FAYSAL MUNIIR JAMIILA {OFFICIAL VIDEO}

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 вер 2024
  • ERAYADA IYO LAXANKA -ABWAN JAMAC DUCALE
    MUSIC - FAYSAL MUNIIR
    CAMERA AND EDIT- MAME DAYAX

КОМЕНТАРІ • 335

  • @buubuumalabo9225
    @buubuumalabo9225 Рік тому +57

    😭💔In kastoo jacaylkuba
    Jiradiisu badantahy
    Jugna waxa darenta
    Marka aad u jifftee
    Jaal hadeyna noqonino
    Jini neynu wada cunin
    Jarta aad degeysan
    Jeec kama ogaaden
    Anna kulama joogoo
    Jidka wixi marayo iyo
    Janti la qabada dhagta
    Jabaaq dhegeystaan
    (C)🫀ku modaa😭😭
    Inkastoon jidaaliyoo
    Jiro adagba soo maray
    Jacaylkan ma daaye
    Sidan uga jaciietaa
    Jawaab kama helayo
    juuq ima dhahy sido
    Jahada iga lumisaye
    Jaahagu adaga
    💔🤴heestan walahi darenkeyga ka hadalin

  • @amalibrahim284
    @amalibrahim284 Рік тому +14

    Somalidu waxay canbixisa dadka lita lkn faysal muniir dadkalitad cirka marayee pls Somaliyeey fananan buuuxa weeye👍👍❤️❤️✨️😍

  • @jamiilajaan2527
    @jamiilajaan2527 Рік тому +15

    Jamiilaay Ku mooda😩❤️ Jah mgceyga Saa ujeclhy in hees loo Qaado le Thanks Feysalow😭❤️

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +31

    Haddii aad jeceshahay Qur.aanka Aleh igu raacsan

  • @diamondabdirashiid710
    @diamondabdirashiid710 Рік тому +10

    Jawaab kama helayo juuq ima dhahy side😢❤️
    jahada iga lumisaye jaahagu adaga😞
    Ana kulama joogo jidka wixi marayiyo jaantii la qada intan jabaq dhegaystan Maankaygaw ku moda😞❤️

  • @hindacali1459
    @hindacali1459 Рік тому +12

    Wwww 100 %100 heestan weye ka gadantahay inti igu racasanay likta isaar

  • @ahmetkalsooni8920
    @ahmetkalsooni8920 Рік тому +31

    Miraha 100%
    Laxanka 100%
    Musica 100%
    Codka 100%
    Model 100%
    Editer 100%
    Place 100%
    This is best song year running out
    Faysal keep going pro

  • @mascudsharaf6470
    @mascudsharaf6470 Рік тому +8

    The legendary man is back
    I Salute you 🙌
    Feysal munir
    🎶 100%

  • @ayaanayma881
    @ayaanayma881 Рік тому +5

    Feysal abowe saan ku jeclahayle
    Muqdisho kaso slma🖐😘
    Fanka Allah haka madobeyo wax klo ka qer bdn Allah hakugu bedelo

  • @abdiwasaakkke3386
    @abdiwasaakkke3386 Рік тому +2

    Faysal muniir runti ani aqoon ayaan uleehay waa fanaan afgaaban ixtiraam badan aan hadal badnayn dadkuna usimanyahay islawaynina lahayn dhalinyarta jigjiga iyo cidkastana ixtiraama alfanaan horay usoco runtii ilahyba cod kugu manayste
    Aroos jjga kadhacaya oon faysal muniir ladalbanin majiro

  • @hodan4615
    @hodan4615 Рік тому +2

    Wooooooow!!
    Wlhi hadeynan xaasidnimo Jirin
    Top 10 weeye
    Laxanka
    Musika
    Ereyada
    Iyo codkaba

  • @jamiilahashi181
    @jamiilahashi181 Рік тому +6

    My favourite fanaan iyo hees magacayga loo qaadayo masha allah ♥ 🙏 ❤ 😊

  • @bashkaproduction4029
    @bashkaproduction4029 Рік тому +8

    Come back musician Muniir 🥰❤️😥Baba Horay u soco all the pest 🙏🙏

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 Рік тому +6

    The only complete singer nowadays. Faysal Muniir ❤

  • @afnaanmahamed7681
    @afnaanmahamed7681 Рік тому +4

    Fanan ka fanaaniinta ugu akhlaada badan ugu dagan
    Muniir uguna degan hit song

