SAFARKA ADNA SAXAAF MUXUU KA YIRI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 274

  • @asaddiamond4416
    @asaddiamond4416 2 роки тому +24

    Lamaanaha ugu Shidan UA-camka Saxaaf family allaha idin Barakeeyo😍

  • @haala552
    @haala552 2 роки тому +7

    Asc adna waxay tiri fasax kagama baahni hooya isiisay hooyo asaga ka sareeyo maanta asaga masuul ka ah nabiga waxuu dhahay qof haduu qof usujuudo banantahay naagta dhihinlahaay ninkeeda ha usujuudo

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 роки тому +5

    ASC walallhey chanalkeen soo booqda qeer Allah Idinsiiyo🥰🙏🙏🙏💚

  • @umusuunaa
    @umusuunaa 2 роки тому +16

    Lovely famliy Waan idin Jeclahy Adna Iyo Saxaaf Lamaanaha Labiskaa Igu Disheen M.A Ar Ninaa Adnow Allah Hakuu Ilaalsho Lama Ilaalin Karo Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Ila Xafid Qur aanka Wall

  • @fatimasahraabdi7312
    @fatimasahraabdi7312 2 роки тому +21

    Mashaallah tabarakallah my family qurux badaan walalkey Maxamed iyo Walalshey adna Wan idin salaamay wll qalii farxad ku nolad iinashaallah allah idin xifidayo aamiin aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️🌹🌹🥰🥰💯💯👍

  • @iqramaxamed1962
    @iqramaxamed1962 2 роки тому +2

    Mashallah marka hore wan idiin salamay Adna iyo saxaaf marka labaad Abayo Adna waxn ku dhihilahaa ninkaada melow raali ka Eheen ha Aadin ee iska joog waa janadaade

  • @yasmaofficial
    @yasmaofficial 2 роки тому +6

    👏👏👏👏👏🇸🇴🌺🌸🌺🌸🌸manshllaah 😁😁😁👍👍👍👍💕💕💕saas kaa rabaa saxaaf Adna qalbigeeda ilaali yaah woow

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 2 роки тому +1

    mnsha Allah lamaanahan wali maayno lamhihiini badali lahaa
    xataa maasoo umaso dhawo
    laamamayasha kle iyga ku dayn da wali
    waa laamane aanahy cadeedu ka dhicin
    ingriska la odhan jirhy cadeedu nagmadhacde g
    mnsha Allah hore usoco da from somaliland hargeisa

  • @nazrishinaxaaji7325
    @nazrishinaxaaji7325 2 роки тому +1

    Masha Allah ❤ welcome Mel walbaa waan ku taganahay_xabibti adna❤❤🇮🇳

  • @jacburjalfaq9641
    @jacburjalfaq9641 2 роки тому +6

    Adno ninkaga. War kisa maqal hadu Rabin Ina katagtoo iska jog plz 🥺😘

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 2 роки тому +3

    Mnshlaah farxad ku waara family qurux badan🔥♥️♥️🌹🎉🎉🎉🎉

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 2 роки тому +7

    Masha Allah beautiful family may Allah protect you guys from enemy🤲💯👑🌹👑🌹👍👏👏♥️🇨🇦♥️⭐

  • @suleqabdi2565
    @suleqabdi2565 2 роки тому +31

    Mashallah beautiful family keep going my sister and my brother 🥰❤️

  • @ashahenna9390
    @ashahenna9390 2 роки тому +1

    Ma'sha'Allaah Allaah Haku Xifdiyo Xaajigada Walaashey Adna Qalbigeey Ka hadashay

  • @munitabintumustafofficial3608
    @munitabintumustafofficial3608 2 роки тому +5

    Habo Adna markasto aad video sogaliso waxan uu maleyah in meshadtagi rabto uu maleyoh ee nag so gab gabey yaqey noh habo macan 😍😍

  • @munisha163
    @munisha163 2 роки тому +1

    Masha allah faamili quruxbadan ilahy ha idinbarakeeyo axsan kaftankina

  • @adannimco5900
    @adannimco5900 2 роки тому +1

    Allah haithin xafitho damantin add ayan ithinjclahy runti Raxmanka haithin sharfo adna and saxaf fmly❤

