Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

MUSALSALKA HALGAN JACAYL PART 8

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 січ 2023
  • MUSALSALKA HALGAN JACAYL PART 8

КОМЕНТАРІ • 802

  • @mohammedapdirahim9922
    @mohammedapdirahim9922 Рік тому +187

    inta haboon iyo filimkan isku daawada isoo raaca

  • @mahamedmurtiile188
    @mahamedmurtiile188 Рік тому +46

    Riwaayadan riwaayad way dhaaftay waa musalsal heer sare ah oo aad iyo aad looga shaqeeyay maasha allaah waad mahad san tihiin dhamaantiin ree hargaysa keep going

    • @AbDi24K
      @AbDi24K 5 місяців тому +1

      Mashable alaha

  • @faatimayuusuf2683
    @faatimayuusuf2683 Рік тому +125

    Tan waanacay Afka buuran saxiibka kumatelysa yaa iilanacay🤣🤣🤣 l can 't wait part9

  • @amiinrk6398
    @amiinrk6398 Рік тому +226

    Qofkii u horeeyee dawada inaan ahy igu cimaamada 🤣🤣🤣

  • @bouchraosmaan6150
    @bouchraosmaan6150 Рік тому +156

    Tan saaxiibka isku sheegta waan ka boody ee ilkaha dheerle😂😂😂

  • @cabdicasiisyusuf895
    @cabdicasiisyusuf895 Рік тому +33

    casha waa qof jiliinkeda aad u wacan yahay filimka dhan darted u dawadaa walhi keep going actors cusub ee badali doonta @Haboon

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan Рік тому +45

    Waw! Three main idea of video:
    Qof na ha ku Yasiin xirfadiisa…
    2: Sirtada ha la Wadagin ( especially saxiibada)-xaqiiqatan wana qodob ka manta Aad umadeena u baabiiyey xiligan la tagan yahay taas oy sameeysay Cid walba ( saxiib, family, qaraabo, Daria iyo Cid walba oo Markad aan Nolol ku igaleyn:::::::Exampme, Xasidnimada, Quriwaaga,Qiyaanada, beenta iyo daneysiga
    3: Owlada/Cadalada: jaceyl iyo Jababnaan iyo Cadadlad tus owlada Aad korineysaaan……daryeel ( food &shelter) kaliya ma dhigo Ee Waxaa Laga dhisaa oo lagu koriya taas ka qeyb weyn ka qadaneyso Mustaqbal kooda dambe gaar gabdha ( walaal iyo abo u jajaban oo u jilicsan oo waliba u mujinaya she is the only Queen of the house) taasi waxay sineysaa faraxad qalbiyeed ku nolato Madama ay guri Laga aqbalsan yahay ay jogto!
    This Amazing Movie that concludes xaladaha manta jira 👌👌💯💯👍👍👍 Thank you Team….really you are best actors specifically Shacni & Mohamed🙏👍 always binadanimada ayey ku dhigan weyan u eg yihin dad waxa at matalayaan abuur ahan u dhama ( that is positive reaction view on their side)

  • @__pablo______pro
    @__pablo______pro Рік тому +57

    Allow gafkeena iyo geerideena ha kulmin Aamin Aamin Aamin

  • @karimaaomar
    @karimaaomar Рік тому +66

    Hader intan UA-cam so galay ayn ka wayey, ciilba I qabtay wallahi!!! Finally 😞🫶🏽

    • @sakariyemuuse1377
      @sakariyemuuse1377 Рік тому +3

      Sidoo kale amba wllhi hadaan day dayayba sidaada oo kale

    • @karimaaomar
      @karimaaomar Рік тому +1

      @@sakariyemuuse1377 ❤️

  • @deeqaaar7854
    @deeqaaar7854 Рік тому +58

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آله إبراهيم إنك حميد مجيد

    • @abdalleseid640
      @abdalleseid640 Рік тому +2

      💄💄💄💄💄🖤🖤🖤🖤🖤🖤💄💄💄💄😍

    • @abdullahiabdi9571
      @abdullahiabdi9571 Рік тому +1

      Dadaalka halkaa kasii wada. Walahi. Xaqiiqo bulshadeena maanta ku badan. Sida saaxiibada xun qisadan anigayba igu dhacday oon la ooyaa ilaa hada marka wacyo galinta soo badiya fikrada ninka keena ilaahay ha barakeeyo

