Kaftanka Culimada ~ Sh Cabdirashid ~ Sh Dirir ~ Sh Sharif Dawil ~ Sh ABdinasir ~ Dr. Xasan Warsame

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • Kaftanka Culimada ~ Sh Cabdirashid ~ Sh Dirir ~ Sh Sharif Dawil ~ Sh ABdinasir ~ Dr. Xasan Warsame

КОМЕНТАРІ • 90

  • @FadumaHandulle
    @FadumaHandulle 4 місяці тому +5

    Masha Alah ilahay handin xafido,dhamantiin intina ,badan wan idin dhagasta in kastonan quran banan, aqoon isoo duceyaHadad Qoralkayga Aragtaan in quranku ii fududado ❤mahadsanidin

    • @farhiyaibrahim4886
      @farhiyaibrahim4886 4 місяці тому +1

      Aamiin Aamiin Ilaahey Ha Xafido
      Culimadeena🙌🙌🙌❤❤❤❤❤🙏🙏🙏

    • @AbshiroYaasiin
      @AbshiroYaasiin 10 днів тому

      Aloow nooxafid culumadeena

  • @raxmoibrahim6525
    @raxmoibrahim6525 4 місяці тому +2

    ماشاءالله تبارك الله فيكم وجزاكم الله خيرا

  • @zeymed6756
    @zeymed6756 8 місяців тому +2

    M.a mashayiq jazakhallahu kheir❤

  • @ilsanilsan9484
    @ilsanilsan9484 3 роки тому +10

    m,a shiikh Alle haydin xafidoh Jcylku ha waaro Isku waara 💖

  • @yuusufahmed7768
    @yuusufahmed7768 3 роки тому +1

    Maasha Allah alaha idin barakeeyo

  • @ruunfarah6919
    @ruunfarah6919 6 місяців тому +5

    Qisada sheikh Abdirashid wana dhafta fila cilada jirto

  • @mukhtarali8641
    @mukhtarali8641 Рік тому +1

    M a ilahay ha idin wad xafido

  • @nasradiamondo144
    @nasradiamondo144 3 роки тому +2

    maasha allh

  • @Fatma.bella31
    @Fatma.bella31 3 роки тому +3

    Wee iga qosliyeen. Allaha noo xafido culimadeena sharafta badan ayaga iyo eheladooda. Jecliyaa markee isku yimaadaan. Walaalkena noosoo duubayna waxan leeyahay ilaahey haka farxiyo oo hakaa abaal mariyo.Fatwadi sh. Dirir oo sheegayna waa arin naxdin leh Ilaahay dadka noocaas ah umada ilaahey haka qabto.

    • @Sara-ed7ol
      @Sara-ed7ol 7 місяців тому

      Allaahuma Aaameen

  • @Malapey
    @Malapey 3 роки тому +8

    Maasha Allah illahay waalidintena ha barakeeyo inta dhimatayna allah ha u naxaristo, culimadeenana Allah ha ino brakeeyo.

    • @nagibaskar6563
      @nagibaskar6563 3 роки тому

      Allahu ma Aamiin ya Rab

    • @Nadifo-gm4dr
      @Nadifo-gm4dr 5 місяців тому

      Aamiin ilaahow Ina xagid ooninoo naxarido wsrid iyo culinaba

    • @farhiyaibrahim4886
      @farhiyaibrahim4886 4 місяці тому

      Aamiin Aamiin Ilaahey Ha Naxariisto
      Intii Dhimatey🙌Inta Noolna Ilaahey Ha Barakeeyo🙌🙌🙌❤❤❤

  • @FardosodiiriyeJamac
    @FardosodiiriyeJamac 6 місяців тому

    MashaAllaah

  • @mohamedaxmed813
    @mohamedaxmed813 4 місяці тому +1

    GEBIGIINA WAXAA IDINKA YAR SHEIKHENA SHEIKH MUSDHAFA XAJI ISMAIL HARUUN

  • @SoumeyaNaguib
    @SoumeyaNaguib 4 місяці тому

    Mâcha allah ❤

  • @Sara-ed7ol
    @Sara-ed7ol 7 місяців тому +1

    Maasha’a ALLAAH , ALLAAH noo kiin xifdiyo dhamaantiin . Sidaad aduunka isugu jeceshihiin ood wada qosleeysaan JANNADII FIRDAWSA ALLAAH nagu wada kulmiyo . ALLAAHUMA AAAMEEN

  • @kimsahyoung8738
    @kimsahyoung8738 3 роки тому +8

    Likega haka baqiilina allaha ha idin barakeeye wah

    • @mustafeali3626
      @mustafeali3626 3 роки тому

      Walaalo likega maxaad ku jeceshahay ma ii sheegi kartaa 🤲👍🏽🕌

    • @kimsahyoung8738
      @kimsahyoung8738 3 роки тому

      @@mustafeali3626 mayo qalad ayaa lay fahmay like culimada haka baqiilina aan ula jeeday sababto ah inta fiirsatay ayaa ila bateen

