maskiin adan iyo xawo lula waa jecel dhaba lakin waridka ayaa cadawgoda noqday sorry abowe mar haduu jecelkada hore kuu niyad jabtit kan labad faradadi hore kuma helesid ala jecel cidlo kaa helay xanuun badana ilaheyo inta is jecel iso sahal oo aniga kaa dirsanahay oo sahra yusuf ah
waano kugu filan asxabey waliga naag somali ha isku jeclanin.. ama cidley kaga taga ama marka horeba ku xumeynee ragga somaliyed meesha ka jabnay wa halka..
Alx illahy ayaaa mahadleh.qacanta isoo galiyay qofkii aan dunida ugu jeclaaa hadana agtayda hurda allaw iidaaa raxma qli iyo inantaydayda sumaya waa labada shaqsiyeen indhaha ku kala qaaado 😊 wixii isjecelna illahaw isku sahal
M.a wll illahay 😢😮 HAISKU KIIN DAAYO WLLHI WAAN KU FARXAY QORAALKAAN ALX ALLOW ISKU DAAA
Masha allh jaceyl wuu jiraa Allow iskusahal wixii isjecel Aaamiin
maskiin !!! jaceylka wuu dhib bdnyhy alaha isusahlo dhamaan inti is jecel
Asxaabey Aadan yare yaa warbixin naga siinkara inuu guursaday iyo inkale, inuu noolyahay iyo inkale, Aadan yarow hadaad coment-gayga aragto kasoo jawaab.mahadsanidiin.
Wxn maqalay wilka waa nolyahy
Blse Qisadan aniga wan weheshada sababto Ah jecl ay legaga tegey ala yaa wilka ituusa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔
@@deeqachnnel5304Hadda kwrn Xaalkaada
Alla jaceyl aaaaaa Allow lamaana walba oo si dhab ah isku jecel isku sahal
thanks for your time
Kadib 10sano io dheerad cawa ayan markle qisadii xanunka badneyd Daawanayaa 2024 Waliba ramadaan 15 shuwaal Saacada:1:14am habenimo😢
dhalinyarada Soomaaliyeed sababaha ay naftooda u haligaan tan ayaa kamida
Jacayilkaygu igu qalisana ee iso Mara waxaan baabiyay 1hour sababto ah waxaan ogaday inaan jecladay qof aan aqli lahayin samir lahayin oo xasid ah intaan calan calin ama Ana murugon ama Ana is bahdilin waan dhaqaaqay alx markaan ka dhaqaaqay 16 cisho kabacdi aroos ayu galayba 😅 waxaan kusi kalsonaday aqligayga iyo goankayga iyo inaan ahay qofaan lagu joogsan illahay kasokow hoyaday ducadeeda Ayan herka ku garay majadsnid
Hello
Huuno aniga ku jecel❤❤❤
jacel walige 1mar ayu iso maray jcl dhab ah mana is helin 15 sano aya ka so waregatay walina ma ilabin kas aya u aqan jcl run ah
Cajiib Wll Hadda Isbadal madhacay mise
Wll Hadda kwrn hee jawiga
wwww qiso xanuuun badan oo i taaabatay especially Eve
Caadi maaha wallee jacayli waa halis ♥♥♥
Jaceel
love with out strangle and with out pain is like a shadow....... same happened to me I am so sorry
Sorry human it's was planned
walahi ruunti waan kaxumahay anba qiso taas lamitah aya igu dacdey
laba is jecel inta badan isma calmadan waa qiso murugo leh aad ban uga xumahay allow dadka is jecel isku sahal xasidka ka dhowr
Ohhhhh this story made me cry wlhi jacel ku wa qeb kamidah nolosha tho i never loved someone!!!!
Nice
benta iskadaf
Huuno❤❤❤ aniga ku jecel😢
ax ax axa xa jacaylku dhib badanaa ani hadaan ahaan laa waan raaci laa
it made me crying wallahi
runtii waxan soo xasuuste sidii aan isku ahayn aniga iyo gabar la oran jire waris alla jeceylku xanuun badanaa
alahayow miskinka usaqir runtii wa wax laga xumado aniga na ad ayan uga xanunsaday wlhy
maskiin adan iyo xawo lula waa jecel dhaba lakin waridka ayaa cadawgoda noqday sorry abowe mar haduu jecelkada hore kuu niyad jabtit kan labad faradadi hore kuma helesid ala jecel cidlo kaa helay xanuun badana ilaheyo inta is jecel iso sahal oo aniga kaa dirsanahay oo sahra yusuf ah
ruunta waye walal
Muna Abdullahi naa bax👎👎👎
sihaam sihaam
dhumarka nad isku mid mahaan
waaaw it makes me sad
Walahi walal jacal darti wan uuilmeyay
Good God it's so painful Wlhi Damn!! 😪😪😪😪
mansha Allah
isku kalsoonada wllo
waa Run (weligaa jacayl iyo jiniyuusankugu dhicin juljileeca qaarkii jabuukuu horseeda)
love
jacayl
waa jiraa
jilbahuu
jajabiyaa
dadkana
jinibuuku
ridaaa
Alle wayo wayo asxabta ii soo shega heesta 4:20 cidii qaday aad ugu helay manto tahay 18-10-2024 galabnimo jumco 16;41 muqdisho- somalia
waan kanaxay walahay
waa run anaguba wanu la qabnaa murugadaa jacaylka ah alle ayaa siin sadkisa
oooh miskiiin miskiiin ah yaaa wwlid
waaaaw waa qiso cajiiba ah jaceylow xl qado
INNAILLAH WAINNA ILLAHAY RAAJICUUN
Waa qiso xanubadan Wan kaxumahay iney is waayan
waa qiso cajiib leh dadka jaceylka waxba ka ogeeyn way jiraan
Ala wa qiso an laqiiradaya allow cadog jacelka naga qabo
masakiiin aadan aaaaa calosha ha iga xanun jinin aboowe
D
فوزية عمر جامع yo is The rrr
jaceyl kaxasid mawayo labadaiis jaceyl oo iris kuufaraxsan lamaaarkikikaro xasid Saratoga 😭😭😭😭😓😓😓😓😓😓😓😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
ah jecelka wantagera lkn nasiib xumo jecelkeyga wanku hami weyna hay lkn waqtigan mahesto waxey iga jirtaa qarada aasiya ana waxan jogaa qarada uraba fadlan ilatali wll
waa qiso aad ubdanuun badan weeyaan
mays waraysan karnaa wll
Waa qiso macaan
Xax jecel wa jira😭😭😭😭😭
waa qiso cajiib ah
After 6 years i think u r fine?
