Maalin hore ayaan arkay asagoo video uu duubayay ka dhax sheegay in uu ogyahay dad badan oo caan ah uu ogyahay hooyadooda gooyeen aanan xariirinin waan yaabay yaa waaye dadkaas ayaan lahaa ileen aj family ayuu kawaday
Famili Aj waxa ay shegen wa khalad badan aya ku jira sida farta waxa ka goyay banbano ama mino ayay dhahen Aj kuwa hada haysta wana wax an dhici karin arintasi horay loma arag hal faro ay mino ama banbano gaysay
WAR MAAMADA DAD RAG AH OO U HADLA MA JIRAAN MIYAAN GABADHAAN FARXIYO LA DHOHO ARINKAAN SIDAY U WADO MA FIICNA DADKA WAA WALAALO HA SII KALA FIGAYNIN ARINKAAN WUU DHAMAAN DOO AA INSHAA ALLAAH FARXIYEEY SOCIAL MEDIA KA DHAMAAW SIDAAN MA FIICNA
Aj kuwa u yiri way i dhalen wa ben wayna cadahay tusake koxda hada la joga Aj waxay dhahen farta banbano ama mino aya ka gaysay suro gal ma tahay nimo ama bzbano in ay hal far ay goysay
Allah yaa neceeb Majerten Dahir Calasow 🛑👎🛑👎🛑walahi waxa Cajiib ah neceebka aad MJ u qabto in aad xita Ina adeerka AbdiAziz Really nabto dadkaan jano kuma galeeysid ee isku xishoow ilahna kabaq 20 sano aa ilaah kabaaq kuleheen mana isbadashiid inaad kasii darto mahane isma badashiid AJ Family mamadan ma dhaliin ee uraadi wiilkeeda dhaarta beenta ah na iskadaa DNA mamadaa adiga dabada ka wado ee waana ku oognahaye ee kalasaar dagaalka AJ iyo MJ aad u qaab to hada ka nexeeyso maamada hadikalena bartaas kahaay 🫵🫵🫵
Walee dad badan baa fashilmay Cabdicasis Really dhax dhaxaad inuusan aheyn hadalkiisa ayeey ka muuqataa
May Allah make easy. Your doing Great work Abdi calasow
❤EINDHOVEN ❤
Mamada oyaysa iyo Aj dhig ha lo kala qado
Maalin hore ayaan arkay asagoo video uu duubayay ka dhax sheegay in uu ogyahay dad badan oo caan ah uu ogyahay hooyadooda gooyeen aanan xariirinin waan yaabay yaa waaye dadkaas ayaan lahaa ileen aj family ayuu kawaday
Aj waa nin weyn haduu asagu hooyada uusan rabin maxaa laga rabaa ileen ilmo yar mahan Subxanallah war umadaan maxaa ka qaldan 40 jir sidee miirkiisa qabo leysugu qabsan karaa
Famili Aj waxa ay shegen wa khalad badan aya ku jira sida farta waxa ka goyay banbano ama mino ayay dhahen Aj kuwa hada haysta wana wax an dhici karin arintasi horay loma arag hal faro ay mino ama banbano gaysay
Mamada Oyaysa way dhashay AJ tasi way cadahay mino ama Banbano miya far goysa somaliyey illahay ka baqa
Farah dhex ma ahayn way iska cadayd waxu si cad ola safna Aj
Aj waxa dhalay mamada oyaysa way cadahay tasi aqli aya Alle na siyay Dahir
Fanah si cad ayu ola safan yahay Aj sida u u hadlayay way cadayd
Aj way cadahay waxa dhalay mamada oyaysa run aynu shegno hal far o mino ama banbano goysay aya horay u arkay
Aj iyo herka u sheganayo wax ay hayan ma jirto Aj waxa dhalay mamada oyaysa way cadahay tasi
Yaabwaaye qofan kurabin inleyska dhaafo haboon, muxuu utara xita hadi Dna isyeeshan yaa usoo qasbayo🤔.
WAR MAAMADA DAD RAG AH OO U HADLA MA JIRAAN MIYAAN GABADHAAN FARXIYO LA DHOHO ARINKAAN SIDAY U WADO MA FIICNA DADKA WAA WALAALO HA SII KALA FIGAYNIN ARINKAAN WUU DHAMAAN DOO AA INSHAA ALLAAH FARXIYEEY SOCIAL MEDIA KA DHAMAAW SIDAAN MA FIICNA
Aj kuwa u yiri way i dhalen wa ben wayna cadahay tusake koxda hada la joga Aj waxay dhahen farta banbano ama mino aya ka gaysay suro gal ma tahay nimo ama bzbano in ay hal far ay goysay
Qalbiiga aay sheegaayso mamada waa GPS dadka qar daarbiiga kaa booday qarkood laagu xiidhay ayan oo fahmay
Hadiido ama haogolaado
Abdi casis dhex dhexad ma aha tasi way cadahay
Naagtan aan hadalkaba sugayn ee qaylyaysa ccziiz waa nin dagan bal hubsada
Waar umada ilaahay nabad gali hooyada malaba wiil ayaa kamaqan ileen AJ iyo walaalkiis oo biyo ismarin ayaa Video lasoo duubaye mida kale qof 40 jira cidina wax kaqaadi mayso waligiinba cabaada hooyadaasna ilaahay wiilkeeda hawsoo aruursho haduu aj yahay iyo haduu wiilkale yahayba
I watched abdiaziz live video this morning Aj was no show no call. He didn't come. Abdiaziz did his best marka please ka lexda miskinka
Allah yaa neceeb Majerten Dahir Calasow 🛑👎🛑👎🛑walahi waxa Cajiib ah neceebka aad MJ u qabto in aad xita Ina adeerka AbdiAziz Really nabto dadkaan jano kuma galeeysid ee isku xishoow ilahna kabaq 20 sano aa ilaah kabaaq kuleheen mana isbadashiid inaad kasii darto mahane isma badashiid AJ Family mamadan ma dhaliin ee uraadi wiilkeeda dhaarta beenta ah na iskadaa DNA mamadaa adiga dabada ka wado ee waana ku oognahaye ee kalasaar dagaalka AJ iyo MJ aad u qaab to hada ka nexeeyso maamada hadikalena bartaas kahaay 🫵🫵🫵
If xubi's daughter was taken away i am 💯 percent sure Hana and dahir had something to do with it. Comon sense!