    • @mustafeali3626
      @mustafeali3626 3 роки тому

      @@kimsahyoung8738 MashAllah walashay qaali Allah aqliga ha kuu barakeeyo waan gartay if iyo akhiraba guulayso walaalo 🤲👍🏽🕌🍇

  • @moonislammedia5097
    @moonislammedia5097 3 роки тому +2

    Masha Allah #kaftanka_culumada wlhi wa barnaamij aad isoo jiitay wa kaftan xikmad iyo Sharaf ku dheehan tahay jasakallahu khayr

  • @AadanXaamud
    @AadanXaamud 3 роки тому +7

    ما شاء الله تبارك الله بارك الله فيكم وجزاك الله خيرا

  • @hodanibrahim1059
    @hodanibrahim1059 5 місяців тому +1

    Sheik af lagadeynaya dad muslimer subxanallah

  • @RaxmaXuseen-pj4nv
    @RaxmaXuseen-pj4nv 10 місяців тому +5

    Mansha allaha sheekh maxamed sheekh cumar dirir alle ha ku xifdiyo qiso cajiib ah ayaad ka skeekaysay Alle cimriga ha ku barkeeyo

  • @sangabajibril9424
    @sangabajibril9424 3 роки тому +4

    MashaAllah tabarakallah

  • @aminafarah9018
    @aminafarah9018 4 місяці тому +1

    💝💖

  • @samiirasiman5360
    @samiirasiman5360 3 роки тому +3

    Masha allh

  • @ummuhannan2353
    @ummuhannan2353 3 роки тому

    Mashaa Allah

  • @ruunfarah6919
    @ruunfarah6919 6 місяців тому +1

    Mashallah adinka iyo anagaba janadii firdows allaha nagu kulkiyo culimadena allow noxafid

    • @farhiyaibrahim4886
      @farhiyaibrahim4886 4 місяці тому

      Aamiin Aamiin Aamiin Ilaahey Ha Xafido🙌🙌🙌🙌🙏

  • @hodanmuuse-ol9pi
    @hodanmuuse-ol9pi 5 місяців тому +1

    Scw scw scw

  • @abdiomar9709
    @abdiomar9709 3 роки тому +3

    Hargeysa waxay kulansatay shirkii culimada iyo arimaha jaamacada barwaaqo, culimaduna waxba kama soo qaadin dhibta ka imaan karta faragelinta Christianku ku hayaan caruurteena. Run ahaantii aad ayaan uga welwelsanay cawaaqib xumada ka imaan karta dhaqanada iskhilaafsan ee dhulkeena ka jira.

    • @ilsanilsan9484
      @ilsanilsan9484 3 роки тому

      Wll meel lagu qabto ayn jclhy inan tago ma isheegi krta hda taqaaani

  • @cabdiraxmaan7014
    @cabdiraxmaan7014 2 роки тому +1

    Sh Mustafe wuu ka dhacay

  • @asmohashi8478
    @asmohashi8478 3 роки тому +2

    Masha Allah

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 5 місяців тому

    Sheekhu markuu kahadlayo laahjada uu ku hadlayey markuu xamar yimid. maxaa loo gooyey?

  • @WEHELCHANNEL
    @WEHELCHANNEL 6 місяців тому

    ❤❤❤

  • @maryamamubaarag443
    @maryamamubaarag443 3 роки тому +1

    Maansha alh ilhay ha xifdiyo culimada

  • @qadrakeyf2876
    @qadrakeyf2876 Рік тому +1

    Masha allh

  • @hafsomohamedahmed4979
    @hafsomohamedahmed4979 3 роки тому +2

    Mansha allh😍😍

  • @RuqiyamaxamedHassan
    @RuqiyamaxamedHassan 2 місяці тому

    M.a❤❤❤❤❤❤

  • @bashirmaalim733
    @bashirmaalim733 3 роки тому +1

    Sheekhaw maa tiraahid Xaasaskiisa

  • @umalkhayrsiciid9717
    @umalkhayrsiciid9717 3 роки тому +21

    Manshlllh 😂😂😂😂😂😂😂

    • @Mahamoud-vj7vq
      @Mahamoud-vj7vq 5 місяців тому

      ❤❤

    • @MamoMaryamo
      @MamoMaryamo 5 місяців тому +1

      ​@@Mahamoud-vj7vq❤.

