PRANK SUUXDIN AAN SALMAAN KU SAMEEYAY OOHIN AYUU AFKA FURTAY😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 239

  • @Baariyee45
    @Baariyee45 День тому +146

    Adunka Maso marin rux ka kheyr badan Nabi Mohamed scw ❤❤❤❤❤❤

  • @Dekadagan-j2j
    @Dekadagan-j2j День тому +48

    Aan kusaliino rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️ please ♥️❣️❤️❤️❤️

  • @sucdiAbdulahi-k4r
    @sucdiAbdulahi-k4r День тому +29

    Abayo salman Maskiin waaye Wlh Dambo Haku Sameynin Salman Sorry Habar Yar Illaahe Haku Xafido Cade Love U Habo ❤❤❤❤

  • @munamohamed3736
    @munamohamed3736 День тому +41

    Ifraax Allah ayaa arsaaqada bixiya qaali ee wiilka inooga daa social media Ha wll il bini aadan baa dadkii madhisee qaali guriga Allah ha kuu adkeeyo wiilkana ha kuu xifdiyo

  • @diamondinazulthaan7373
    @diamondinazulthaan7373 День тому +3

    Anoo og inuuu prank yahay ayaan hadana oohin aamusi kari waayay wlhy😥 Ilaaahayow hooyooyinkeen Noo ilaaali dambigoodana dhaaaf 🤲

  • @SACDIYOMuhammed-un9xi
    @SACDIYOMuhammed-un9xi 17 годин тому +1

    sorry habo macn❤❤❤❤❤❤

  • @QamarCdy
    @QamarCdy День тому +10

    Qisadan si run aney igu dhacdy allha unaxariisto hooyo mcn😢

  • @QamarCabdibare
    @QamarCabdibare 11 годин тому

    Ifraax gool abaayo macaan🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @bilanabdi9107
    @bilanabdi9107 День тому +1

    😢😢😢😢 hooyaday Malikee dhimanaayse hooyo kac ku jirtay allaha ku naxariista janadaydii

  • @iftinfarah6010
    @iftinfarah6010 День тому +9

    Maya’s caruurta laguma dheelo waxaay noqonayaan doqoon ee waxbarasho kula dadaal buug u aqrii meel Saha waxbarashada geey ee naxtinta waa ku nafoban xaga aqlig iyocabsida kama baxeeyso ee caruur kale mahaysiide yaay isha kaaga dhiciin ee aqrso noloshaad wiilkada ka saar kamiraada isho waa mida soo dagdaagto kan soo hor marto malakameeydka qado wanadeeyd jooji waxaad sameeyneyso ifrax naxtiinta caruurta ma iloobaan ❤️💕❤️

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 День тому

      Trauma ey ku noqon kartaa laakiin waa isla ogyihiin asaga iyo hoyadhiisa. Mar hore oo oyn lahaa hooyo kac oo daciif ah oo markasto ku soo cel celinaa funny 😂😂😂

    • @mo8417
      @mo8417 День тому

      ​@@ashaomar6719sidaas is yiri

  • @FarxiyoCabduqaadir-p8v
    @FarxiyoCabduqaadir-p8v День тому +10

    Wiilka kamirada pu firinayey 😅😅wa ok yahay 😅

  • @samiratahamohamed3950
    @samiratahamohamed3950 8 годин тому

    Alla ilinta i soo dhaaftay sida uu u dhahayo hooyo kac maskinbcaloosha i hurtay hooyo waa hooyo

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk День тому +7

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥️

  • @qosolqaramitvqaraami1466
    @qosolqaramitvqaraami1466 10 годин тому

    Cunuga yer dhesha kadaa❤❤❤❤

  • @Amiish
    @Amiish 14 годин тому

    Ax hooyo kac diisa walahay beerka i xanuunay salman yare habo alle hoyadaa iyo adiga ha isku kiin daayo alle hooyo kama qaado allaahuma amiin ya rabi

  • @don-hero21
    @don-hero21 3 години тому

    Mshllh ilahy hku daysto❤

  • @IsraMohamed-d7x
    @IsraMohamed-d7x День тому +19

    Wllo mar dabe ilmahaga sidan haku samayn salmaa waa wiil yar maskaxdiso ma udul qadan karo😢😢😢😢😢😢

  • @AmaaniJoodax
    @AmaaniJoodax День тому +9

    Wlhi😢😢 wan oyaya plz kadhaafa

  • @aayishaabdow3856
    @aayishaabdow3856 День тому +2

    Yaa alah wiil oohinti calosha ayu iga hurin wlhi runtu😢😢😢😢

  • @UmoCabdalle
    @UmoCabdalle День тому

    Mardambe hakusameen ifrah wallahy waaqiirooday ilahay ha kuu cafido abaayo waa wiil qalbi wngsan❤❤❤❤❤❤❤