    • @MawliiDCabDilaahi-pf6rc
      @MawliiDCabDilaahi-pf6rc Рік тому

      ​@@abdalleseid6406yyrtyt

    • @ayaanmaxamad3570
      @ayaanmaxamad3570 Рік тому

      Pp
      P
      P
      Pp

    • @ImranadenSalmsk
      @ImranadenSalmsk Рік тому

      Aisha❤

  • @istaahiljama1059
    @istaahiljama1059 Рік тому +62

    Iyagoo daawan bay comments soo qorayaan aaar somaliyaaa😂

    • @maskiintiialleinaahmed733
      @maskiintiialleinaahmed733 Рік тому +3

      😂😂😂armaad adigana ku jirtaa

    • @abasibrahimcc2817
      @abasibrahimcc2817 Рік тому +1

      Beenta maaha,anoo daawanaya ayaan comment akhris usoo galay kkkk

    • @ayaan850
      @ayaan850 Рік тому +1

      Haa somalida dagdaga iyo fudaydka waaba lagu wada dhalay 😂😂

    • @hipaaadan1964
      @hipaaadan1964 Рік тому

      Ppe afkaga caano lagu qabay anaa kamida😅😅😅

    • @MaryanCali-ci9sx
      @MaryanCali-ci9sx 9 місяців тому

      Adi maa sidaa sameeyay

  • @najmaahmedahmed170
    @najmaahmedahmed170 Рік тому +21

    Casha iyo Ahmed way İSku Soo baxayaan wlhi 💜💜

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 Рік тому +11

    Waxan layaa baah qofka qof uu jeclaado qof kale udirsanaya qof kale waan doqonimo u sheego haba lagu diido haddii la doonoh ,👌

  • @asliqueen9875
    @asliqueen9875 Рік тому +24

    Kursigan iyo Ahmed saaxiib bey noqdeen 😂😂😂

  • @subeeciabdiraxmaan1800
    @subeeciabdiraxmaan1800 Рік тому +27

    inanta casha film ka kuhaysta ani😂

  • @gobsaninakayse7780
    @gobsaninakayse7780 Рік тому +13

    😥😥😥wlhi bilaahi caadaan u ilmeeyay famliga dhan agtayda joogay wxban is arkay anoo dhabankaygu qoyay anaaba la igu odhan gaadhay mxd la ooyi caisha😥🥰♥️

  • @abdishakour3267
    @abdishakour3267 Рік тому +7

    Inta haboon lasocota ismujiya ee xildhibaanka layaban ee kuqosashay

  • @Abdisalam6581
    @Abdisalam6581 Рік тому +10

    28.1.2023 go'aan khaYriYaan QaataY alle ha ila Qabto iisoo duceeYa walaalaYaaL🤲🤲🤲😢

  • @Edebsan444
    @Edebsan444 Рік тому +11

    Filmkan wan ku qoslaa mar wiil kula dhashay baa kuu talin marna wiil kula dhashay baa jecel jecel Isla ogaanayasaan intaan daawanayo qosol le ku dhamaystaaa😁😁😁😁😁 lkn wlhi filim aan ka hely keep going sisters and pro🥰🥰

  • @hothanothman2995
    @hothanothman2995 Рік тому +41

    Caisha familyga ka mid maaha baan is leeyahay ahmedna cashu jclaanaya fikirkayga labada naagoodba hawadu u diraya 😂

    • @farhioadan9074
      @farhioadan9074 Рік тому +3

      Isku meel baan ka fikirnay Runtii wll

    • @safiyaiise1655
      @safiyaiise1655 Рік тому

      Wllhi iku fikradbaaa thy

    • @nasroibrahim3605
      @nasroibrahim3605 Рік тому +1

      Laftayda saas ban isirii axmed iyo Caasho xaladaha isjeclaysiindona

    • @fadumaahmed9080
      @fadumaahmed9080 Рік тому +1

      Isku fikir nahay

    • @muhyadinkalinle6157
      @muhyadinkalinle6157 Рік тому +1

      Fikirkga waa sax casha familka kma dhalin axmed so kle casha ayuu jeclna waayo iyada dhan ayaba jcyl ka samaynsan lmaba jeclan wayo casha o kle