  • @asmasheikh6553
    @asmasheikh6553 2 роки тому

    Wooow Hargeisa maad imnysaa welcome mcneey

  • @faadumojaamac7291
    @faadumojaamac7291 2 роки тому +12

    Adno caqligii baakaa batay masha Allah🤣🤣Sasabasho wax dhaama lawaa🤣🤣

    • @fartuunanwar191
      @fartuunanwar191 2 роки тому +1

      Haa wlhi lajimad waye 🤣✋😂😂😂

  • @farahmohamud6681
    @farahmohamud6681 2 роки тому +1

    MASHALLAH.MASHALLAH

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 2 роки тому +1

    Maya Maya adna role model baad u bulshada Iyo family da u tahay saxaf hadusan ku fasixin safar kaas waxba kama jiro ee idinka oo ka mideysan safar ka waa inaad baxdaan ama isracdan cadey hadii taan waa laga dhagay❤️💯

  • @Hani_MAX
    @Hani_MAX 2 роки тому +7

    🤣🤣🤣🤣🤣😭😭😭😭waan qosley wallahi .ee Abaayo safar salaama. Ilaahey nabad hakugugeeyo inshallah yaarabbi 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @dheyman7826
    @dheyman7826 2 роки тому +7

    Saxaafow wuu fikirooyaa adnooy haka tagin plz😭😭😭🙏🙏

  • @queenqurux6649
    @queenqurux6649 2 роки тому +8

    8:40 😂😂 hooyadaa waa ii kaa soo dhiibatay aar adnaa😂😂👌

  • @naajuu5462
    @naajuu5462 2 роки тому +3

    Masha allah safarkada
    Mid qayr qaba allaha kaga dhigo

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed2146 2 роки тому +4

    Maasha Alah beautiful family aan jeclahay farxad ku noolaada for ever Adna cadey odaygaada dhageyso warkiisa waa kii ku jano gali laheyd sister ❤️❤️💕💕💕

  • @simanqurux7909
    @simanqurux7909 2 роки тому +3

    If you love your wife brother let her go travel the places she like walahi she will love you more than you ever imagined! Make easy on her! Let her go happily.

  • @fosiyomaxamedali9286
    @fosiyomaxamedali9286 2 роки тому +1

    Masha allhaa farxat kunlado💖💖💖💖💖💖

  • @ROLEMOTIVATION
    @ROLEMOTIVATION 2 роки тому +1

    Mcha allh Farxadiinu waa tayda Ilove you guys

  • @nimcoxussen1991
    @nimcoxussen1991 2 роки тому +2

    Mansh allh famil quruxbadan adna iyo saxaf wanidin salmay

  • @seynababuu3703
    @seynababuu3703 2 роки тому +2

    Masha allah beautiful family keep going sister and my bro

  • @farxiya90
    @farxiya90 2 роки тому +7

    Adna naag adag iska dhig waligaa nimanka lama dhaho luuqluuq ha marin iyo balan iiqaad inaad wxyaabahas samaynayn wey isqaaatan inaad raaradinysay umaleeyan markaa dan lagama galo markaa wxuu ku mashquulayaa inad jeceshahy iyo inkale halkaad adi ku mashquuli lahyd isagu hakugu mashquulo secret weye waligaa nin hadaba raaracin anyway illahay ha idin ilaaliyo mnshllllh

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 2 роки тому +1

      Lkn Time Shukaansi Kuma Jiraan Ee Waa Laba Awlaad Isku Leh In Jacaylka La Muujiyaa Banaanba💁‍♂️

    • @Jihaanjanno
      @Jihaanjanno 2 роки тому

      @@lamajofficial2446 ar adigaa🤣🤣 MeeLwalba Joog lee adiga🤣🤣 qandha wareeg badanee

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 2 роки тому

      @@Jihaanjanno Gudida Wanaag Farista Rer Commant Land U Fadhiya Somalida Ayan Ahay😅 Wareega Shaqo Laygu Siiya😅✌

