ABWAAN MAXAMED ADAN DACAR & HEESTII "DAN & XARAGO IS WEEYDAY" LICE QAACI KABAN JIIBTII HOBOLADA WAAB

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 42

  • @ismaciilabdi9323
    @ismaciilabdi9323 2 роки тому +3

    Ilahay ha unaxariisto
    Inta dhimatah waxa
    Udanbaysa khadra
    Daahir geeri naxdinle
    Waxa yar ayaa
    Ka nool waa dadkii inasoo
    Gaadhisiin jiray xigmadii
    Iyo murtidii shalay
    Waxan wad sha hanay
    Xasan cabdi laahi xasan ganay eebe ha unaxariisto
    Mu alafiintii iyo fanaaniintii

  • @shukrimuuse537
    @shukrimuuse537 5 років тому +2

    WOW! Rag waa Ragii hore Allaayacisik dadkaa life ka ku geesijiray 😍👏

  • @ubahawildirir7486
    @ubahawildirir7486 2 роки тому +1

    Markasta oo an dawado heeso qarami ah oo qaayiya waxan arka khadra dahir oo qayilasa allow unaxariiso una dambi dhaaf

  • @muktaribrahim7397
    @muktaribrahim7397 Рік тому +1

    Reer Xamarow Ceebtiina idinka allah miyu asturaba 😢

  • @apdallashiine2159
    @apdallashiine2159 5 років тому +7

    Xasan adam
    Dararamle
    Khadra daahir
    Maxamed adam Dacar🥰

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  5 років тому +1

      Attozh Bicir MB iyo Aun Maxamed Axmed kuluc

    • @apdallashiine2159
      @apdallashiine2159 4 роки тому

      @@SOMALIMUSICCULTURE mahadsand sxb qali halkaas kawad dadaalka dhabtii chanelkaan wax badan ayaan ka faa'iiday
      We salut you🥰

  • @muktaribrahim7397
    @muktaribrahim7397 Рік тому +1

    Cadaw sana Aabin qaadaadweynay wasa Soomaali culture ba layska qoranaya

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  Рік тому +1

      Muktar Ibrahim
      Naga Xishood Ciyaal aan wax la barin baa tahee, Inaad edeb iyo akhlaaq channelka ku soo gasho ayaa lagaa rabaa maaha inaad cey iyo aflagaado la soo gashid bil Ramadaan, dib isugu noqo

  • @NabadoonSahal
    @NabadoonSahal Місяць тому +1

    Cajiipeey cajiiip

  • @abdulqadirabdulhamid4080
    @abdulqadirabdulhamid4080 3 роки тому +4

    Haku mashqulunina
    Fananinta inka wawayn
    Ee Sudaantay idiin soogudbinayaan
    Dhago uyeeesha kaliya

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  3 роки тому +1

      @Abdikadir Abdihamid. Hadal,ba inaas ayuu ku dhan yahay bro waa
      " HA LOO YEEDHO, HA YIDHAAHDO, HA LA YEELO" In lagu mashquulo Fanaaniinta ama Sharaftooda wax loo dhimaa waa Ceeb in laga dhageeysto xikmada ay soo gudbinayaa ayaa inaga la inoogu tala galey

    • @abdulqadirabdulhamid4080
      @abdulqadirabdulhamid4080 3 роки тому +1

      @@SOMALIMUSICCULTURE
      Sas waaye Abowe
      Mahadsanid

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  3 роки тому

      @Abdikadir Abdihamid Aad iyo Aad bro waa sidaa

  • @amiirkhalid4888
    @amiirkhalid4888 8 місяців тому +1

    Dacar dacar inaba caadi maaha wala yabay wuxuu ahaa fanaan jiitay.. lakiin Maansha allaah hada waa wadaad sidaa ulla socda!!! Ilaahay towbada khayr haynoogu khattimo amiiiiiiiiiiiiiin