  • @fardusmustafe8138
    @fardusmustafe8138 Рік тому +23

    Hablaheena inay shalmad xidhaan markay filmada inoo samynayaan mxaa u diiday si ay u asturnaadan.
    Se marwalba waa mahdsantihiin Sister,s😍😘

  • @NASRA135
    @NASRA135 Рік тому +7

    Am first one plz lasoo dhaqsada xalqadaha mahdsanidiin🥰🙌

  • @Abdirahmansocoto7087
    @Abdirahmansocoto7087 Рік тому +52

    Film soomaali jisho kan baan ugu jecelahay anigu wallaahi ee maxaad noogala raagtaan horta.💔

    • @sandrellaabdi8864
      @sandrellaabdi8864 Рік тому +3

      Haaboon ma dawatiid🤣🤣

    • @barwakorazhed1576
      @barwakorazhed1576 Рік тому +3

      Haboon maad Arag Miya😀

    • @ubahdhool8158
      @ubahdhool8158 Рік тому +2

      War haboon maad araga miyaa

    • @Abdirahmansocoto7087
      @Abdirahmansocoto7087 Рік тому +1

      Ilmaabtiyaal filmkaas aad sheegaysaan maalin kasta waan arkaa notification kiisuna wuu isoo dhacaa mana daawado wallaahi ee kan baan la haystaa Aarsigii aabahayna waatay igu badh jareen nacabku. 💔😂

    • @sumayayusuf4478
      @sumayayusuf4478 Рік тому +2

      @@Abdirahmansocoto7087 musalsal salkina ma qabil bad ku dawata 😂gun

  • @muadrabi7942
    @muadrabi7942 Рік тому +17

    Najax maaha good actress halaga daayo filmka
    Maasha alaah shacni edabsan

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +19

    First one comments best films actions interests people's i can't wait prt 9 insha allah coming soon 💪💯😆👍👍

  • @salmagaydhaale7036
    @salmagaydhaale7036 Рік тому +19

    sababaha aan naag ula saaxibi waayey😂

  • @asiaosman6145
    @asiaosman6145 Рік тому +39

    Team haboon 🥰♥️

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 11 місяців тому +2

    Inshaalaah waad guursan oo waydun taajiri

  • @hozzafh
    @hozzafh Рік тому +8

    Ayy waka heelay filmkn 🥰🌸 thanks

  • @sooyatakar3056
    @sooyatakar3056 Рік тому +5

    Caawa ana horeeya saa u sugaayey inta ila sugaysay like me

  • @mawsim5444
    @mawsim5444 Рік тому +4

    Shacni wlhi waa inan qurux badan mashaa allaah

  • @abkaabdulle3801
    @abkaabdulle3801 Рік тому +9

    Cawa ciwaan kiina saa uraadinayey waan daalay wlhi 🥺❤️

  • @hafsakhadar8833
    @hafsakhadar8833 Рік тому +18

    war hayaaaaaay ilaamantaanu sugaynay hadana waa bilaacod😭😭😭😭😭😭

    • @maxamedcabdi1507
      @maxamedcabdi1507 Рік тому +1

      Mobile shid oo baqtii anba sasu iga haye wuu ihagay imkee

  • @naciimacraxman1408
    @naciimacraxman1408 Рік тому +19

    Gabadha cashi waxa la modaa inaa geridedii lo so sheegay 😥

  • @asmayusuf5167
    @asmayusuf5167 Рік тому +40

    Car eega caashi way baxsanoo sidii haboon ba raadiya la odhane😂😂😂😂

  • @yasmiincabdi7291
    @yasmiincabdi7291 Рік тому +35

    Horta waaaxay reeer kan dhanee qofkiii gurigooda soogalabaa kudakhramayaa😂😂😂😂

  • @jaamacsugaal6384
    @jaamacsugaal6384 Рік тому +29

    War dadbaa leh part 9 lasoo dhakhsada cod La,aantu ma xagaygaa😂😂

  • @apdiwazacvirgil7800
    @apdiwazacvirgil7800 Рік тому +4

    i can't wait part 9

  • @naimomahamett5819
    @naimomahamett5819 Рік тому +1

    Waligay manan daawan musalsal soomli wado waa markii igu horyso an daawdo said u jclda musalsal waa dhaafay kan dhamantiin waa mhd sntihiin❤👸 🤴 👑 💯