  • @Rupaz7cr7fan
    @Rupaz7cr7fan День тому +1

    ASC Ifrah maya pls kayar waxan okale mardanbe haku sameen😇💔😪

  • @Fatimah-v2o4d
    @Fatimah-v2o4d День тому +1

    M.a abyo ilahey haku xafido❤❤ wilka ka da brankiga sorry habo salman

  • @nagmaabdillahi276
    @nagmaabdillahi276 18 годин тому

    Hooyo kc hdana wuu oyaa 😢😢😢

  • @anisabal4844
    @anisabal4844 День тому +2

    Wiilka yarka ah ma waxa ugu yeeratay inaa qalbi jab iyo trauma ku ridid. Walaaley ilamahaga views haku raadsan subhanallah

  • @draisha4699
    @draisha4699 День тому +2

    😂😂😂😂😂 waa isla ogyihiin cunuga yar 📷 camera duu fiirinayaa 😂😂😂😂😂

  • @RoodoCali-z9e
    @RoodoCali-z9e День тому

    Habo ifraax khaliifey. 😢😢😢😢😢😢😢😢😢 kaddaa kayar saa hayeelin. 😢😢😢 ilaahy kabaq😢😢😢 waa xanuun waxanoo kle.

  • @FuaadAbdurasaq
    @FuaadAbdurasaq День тому

    Mashaa allha Waaaawwwwww 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ameenabubakar2514
    @ameenabubakar2514 День тому

    Mashallah sorry Hooyo mcn 😭😢😢😢

  • @FarxiyoAbdi-j6g
    @FarxiyoAbdi-j6g День тому +2

    Habo mcn sorry abaayo niyadahakajibin markale❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 День тому +9

    Wlhi waad iga oysisey 😭🥹

  • @Mouinah112
    @Mouinah112 День тому +1

    Murugta ilmaha yar in aad qosol u aragto wax fiican Maha
    Prank adiga iyo odaygaaga isku sameeya ka leexda wiilka yar

  • @habonali-f5g
    @habonali-f5g День тому

    Maskin am sorry habo 😂😂😂 hoyo kac ayas kabixi weye wlhi😂😂😂😂

  • @امراكان-ذ3ش
    @امراكان-ذ3ش День тому +1

    Wilka ha u subina marakale wlhi waxa yara ma aha waxan aniga waxu iga huriya calosha walhi 😢😢😢😢

  • @XamdaAxmedyuusuf-d4i
    @XamdaAxmedyuusuf-d4i День тому +3

    Wll mardanbe ilmaha yar sidaa haku samyn😢

  • @MiinaApdi
    @MiinaApdi День тому

    Alla ilaahayow salmaan quruxow habo 😢❤❤

  • @AshaCabdi
    @AshaCabdi День тому

    Axxxx kada hooydu waa shi qaali wlhi 😢😢

  • @NastehoAwale
    @NastehoAwale День тому +1

    SubxaanaAllaah SubxaanaAllaah SubxaanaAllaah 😢😢subhaanaAllaaah caloool xumo jeclidaa lakiin waxaan wax fiican maahan

  • @cawoayaan9445
    @cawoayaan9445 День тому

    Hooyo kac walahi wan ka naxay dib Ha ugu samynin wall 😢

  • @HamdiWali-v3j
    @HamdiWali-v3j День тому

    Waan la oo ya ya miskiin😢😢😢

  • @XamdaMarwo
    @XamdaMarwo День тому +6

    Wll ax aniga naxey wll mar kale haku sameynin innanka yar

  • @SahraJuube
    @SahraJuube День тому +1

    Walaaley irsaqada meel kale allaha kasoo galiyee canugaan yar kadaa waxaan ilmaha naxdin badan ma xamili karaan

  • @hodanmaxamedsheikh-bj9gf
    @hodanmaxamedsheikh-bj9gf День тому +1

    Wlhi anaabo ooye 😢sorry habo 😢wlshy waxaas mafiicnee kadaaa wiilka

  • @SamsammahamoudAhmed
    @SamsammahamoudAhmed День тому

    Mashallha mashallha Allah ku dayo ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Niimcakiin
    @Niimcakiin 21 годину тому

    Sorry habo macn❤

  • @FardowsoAhmed-o1t
    @FardowsoAhmed-o1t День тому

    Ala ifraaxay plz ilmaha yar kada hakanixine wallhi ana oyey 😢😢😢😢plz Mardabe hakusamayn waxas o kale😢😢