    • @CabdiXaaji-vx4dv
      @CabdiXaaji-vx4dv 4 місяці тому

      😢g😢y😮jmn😮t😢waa1A🎉t😢t😢t😢t🎉e🎉est😢t5y😮ui

  • @mohamedaxmed813
    @mohamedaxmed813 4 місяці тому

    😂😂😂❤❤❤

  • @ریان-ع3س
    @ریان-ع3س 3 роки тому +3

    warkudyda culimda rolandba wadaawataane

  • @Abucamr_Al_sakaawi
    @Abucamr_Al_sakaawi 10 місяців тому

    😂 faransis yaryar kulaha

  • @artist_marwa01
    @artist_marwa01 6 місяців тому

    Jabuuti aqqoon baanad ahyn...carruureey bi'i waa

  • @UmaymaAli-zc2dh
    @UmaymaAli-zc2dh 3 місяці тому

    ❤❤❤

  • @maryanmaxamed3376
    @maryanmaxamed3376 2 роки тому +1

    Mashalllh

  • @axmedmaxmed8667
    @axmedmaxmed8667 3 роки тому +2

    Maanshalah

  • @cabdilaahiaxmed8693
    @cabdilaahiaxmed8693 3 роки тому +1

    Af xumaa hooyaday iyo aabahay isma qabin kulahaa

    • @aliwadani5970
      @aliwadani5970 3 роки тому

      Maha af xumo waxay ka tahay lahjad wll

  • @mohamednoor1599
    @mohamednoor1599 6 місяців тому

    😂😂😂😂😂😅hhhh

  • @suheybcadani4402
    @suheybcadani4402 3 роки тому +1

    Ma

  • @ubaxmohamed8070
    @ubaxmohamed8070 2 роки тому +1

    Mashallah

  • @abdikadir4676
    @abdikadir4676 Рік тому

    Niyahow mogdisho nooga diga kan xiga

  • @ریان-ع3س
    @ریان-ع3س 3 роки тому +2

    msha allah

  • @UmaymaAli-zc2dh
    @UmaymaAli-zc2dh 3 місяці тому

    Dr waa qosol miiirnn m.asha allhh❤❤

  • @aminaayaanke4941
    @aminaayaanke4941 3 роки тому

    Masha.allah sh dr xasan cali warsame alle cilmiga hakuu barakeeyo adiga iyo culimada kaleba

  • @sooyaanherbal
    @sooyaanherbal 2 місяці тому

    ماشاءالله تبارك الرحمن

  • @MahdiSupportsParty
    @MahdiSupportsParty 3 роки тому +2

    اللهم انك أتيت قادة كفار الإنس وملاؤهم زينة واموالا في الحياة الدنيا ربنا ليضلوا عن سبيلك ، اللهم اجعل أموالهم و أسلحتهم ونسائهم غنيمة لخلافة الإسلامية علي منهاج النبوة بقيادة المهدي المنتظر، اللهم إن كان بعض هذه القادة في اللوح المحفوظ خاتمة خير فأسرع توبتهم، وأما الباقون فاهلكهم ولا تذرهم علي الأرض من الكافرين ديارا إنك إن تذرهم يضلوا عبادك ولا يلدوا إلا فاجرا كفارا

  • @Somfox1
    @Somfox1 3 роки тому +1

    Culumada Alle ha inoo Xafido.. Dhakhtar Somaliyeed oo adeeg heer caalami ah u fidiyey Dhakhatiir Ingiriiska ee Takhasuska Beerka iyo Caloosha gaar ah London ah Masha Allah ua-cam.com/video/bFN9tjyt3kk/v-deo.html

  • @abdikanialikulane3221
    @abdikanialikulane3221 3 роки тому +2

    Allaha kuxafido sh abdirashiid waad iga qoslisay wlhi

  • @saidamuhumed3121
    @saidamuhumed3121 7 місяців тому

    Mashallah

  • @ریان-ع3س
    @ریان-ع3س 3 роки тому +1

    kkk

  • @KhalidAli-jm1gw
    @KhalidAli-jm1gw 2 роки тому

    Subxanllh

  • @SalwaNasirOsman
    @SalwaNasirOsman 4 місяці тому

    Maashaa Allah

  • @TARBIYATALEEM
    @TARBIYATALEEM 3 роки тому

    Codka sheekha maxaad u jarteen???

  • @Ahmed-i5n8o
    @Ahmed-i5n8o 6 місяців тому

    No sound

  • @habibaabdulahi9504
    @habibaabdulahi9504 5 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @xamdamaxamed1058
    @xamdamaxamed1058 3 роки тому

    Masha allh

  • @ayaancusman2020
    @ayaancusman2020 3 роки тому +3

    Masha allah

  • @Maxamed_awliyo
    @Maxamed_awliyo 9 місяців тому

    Jaahiliinta umada culimo ku lahaa

    • @Sara-ed7ol
      @Sara-ed7ol 7 місяців тому +1

      Caamo qaldan baad tahay ninkii isku yaaga culimada ILAAH ayaa ka aaraya ee cafis weeydiiso inteey goori goor tahay

    • @abdallamaxamad
      @abdallamaxamad 4 місяці тому

      Haye waayahee ma adigaa noo
      Culima ah marka 😂😂😂

  • @MaidaMahamud-pw6cw
    @MaidaMahamud-pw6cw 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @ruweyda123nuuroo8
    @ruweyda123nuuroo8 3 роки тому +1

    😂😂😂

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 2 місяці тому

    Beenta jooji dadka reer jabuuti waa dad diinta idinka badiya reer Hargeisa cuqdada ay reer jabuuti u qabaan bay ku cadaab galayaan😂