  • @huud7497
    @huud7497 2 роки тому +1

    O khadro dahir ma qayileysa 🙆‍♂️

  • @xayaatxilwa8256
    @xayaatxilwa8256 11 місяців тому

    Xasan aadan sigaar ah ayn ujeclahay ilaah amarkii

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 роки тому +2

    Alla maxaa rag aduunka ka tegay

  • @xuseendhangub9704
    @xuseendhangub9704 3 роки тому +1

    waxan ka gartey maxed Aaden Dacar iyo xasan Aaden samater iyo khadra dahir cige Hadaba inta kale ya garanay iyo gobta fadhiyen halkey Aheyd

    • @hassanahmed898
      @hassanahmed898 3 роки тому

      sxb waa london ninka pianada garaacayaa waa aniga

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 роки тому +1

    Wey qadrw wax kale ayey aheed mar qankii oo qof ah lkn hada ma ahan Alxmd

  • @daadyare2181
    @daadyare2181 3 роки тому +1

    Waaaw siiwacan ayaa loomarqamyiyà

  • @maxbuubyare6791
    @maxbuubyare6791 5 років тому +3

    Dacar! Geesi nolow adeero

  • @khaliifxirsi6668
    @khaliifxirsi6668 5 років тому +1

    xasan aadan

  • @infaymousson7426
    @infaymousson7426 5 років тому

    Inta nooli ilaahay ha u toobad keenaan

  • @yoonisgabal5461
    @yoonisgabal5461 4 роки тому +1

    Cebey tacal aar qofti khadra miyey wayilay

  • @geesigunirifayso305
    @geesigunirifayso305 5 років тому +1

    Cajiib

  • @maxbuubyare6791
    @maxbuubyare6791 5 років тому +1

    Ragi waa ragi hore hadalna waa intuu yidhi

  • @hassanahmed898
    @hassanahmed898 5 років тому +2

    Waan dhex fadhiyay maalinkaas, khadra daahir xoogbay u mirqaantay

    • @xuseendhangub9704
      @xuseendhangub9704 3 роки тому

      sxb dacar iyo samater iyo khadar intas ayan ka gartey inta kale magacyadod iyo gobta fadhiyen iyo taarikhi Ahey ma sheegi karta Adigo mhd

    • @caanoboodhe3943
      @caanoboodhe3943 3 роки тому +1

      biyo in lagu oon baxaa loo cabaa qaadna in lagu mirqaamo, maxaad ka filaysay ma inay ku lulmooto, adiguse waad iska reebtay xaalkaad ku sugnayd

  • @cabdifitaaxmaxamed171
    @cabdifitaaxmaxamed171 3 роки тому +1

    Fanan ma ahan dacar waacunsuri

    • @makebravo7133
      @makebravo7133 3 роки тому

      TII KU XAARTAY MIYAA KU SHEEHTAY

    • @caanoboodhe3943
      @caanoboodhe3943 3 роки тому

      waxaa ila wanagsan inaad dhahdo waa fanaan cunsuriya
      manaan arag gaal diloo gartiisa sii ma maqal xaqsoor nin ku gaadhi kara, eedaytaadu waa sideeda lkn raga libintooda waa loo qiraa akhii kkkk

    • @makebravo7133
      @makebravo7133 3 роки тому

      AGOONTI MIYAA AHAYD KKKKK CAYNAANKA HAY HAAY HAAAY MIYA KA RABTAY LASO DHAAF WAQTIGI GEESAHA LAHA E DADKINA DHINAC KARAAC

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 3 роки тому +1

    Waxa jaadka iyo sigaarka isku wada sow khadra daahir maha maxa kuwa hada cuna lo caayaa Kkkk

    • @caanoboodhe3943
      @caanoboodhe3943 3 роки тому

      waa adiga cida la yaabtaa kuwa mantana adiga iyo inta kula fikirka ah ba wxn leeyahay qofna la lihidin noloshiisa iyo hab dhaqankiisa ee aad waxba ha isugu daalinina mid aad fahmi karaysaan maahee. fankay idiin soo gudbinayaan wixii idinka anfaca ka qaaata, hadaad u bogi waydeena isaga taga, lkn aflagaado iyo noloshooda khaaska ah maad iyo madadaalo haka dhiganina

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 3 роки тому

      @@caanoboodhe3943 xagee ku cuncunaysa kkk

    • @muktaribrahim7397
      @muktaribrahim7397 Рік тому

      Naa adigu xishoo horta khadra daahir ahun iska daayo