  • @FadxiFadxi-wj4sc
    @FadxiFadxi-wj4sc Рік тому +25

    Shacni zxpteet waa garacad shacni ayay ka dhex bilowdey😂😂😂😂

  • @sumayakhaled3016
    @sumayakhaled3016 Рік тому +9

    Soo badiya❤️❤️

  • @jubb90
    @jubb90 Рік тому +3

    Shacni midda ay adeegsanayso ee reerka aan ahayn adeegeeda waan Ka boodsanahay luqaafo bay la meeraysanaysaa😅😆

  • @Queen_123-r5g
    @Queen_123-r5g Рік тому +21

    Yeah cawa ya idin duceyay 😂❤

  • @Omer-EilmogeH27
    @Omer-EilmogeH27 Рік тому +3

    Quruxlyda film ka aisha🥰

  • @nasranasri2983
    @nasranasri2983 Рік тому +11

    Shacni zxpted waaba khaayinad waa kaboodsanahy 🤣

  • @abdiazisabdilahi8174
    @abdiazisabdilahi8174 Рік тому +4

    Wooow caawa waad soodadaaaheeen 11 minute iyo 67 comments good jop zxb

  • @specialgirlintheworld395
    @specialgirlintheworld395 Рік тому +8

    Waan sugayey ilaa Axdii lasoo dhaqasda Samir ma lihine😭😂

  • @jamiilacabdi4098
    @jamiilacabdi4098 Рік тому +13

    Caasha filinka udaawada😢

    • @abdisalamibrahim7153
      @abdisalamibrahim7153 Рік тому

      Haaye waxayari qurux badanaaa

    • @suhayboahmed1306
      @suhayboahmed1306 Рік тому

      kadaa gabadha faartada kkk caasha way qurxoontahay aniba waankahelay haday walaashay ahaanlahayd

  • @Mohamed_kd
    @Mohamed_kd Рік тому +8

    Wixi Nimca laga waayo Nasra laga heleya 😂
    Xikmad cusub 😂😂😂

  • @farhiyafarah9930
    @farhiyafarah9930 Рік тому +6

    Wllhi Big fan 😍❤️🤩👑🎒

  • @adanmohamed7841
    @adanmohamed7841 Рік тому +9

    musalsal aan caadi aheyn waaye mahadsanadiin reer xogmaal

  • @abdi520
    @abdi520 Рік тому +2

    Pleace part 9😍🥰

  • @marashowcade
    @marashowcade Рік тому +8

    musalsanka qurxooon😍😍

  • @maanragaragtemaskaxdumardh4221

    Waaxay reerkan qofkii u soo galaba bash ku noqonayaa, waxaan sugnaaba waa islaanta oo oday soo booqday ka dhex baxda🤣

  • @Hamoudiabdi
    @Hamoudiabdi Рік тому +25

    Musalsalkan waa bilaa macni sibuu uyara qaboob yahay 😂

  • @amiirawarsame55
    @amiirawarsame55 Рік тому +4

    Sir nageed lagama sar gaadho wlhoi 😂😂😂😂😂

  • @hafsaali8615
    @hafsaali8615 Рік тому +5

    Shaxi ban kala cara Ray wll Raali noqo 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @najaxrashiid4922
    @najaxrashiid4922 Рік тому +1

    Ina abdirahmaan dheere wax kale weeye keep going xayati

  • @muunaaxmed8948
    @muunaaxmed8948 Рік тому +5

    Shacniyeey tan zhp lama dhihi karo ha isku aminin😅😅

  • @haboonabdirahman3561
    @haboonabdirahman3561 Рік тому +7

    Waar maalin walba ka dhiga dee 😂😂😂

  • @farduuscalihired5984
    @farduuscalihired5984 Рік тому +1

    Part 9 please 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @taarikh24
    @taarikh24 Рік тому +12