    • @Jihaanjanno
      @Jihaanjanno 2 роки тому

      @@lamajofficial2446 horta Ani ma ifahansan thy🤣🤣🤣🙈🙈🙈

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 2 роки тому

      @@Jihaanjanno Mayee I FaHansii Wax😅 Xeh Ka Wada

  • @abdiazizmraage1654
    @abdiazizmraage1654 2 роки тому +2

    Waan kaa qaadnay salaanta ee lamaanaha qarniga horey usocda

  • @saciido1235
    @saciido1235 2 роки тому +1

    Waaaw mn sha allaaaaa illahay sadexle idina so dhex galiyo sas iskugu ahada mn sha allaaaa intii kanaxday naftawaaaaaaa

  • @yaaskacadey8746
    @yaaskacadey8746 2 роки тому +1

    Msha allh iish calaa hees Msha allh isku waara abiid kiin abyo Alle safarkada haku fududeyo quruxey adga iyo saxaaf calosha isku fuura niinkaga Oo faraxsan kaa taag abyo

  • @saadakfarhaandhaake9669
    @saadakfarhaandhaake9669 2 роки тому

    2022 new world new people new despline another level

  • @adannimco5900
    @adannimco5900 2 роки тому +2

    Dintena wexey inafareysa adna abayo ninkaga inu kahoreyo walidka marna mel kasohorjedo kumabanano hoyo MCN talo iyo tusalo ayey inowathatahy lkn saxaf oo fasax kusinin hoyo mesha masogaleyso

  • @abdizamadahmed2271
    @abdizamadahmed2271 2 роки тому +2

    Barnaamijka cawayzka mee soona qabta anas io samiyo the royal family zhp plz🙏🙏

  • @makoislaw
    @makoislaw 2 роки тому +4

    Masha allaah safar salaam adna xubi kaftan qurux badan saxaaf masuul iyo bar waye

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 2 роки тому +1

    Masha allaha ma beautiful family love you 💯❤💯💯🤲🤲♥️

  • @maryamsheekhaadan5360
    @maryamsheekhaadan5360 2 роки тому +12

    Masha aallaah family qurux aadan

  • @rahmabarkad7070
    @rahmabarkad7070 2 роки тому +6

    Mashalaha keep going familika uugu shidan you tubka waaaaaaaw. 💝💝💝♥️♥️♥️🌹🌹🌹❤️❤️❤️💯💯💯

  • @farahmohamud6681
    @farahmohamud6681 2 роки тому +1

    BEAUTIFUL.COUPLE.ABOOWE.SAXAFI.AND.ABAAYO.ADNA.💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓

  • @zakifaan2346
    @zakifaan2346 2 роки тому

    Waxan ahay teem saxaf hadan ahayna saxaaf waan kugu raaacsanhy wlhj

  • @ليلهمحمد-ظ7ي
    @ليلهمحمد-ظ7ي 2 роки тому +16

    ماشاء الله تبارك الله ❤❤

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 роки тому +1

    Maasha allah 😍😍😍😍❤️❤️❤️❤️👍👌🏻👏🏼👏🏼

  • @nimconuur8134
    @nimconuur8134 2 роки тому

    Wllshy adna Iyo maxamed alle ha idinxifdiyo

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 2 роки тому +4

    Adna walhi saaxaf in ad hal haben ad ka dherato farxada kuma jirto wa ogahay jecelka ow kugabo kaga aaya kadaran marka masha alh ayan idin leyhaay iskuwara ila akhra isjiita janada isla qala insha alh

  • @aaminaabdiqadirmohamed8641
    @aaminaabdiqadirmohamed8641 2 роки тому +2

    Lamanhygi waa idin jclhy cdowgina u nolda from marka cdey ♥️♥️♥️🥰🥰🥰

  • @Aisha.A.H
    @Aisha.A.H 2 роки тому +4

    War wlhi adna codaa kugu dhamaadaY🥰😍 masha Allah😍

  • @maryancariifpasticceria1991
    @maryancariifpasticceria1991 2 роки тому +1

    asc saxaaf dadka jano hadiilagiliyo kucelcelis oow rabaa marka cagta dhulka dhig Adna maasha allaah qurux, edeb, sharaf iyo waxkasteey isku darsatay masoo ridooleetan aadad dhohooyaan yeekaa fakane taaas kufara adeeg.