  • @CabdirisaaqBille-rn3re
    @CabdirisaaqBille-rn3re 9 місяців тому +2

    Saki bille cumar my prda nolow maalmo badan❤

  • @hodangaraad4501
    @hodangaraad4501 Рік тому +3

    Wow faysal muniir fanan aan inbadan aan tageero ama aan dhagaysto wanku wataa✌ brother 💙💜🖤💚💥

  • @halimasacdia6038
    @halimasacdia6038 Рік тому +1

    Codka 100/100
    Laxanka 100/100
    Musik 100/100
    Isteelka 100/100
    Quruxda 100/100
    Sharafta iyo daganaanta 💯💯
    Somalinimada 💯💯

  • @samsungnew856
    @samsungnew856 Рік тому +1

    Faysal masha allaha magacaygi

  • @anzaari_shirwac
    @anzaari_shirwac Рік тому +2

    Fanaan aan aad u tagero heesahaaga way iiga duwayihin heesaha horay uso zxb waan ku wataa heeestaana way iga gadan tahy👍

  • @mohamire2580
    @mohamire2580 Рік тому +4

    Xaasha faysal legend one of my favorite singer

  • @birmadyare
    @birmadyare Рік тому +1

    Cajiiba!! Cajiib !!
    Faysal Muniir heestu way Naga Gadan tahay 🎵

  • @mohamedbadi-np9pi
    @mohamedbadi-np9pi 3 місяці тому

    Habbii aab jecesbabay Quraaka Alah iau raacsan❤❤❤❤❤

  • @hodanali4440
    @hodanali4440 Рік тому +1

    😢😢😢😢 🤲🤲🤲💔💔💔 Rabiga quwada wayn aya qalbigayga dhayikara 😢😢💔💔

  • @abdirahmanholat1284
    @abdirahmanholat1284 Рік тому +10

    One of the best Somali singers ❤️❤️❤️🥹

  • @safiyaadan9906
    @safiyaadan9906 10 місяців тому

    Woooooow magaacii walashaay ba heesta kujir jamiila qurux axsaan coda❤❤❤❤❤❤❤

  • @mukhtaarmaxamed7165
    @mukhtaarmaxamed7165 Рік тому +2

    Faysaal muniir Cadi maha abbaha Coodka❤

  • @ayancawil9721
    @ayancawil9721 Рік тому +1

    Jawaabkama helayo juuq ima dhahaysido 😭😭😭😭😭😭😭 alx Heestan xiligaygii bay timi ax jecelow xaal qado 😢😢😢

  • @beerdilacsheinacali3079
    @beerdilacsheinacali3079 Рік тому +1

    Wewe ishacaa hees
    Ana kulama jogoo jidka wixi marayaa
    Jamtoda dhagaystaa

  • @MohamedAmin-ey2hr
    @MohamedAmin-ey2hr Рік тому

    Music another level ah iyo hees laga soo shaqeeyay walee waa tahay
    💯 jamilaay ku mooda wow😮

  • @bashiir0120
    @bashiir0120 7 місяців тому

    Dayuuskaa dumar kuxaaraha haigaxiro riwaayadaha intuu hakadhexbo taleefanadeeyda faysal thank you bro

  • @adanyuusuf5350
    @adanyuusuf5350 Рік тому +1

    Faysalow waad ka baxsatay saaxib masha allah

  • @rashiidmuhumed9233
    @rashiidmuhumed9233 Рік тому +2

    The best music 🎶 faysal muniir keep going ❤❤❤❤

  • @farduuscali795
    @farduuscali795 Рік тому +2

    Wa ku sugayna legend 👍

  • @farxiyofaraxsaninxusen7217
    @farxiyofaraxsaninxusen7217 Рік тому +1

    Kaaabax ax yaaaaaahes faysal munir waku waata wllkey qali

  • @AnfacD
    @AnfacD 10 місяців тому

    Masha Allah heestan caadi maha waxaan si gaara ugu mahadcelinayaa Mu,Alifka HEESTAN.