    AISHA WAAN WATAAA QOFTAAA🤣

  • @zaki_yar27
    @zaki_yar27 Рік тому +49

    I can't wait part 8 XOGAAL

  • @shucaybfaarah9383
    @shucaybfaarah9383 Рік тому +4

    Inta sidayda caasha darted udawata filmka farta taga

  • @saidmahamud1690
    @saidmahamud1690 Рік тому +5

    War mamadu adakaaa qodsolkii iga dhamadey hhhhhhh ana pilot ah ee isiiso kabadha hhhhh

  • @diiriyeoomaar816
    @diiriyeoomaar816 Рік тому +8

    Gabadhkastoo commentigayga akhrida waan jecelahay 😍

  • @hilaalphotography52
    @hilaalphotography52 Рік тому +1

    Plz.
    I am wait next. Filim💯

  • @samsamyusuf7783
    @samsamyusuf7783 Рік тому +10

    Codka mxa hely😅

  • @user-lr3qn1cz5o
    @user-lr3qn1cz5o 5 місяців тому

    Scw scw scw scw scw ❤️ ♥️ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤

  • @bluefox8588
    @bluefox8588 Рік тому +1

    asc walayal waad ina salaamay dhamaan bahda xogmaal 🤚media walalayal sadaqaduh dad ayay waajib kutahay walayal waxan ahay nin dhalay 6caruur ah waxana kunoolahay gobolka burco walayal qofkii wax awoodah haysoo tuuroh mahadnanid wlloh allh janada haku geeyoh aamin

  • @Mazkawi_pro
    @Mazkawi_pro 6 місяців тому +1

    I am biggest fan of shacni❤

  • @nimodagan8955
    @nimodagan8955 Рік тому +5

    Walee jcylku aadbu u xanuun badan yahay waxaana kasii xanuun badan marka ay waalidka ka heli waayan qofka aad jeceshahay 😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰

  • @khadarmohamedali
    @khadarmohamedali Рік тому +1

    Wow wan kahelay sida loojilay waa qicica taagan hada dhamaan tiina mahadsanidiin ayan idin leeyahay

  • @Apdalla78
    @Apdalla78 Рік тому +1

    Majecli inan filinkan idinka qaso lkin waxa ii cuntami wayay yasitanka uu gudbinayo wayo qofka xamaliga ah iyo kan guryaha dhisa ceeb maleh wayo waa niman dhididkoda cunaya oo xalala runti anu midna kama shaqeyo shaqoyinkan lkin waxan igubaya sida maamada wayni ay uga dhigtay wx xun ayado og inkan hada kujidho uudhisay ninka ay cayayso bl kawrn hadii ilahy hadalka uqabto oo uu kudumiyo guriga 😪😥😥😥

  • @nimcaantigerofficiall8009
    @nimcaantigerofficiall8009 Рік тому +4

    Ani iyo Aishaba fikir baa na dilay😴
    Hello Aisha❤🥰

  • @sheikhaxmedsheikhmowliid7259
    @sheikhaxmedsheikhmowliid7259 Рік тому +4

    Shacni's her freind is an opportunitist disease while according shacni's heart 💔😅🧐

  • @Janno66
    @Janno66 Рік тому +3

    Naa ladan waa ismahaan cml haboon Io Caa'isha Cadaw baaa helay🤣😂😂😂

  • @umalkahirahmed1202
    @umalkahirahmed1202 Рік тому +2

    l can’t wait part 9 laso dhakhsada 😂

  • @mohametabdulkadir1597
    @mohametabdulkadir1597 Рік тому +18

    Big fan ❤🙏

    • @shamisaxmed5915
      @shamisaxmed5915 Рік тому

      👑👑💍💍❤💘💓❣👏👏👏👏👏👍👍👍👍🙏🙏🙏💪💪💪💪💪

  • @xasanmacalin1301
    @xasanmacalin1301 Рік тому +2

    Filimka aniga waxaan ku haysataa casho

  • @mohamedabdi1420
    @mohamedabdi1420 Рік тому +1

    I can’t wait part 9 guys

  • @youngkabaye1046
    @youngkabaye1046 Рік тому +3

    Ladan walahi ladirad weyn keep going

  • @ahmedshire4472
    @ahmedshire4472 Рік тому

    Sobabadiya xlqadaha dhexne haku dhaafina sida aarsiga aabahey

  • @gaasira
    @gaasira Рік тому +4

    Codkisa anilee miuu iga xun yahay mise dadaka dan???