  • @xaragabaadansidihoyaded628
    @xaragabaadansidihoyaded628 2 роки тому +1

    Masha allah wlhi adna saxaf iyo amira markan arko hore lee kasi qasla allah hadin dhawro insha allah safarkana amu parnki yahy la,anti ma safraside kkk

  • @jamilanrsl4228
    @jamilanrsl4228 2 роки тому +2

    Masha,Allah mr saxaaf iyo mss Adna Allaha idin xafido

  • @wardacabdirisaaq139
    @wardacabdirisaaq139 2 роки тому +8

    waan naxay luqluq kulahaa waa masuula saxaf🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mutalibdahirabdi8305
    @mutalibdahirabdi8305 2 роки тому +3

    Asc, adno you have been hiding your singing talent ,Masha Allah,

  • @Suldan952
    @Suldan952 2 роки тому +1

    ADNA & MO SAXAAF Best couple somalia

  • @Abdifatah_abdi
    @Abdifatah_abdi 2 роки тому

    Asxaabey saan malaga fiicneeno gacma geel jir hoosbaa loo dhaqaa sirtiina haniigu ekaato waa iga waano

  • @aaminoabdiofflcial881
    @aaminoabdiofflcial881 2 роки тому +2

    M a wllo Ale ha isku kiin xfdo plz soo boqo Chanel

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 2 роки тому +1

    Waa kaaa saxan tahy adna saxaaf ducada waa muhiim mar walba i ducee gabdha hadal adeyga iska daah saxaaf

  • @habonofficial8531
    @habonofficial8531 2 роки тому +1

    Hooyada saxaf aya kaga dhaw abaayo hadu ku didana wad joogeysa inta ad la noshahay hooyana wa lagama marman

  • @rahmoadam1303
    @rahmoadam1303 2 роки тому +2

    Adna cabsi badan ka qabtaaa saxaaf lkn abaayo nin ilahey tadabada sama Kasoo fasaxay adiga ma Celin kartid ha is rafaadin nolol qurux badan ku rajeynaa saaad jeceshahy ilahey haku yeeelo

  • @umushuwaq
    @umushuwaq 2 роки тому +2

    Mashaa allaah family qurux badan

  • @maryancabdi1904
    @maryancabdi1904 2 роки тому +7

    ماشاء الله الله يحفظكم 💯💥

  • @sahrocabaas9141
    @sahrocabaas9141 2 роки тому +1

    Ilalay hano kadayo walalahey quruxda badan ❤❤❤❤❤🙊🙊

  • @humeyraahmed2187
    @humeyraahmed2187 2 роки тому

    Ma shaa Allah Adna my favourite UA-camr

  • @naciimomohamad3155
    @naciimomohamad3155 2 роки тому +1

    Masha alah keep going asxabta

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 2 роки тому

    saaxaf inuu yahy suxufi
    waxa lagu garnyaa ciwaanka title ka video iyo hordhaca video ga haadanu ku qancin oo aaanad hawsha haysa joojin
    inta kle micno ama muhiimad mayeelysno
    keep going bro anigu hordhacA ayaaban ku ideeqayba

  • @monahusseinhassan5829
    @monahusseinhassan5829 2 роки тому +1

    Mansh allah allahuma baarig alle haxiftiyo lamane qurux badan farxad ku dhamaysta nolasha xbbti qaliyey waxaan kajeclaa idinkoo famali dhamays tiran inaad noo timaadan ❤❤💯

  • @kalsoniduwaamuhiim6849
    @kalsoniduwaamuhiim6849 2 роки тому +1

    M a 🥰alleh hydin xafido

  • @Umuraqdah
    @Umuraqdah 2 роки тому +1

    Family qurux badan

  • @sagalsiman4816
    @sagalsiman4816 2 роки тому

    Akhas Adna kan kuuma qalmee ceyri walahi waa ciyaal suuq akhas

  • @khadijoabukarmohamed2745
    @khadijoabukarmohamed2745 2 роки тому

    Adn waaku wata qaali wallhi

  • @nasraabdulkadir2581
    @nasraabdulkadir2581 2 роки тому +1

    Adna isaara abyo ilmaha amiira ku dhaaf my couples 🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @amaalmaxamed4019
    @amaalmaxamed4019 2 роки тому

