Dhaanto Cusub | Dadkeenu Israacay Daawada | Salma Nuura & Jaango | 2018 | Footage Mixed

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024
  • #caweyskadalmar
    💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
    ►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
    ►SUBSCRIBE
    ►SHARE WITH FRIENDS
    ►LIKE
    ►COMMENT
    ►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
    ✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
    somali music

КОМЕНТАРІ • 49

  • @kadijaabdilahi1395
    @kadijaabdilahi1395 5 років тому +19

    Dadkeenow israacay daawada ilahey darajeeyay daawada 😭😭💚🇸🇴❤️

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 4 роки тому +6

    Masha Allah jecliyaa dadkeenoo israacay, danlayda iskudirkeena kamacaashto yaan ladhagaysan, dhalinyarta islaynayso wax Dan ohoo ugujiro maleh hajoojiyeen dagaalka kadib waxa yaroon haysanaa nagu filnaan doono insha Allah. Salma Nuura & jaango iyagana cimri dheer allah idin siiyaan leeyaha 😍😍😍

  • @maxamedsiciid6722
    @maxamedsiciid6722 5 років тому +7

    Heestaan waxaan ka helaa dareen xoogban markay dhamaataba waan ku ceshadaa. Thanks king of dhaanto.

  • @zufunifuni1242
    @zufunifuni1242 2 роки тому +1

    Masha Allah I love it,waa in fanaanku ku daro weeye halkey heesta nuxurkeeda noqon lahayd oo ah....(( Dalkeenoo xoroba daawada eey))..waa rayigayga shakhsi ahaan and I love it......thanks all ...hadaad igu waafaqsan tahay iyo hadii kaleba. (Taageer Fanka Iyo Suugaanta). by.A/gacan.

  • @somaliproduction3579
    @somaliproduction3579 5 років тому +4

    boqorka dhaantada jaango cod mcn wllhi

  • @saidabdulahi8243
    @saidabdulahi8243 2 місяці тому +1

    Kkk Dad baa hada wxaan guul u arki jiray Ogaadenow taariikh xumada awal fir baad ulahaydeen Ethiopia saldhigyo ciidan bay ka samysata deegaankan si ay Somalia ugu soo duusho kadib marki ay hub ka dhigis idinku samaysay
    Nin facaa markuu hubka kaa dhigo gabdhahagana wuu faraxumayn doonaa

  • @3Goats94
    @3Goats94 3 роки тому +2

    Anigu Nin jidwaaq baan ahay matana jigjiga wan kufaraxsanahay inay Onlf ku dhantenayso. Reer jigjiga so dhaweeya Onlf xita idinkon kuracsanayn fikradooda siyasiyeed. Wada dhalashada xushmeya iladeerayal. Ragan waa halgamo soo dhawada ilmaderayal viva absamenimo

  • @IfrahMYusuf
    @IfrahMYusuf 4 роки тому +6

    Dhalinyarada Somaliyeed wadankeena anaka ayuu noo baahan yahay 😭 odayada Somali ee qabiilka lafaha ka gale waxeey wadankeena quruxda badnaa ka dhigeen in caalamka loogu yeero ”shithole” qof waliba waxaa ku caawin karto wanaaga wadankaaga u samee xitaa Facebookgaaga u isticmaal si rayigaaga dadka u gaarsiiso

  • @mustaffarax3481
    @mustaffarax3481 4 роки тому +4

    Ogadenia 🇬🇲 🇬🇲🇬🇲❤️💋

  • @zamzamhassan6933
    @zamzamhassan6933 Рік тому +7

    I'm proud to be ogaden

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 2 роки тому +1

    ilahey ha mideyo somali oo dhan walaalo ayaan nahey.

  • @bestmayraaled8077
    @bestmayraaled8077 4 роки тому +2

    Mashaa Allah I Loved This Song Allow Somalida Is Raaci

  • @badalabdi6144
    @badalabdi6144 5 років тому +3

    Dadkeeno israacay daawada💖💖👏👏👏👏

  • @shushudagan2781
    @shushudagan2781 5 років тому +2

    Mansha Allah guul iyo gobanimo ❤️💉👑

  • @maxamedtaraale7652
    @maxamedtaraale7652 4 роки тому +1

    Masha GOOL IYO gubinimo INSHA ALLAH GOOL INSHA ALLAH

  • @سميرةالصومالي
    @سميرةالصومالي 2 роки тому +1

    mashallah

  • @khadiijohassan8454
    @khadiijohassan8454 2 роки тому +1

    Dadkeeno is raaca dawaada🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘❤❤❤

  • @safiamuse5060
    @safiamuse5060 27 днів тому

    Saa isku haysata hal cadaw baad keedihiin ka feer jignaada

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 2 роки тому +1

    Alla heesta jeceliyaa

  • @Bushr944
    @Bushr944 5 років тому +4

    Salma nuura weyeee maha ikraan wll

  • @discountstationery5816
    @discountstationery5816 5 років тому +2

    cajiib dhaanto way dhaaftay

  • @Mukhtarahmed0
    @Mukhtarahmed0 5 років тому +9

    BURHAN INSTITUTE
    Ku baro online qur'aankan kariimka ah, luuqada carabiga iyo higaadeeda, siirada rasuulka( scw ) tarbiyada islaamka, akhriska iyo qorista af-soomaaliga iyo waliba ducooyinka iyo adkaarta.
    Adigo gurigaaga jooga.
    Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh what'sapp numberkan: +252-63-6523342
    Ama skype name ka : BURHAN ONLINE INSTITUTE

  • @maxamedtaraale7652
    @maxamedtaraale7652 4 роки тому

    MASHA ALLAH WAA hees wadani AH

  • @mohamedmuhumednoornoor940
    @mohamedmuhumednoornoor940 2 роки тому

    Ilahhey hadin darajeeyo

  • @saidabdulla9947
    @saidabdulla9947 4 роки тому

    Markhaati ayaan ka ahay in uu yahay boqorka dhaantada wayo waxa uu tumaa nooceeda guuxada la dhoho oo ay caan ku tahay dhulka ciid la yiraahdo mida kale nin waa nin aad u cod macaan oo halaasi ah gabdha la jiibineysa waa gabar aad u taqaan jiibta

  • @abdirahmanadam7824
    @abdirahmanadam7824 2 роки тому

    Legend jaango

  • @hasanyusuf5794
    @hasanyusuf5794 3 роки тому

    Mashaa allah

  • @yuusufahmad8270
    @yuusufahmad8270 3 роки тому +1

    Aloow noo rume dadkeeno israac

  • @morenojota9321
    @morenojota9321 3 роки тому

    Ilahow dadkeyga II xafid❤🤝🤝🤝🤝🤝🤝❤

  • @khadiiraabdi3228
    @khadiiraabdi3228 3 роки тому

    Ogadenka isracay xaguu jooga

  • @munaahmed5006
    @munaahmed5006 4 роки тому

    masha.allah

  • @maxamedcabdi1551
    @maxamedcabdi1551 4 роки тому

    Zaazaa ficn dadkana uficn

  • @hasanyusuf5794
    @hasanyusuf5794 3 роки тому +1

    Nasiiya

  • @rachrach7635
    @rachrach7635 4 роки тому +1

    Viv jigjiga