  • @DuniyoBilaal
    @DuniyoBilaal День тому +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢wlhi ilinta iga imaatay saas haku samen

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 День тому +1

    Miskiin ilaa aniga ooyeey wllo wiilka yar haka nixiin😢😢

  • @Nawaley8
    @Nawaley8 День тому +1

    Kaadaa ilmaha yar naxdiin maa uu ficno 😢😢😢

  • @farhiyahhassan6784
    @farhiyahhassan6784 День тому +1

    Asc abaayo ifrah ilamaha naxdinta badan Xanuun ayey ka qaadaan ka dhaaf please ❤❤❤❤

  • @Saphiamohammed3641
    @Saphiamohammed3641 День тому +2

    Ifraxey canuga Been ha barin mxa prank ah marka video furfureysid uba kuhostagnaye😂😂😂

  • @FadxiMaxamed-u3d
    @FadxiMaxamed-u3d День тому +1

    Abyo ka daa wlhi waan ka xumahay sorry habo salaman yare😢

  • @Princessahme
    @Princessahme День тому

    Hadalkiisa itaabtyyy 🥹😭😭 hoyo kaac 😭😭😭😭

  • @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
    @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp День тому +1

    Abaayo prank kada wilka yariska
    Tnkle abayo caqliga laheyd maxagukudhacay Abaayo 😢

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 День тому +2

    Waxan kadaf pllz Wilka aan habada uahy plzz 💔😢

  • @HamdiBare-hh1le
    @HamdiBare-hh1le День тому

    Ala kadaa wilka maskin weye😢❤

  • @sacdiyacismaanw.a6338
    @sacdiyacismaanw.a6338 День тому +1

    Wilka yar ka dhaafa wax naxdin badan bisinkee 💔😰

  • @imranadan-e2q
    @imranadan-e2q 19 годин тому

    Sorry salmn😂😂😂😂

  • @naimaibraim1164
    @naimaibraim1164 День тому

    Wlhi calosha iga huriyay salman😢😢

  • @Teamceyda-f7q
    @Teamceyda-f7q День тому

    Yaa ila jecel nabigen maxamed scw scw scw ❤❤❤

  • @QamarCabdibare
    @QamarCabdibare 11 годин тому

    Rooting qadi noosameey❤❤❤❤❤

  • @aminaali4767
    @aminaali4767 19 годин тому

    Ifraax waxas ookale hakusaman wiilka yar maxamilikaro markale hakusaman walashey waan kaga digayaaa maskaxiyan umafiicna waayo magaranaayo

  • @AbshiangWaley
    @AbshiangWaley 20 годин тому

    Wlhi wan oye 😢

  • @MahadMed-rj4ue
    @MahadMed-rj4ue День тому

    Hooyo mcn ❤🎉

  • @maryamabduqadir3914
    @maryamabduqadir3914 17 годин тому

    Wax Fiican mahan maskiinka waa qaracmey😢

  • @AamiinCumar-eg1dz
    @AamiinCumar-eg1dz День тому

    Wlhi ilinta iga imaatye😢😢😢😢😢

  • @mascuudAbdirahmaanabdulle
    @mascuudAbdirahmaanabdulle 23 години тому

    Hooyo kac😭💔😊

  • @KaalmoSaalax
    @KaalmoSaalax День тому

    Sorry salmaan yare😢😢😢

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 День тому +1

    Calol xumadan ha nosogalinin😭💔💔💔💔💔💔💔💔💔😭❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥💔💔💔💔

  • @NimcoIbraahim-n3j
    @NimcoIbraahim-n3j День тому +1

    Walaaaley bls bls kadaa waxan anagaa qalbiga naxumey say barankina waxbo kama oga

  • @siciidoaxmed1933
    @siciidoaxmed1933 День тому

    Ala qalbiguu ka oysy😢😢😢😢

  • @NIMCOAhmed1155
    @NIMCOAhmed1155 День тому

    Ax sorry wa xanuun 😢😢😢😢

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 День тому

    Nyàa if raax wilka vws bad ka dhigty miya😢😢😢😢 xasad saana

  • @MuhudiinMohamedNishe
    @MuhudiinMohamedNishe День тому

    300k coming soon❤️‍🔥🎉🎉

  • @UmoCabdalle
    @UmoCabdalle День тому

    Wiilka il yeh san kaa ga dhicin abaayo😢😢😢😢

  • @IqroXassa
    @IqroXassa День тому +4

    Ala ka daa wiilka 😢😭

  • @abdulkadiromar9335
    @abdulkadiromar9335 День тому

    Sorry hooyo mcn 😭😭😭

  • @MuunaXasan-p2x
    @MuunaXasan-p2x День тому

    Ilahay ka cabso wll waxasi wax fican maha calosha i xanuntay

  • @ameenabubakar2514
    @ameenabubakar2514 День тому

    294k🎉🎉🎉 300k🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @axlam
    @axlam День тому +2