    Mash Allah alle ha isku kiin daayo

  • @cabdisamad8054
    @cabdisamad8054 2 роки тому +2

    wallahay mark a Argo adnaqosolkaidadhamaada

  • @fahiimosharaf4398
    @fahiimosharaf4398 2 роки тому +1

    Anaa usoo horeeyo yes

  • @cangul2385
    @cangul2385 2 роки тому

    Nin adag. Nin kasata gurigiisa ha we uruxsado kalmadiisu wey doconee waan jeclahay dadka dhaadiyada leh

  • @deeqacali9782
    @deeqacali9782 2 роки тому

    Saas waye xaajiga sasabo uheees adno

  • @Dheemanluula2311
    @Dheemanluula2311 2 роки тому

    Adno runta sheeg hsrgaysa maa u soo socotaa

  • @ayaanfaarax242
    @ayaanfaarax242 2 роки тому +1

    mansha allh

  • @NafisoCbdle-bj6kn
    @NafisoCbdle-bj6kn Рік тому

    Farxdiina jclhy❤❤❤

  • @yasminakariim8328
    @yasminakariim8328 2 роки тому +8

    Mashaa aallaaah wllahey aan jaclahe wallaahi adna waa quf aqlibadan♥️

  • @ayaandahir5415
    @ayaandahir5415 2 роки тому +9

    maansha allah soo dhawoow adan cadeeye💚🤍❤

  • @najaxcabdiraxmanmaxamed2543
    @najaxcabdiraxmanmaxamed2543 2 роки тому +2

    M.a adna cod bayba ledahaye🤤🤭😂😂🤭🤭ayyy abayo hees najax uqad noh codsi waye🥺🤭🤭💋💋💋😂

  • @amalabdullahi8566
    @amalabdullahi8566 2 роки тому +1

    Mansha Allah wlle waligiin ifaraxsanada

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 2 роки тому

    Abaayo allaha idiin barakeeyo. Lakin xagee aadee xajigaga aduu raali ka ahay . Ma bixi kartid.

  • @haweeyoqli1047
    @haweeyoqli1047 2 роки тому +5

    Is jilci saxafow wlhi adi weliga oyn mayso qalbi dhagax hadaan magac ku bixiyo saxaaf dhagax

  • @nafisaabdulkadir5902
    @nafisaabdulkadir5902 2 роки тому +6

    Asc asxaabta sharafta badan siiba gabdhaha abaayaal iso booqda chanallkeyga waxan so galiya isqurxinta bas😍 abaayaal ma argtiin miyaa qoraalkeyga pls iso booqda😍😍

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 роки тому +7

    Manshallah adna xubi saxaaf ❤👌✌

  • @umurayann5457
    @umurayann5457 2 роки тому

    Abdal cazaam maadhigani jirtay hhhhhhh qaacidadaas wali waan xasuustaa arabica intaas iyo inkale oo yar

  • @fahmoosmanomar3206
    @fahmoosmanomar3206 2 роки тому +1

    M,a family qurux badan iskuwaraa

  • @queenarawelo749
    @queenarawelo749 2 роки тому +2

    Wlahi Xiita ana faraxay ruunti🥳😂😂😂😂

  • @nadiraabdihakin9415
    @nadiraabdihakin9415 2 роки тому +3

    Saxaf hees jecelaaa indha isku qabsaday😀😀

  • @fardowsamaxamed1375
    @fardowsamaxamed1375 2 роки тому +1

    Mashllah lamano qorux badan adban idin jeclahay

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 2 роки тому

    Manshaallaah

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 2 роки тому +1

    Wacaleykum salam 🥰

  • @safiyacabdi2270
    @safiyacabdi2270 2 роки тому

    Adna interested usafraysaa muqdisho miyaa mese hargysa

  • @baxsansheikh1041
    @baxsansheikh1041 2 роки тому +1

    Ninkaan adaaba kama magac dheer see magiciisi lgugu so dhawayn adna aaaaba la yaqaan saxaaf adigaa lagugu bartay

    • @abdirahmaansiciidyuusuf9527
      @abdirahmaansiciidyuusuf9527 2 роки тому

      Ma.naag walan baad tahay mise dadka hada social media ku soo biiray tahay saxaaf markii idaacada la dhagysan jiray adno lama.aqoon 🤣🤣

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 2 роки тому +3

    Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏 shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 🙏 😂

  • @gabargalmudug4869
    @gabargalmudug4869 2 роки тому +1

    Aniga ugu so horeyay asxbta