  • @Salmancade10
    @Salmancade10 Рік тому +4

    Wow! Waa hees macaan iyo muuqaal qurux badan masha Allah.

  • @sareeyocqanickariim4682
    @sareeyocqanickariim4682 Рік тому +1

    Ayy faysal muniir Fanaan iYo badh😢😢❤️❤️

  • @hodaallehaldoor1179
    @hodaallehaldoor1179 Рік тому +3

    big legend faysal muniir respect 🙏

  • @feysalhanad759
    @feysalhanad759 Рік тому +1

    Axyaa Hees Qaali Fanaan Qaali Ah Legend

  • @JosephMasharia-vg8mj
    @JosephMasharia-vg8mj 10 місяців тому

    The best of best in now days faysal

  • @amranibraahim4793
    @amranibraahim4793 Рік тому +1

    tancot wedaf tayi 100% 100% faysal muniir wan ku tagerah ❤❤

  • @fahmiibnucabdiaskar741
    @fahmiibnucabdiaskar741 Рік тому

    Waanin adag oo jiliinkisa iyo codkiisaba aan ladhacy waana fankii oo qof ah faysal muniir horay.usoco sxb ku.wata

  • @farhanhamdi1483
    @farhanhamdi1483 Рік тому

    Welcome back feysal muniir hestii ad kahele
    Abwanki so qarey ma aniga qalbiga miyuu ogaa
    Abwan jamac iyo feysal muniir thank you

  • @Yackchannel
    @Yackchannel Рік тому +2

    Alfanan faysal the one and only legend keep going and also the cameraman and Editor #MD
    Hawl qabad wanagsan #maamedayax 🤴🏽🫡

  • @maankahero8610
    @maankahero8610 Рік тому

    FEYZAL MUNII sanadaan kuma heyno kor isku soo qaad fanka boos nool ka taagan tahay waxaan HEES way dhaafeen🤟

  • @jamiilaahmed913
    @jamiilaahmed913 Рік тому

    Ay hees nagadheh😁🥰

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +29

    If you're singing for Jamila you're in Jamal great voice ❤️🙂❤️ and song love it

  • @jamiilonuur1032
    @jamiilonuur1032 Рік тому +2

    Masha allh anaa is moodey in la iqaday heesta

  • @sweigeridirizdiamnd8744
    @sweigeridirizdiamnd8744 Рік тому

    The only man who did not receive any revelation from anyone Go forward bro

  • @cadeed_official4295
    @cadeed_official4295 Рік тому +2

    Legend guuleyso nin aan jeclahey hesihisa🤝✊✊❤

  • @muhibocadeymuhibocadey
    @muhibocadeymuhibocadey Рік тому

    Aduunkan isma lihi faysal muniir fanan ka cod macaana jooga ama imaan wlhy

  • @moeshabeel
    @moeshabeel Рік тому

    Ana kulama joogoo
    jidka wixii maraa iyo
    jaantii la qaadaba
    intaan jabaq dhegaystaan
    Jamiilaay ku moodaa
    Heesta tiktok baan kusoo arkay oo la dhacay ❤️👏🏼👏🏼

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle Рік тому +2

    Welcome back legend 🙌 ❤

  • @AdnaAbdullahi-ty8gq
    @AdnaAbdullahi-ty8gq Рік тому

    Faysal maxaa magacayga hees ugusoqaadi waysay😔😔anyway my favo Fanan

  • @maymuuncabdisomalilandjece6231

    Woooooow 🏊‍♂️ side uga jicrda jacayl 🏃‍♀️

  • @apdirizackmohamed3437
    @apdirizackmohamed3437 Рік тому +2

    Wlahi faysal ma taageero laakinn aabihii wase codbaa kujira.
    Inkabadan 50 mar baan ku ceshaday.