  • @khadardhago411
    @khadardhago411 Рік тому

    Wlhi run ahaantii inanta shacni la dhahaa aad bay iga ilamaysiisaa waxaan daawan jiray musalsalka inaabtigeed ay kamatalaysay

  • @maanifiso2419
    @maanifiso2419 Рік тому +2

    Aniga caasho iyo axmed baan isla jeclahay tolow waa ayo actaradda filinka😂

  • @asmakhadar3935
    @asmakhadar3935 Рік тому +9

    Najax uma bogin ninka ma yada isku wada tolow😂😂😂

    • @safiyaiise1655
      @safiyaiise1655 Рік тому

      Haaaa nh abaaa adneh kada ibar aan kaa shukansadee😅😅😅

    • @asmakhadar3935
      @asmakhadar3935 Рік тому

      @@safiyaiise1655 uu dhintay ma raaci adna😂

  • @Safiayouallmightknow
    @Safiayouallmightknow Рік тому +1

    Naag sxb maleh

  • @muztaphehupthirizack5558
    @muztaphehupthirizack5558 Рік тому +2

    Nio caawa wa laSoo dahden 😇first comment

  • @nimcoadan8072
    @nimcoadan8072 Рік тому

    Masha allh ku soo dhakhsada part 9

  • @Abdinuur77
    @Abdinuur77 Рік тому +9

    Part 9 la dhakhso Soo gali please

  • @bikbox7976
    @bikbox7976 Рік тому

    Best film wllhi😊👋

  • @MahamedAbdi-dd1tv
    @MahamedAbdi-dd1tv Рік тому +1

    My love

  • @RahmaaXaashi-tl7qp
    @RahmaaXaashi-tl7qp Рік тому

    Cimamdinah lamah heysen karoh

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 Рік тому

    I always support all girl's Somalian.

  • @mahmouthofficial5807
    @mahmouthofficial5807 Рік тому +3

    Caasha my crush 😢❤😂

  • @ayaan850
    @ayaan850 Рік тому +5

    Dadkan soo qoraya waa bilaa cod sowka anaka nooshaqaynaya een dhagaysanayso maxaa qaldan anyway dhaman jilayasha musasalka aadbad u mhdsantihin lkn sooyara dadajiya insha allah 🙏

    • @yaxyekahraman494
      @yaxyekahraman494 Рік тому

      Ma runba walaal muu ku shaqaynaya walal mise channelkad ka giijinaysa taasina waa gare

    • @ikraabdulle3943
      @ikraabdulle3943 Рік тому

      @@yaxyekahraman494 ilaa hada miyaanu ku shaqayn aniga xagaygu waa ka caadi codkiisu

    • @ayaan850
      @ayaan850 Рік тому

      @@yaxyekahraman494 may wllhi uu iishaqaynaya wll waaban dhagaystayba markan dhamaystay wanlayabay dhaman dadkan soowada qorayey wabilaa cod

    • @ayaan850
      @ayaan850 Рік тому

      @@ikraabdulle3943 haa wll anigana sookale waacadi oo uu iishaqaynaya lkn mooji dadku waxay soowada qorayen waabilaa cod waan fahmi wayey dhankay kajirto ciladu

  • @abdirahmanmohamed7476
    @abdirahmanmohamed7476 Рік тому +3

    Sidaan u sugayay ilaa haben hore waa la yaabay chanelkinaba waan ka faaruqi wayay 🙏😁

  • @user-en9gi8ok2n
    @user-en9gi8ok2n Рік тому +1

    Marsala

  • @shugricabdi3773
    @shugricabdi3773 Рік тому +3

    Dadka codla,aanta kacabanaya mxaa jira ani waa cdiye