskdaa caafimaad maha dadkana hausoo bandhigin
My rajo
Dalwdid xage kasogaday abayo isshag
Masha alah
Mashaa Allah Cabdirisaq Iyo walashay munira cake macan badan
Cafimad Iyo farxad ku waara, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin💞❤😋
Dawada henna Magaciisa so sheeg wll
Munira wa cayishay🤰
❤️❤️❤️❤️🇸🇴
Abdirisaaq gabdha waa laba nafleey Marka abateedka waxa u furaayo canuga caloosha kujiraaaa cuntada ka siii cunaaa wlhi Ani Marka uurka leeyahay wax iga dhuunisan malahan wax yar kadib bo baahiyaa I qabaneee Marka ka daa gabdha
Somaliyey isoo boqda indhaan nolahay markan dhinto hadhow hai sheg shegina ee gada sher ot idinka tugayaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤗
Abaayo Muniiro ilaalehey haku kala keno pin igu qabo📌
Mashallah
Sister & dumashi
Dalawandi waa halis oo caafimaadka uma fiicno fadlan aqriya caaga waxa ku yaala
Burka iyo salida waxaa lakena isbuc walbo xiliga 1 huur melahas radso arbaco ka arbaco abo qamis kaqamis isbul walbo soradi wuu yala xiliga qada radso wad sohelr
Hada kugu so biiray hoyo ur leh oo gurikeda ka shaqeysaneyso wan jeclahay m.a ani hal wiil I joogo o 8bil jir ah oo urkeyga iku horeyay ah caajis wlhi wax ma qabsan jirin rafaad ani dhan wan is nacay markas
Dal wandiga maxa waaye
Foosha isbishala isbalooq inay tahay noso sheeg
Foosha macan waaye ilahey hanoo fududeeyo😂😂😂😂
Ilaahay ha nooo fududeeeyo
Allaha ha idiin fududeeyo
Bur ukraine aya lagakeba ee dibmalaha dagalka Allah haqabojiyo
ABAAY MUNIIRA AD AYA KU TAGERAA KUNA JECLAHAY PLZ ABAAYO SUBSCRIBE INA IARTID AYAAN KA CAD SANAA
Aukey media plz subscribe isora walal
Mash Allah wllo ❤