    • @kadhe_lyrics4247
      @kadhe_lyrics4247 Рік тому

      zxp mcn abihii allaaha u naxaristo iskaga la kaftan Walidka ka dhac🦁✌️

  • @mahamedabdi5026
    @mahamedabdi5026 Рік тому +1

    Fanankii fanaaninta eryadey faysalka duula

  • @abdirisaaq8766
    @abdirisaaq8766 Рік тому +5

    Inta taagerta fanan muniir like saraa

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 Рік тому +2

    Best legend keep gowing bro amazing song

  • @mustalifoabdulaahi7443
    @mustalifoabdulaahi7443 Рік тому +1

    Inta Jabaq dhagysaah jidka wixii marayabah Jamiiloy kumoodaaah ❤ JAMIILO APDIQANI GEELE WAN KU JCLAHY MCN JCYL AAN DHAMAAD LAHEEN BOQORADY❤😢

  • @jamzali3822
    @jamzali3822 Рік тому +2

    Thank you for singing for me 😊☺️

  • @JosephMasharia-vg8mj
    @JosephMasharia-vg8mj 10 місяців тому

    i love your songs even Evve i don't understand the language

  • @HamdiMaxamud-tl5rt
    @HamdiMaxamud-tl5rt 9 місяців тому

    Fm
    Faysal big fan ban ku ahay waligayba

  • @najiibtwodays1277
    @najiibtwodays1277 Рік тому +1

    Welcom back boqorka dhiirigalinta wllhi fanaan wan ka danbeeyo. Tageero buxda

  • @jamilosaalax4677
    @jamilosaalax4677 Рік тому

    Mahad Sandi wllkei faysal aad baan ku jeclahay❤❤

  • @abdifatahadawe599
    @abdifatahadawe599 Рік тому

    Faysalow Brother Soo Badi Kuma Heyno Bilahane
    Fanan kale Ma dhageysto Aan Adiga Ehen
    Legend Keep Going

  • @IkranAhmey
    @IkranAhmey Рік тому +1

    M.a walal mcn❤❤❤

  • @ahmedyare1857
    @ahmedyare1857 Рік тому +2

    Amzing voice legend f muniir

  • @MuhAaloveOfficial
    @MuhAaloveOfficial Рік тому +1

    Welcome Back Feysal Muniir Legend 🔥🤟🏻

  • @lovelyabdi1065
    @lovelyabdi1065 Рік тому +1

    Keep going my prother my faysal muniir

  • @hooyomacaan8897
    @hooyomacaan8897 Рік тому +1

    ana kulamajoogo jidka waxiimarayaba jaantii laqadaba dhagta jabaq dhagaystaa.... Axyaa fanaan jawaab kamahelaye ... Jantadu adaga

  • @samsamtesoro5703
    @samsamtesoro5703 Рік тому +1

    My fanaan Faysal ❤️ 😍 And hees shidan ❤️ 😍

  • @axmeddhagaxbuur7909
    @axmeddhagaxbuur7909 Рік тому

    Hees uma baahni zppto ah majirto dreen aan u qabo illahow hamigayga aduneed iyo aakhiraba i Rumeee

  • @_Dhammo
    @_Dhammo Рік тому +1

    Inkastoo jacaylkaba
    Jirradiisu badantahay
    Jugna waxaad dareentaa
    Markaa aad u jiiftee
    Oo aad u jiiftee ×2
    ..............................
    Jaal haddaynaan noqonin oo
    Jidiin aynu wada cunin
    Jarta aad degaysana
    Jeec kama ogaadeen ×2
    ........................................
    Anna kulama joogoo
    Jidka wixii maraayiyoo
    Anna kulama joogoo
    Jidka wixii maraayiyoo
    Jaantii la qaadaba
    Intaan jabaq dhagaystaan
    Intaan jabaq dhagaystaan
    Jamiilaay ku moodaa ×2
    ........................................
    Inkastoo jidaal iyo
    Jirrab adagba soo maray
    Jacaylkana ma daayee
    Sidaan uga jiciirtaa?
    Uuga jiciirtaa? ×2
    ...........................
    Jawaab kaama helayoo
    Juuq iima dhahaysidoo
    Jahaad iga lumisayee
    Jaahaagu adagaa ×2
    .................................
    Anna kulama joogoo
    Jidka wixii maraayiyoo
    Anna kulama joogoo
    Jidka wixii maraayiyoo
    Jaantii la qaadaba
    Intaan jabaq dhagaystaan
    Intaan jabaq dhagaystaan
    Jamiilaay ku moodaa ×2