    Wiilka camerada fiirinoyaaa😂😂😂😂😂

    • @IqroXassa
      @IqroXassa День тому +1

      Wow ujeda wey na gade ka waran 😂

  • @fatumaosman213
    @fatumaosman213 День тому

    Sorry habomacan ❤❤guleso🎉🎉🎉🎉

  • @MaskaMadaw-bs2xq
    @MaskaMadaw-bs2xq День тому +3

    Dadka commentyga ku suuronayo istusnimo badana iyda dhashey waa wiil kedii isqor qorka joojiya😂

  • @hawaabdillahi3917
    @hawaabdillahi3917 День тому

    Waa aduun awladii beenta loxor kacayo
    Prank means lie
    😢

  • @HalimaHussein-z4t
    @HalimaHussein-z4t День тому

    Sorry hooyo mcn ❤❤❤❤❤❤

  • @xamdiaxad5801
    @xamdiaxad5801 День тому

    sorry habo Salman yare wlhi waa oyay😢

  • @FardowsaHarun-l3o
    @FardowsaHarun-l3o День тому +2

    Mashallah 😢😢😢😢😢

  • @luulhassanawaaleluullubi9648
    @luulhassanawaaleluullubi9648 7 годин тому

    Asc ifraax waan ku salamay wallay horta aniga ilamadan dhalan lkn sidi walashay aan wax ugu sheegi lahaa ban kuugu sheegayaa abyoy prank gaan aad markasta duu bayso iska daah 2025 yaa prank daawada wax yaabo kale laimow 90 prank mawadaysaa isoo firi jooji waxaan aad wado qaado ama diid

  • @Faraxshucayb85Faraxshucayb85
    @Faraxshucayb85Faraxshucayb85 День тому

    Al waan oyay siduu hooyo uleyay ax habo

  • @neeyruuscadey4248
    @neeyruuscadey4248 23 години тому +1

    Caruurta aduunka waxaa labaraa lanbarka amplaaasta iyo police ka si qofka haduu wax Ku dhaco u wacaan ilmaha soomaalida hooyo kac seey oogu jiraan unbaad meesha Ku dhimani hhhhh

  • @FaraxMaxamuud-d7k
    @FaraxMaxamuud-d7k День тому

    Ilmaha yar hakusamayn barnk Nolan ah

  • @SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py
    @SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py День тому

    Abyo wiilka prankiga ka daa waa ilmo yar

  • @XamdaSadam
    @XamdaSadam День тому

    Ifraaax ilmaha mar danbe haku samayn uu yaryar naxdin iskama xejin karo😢

  • @ShariifAbdi-m6w
    @ShariifAbdi-m6w День тому +1

    Wiilka Masha allah ❤

  • @simanabdi9798
    @simanabdi9798 День тому

    walle ifraax ma xishoonayso abyo ilmahayar qalbigoda ilaali😢Social mediahana kadaa ill iyo balaaya jirte kadaa camerada wilka qarso abyo hooyo kac marku dhahy ooyay calosha ixanuntay😢

  • @HawaLiiN
    @HawaLiiN День тому

    Maskiiin sorry hpo😢

  • @luulmahamud1005
    @luulmahamud1005 День тому +2

    Waxas wanaxdin kada ilmahayar qalwaye

  • @SamanBadan-n9i
    @SamanBadan-n9i 12 годин тому

    Hbo mcn sorry🥺❤️

  • @ruunhaaji7137
    @ruunhaaji7137 22 години тому

    Hoooyo mxaa kgu dhacey muu dhaho hooyo kac waaad isla ogtihiiin so camera so fiirinaaa 😂

  • @drshani4878
    @drshani4878 День тому

    Allaa abyo waa iiga oohinsiisay Hooyo kac ayuu kudhahaa maskiin abyo haku sameynin wuu iiga calool xumeeye sorry mom😢

  • @AminaMohamed-m1d
    @AminaMohamed-m1d День тому

    Maskin abayo dambo hakusameynin wilka wankaxanaxay runti sorry habo macaan Salamaan cade😢

  • @aaminomacalinxasan502
    @aaminomacalinxasan502 День тому

    Ala ifraxey maxa sameyse sorry hbo walhi anaa la oye😢