Waa Qiso cajiib ah wallhi
Ax ax ax wlhi waa xanuun
xanuun badanaa
Waan ka xumahay
Alla Jacayl waan maq laa laakiin igu madhi ci
Wlhi waa run aduunka wa intahaan jacelka waa waxrun ah
Xanuun
waano kugu filan asxabey waliga naag somali ha isku jeclanin.. ama cidley kaga taga ama marka horeba ku xumeynee ragga somaliyed meesha ka jabnay wa halka..
Viva caasumadda Dowladda Puntland
xxxn
Ciiise Ducaysane safi
Run ahaanti jclka dheel dheel maahan waana cudur dillaa ah markoow xumaado markoow wanaag sanaadana waa iftiinka nollosha
hhhhhhh kkkkkkk caadi ma ahan qisadaan hhhhh
oh sorry i heard trouble story because when u love some one be carafull that love and respect that person my brothers and sisters
After 7years ago i think u r fine?
shekadan waa mid qalbiga tabaneysa wxana daremikara qofki jcyl somary ama uhayo adan samir ayan leyahy jcylka dhabtaa maguleysto badalkeda midkle alha kusahlo
Alla xanuunka Badana
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭ax
Shekadan way iga oysiisay runtii jcl kana wuu jiraa balse inta badan dadka is jecl isma helan
nice jacayl mcn
waan ka xumahay sheekadan oo kale anay hada i haysataa
lassana male liaah haku fududeyo
Ale hakuufudaydiyo wllo
Kan jacayl waa dhaafay
Shiiqoow Sheekadaaan Ma Bisla , Jaceylne Gabadha Uma Qabin Aadan , Haday Uqabto Nin Kale Ma Ogolaateen , Marka Sheekada Naga Bisleeeya Ma Bisleeee .
waa dhacdo xiiso badan
Asc
horaa looyidhi jacayl xaazid mawaayo ???Really😭😭😭😭
fadlan chanalkayga subscribe ku qabo
wan kaxumahy wlh sabar walalky waxad hele qof kujecel hanoo laado jacayka
waaa qiso naxdinle
waa qiso jacyl oo layaable
Kkkk Wixi Larabo Aya Laisku Shega
War sxbyaalow heesta ah ilaahy wxn suaashay adoo sowjaday ahoo magaceeda halaygu caawiyo plz
Ax an
Qiso cajiib ah❤❤❤❤😊
Sheekooyinka nuucaan ah waxaa faafiya kuwa doonaya iney baddalaan dhaqanka dhalinyarada Soomaaliyeed, sababtoo waxaad ka dareemi kartaa sawirada iyo ereyada dhan xumadu ku larantahay ee ay adeegsanayaan .
!Iska ilaaliya!
Ala jecl alw isku sahl intii is drty
Alla waa ii xasuus wlhi wxn daawan jirey 2017ki😅😅😅
ohhhh sorry Abowe wxaa helesaaa qof kalo okujecel iskaaa sabar wadun
Wallahi Naxdin weeye
dgjipwvzkqiyro
Qiso xanuun badan oo itabatay
Oh my got
It makes me sad 😢
aaaah sorry wllhi horta jclka xunun badanaa illhow isahal jeclkeyga
Fozia Maalim wlal maheshay mise wlal
Allah hakusiiyo
Aamin
ax Allah xanun badana
Wiilka yar fudayd iyo laablakac ayaa digada kadhigay kkkk
War heeesta ku jirtaa magaceeda lahay sheego
waa tee bro heeso badan ayaa ku jiree?
Ninkii is biday cml
Heesta eh
laki xaaji wacays
wlhi waa qiso murugo leh
jcylka cadow badanaa
qiso qalbigayga gilgiltay jacayloow dhibadanaa
sorry sorry wa wax aad loga xumado
Oh my god
😢😢😢😢 axx wali waa noolahay alx
maria aden mohamed
Illahay iguma keene hadan aniga ahaanlaha gabadhas wanracilaha wiilkan jeclahay
Wll heesta ninku qaadayo ii sheega yaa qaada😢😢😢
Masha Allah
jeceyl waa Dilaa dadkuu soo wajaho wehel buu uyahay waqtiguu ku helo wuu kuu waramin wacdaraha ka jira waraysiga kal gacal
Ciyaalkii waa waa waaaheen oo jacayl ayay ku waasheen
inta badan waa is calmadan lamanuhu balse isma calfandaan waa basiid inta is calfato
my name is sayga
ah waan ka xumahay sorry sorry alla jecelka dhibadnaa