  • @jamiiloabdule8236
    @jamiiloabdule8236 Рік тому

    Faysal thankyou bathers iloveyou ok heestada ikhaaday ❤❤❤❤❤

  • @yasminhassan5651
    @yasminhassan5651 Рік тому +1

    Kii Jamaicanka baan mooday wlh anyways mashaallah ❤️❤️❤️❤️

  • @abdirahmaandiaz2756
    @abdirahmaandiaz2756 Рік тому +1

    The one and only faysal muniir 👑🙌golden voice

  • @maxamedibraahim3751
    @maxamedibraahim3751 Рік тому

    Waaw War ninkii Odayga aha wuu is kenay So talan tali Hesaha nio sanad cusub baa lagale

  • @deeqoowyare
    @deeqoowyare Рік тому

    Keep going my legend wllkey faysal muniir ninka kali ah aan ku dayado fankiisa m.a

  • @amuun4201
    @amuun4201 Рік тому

    Wwwww fananaka fananada🔥🥰

  • @hebakhassan7968
    @hebakhassan7968 Рік тому +3

    my favourite song 2023👑👑❤❤

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 Рік тому +1

    Legendär muniir 🙏🙏🙏✅✅✅

  • @rahmahassan6230
    @rahmahassan6230 Рік тому

    Horay uu socoo king going wll

  • @qeysjaamachassan7890
    @qeysjaamachassan7890 Рік тому

    Waaaw legend feysal muniir keep going my bro

  • @mohamedcajab7977
    @mohamedcajab7977 Рік тому

    My wll qali aha horey usoco

  • @UG_kvYT_18
    @UG_kvYT_18 Рік тому

    Jecelkabo waa wax kale marka 😢 marka lagula wadin😢😢

  • @nimcohassanhasan1930
    @nimcohassanhasan1930 Рік тому

    Boqorkaa codka faysal muniir keep going zxp

  • @nicimamaxamuud
    @nicimamaxamuud Рік тому +1

    Heees iyo bar

  • @GoodmorningDubai-vr8ve
    @GoodmorningDubai-vr8ve Рік тому

    Legend waligi waa legend walee 👏

  • @cadceedadanlaqe4864
    @cadceedadanlaqe4864 Рік тому

    The legend my brother Feysal muriin
    Arwaxdeena Wada dhalatay
    Ishcalaa Hees tani wadhaaftay

  • @Abdirahman_Alli
    @Abdirahman_Alli Рік тому

    The legend keep going my pro
    Hestan dhanwalba wayka fasaxantahy 100%

  • @ducaysandhamaystiran5432
    @ducaysandhamaystiran5432 Рік тому

    Faysan muniir my fanankayga keep going wllo ❤️🥰😊

  • @samiirocabdi371
    @samiirocabdi371 Рік тому

    Ayyy fanankygii❤

  • @hanadabdimuxumed5300
    @hanadabdimuxumed5300 Рік тому

    Nice song muniir erayada jaamac duaale yaa ustaad

  • @CashaGurey
    @CashaGurey Рік тому

    Wwww ninkan heesahiisa aadbA loogataxadaray m.a asagana cod halaasi ayuu leyahay m.a

  • @ahmeds6878
    @ahmeds6878 Рік тому +1

    We missed you Faysal Muniir 😘👌💝💖

  • @mustafecismancabdi3602
    @mustafecismancabdi3602 Рік тому

    i listen more than 100 times faysal munir is legend and he is my favoirite

  • @mukaram__studio3976
    @mukaram__studio3976 Рік тому

    Yee fananamyga kuwataah f.muuniir 😪🥺👋❤

  • @zamiiryareofficial8872
    @zamiiryareofficial8872 Рік тому

    Asxapey legend kan halaga so gar baxo 100k kabadhan ayu u qalma kip going boqorka codka